Nabi Maxamed (NNKHA) waxa uu muslimiinta uga tegay waxyaabo sunno ah oo ay akhlaaqiyaadkiisa kaga daydaan, isla markaana dhaqan wanaag u ah, sidoo kale waxa uu uga tagey waxyaabo dawo ah oo ka mid ah cuntooyinka iyo khudaarta wax laga cuno. Sida uu tilmaamay khabiir islaam ah oo la odhan jiray Inb Al Qayyim, ilaalinta caafimaadku waa saddex dariiqo mid …
Read More »Health
Faaidada Beytaraafku U Leeyahay Dadka Qaba Dhiig-karka Iyo Wadne Xanuunka
Cilmibaadhis dhowaan Maraykanka lagu sameeyey ayaa daahfurtay in sharaabka khudradda Beytaraafku (beetroot) uu wanaajiyo awoodda dul-qaadasho ee wadnuhu u yeelanayo jimicsiga iyo ciyaarta, isla markaana uu xakameeyo dhiigkarka dadka da’da ah ee wadne xanuunka leh. Cilmibaadhayaal ka tirsan Xarunta caafimaad ooo hoos timaadda jaamacadda Wake Forest ee dalka Maraykanka ayaa tijaabooyin cilmiya oo ay sameeyeen ku ogaaday in maalin kasta …
Read More »Muhiimada Vitamin D-gu U Leeyahay Dumarka Uurka Leh & Ilmaha Caloosha Ku Jira
Daraasad cusub oo Mareykan ah ayaa sheegtay in quudashada cuntooyinka hodanka ku ah vitamin “D”gu inta hooyadu uurka leedahay ay yarayso halista in carruurta ay haleelaan cudurada, neefta iyo xasaasiyada. Cilmi baarayaal oo katirsan kuliyada dawada ee Mount Sinai ee dalka Maraykanka ayaa daraasad ay soo saareen ku sharaxay in vitamin “D”gu uu xiriir la leeyahay yaraynta halista haleelida xasaasiyada …
Read More »7 Sababood Oo Keena Caano Yaraanta Naasaha
Waxaa jira hooyooyin aaminsan in caanuhu ay ku yaryihiin hadii naasaha aysan culays ka dareemin ama naasaha aysan caano ka keeni karin markii cunugga afkiisa ka bixiso. Arrimahaan waa fikrado khaldan. Sababaha keena caano yaraanta naasaha Hadii hooyadu ay qabto dhibaatooyinka dhinaca hormoonnada ah sida cudurka macaanka, dhiig karka, thyroid, waxay yareyn karaan caanaha hooyada. Xalinta dhibaatooyinka ayaa caawin karta in …
Read More »Waxyeelada Ay Daawooyinku Ku Keenaan Hooyada Uurka Leh Iyo Ilmaha Ay Sido
Kulanti wanaagsan akhristayaal dhamaantiin waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa qormo ku saabsan dhibaatada ama waxyeelada ay daawooyinku ku keenaan hooyada uurka leh Sidaynu wada ogsoonahay hooyadau waxay soo martaa marxaldo kala duwan oo caafimaad , howba sii darnaato markay uurka leedahay. Hooyadu markay uurka yeelato waxaa isbedela dhamaan unugyada, nudayaasha, iyo xubnaha jidhkeeda usamaysanyahay iyo waliba siday ushaqeyaan Hooyadu markay …
Read More »Isbedelka Niyada ee Caadada Ka Hor
Dumarka badan ayaa dareemo isbedello ku yimaado dhanka dabeecadda iyo waliba xanuunka xiliga caadada. Xanuunka ugu badan ayaa laga dareemaa qaybta hoose ee dhabarka iyo naasaha. Dumarka qaarkood ayaa sidoo kale isku arka dibiryo, waxaana hoos u dhaca abiteytkooda. Xaaladaan ayaa ah mid caadi ah oo aan la xiriirin wax xanuun ah. Sidoo kale dumar badan ayaa lumiya ama ay is badashaa …
Read More »Xasadka Iyo Dhibaatada Uu Gaarsiiyo Maskaxda
Daraasad cusub oo la soo saaray dhowaan ayaa cadaysay in qofka xaasidka ay maskaxdiisu ku soo dayso dhiig badan qaybaheeda firfricoon ee hawlaha kala wada. Taasi oo maskaxda dhib ku keenta iyadoo haddii ay caado noqota hawl qabadkeeda yaraysa isla markaana cimrigeeda soo gaabisa . Xasadku waa qofka oo jeclaada nicmada ama wanaagga qof kale haysto inay ka tagto xataa …
Read More »Liin Dhanaantu Waxay Jirka Ka Saartaa Sunta, Waxayna Ka Qayb Qaadataa Dhimista Miisaanka
