Health

Waxyaabaha Dabiiciga Ah Ee Lagu Daweeyo Madax Xanuunka

Madax xanuunka,

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawooyinka panadol iyo Paracetamol: Paracetamol-ka waa kiniinka ugu badan dunida ee loo isticmaalo kaar jabinta iyo madax xanuunka. Sida daawooyinka kale paracetamol-ku wuxuu leeyahay waxyeello “side effects” haddii si xad dhaaf ah loo isticmaalana waxaa dhasho dhibaatooyin khatar badan. Waxaa hubaal ah haddii aad maalin gudaheed aad qaadatid 8 xabo oo kaniiniga 500 mg ah in beerka dhaawac gaarayo. …

Read More »

Sababa Keena In Midabka Indhuhu Isbeddelo

Bu’da iyo wiilka indhaha aadamuhu waxa ay leeyihiin midabbo kala duwan, laakiin boqolkiiba 70 dadka qaaradaha adduunka oo dhan, midabka indhahoodu waa bunni. Marka si gaar gaar ah loo eego midabka indhaha dadyawga adduunkana waxaa la sheegaa in boqolkiiba 95 dadka Jabbaan, dadka asalka ah ee Shiinaha, dadka bariga dhexe, Koonfurta Ameerika, Koonfurta Yurub iyo dadka gobalak Oceania, loo yaqaanno …

Read More »

QISO CIBRO QAADASHO MUDAN: Caruurta Waa Nimco…

Caruurta waa nimco alle nagu mannadeestay, waalidkane waxaa ka saaran xuquuq badan oo hadduu dayaco uu alle kula xisaabtami doono. Hadda ka hor ayaa hooyo ilmaheedii inta ay guriga kor kaga xirtay suuqa ka aaday, waxayna guriga kaga tagya 3 caruura, wiil ayaa ugu waynaa wuxuuna jiray 10 sano, hooyadii suuqa ayay ku soo daahday, waqtiguna waa galab gaab, albaabka …

Read More »

Xaqiiqooyin Cilmi Ah Oo Hurdada Ku Saabsan

Xaqiiqooyin, hurdada, hurdo kugu filan, dhafarka, sariirta

Celcelis ahaan marka la xisaabiyo cimriga uu dadku u badan yahay in uu noolaado iyo tirada sannadaha ka soo baxaya isu geynta saacadaha uu qofku dabiici ahaan seexdo, waxaa soo baxaysa in qofku marka cimrigiisa saddex meelood loo qaybiyo uu qayb ahaan ku qaato hurdo. Waxaana yaab leh in marka riyada uu arko laga tago in aanu qofku wax badan …

Read More »

Talooyin Caafimaad Oo Looga Hortagi Karo Korono Fayraska (Coronavirus)

WACYIGELINTA KOROONO FAYRASKA TALOOYIN CAAFIMAAD OO MUHIIM AH: 1) In qofka jooga ama tegeya meel Fayraskani baadi u yahay uu xidho maskaaro (Mask) ah nooca awoodda u leh in ay fayraskan qabato. Meelaha khatartani ka jirto waxaa ka mid ah Garoomada diyaaradaha, furdadaha iyo dhammaan marinnada dalka laga soo galo, cisbitaallada iyo guud ahaan meelaha lagu arkay xaalado xanuunkan ka …

Read More »

Shahwada Soo Noqota Galmada Kadib!

Su’aal: Asc walalayaal, salaan kadib waxan rabay inan idin waydiyo hal su’aal oo aad iga jaahil bixisaan waxayna tahay suashayda: shahwada iney bananka u soo daadato markasto wax dabiici ah miyaa tankale haduu safar iga aado xaajiga ilaa saddex maalin oo kale ayey iga sii socota shahwadii oo tartiib tartiib ayey bananka uguso laabataa marka sidee ku celin karaa shahwadaas …

Read More »

Faa’iidooyinka Caafimaad ee Geedka Goji Berries Iyo Xanuunada Uu Daaweeyo

Caafimaadku waa u muhiim qofka bini’aadmiga ah, bulshada meel ku wada nool, deegaanka ay ku nool yihiin, haddaan, intaas la helin waxa ay saamayn ku yeelaynaysaa dhammaan bulshada, dadka, deegaanka, iyo waliba duunyada goobtas ku wada dhaqan. Sidaas Darteed, waxa sannaddadii u danbeeyay Soomaalida iyo dhulka Soomaalidu dagtaba ka soo baxay oo lagu arkaa Cuduro aan wakhtigii horre Soomaalida lagu …

Read More »

Maxaa keena Dhiiga Ka Yimaada Gabadha Uurka Leh?

