Health

Baro Sida La Iskugu Caateeyo Quraac Ka Samaysan Boorash, Malab Iyo Muus

Waxaan akhristayaasha qiimaha badan ee ku xiran daryeelmagazine.com la wadaagaynaa sida la iskugu caateeyo quraac ka samaysan boorash, malab iyo muus. -Boorashku (porridge) Waxaa laga sameeyaa sareen ( oats) quraacda ayuu u wanaagsanyahay waxuu dhisaa murqaha waxuuna yareeyaa xeyrta, marka aroortii la soo tooso oo aad u cunto quraac ahaan wuxuu kaa caawiyaa in aad mudo aadan gaajoon, boorashku waxa uu ka mid …

Read More »

Welwelka iyo Saamaynta Uu Kuu Yeesho Hab-Dhiska Difaaca Jidhka

Welwelka badan waxa uu qofka ka dhigaa mid bukaan-jiif ah, laakiin waxa arrintaa isku hawlay saynisyahanno Maraykan ah, waxaanay daraasad ay sameeyeen ku xaqiijiyeen doorka welwelku ka ciyaaro in waxyeello soo gaadho hab-dhiska difaaca jidhka dadka. Waxay sidoo kale cilmi-baadhistooda daaha kaga qaadeen doorka naxdintu ka qaadato xannuunada jidhka ku dhaca laga bilaabo wadne xannuunka ilaa murugada. Saynisyahannada Maraykanka ah, …

Read More »

Baaritaano Caafimaad Oo Ay Haboon Tahay Inay Maraan Dumarka 40-ka Gaadhay Ama Dhaafay

Hadaad tahay qof dumar ah oo gaadhay 40 sano ama dhaaftayba aadna is weydineysid in caafimaadkaga suganyahay hadaba waxan idin soo aruurinay  baaritaano kuu xaqiijin kara in caafimaadkaga suganyahay. Hadaan hal xaqiiqo ka sheegno haweenka iyo da’da, kuligeen waxan isku qabna inay naga dhamaatay maalinta aan gaarno 40 sano. Laakinse runtii taas ayaa ah mid aan iska dhaadicino. Dhakhaatirta ayaa …

Read More »

Halista Khajilaada Badan..!! DARAASAD CUSUB

Cilmibaadhis lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in dhalinyarada khajilaadda badani ay u dhow yihiin in ay dhibaatooyin ku kacaan haddii ay dareemaan bulshada ay la nool yihiin sida dadka ay goobta ka wada shaqeeyaan iyo gaar ahaan ardayda ay wax wada dhigtaan iyo qoysku in aanay jeclayn. Arrintan oo sida ay daraasaddani sheegtay ay ku kalifayso iyaga oo raba …

Read More »

Liinta Iyo Waxtarkeeda

Midhaha liinta ee macaan-dhanaanka ah waxa ka buuxa fiitamiino muhiim u ah jidh caafimaad qaba oo la helo, Liin dhanaantu oo jidhka ka saarta qabowga waxay sidoo kale muhiim u tahay daaweynta cuduro badan oo nafsadda iyo jidhkaba ah Sharaabkeeda oo la qoosho ama iyadoo si waslad-waslad ah loo cuno, ama saliideeda cadariga ah oo la isku duugo, waxay daawo …

Read More »

Kafeega Iyo Waxtarka Uu U Leeyahay Wadnaha

Cilmi baaris cusub oo ay sameeyeen sanisyahano u dhashay dalka Kuuriyada koofureed ayaa muujisay in cabidda seddex ilaa shan koob oo kafee ah maalintii in laga yaabo in dadka ka baajiso in xinjiro ku sameysaan xididada wadanahooda oo la ogsoon yahay in ay ku keeni karto wadno xanuun. Saanisyahanada ayaa daraasad ay ku sameeyeen in ka badan shan iyo labaatan …

Read More »

7 Faaido Oo Laga Helo Dhididka

Dhidid ka yimaada jirka waa qaab dabiici ah oo qaboojiya jirka laf ahaantiisa. Hadaba daryeelmagazine.com ayaa akhristayaashiisa qiimaha badan la wadaagaya faaidooyinka laga helo dhididka. Wuxuu sii daayaa sunta: Dhididku waxaa uu jirka kasii  daayaa sunta. Khubarada caafimaadka ayaa isku raacay in dhididku jirka ka saaro cusbada xad dhaafka ah, cholesterol-ka iyo weliba aalkolada. Waxaa uu daaweeya dhaawacyada maqaarka: Dhididka ayaa waxaa …

Read More »

