Sonkorowgu waa cudur raaga, kaas oo sameeya awoodda uu jirku u leeyahay inui maareeyo heerka sonkorta dhiigga. Waa xanuun u baahan in laga taxadaro cunnada iyo qaab nololeedka sii loo maareeyo. Muhiimadda ay leedahay cunnada caafimaadka leh: Cunnada caafimaadka uroon waxa ay kaalin wayn ka qaadataa maareynta xanuunka macaanka, waxa ay caawisaa xakamaynta heerarka sonkorta dhiigga, ilaalinta miisaan caafimaad leh …
Read More »Health
Faaidada Sanjabiishu Ay U Leedahay Hamiga Kacsiga Raga Iyo Hababka Loo Isticmaalo
Sanjabiishu waa dawo dhaqameed aadamuhu muddo dheer soo isticmaalayay iyadoo loo adeegsan jiray in si dabiici ah loogu kobciyo dareenka kacsiga. Hadaba su’aashu waxay tahay, sanjiibiishu miyay kordhisaa doonista jinsiga? Waxaa la aaminsan yahay in sanjabiishu ay faaido u leedahay kobcinta hamiga kacsiga, waxaa loo sababeeyaa dhowrkaan arrimood: Sida ay daraasaadka qaar tilmaamayaan, “oxidative stress-ku waxa uu saameyaa bacriminta iyo howsha galmada. Waxaa …
Read More »Sababaha Keena Cabsida Ku Duulista Diyaaradda Iyo Talooyin Muhiim Ah
Cabsida duulida hawada waa nooc kamid ah cabsiyaha soo wajaha dadka, Balse waxay kaga duwan tahay cabsiyaha kale, Tani waa mid gaar u ah duulida hawada, sida diyaaradaha la raaco. Dadka qaba cabsidaan waxay ka baqaan inay diyaarad ama wax kasta oo hawada u duulaya raacaan. Waxay mararka qaarkood ku qasabtaa dadka arintaa qabaa inay ka baaqdaan safaro u qorshaysnaa …
Read More »Astaamaha La Yaabka Leh Ee Niyad Jabka
Ilowsho badan Niyad jabka waxaa laga yaabaa inuu yahay sababta aad u dareemeysid xusuus ceeryaaman ama ilowsho badan. Daraasad ayaa sheegeysa in niyad jabka raaga ama walwalka uu kor uqaadi karo hormoonka kortisol, oo ah hormoon yareyn kara ama wiiqi kara qeybta maskaxda ee ku shaqada leh xusuusta iyo wax barashada. Nasiib wanaag hadii la daweeyo niyad jabka waxaa soo …
Read More »Faa’idooyinka Hurdada Iyo Xanuunada Ka Dhasha Hurdo Yaraanta
Marka aynu seexanno jidhku ma joojiyo shaqada muhiimka u ah nolosha iyo caafimaadka qofka, tusaale ahaan neefsiga, wareegga dhiigga iyo shaqada dheefshiidku. Haddii shaqooyinka aynu xusnay ay yihiin kuwo maalintiina socda habeenkiina aan hurdada la joogsan, waxaa iyagu jira shaqooyin uu jidhku xilliga hurdada oo keliya samayn karo. Dr. Majdi BAdraan oo xubin ka ah jimciyadda xasaasiyadda iyo xanuunnada dheefshiidka …
Read More »Ahmiyadda Ay Leedahay In La Isku Cuno Caanaha Iyo Tmirta
Faaidada isku cunista timirta iyo caanaha: Cilmibaadhiso kala duwan ayaa daahfuray in midhaha timirta ay ku jiraan xaddi aad u badan oo ah Faytamiinno, macdanno iyo sonkoro uu jidhku si joogto ah ugu baahan yahay maalin kasta. Marka uu qofku sooman yahay ama uu ku jiro cunto yarayntana waxa ay jidhka si degdeg ah ugu keenaan faa’iidooyinka aynu soo tirinnay …
Read More »Sababaha Keena Inaad Marar Badan Hurdada Ka Soo Toosto Habeenkii Iyo Hababka Loo Maareeyo
Dadka badankoodu waxay hurdada ka soo toosaan hal ama labo jeer habeenkii. Marka aad dhowr jeer soo toostid habeenkii, islamaarkaana ay kugu adag tahay inaad durbadiiba ku laabato hurdada, waxay keeni kartaa inaad heli weydo hurdo tayo leh oo ku siisa fircooni iyo awood. Sababaha keena arrintaan waxaa ka mid ah cabbista kafeega galabtii, cillado hurdo iyo sababo kale oo …
Read More »Faaiidooyinka Caanaha Marka La Cabbo Hurdada Ka Hor
