Elerjigu waa dareen diidmo oo xasaasiyadeed dhaca marka habka difaaca jidhka ay soo weeraraan wax caadi ahaan xad-dhaaf ku ah amma halis ku ah, sida cuntada, qanniinyada shinnida , ama dawooyinka, waana wax aad u badan, sidaa daraadeed waxa muhiim ah in la awooddi karo in la aqoonsado calaamadaha sababa xasaasiyadda. Haddaba, Maqaalkani waxa uu ku bari doonaa sida loo …
Read More »Health
10 Qaab Oo Aad Isaga Difaacayi Karto Shucaaca Computerka Ee Halista Ku Ah Caafimaadka Indhahaaga
Maalinba maalinta ka danbaysa waxa aad usii kordhaya una sii badanaya isticmaalka aaladaha elektrooniga, sidoo kale waxa isna kordhaya dhibaatada ay dadku ka dhaxlaan, maanta waxan ka hadli doona 10 siyaabood oo idhaha looga difaaci karo shucaaca ka soo baxa muraayada cad ee computerka/ laptop. 1) Isticmaal barnaamijka Flux: Barnaamijka Flux waa barnaamij aad waxtar badan, kaasoo muraayada computerka ee …
Read More »Talo Iyo Digniin Dadka Wadne Xanuunka Qaba
Cudurrada wadnuhu caadi ahaan ku xidhna gabowga qofka, balse waa mushkilado mararka qaarkood muddo dheer soo jiitamayey oo la soo bilowday dhalinyaronimadii, mar kasta oo cimrigu kordhana daciifnimada jidhka ku soo kordhaysa awgeed la sii badanayey. In qofku uu jimicsi iyo xarakaad jidheed sameeyo iyo in uu nidaam cunto oo sax ah maraa waxa ay ka mid yihiin labada qodob …
Read More »7 Cunto Oo Timaha Nafaqeeya, Quruxna U Yeela
Dad badan ayaa lacago xad-dhaaf ah ku lumiya sidii ay timahooda ugu qurxin lahaayeen daawooyin kiimiko oo mala-awaal ah, balse daraasado caafimaad iyo qaar cilmo oo la sameeyey ayaa iftiimiyey in cuntada dabiiciga ah timaha ka dhigto qaar nafaqo ahaan iyo quruxba aad u fiican. Qaar badan oo cuntooyinka ka mid ah ayaa timaha ka dhiga qaar dhumuc ahaan adag, …
Read More »9 Siyaabood Oo Aad Ilaashan Karto Caafimaadka Maskaxdaada
Waan u barannay in nalagu baraarujiyo inaan ku dadaallo ilaalinta caafimaadkeenna jirka, innagoo joojinayna sigaar cabbista, samaynaynana jimicsi badan, iyo innakoo yaraynayna dufanka ku jira cuntadeenna. Sidoo kale, baan wax uga qaban karnaa cafimaadkeenna xaga nafsaaniga ah. Barashada is-dejinta (Learning to relax) Tani waa xirfad qof kasta ay tahay inuu barto. Waxa jira buugaag iyo cajalado badan oo ka hadlaya …
Read More »Khatarta Caafiimaad Ee Cadhada Badan
Dardaarranada uu Nebigeennii Muxammed (SCW) inooga tegey waxaa ka mid ahaa in aynaan cadhoonin. Tan iyo markii ay taladaas “Ha, Cadhoon” ee Nebigeennu ina siiyey ka dambaysay waxaa si joogto ah u soo baxa natiijada daraasado kala duwan oo dhammaantood isku waafaqsan khataraha caafimaad ee ku jira, cadhada badan, gaar ahaan in ay wadne xanuun keento. Daraasadahaas waxaa udambeeyey mid …
Read More »Maxaa Xal U Ah Laabjeexa?