Dumarka Soomaalida Ee Sweden Oo La Sheegay In Vitamin D La’aan Hayso

Cilmi baaris ay dhawaan samaysay xarunta Baaritaanka caafimaadka ee lagu magacaabo (CKF, Centrum för klinisk forskning) ayaa lagu soo bandhigay in haweenka Soomaalida ee uurka leh ay haysato nafaqo la’aan xaga Vitamin D ah taasoo keentay in jirkooda uu aad daciif uu noqday. Haweenka Soomaalida ee ka qeyb qaatay baaritaanka ayaa lagu soo bandhigay in 10-kii 9 qof ay haysato …

Read More »

Tufaaxa Iyo Caafimaadkaaga

Mahad iyo amaan Allaah ayaa mudan oo iska leh, Rabiga Caalamiinka, amaan iyo nabad gelyona ha ahaato korkiisa Rasuulka Allaah iyo Ahalkiisa iyo Asxaabtiisa iyo mid kasta oo maray Jidkiisii oo ku hadaysma Hanuunkiisa ilaa iyo Maalinta Qiyaamaha Intaas ka dib: Iyada oo dhamaanba waxa la cunaa ha ahaato Khudrad, Midho iwm ay u leeyihiin faa’iidooyin badan oo kala duduwan …

Read More »

Ka tali caafimaadkaaga

Cuduro aan heybtooda la aqoonsan horena aan loogu arki jirin gayigeena ayeynu la kawsaney qarnigan, kuwaas oo aan inoo kala eegin yar iyo weyn iyo Rag iyo dumar toona oo ina haleelay uun, cuduradaa waxa kamida Macaanka, Dhiig karka, Wadna Xanuunka, Kansarka, Beer xanuunka, Kalyo istaaga, indho la’aanta iyo inkaloo la hal maasha, adaa ku dari wixii kale,e  ee dubaaqaaga …

Read More »

6 Dariiqo Oo Aad Ku Xoojin Karto Xusuustaada

Culimada dhinaca cilmu-nafsiga ee caalamku waxay maalinba ta xigta sii daah qaadayaan dariiqooyin cusub oo aadamaha jidhkiisu awood ugu leeyahay inuu daweeyo ama buuxiyo waxyaabaha uu tebayo ruuxa bani’aadamka ah ee caafimaadka qaba. Halkan waxaa uu daryeelmagazine.com idiinkugu hayaa lix dariiqo oo lagu xoojin karo xusuustaada isla markaana aan maskaxda dib ugu soo celin karto waxyaabihii iyo wakhtiyadii ku dhaafay, dariiqooyinkan …

Read More »

Hababka Loo Yareyn Karo Miisaanka, Qalinkii Deeqa Cali Saalax

cayilka badan, miisaanka jirka, caloosha

Miisaanka Badan , Qof kasta oo isku daya in uu yareeyo miisaanka waxa ay ka qaadataa dadaal badan iyo hawlkarnimo dheeraad ah. Nasiib-wanaag, way ka fududahay, sida aad ka fikirayso. Haddii aad gubto calories badan marka loo barbar-dhigo ta aad ka hesho cuntadda, culaysku wuu kaa dhacayaa. Taas macnaheedu waxa weeyi karta , tamarta badan ee jidhka ku kaydsan haddii aan …

Read More »

Liin Dhanaanta Iyo cudurrada Ay Daawayso

Dhowaan buug uu u qoray in dhaqtar ah oo ugu magac daray ” The miracles of Lemon” oo macnaheedu yahay Mucjisooyinka Liima dhanaanka  ayaa waxaa uu ku soo bandhigay dhakhtarku faaidooyinka caafimaad ee laga helo Liin dhanaanta noocyadeeda kala duwan walow aad loo ammaanay midda jaalaha ah ee badanaa wadankeena ka baxda. Liin dhanaanta oo ah nooc kamid khudaata ayaa …

Read More »

Noocyada Kala Duwan Ee Vitamin-da Iyo Waxyaabaha Ay Jirka U Taraan

Warbixino taxane ah oo ku saabsan hawlgalada dadku sameeyaan ee dhinacyada caafimaadka, Siyaasada, waxbarashada iyo dhaqaalaha. Waxa soo ururiyey Cabdillaahi Beershiya Haddaba Fitamiinadan oo ay ka mid yihiin A, C, E,K, D, B1, B2,B3,B4, B5,B6, B7 iyo qaar kale oo la mid ah, kuwaas oo mid mid aynu uga sheekayn doono, faa’iidadooda, dhibaatadooda iyo meelaha laga helo. Vitamin A: Faa’iidadeeda, …

Read More »