Caanuhu waxa ay leeyihiin faa’idooyin badan oo caafimaad, sababtuna waa maaddooyinka waxtarka badan ee ay hodanka ku yihiin, kuwaas oo ay ka mid yihiin Potassium, Kalshiyaam, Faytamiin B-12, Barootiin, Kaarbohaydareet iyo dufanno faa’ido u leh jidhka, sidoo kale caanuhu waa il aad u muhiim ah oo laga helo Faytamiin A ga. Dhakhaatiirta caafimaadku waxa ay aad ugu taliyaan cabbista caanaha, …
Read More »Qiimaha Caafimaad Ee Lawska Iyo Ahmiyadda Uu Leeyahay Ragga & Dumarka
Lawska waxa uu ka mid yahay cunnooyinka loogu magac daray “superfoods” sababtuna waa waxtarka uu u leeyahay qeyb kasta oo jirka ka mid ah, faa’idooyinkiisuna ma ahan kuwo la soo koobi karo, wuxuu yareeyaa cayilka xad dhaafka ah, wuxuu ka hortagaa cudurka sonkorowga, wuxuuna sare uu qaadaa caafimaadka wadnaha. Sidoo kale cunista lawsku waxay uroontahay qurxinta maqaarka iyo timaha. Waxaa …
Read More »10 Cunno Oo La dagaallama Kansarka, Difaaca Jirkana Awood Siiyo
Joogtaynta cunno caafimaad leh oo isku dherlitiran waxa ay lama huraan u tahay fayow-qabka guud waxa ay ka qaadataa difaaca dabiiciga ee jirku uu iska caabbinayo cudurrada oo kansarku uu ka mid yahay. Inkasta oo aysan jirin cunno keligeed dammaanad qaadaysa ka hortagga cudurka kansarka, haddana isku darka cunno nafaqo iyo maadooyinka sunsaarista hodanka ku ah waxay kaalin mug leh …
Read More »Caadka Indhaha Fuulo: Sababaha Keeno, Noocyadiisa Iyo Sida Looga Hortegi Karo
Caadka indhaha (cataract): Bikaaca isha waa halka ama meesha iftiinku ka gudbo. Hadaba hadii caad uu fuulo halkii iftiinku kasoo gali lahaa insha waxaa yaraanaya argtida qofka. Caadka indhuha waa qodobka koowaad ee ka qayb qaata lumidda aragga ama indha la’aanta ku dhacda dadka da’doodu 40 sano ka wayn tahay. Noocyada caadka fuula isha: A subcapsular cataract: Waa nooc kamid …
Read More »Waa Maxay Insulin? Sidee Ayay U Saamaysaa Sonkorowga?
Insulin waa dheecaan laga soo daayo xameetida oo ah qanjir kuyaala caloosha gadaasheeda. Insulin-tu waxay u ogolaataa jirka inuu sonkorta looyaqaan glucose u isticmaalo tamar ahaan. glucose-tu waa nooc kamid ah sonkorta oo laga helo carbohydrates-ka. Marka aad cuntid cunto habka dheefshiidka ee jirku wuxuu durbadiiba burburiyaa carbohydrates-ka una badalaa glucose. Marka glucose-tu ay soo gasho dhiiga insulin waxay dhamaan …
Read More »Nafaqada Iyo Caafimaadka Beerka Adhiga & Khasaarihiisa
Waa shaki la’aan in cunista noocyada kala duwan ee hilibku ay faa’idooyin aan la soo koobi Karin u leedahay quudinta iyo nafaqaynta muruqyada, lafaha iyo neerfayaasha qofka, isla markaana ay xoojiso dhismaha jidhka. Hilibku waxa uu jidhka siiyaa tamar iyo firfircooni uu hawlihiisa ku qabsan karo. Xeeldheerayaasha nafaqaynta iyo caafimaadka cuntada ayaa sheegay in beerka digaagga iyo iduhu ay ka mid yihiin …
Read More »Isku Xoqidda Ilkaha Ama Jiriqsiga Iyo Dhibaatooyinka Ka Dhalan Kara
Isku xoqidda ilkaha waxaa loo yaqaanaa bruxism. Waa xaalad dadka la nool ay isku xoqaan ama isku riiqaan ilkaha ayagoon war u haynin, arintaan waxey inta badan dhacdaa xiliga ay hurdaan ama maalinta cad. Isku xoqidda ilkaha xiliga hurdada waxaa la aaminsan yahay iney tahay cillad dhaqdhaqaaqa jirka oo xiriir la leh hurdada. Dadka isku xoqa ilkaha xiliga ay hurdaan waxey inta …
Read More »Khudrado Dalkeenna Laga Helo Oo Guba Dufanka Jidhka Ku Ururo
Dufanka cuntooyinka inta badan ku jira, gaar ahaan hilibka xoolaha ayaa marka uu jidhka ku ururo waxa uu keenaa khataro badan oo caafimaad, kuwaas oo ay ka mid yihiin Kalastaroolka iyo in xididdada dhiiggu ay xidhmaan. Qormadan ayaa shabakadda caanka ah ee MBC ay ku sheegaysaa noocyo ka mid ah khudradaha dalkeenna laga helo oo si yaab leh u gubi …
Read More »