Jidhkeena wuxuu leeyahay hab uu si dabiiciya iskaga saaro sunta ku ururta, sumaha kala duwan ee jidhkeena geli karaa waxay uga yimaadaan meelo kala duwan, sida cuntada ay cuno, biyaha, iyo xataa hawada aynu neefsano. Jidhka ood suntan ka saartaa waxay taageeraysaa shaqada beerka waxaanay jidhka ka caawinaysaa inuu sidiisii isku dheeliga tirnayd ee caadiga ahayd uu ku soo noqdo. …
Read More »Health
Faa’iidooyinka Cajiibka Ah Ee Muusku Jidhkeenna U Leeyahay
Muusku waa mid kamid ah khudaarta ugu caansan uguna waxtarka badan xaga caafimaadka ee laga helo guud ahaabna caalamka. Haddii aad hore u maqli jirtay in tufaaxu u fiican yahay caafimaadkaaga, imika ku darso Muuska oo aad maalin walba cuntaa wuxuu gabi ahaanba kaa foganayaa dhakhaatiirta. Iyadoo ay ugu wacantahay vitamiinada, macdanaha iyo nafaqooyinka kala duwan ee ku jira muusku …
Read More »Si Dabiici Ah Uga Nadiifi Beerkaaga Sunta
Beerkeenu wuxuu maalin walba si adag uga shaqeeyaa sidii uu jidhka uga difaaci lahaa dhibaatooyinka kala duwan ee ay suntu u gaysan karto. Muuqaalkan waxaan kuugu soo gudbinayaa 6 cunto oo aad u muhiim ah kuwaasi oo si dabiici u nadiifinaya beerkaaga, shaqadiisana kor u qaadaya.
Read More »Halista Xirashada Kabaha Ciribta Dheer!!
Dumar badan oo casrigaan jooga ayaa ad u jecel inay xirtaan kabaha ciribta dheer iyagoo ku xarragooda islamarkaana isku dheereeya gaar ahaan waqtiyada ay xafladaha tagayaan balse ma ogtahay dhibaatooyinka iyo xanuunada laga qaado xirashada kabaha ciribta dheer? Qormadaan waxaynu kaga hadlaynaa dhibaatooyinka ka dhasha xirashada kabaha cirbaha dhaadheer: Cagta: Marka qofka uu xirto kabo dhaadheer, waxuu culeyska iskugu tagaa …
Read More »Shuban Biyood (Cholera)
Shuban biyoodku waa xanuun la kala qaado kaasi oo keena shuban badan & matag halkaas oo uu qofku ku fuuqbaxo mudo yar gudaheed lagana yaabo inay geeri dagdag ahi ku timaado haddii aan la daaweyn. Waxa laga qaadaa biyaha ama cuntada wasakhaysan ee ay ku jirto Bakteeriyada loo yaqaano Vibrio cholera. Xanuunkan waxa uu ka dilaacaa meelaha nadaafadoodu hoosayso, meelaha …
Read More »Cuntooyinka Ka Hortagga Dhiig la’aanta
Dhiig la’aanta iyo xaaladda caafimaad ee ka dhalata oo afka caafimaadka loo yaqaanno Anemia waxa ya ka mid tahay xanuunnada bulshadeenna caanka ka dhex ah, inta badanna lagu arko, sababaha keena oo badanna waxaa ugu muhiimsan, cunto xumada, iyo dadka oo aan inta badan aqoon u lahayn cuntooyinka uu jirku u baahan yahay. Anemia waa dhiigga oo ay ku yaraadaan …
Read More »Maareynta Walbahaarka
Haddaba, haddii aad walbahaarsan tahay niyadda ku haay in aadan keli ku aheyn, waxa uu la-dersaa 70 boqolkiiba dadka dunida ku nool, waana qeyb ka mid ah nolosha caadiga ah. Waxaa la arkaa in heerka walaaca ee ku soo wajahay uu ku jajuubo, deetana aadan awoodin inaad maareyso. Maxaa keena walbahaarka? Waxaa sababa nafta oo aan awood u yeelan in …
Read More »Maxay Calooshaadu u Kuusan Tahay?