Hunguriga iyo caloosha waxaa udhaxeeya muruq yar kaasoo sida caadiga ah xirma ama guntima marka ay cuntadu u gudubto caloosha waxaana loo yaqaana LES. Hadii uu dabco ama uu si fiican uxirmi waayo muruqaasi, waxaa dhacda in aashitada ku jirta caloosha ay si fudud ugu soo gudubto hunguriga taasoo sababta laabjeex. Caloosha waxa ay lee dahay unugyo khaas ah oo ka difaaca …
Read More »Cudurka Tayfoodh (Typhoid Fever)
Inta aynaan guda gelin cudurkan Tayfoodhka waxa xusid mudan in aynu wax ka taataabano kuwa iyagana ay keento deris ku noosha Tayfoodhka keenta, kuwaas oo aan ahayn Tayfoodh (Non Typhoid Salmonella), kuwan oo ah kuwa ugu badan cudurada faafa, Hase yeeshee ka fudud xumada Typhoid ee rasmiga ah. Salmonella Sp waxa la isugu gudbin karaa xayawaanka iyo dadka iyo dadka …
Read More »Cuntooyinka Daaweeya Hargabka Iyo Ifilada
Maraqa Doorada/Digaaga (Chicken Soup): Maraqa laga sameyo doorada/digaaga ayaa ah daawo u roon hargabka marku kugu dhaco. Aqoon baaris ayaa sheegeysa in maraqa digaaga oo kulul uu hormariyo waxtarka timaha sanka ku yaal ‘cilia’, kuwaaso ka ilaaliya in bakteeriyada iyo virus inaad qaadid. Toon (Garlic): Hadey kaa heyso inaa cuntid toon, waxa ku darsan karta maraqa ama cuntada kale aad sameysatid in fiican. …
Read More »Walwalka iyo Walaaca Badan
Qaar badan oo bulshada kamid ah ayaa waxaa soo wajahda walaac iyo walbahaar ku saabsan nolosha, ha ahaato mid wakhti dhaw baaba’ayso iyo mid mudo dheer jirta, taasi ugu wacantahay canaasiir (factors) is biirsaday Walwalku kaliya kuma koobna farxad la’aan qoto dheer, ee waxay si aad ah u waxyeelaysaa caafimaadkeena iyo shaqadeena. Si kastaba ha ahaatee waa hubaal in la …
Read More »Cuntooyinka Xoojiya Hab-dhiska Difaaca Cudurrada Jidhka
1. Sin-jibiil Sin-jibishu waxay difaac u tahay bateeriyada jidhka bani’aadamka soo gasha, waxaanay ka kooban tahay laba daawo oo Antibiotic ah, sababtoo ah waxay jidhka ka caawisa inuu iska saaro waxyaabaha dibada kaga yimaada, waxaanay hoos-u-dhigta in qofka subagu ku bato. 2. Saliida Kookanetka Saliida laga shiido geedka la yidhaa kookenet (Coconut) oo ay ku jirtay Fatty Acid iyo Luaric …
Read More »Talooyin Ka Caawinaya Inaad Ka Hor Tagto Laba-Labada
Badanaa haweynka uurka leh waxay la dhibtoodaan laba-labo subaxdii hore gaar ahaan markay ku jiraan sadaxda bil ee ugu horeysa ee uurka, sida ay qabaan cilmi baara yaasha, waxaa jiraan wax yaabo badan oo keena laba-labada subaxdii hore. Iyadoo aysan jirin wax daawo ah arintaas, laakiin waxaa jira wadooyin qaar oo looga hortagi karo, sidaa darteed wax nagala baro wadooyinkaas. …
Read More »Daryeelka Caafimaad Ee Hooyada Uurka Leh Iyo Uur-jiifkeeda Ay U Baahan Yihiin
Walaalayaal kulanti wacan oo wanaagsan, waxa mahad mudan ilaaha ina abuuray ee inaga abuuray abuuris tii ugu wacnayd, inana siiyey nimcooyin aad u fara badan . Waxaan jecelahay inaan ka hadlo, waa maxay cafimaadka ay u baahantahay hooyada uurka lehi, iyo ilmaheeduba? hadii ilaahay inagu simo, way badanyihiiin cafiamadka ay u baahantahay hooyada uurka lehi, balse waxaan wax ka taataaban …
Read More »8 Waxyaalood Oo Caafimaad Xumo Ku Rida Dumarka
Caafimaadka dumarka iyo ragga ayaa siyaabo kala duwan wuxuu ugu xiran yahay hab dhaqanka nolaleed ee labadaasi jinsi, waxaana jira waxyaabo badan oo qayb ka qaata caafimaad xumada hadii aan loo helin xal lagaga waantoobo hab dhaqanka iyo dabeecada qofnimo. Daraasad cusub oo ay soo saareen kooxo quburo dhanka caafimaadka ah ayay ku cadeeyeen ku dhawaad 8 qodob oo kaalin …
Read More »7 Sababood Oo Ku Moodsiinaya Inaad Gaajeysantahay
1. Daawashada Talefishanka: Marka aad talefishanka daawanayso, gaar ahaan marka uu socdo barnaamij aad ku xidhan tahay ama aad aad u xiisaynayso, waxaa dhacda in adiga oo aan is ogeyn aad ku talax tagto cuntada aad cunayso. Cilmi baadhis dhowaan la sameeyey ayaa daahfurtay in qofka oo marka uu cuntada cunayo talefishanka dhinac ka daawada ama cuntadiisa ku hor cunaa …
Read More »