Daryeel Magazine oo aaminsan in hantida ugu muhiimsan ee qofku ay tahay caafimaadka, ayaa qormadan akhristaashiisa ugu soo gudbinaya faa’idooyinka ay liin dhanaantu u leedahay caafimaadka guud: Liin dhanaanta: Biyaha liin dhanaanta leh ayaa muddooyinkan dambe noqday sharaabka ay ugu jecel yihiin dadka caanka ah, ee jecel in ay miisaanka jirkooda ka ilaaliyaan, gaar ahaan dadka filimada ama fanka kale ku lug …
Read More »Sababaha Keena Cirrada Timaha
Sababta ah inay timuhu cirroobaan lama xidhiidho da’. Waad cirraysan kartaa adigoo yar amaba da’dhexe ah. Dadka qaarkii waxay cirraystaan iyagoo dhalinyar ah halka qaarkoodna ay cirraystaan markay gaadhaan 60 jir iyo wixii ka sii weyn. Maadada la yidhaa “Melanin” ayaa timaha midabka madow siisa, haddii ay yaraato, waxaad isku arkaysaa cirro. Cirrada bilowga ah (premature graying) Cirrada bilowga ahi …
Read More »Cunto Cayilka Kaa Ridaysa Mudo Gaaban, Nafaqo Badanna Leh
Kusoo dhawaada barnaamijka Cooking With Hafza, qeybta maanta waxay ku saabsantahay cunto caafimaadka horumarinaysa miisaankana hoos u dhigaysa, Daawasho wacan:
Read More »Muhiimada Lowsku U Leeyahay Caafimaadka Lafaha Caruurta
In badan oo hore ayaa waalidiinta lagula taliyey inay ubadkooda siiyaan caano badan iyo cuntooyinka kale ee ay ka buuxdo macdanta Calsium si caafimaadka lafahooduu fiicnaado, balse cilmi-baadhis khubaro caafimaad oo Maraykan ah ayaa iftiimiyey in lowsku muhiimad weyn u leeyahay korriinka lafaha carruurta yaryar. Daraasaddan oo lagu soo bandhigay kulan ururka dhakhaatiirta cudurrada carruurta ee dalka Maraykanku ku yeesheen …
Read More »Ka Hortaga Cudurka Macaanka
Xanuunka macaanka ayaa siyaabo kala duwan u haya dadyow badan oo dunida ku nool kuwaasi oo qaarkoodna ula nool yihiin si taxaddar leh kuwona joogaan marlaxado bilow ah halka qaar kalena u si daran ugu baahay oo irbado joogta ah jidhka ugula daalaan maalin walba. 14 bisha November ayaa ah maalinta loo aqoonsaday in ay noqoto maalinta macaanlayda aduunka maadama uu …
Read More »Faaidada Kalluunku U Leeyahay Caruurta Yaryar
Professor Hildegard Bertsrempel oo ku xeeldheer nafaqaynta iyo faa’idooyinka cuntada ayaa waalidiinta kula talisay in ay ku dadaalaan in ubadkooda ay toddobaad kasta laba jeer siiyaan mar ama laba jeer qiyaas ah 25 illaa 35 giraam oo kalluun ah midkiiba. Hildegard oo ah bare-sare oo jaamacadeed waxa ay sheegtay in kalluunku uu hodan ku yahay maaddooyinka iodine oo Soomaalida qaarkood …
Read More »La Dagaalanka Caloosha Qeybtii 2-aad
Kulanti wanaagsan, waa qeyb kale oo ka mid ah barnaamijka Cooking With Hafza oo ku saabsan sida caloosha loo yareeyo. Hafza ayaa manta nala wadaagaysaa talooyin naga caawinaya dhimista miisaanka iyo horumarinta caafimaadkeena guud, waxaana ka mid ah inaan joogteyno socodka lugta ah, inaynu samayno jimcsiga yoga iyo inaan ku dedaalno cunista bocorka maadama uu leeyahay waxtar badan oo dhanka caafimaadka …
Read More »Cuntooyinka Daaweeya Lalabada ( Yalaalugada)
Waxaa jira sababo badan oo qofka ku keena yalaalugo uu mararka qaarkood la matago, waxaa ka mid ah uurka oo hooyada yalaalugo (lalabo badan ku keena iyo weliba noocyo ka mid ah xanuunnada iyo daawooyinka la qaato qaarkood oo qudhoodu qaata. Waxaa jira daawooyin loogu talo galay in lagula dagaalamo yalaalugada, waxase ay inta badan dhakhaatiirta caafimaadku ku celceliyaan in …
Read More »