Dhiiga uurka cusub, dhiiga caadada uurka, hooyada uurka leh

Waa maxay dhiiga yimaada marka uur la leeyahay? Marar badan ayay noqotaa wax aan halis ahayn in dhiig yimaado iyadoo uur la leeyahay, waa arrin dumar badan ku dhacda.. Dhiigu waxaa uu noqon karaa mid khafiif ah,  mid buni (kafee) ah, ama mid u eg dhiigii caadada. Dhiigga khafiifka ah ama midka buniga ah inta badan ma ahan wax khatar …

Read More »

Jimicsiga Joogtada Ah Iyo Dadka Dhiig-Karka Qabo

Jimicsigu waxa uu kordhiyaa shaqada tayada leh ee dhiigkarka, sidaa awgeed waxa uu ka mid yahay sababaha ugu muhiimsan ee hoos u dhiga dhiigkarka. Xeeldheereyaasha caafimaadku waxa ay caddeeyeen muhiimadda caafimaad ee 30 daqiiqo oo dhaqdhaqaaq iyo jimicsi maalin kasta ahi ay u leedahay caafimaadka. Iyaga oo intaas ku daray in aanay waajib qasab ahayn in qofku uu tago goobaha …

Read More »

Cuntooyinka Ay Dhakhaatiirtu Ku Taliyaan In La Siiyo Dadka 50 Jirka Ah Ama U Dhow

Mar kasta oo ay qofka da’diisu sii weynaataba, waxaa jidhkiisa ku dhaca isbedello saamayn kala duwan ku leh caafimaadkiisa, sidaa awgeed da’ kasta waxa ay dhakhaatiirtu ka bixiyaan talooyin la xidhiidha noocyada cunto ee uu cunayo iyo guud ahaan qaab nololeedka looga baahanyahay. Qormadan oo aynu ka soo xigannay shabakadda wararka Aljazeera, ayaa qoraaga Katia Tkach ay ku eegaysaa noocyada …

Read More »

4 Cunto Oo Timaha Ka Ilaaliya Inay Cirro Isku Bedelaan

lowska, lawska, cirrada, cirro

In mar kasta oo qofka da’diisu sii weynaato timihiisuna caddaan isu beddelaan waa arrin qof kastaa dareemi karo oo aragtideedu aanay la yaab ahayn, sababaha keenaa waa mawduuc kale, balse in qof dhalinyaro ah oo loo arko in aanu gaadhin da’dii cirrada looga bartay cirro lagu arkaa waa arrin iyaduna dadku in badan su’aalo iska weydiiyaan sababteeda, hidde ku sheeg …

Read More »

Maxaad Ka Dheehan Kartaa Isbadallada Ku Yimaada Saxarada?

Saxarada, saxaro, shubanka, xaarka,

Bulshada badanaa fiira gaar ah uma yeeshaan dhaqdhaqaaqooda suuliga. In kastoo mawduucaan uu yahay mowduuc ay dadka badan kood ka helin, sida saxda ah ee fiira gaar ah loo yeesho shaqada ka dhaceysa gudaha jirka waa in la arko waxa ka soo baxa jirka. Habka dheefshiidka waa mid si kala duwan u shaqeeyo marka la fiiriyo dadka, shaqadana waxaa saameyn …

Read More »

paedophilia (saqiir suujis)

Caruuro-korawgu waa xanuun nafsi ah oo ku dhaca dadka qaar , xanuunkani waxa uu ku sababaa dadka qaba inay kaliya u hammoodaan caruurta( wiil iyo gabadh) kuu doono ha ahaadee aan qaangaadhin ee ka yar 15jir illaa heerarka qaar caruurta yaryar ee gurguuranaya ee hadaaq mooyee aan hadli karin ay isku qaadaan. Dadka xanuunkan qaba ayaa ka faa’iidaysta aqoon yarida, …

Read More »

Sidee Caruurta Looga Goyn Karaa Suul-Nuugista

Soomaalidu naynaas-bixinta dhib kalama kulmaan waayo markiiba qaabka,  iinta jirka ama dabeecada qofka ayay ka dhiraandhiriyaan markay qof naynaasayaan. Waxaan aqaan nin aabihiis la yiraahdo “Fara-nuug”.   Naynaastaasi sharaxaad uma baahna siday ku timid oo waa cadahay. Waa iyadoo Faranuug markii uu yaraa faraha ama suulka nuugi jiray. Nuugista faraha ama suulka waxay soo bilaabataa inta ilmuhu uurka ku jiro oo …

Read More »