Horay ma u maqashay qof raba in uu difaaco sababta uu calool kuusan ama ‘yar kuusan’ u leeyahay isaga oo leh “waa loo baahan yahay calool yar oo dhexda lagu dhuuqsado” ama “calooshu waa astaanta xaajiga/maalqabeenka.” Haddii aadan hadallada noocaas ah horay u maqlin xitaa, waa qasab in aad, haddii aadan adigu lahayn, horay u aragtay ama aadba taqaan dad …
Read More »Caafimaadka Arooska
Guur ama aroos waa dhismo qoys, kaaso oo ah rukun ka mid ah rukumada waaweyn ee umada. Guurku waxa uu saldhig u yahay jacayl, kaasi oo ah baahi uu qof walbaaba u qabo ka kale ee ku lidiga ah. Marka lagu guuleysto arrintaas ayaa waxa imaada aqal gal, dhismo qoys, taran, naasnuujin, iyo barbaarin ilmeed. Dhismaha qoysku wuxuu rabaa samir, …
Read More »Maxaad ka Taqaanaa Madhalaysnimada (Infertility)
Hordhac Haweenaydu inta ay wax dhali kartaa waxay ka bilaabantaa maalinta ay qaan gaadho (puberty) oo ah 11-13 jirka ilaa inta ay ka noqoneyso cisogoys (menopause). Gabadhu waxay qaan-gaadaa iyadoo haysata 400 oo ugxana (egg), waxaanay inta badan ku dhamaataa mudo 30-35 sano ah waana sababta dumarku marka ay gaadhaan 45-50 sano ay haweenku u noqdaan ciso-goys (menopause). Waxa la …
Read More »Dhibaatada Dawooyinka Dumarku Isku Cadeeyaan
Hordhac Dawooyinka la isku cadeeyo waa qaar hoos u dhiga xadiga midab sameeyahay jidhka biniaadamka ee loo yaqaano (melanin), waxaana badi loo isticmaalaa ciladaha ku dhaca maqaarka sida fin doobka, waji coodh coodhka, isbedelka midabka ee ay keento dheecamada sida extrogen/androgen oo marna kaca marna dhaca iyo in dadka qaar u isticmaalaan in midabkooda ay ku dhalaaliyaan. Midabka uu yeelanayo …
Read More »Khatarta Dawooyinka iyo Waxyeelladooda
Waxaan naftayda iyo naftiinba la jeclaaday in aan idiin soo gubiyo qoraal gaaban oo aan isaga digayno waxyeelo aan u arkay in dhaxallkeedu yahay midho-xun laga dheefsan karro waxyeeladooda, taaso ay inoogu wacan tahay isticmaalka aan habooneyn ee ay da’yar badani yihiin kuwo u adeegsada dawooyinka qaar sifooyin akhaldan oo aan munaasib ku ahayn isticmaalkooda. Dhibaatada jirta ayaa ah in …
Read More »5-ta Salaadood oo si Sax ah loo Tukadaa Waxay Daaweysaa Dhabar Xanuunka
Cilmibaadhis caafimaad oo cusub ayaa daahfurtay in salaadda ay muslimiintu tukadaan, haddii sida saxda ah ee badqabku ku jiro loo tukado, isla markaana la joogteeyo, shan jeer maalin kasta ay yarayso ama kaxayso dhabar xanuunka, gaar ahaan xanuunka ah dhabarka qaarka hoose. Cilmibaadhistan oo lagu baahiyey wargeyska The independent ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa lagu sheegay in xarakaadka …
Read More »Psychology: Cabsi Cuqdadeed – Phobias
Waxaa jira Cabsiyo badan dadka ku dhaca, haddii aad taqaan nooca cabsida ku haysa waxaa laga yaabaa inaad daawadeeda hesho, halkan ka akhri 21 Cabsiyood oo dadka ku dhaca. 1. Cocophobia: Cabsiga fool xumada, wuxuu qofku dareemaa in uu fool xun yahay, warwar iyo walaac weyna way ku haysaa. Dharkasta oo uu xidho, wuxuu u arkaa inuu ku fool xun …
Read More »Nafaqada Iyo Caafimaadka Baamiyaha
Baamiyuhu wuxuu ka mid yahay khudaarta as-aasiga u ah dheefsinta bini’aadamka balse dad badan aanan aqoon qiimaha uu leeyahay baamiyaha, waa geed aad uga baxa dalkeena laguna beerto labada wabi inta u dhaxayso. Nafaqada baamiyaha: Baamiyaha waxaa laga helaa fitamiinno iyo macdano, waxaa ka mid ah vitamin A, B, C, E, iyo K, Macdanaha calcium, iron, magnesium, potassium, iyo zinc …
Read More »