Asalaamu Calaykum Waraxamatullahi wabarakatuh. Bismillah walxamdulilah wasalaatu wasalaam calaa Rasuul Allah scw. Waxaan rabat maanta inaan idin la wadaago Maadada Magnesium oo ah nooc ka mid ah minerals. Magnesium waa nooc ka mid ah minerals yada muhiimka ah ee uu jidhku u baahan yahay. Waxay ka mid tahay anti-inflammatory minerals oo ka hortaga cuduro aad u fara badan. Magnesium waxa …
Read More »Health
Bararka Qanjirka Tayroodhka (CUNA BACUUC)
Qanjirka loo yaqaano Tayroodhka oo barar sameeya waxay kalifaysaa in cunaha oo dhan uu bararo waxaana loo yaqaanaa Cuna bucuuc. Qanjirka tayroodku wuxuu ku yaalaa xaga hore ee qoorta, khaas ahaan xaga danbe ee curta. Wuxuu masuul ka yahay soo saarista dheecaanada masuulka ka ah koritaanka iyo qaybinta cuntada ee jirka. Xilliga uu le ekaanayo bararka qanjirku iyo sida ay …
Read More »Niyad Jabka (Depression)
Niyad jabka waa xaalad caafimaad oo u baahan in il gooniya lagu eego, waxaa la aaminsan yahay inuu yahay xanuun lala tacaali karo iyadoon loo isticmaalin dawo, balse hadii heerkiisu siyaado ama qofka niyad jabsan gaaro heer uu xataa noloshiisa halis galiyo waxaa lagama maarmaan ah in loo xaliyo qaab baaritaan caafimaad ku salaysan, cilmi baaris la seemayay ayaa sheegaysa in …
Read More »Arrimo Hurdada Ku Saabsan Oo Ay Tahay Inaad Ogaato
Hadii aynu nidhaa hurdo hala sharaxo ama si hoose haloo faaqido, umaleyn maayo in hal warbixin iyo wax la mid ah lagu sharxi karo, hase yeeshee waxaan si kooban u soo bandhigayaa sagaal arimood oo hurdada ku saabsan. Balse intaan u gudbin qeybahaa muxuu Alle ka yidhi hurdada. Allaah Subxaanahu Watacaalaa ayaa qur’aanka inoogu sheegay hurdada wuxuuna ydhi: ( waxaanu …
Read More »Dhibaatooyinka Nafsiga Ah Ee Caruurtu Ay Ka Qaadaan Fuquuqa Dugsiga (Bullying in Schools)!
Bullying in schools: Fuquuqa iyo hiifka ilmuhu kala kulmo ardayda kale ee dugsiga waxay khatar ku tahay caafimaadka jidhka iyo dhimirka. Waxaa marar badan dhacda in caruura qaar iskuulka kooxaystaan islamarkaana dhagaal, hiif, aflagaado iyo faduul kula kacaan ilmo ardayda ka mid ah oo aanay u arkayn saaxiibkood ama ay ku arkeen arrin ay iyagu hoosayn u arkayaan. Xaaladaan waxay …
Read More »Cuntooyinka Kordhiya Foojignaanta iyo Xusuusta Maskaxda
Cuntada uu qofku qaato ayaa si toos ah saamayn ugu leh hawlqabadka maskaxda. Sidaas awgeed waxaad awood u leedahay doorashada cuntada saxda ee korin karta awoodda maskaxadaada, taasi oo si weyn u caawinaysa xusuusta maskaxda iyo hawlqabadkeeda. Cunto dheelitiran ayaa ah tan lagula taliyo dadka, waxaase jira cuntooyin si gaar ah waxtar ugu leh shaqada maskaxada kuwaasi oo loo yaqaano …
Read More »Kansarka Dhuunta Ama Hunguriga (ESOPHAGEAL CANCER)
Waa maxay kansarka dhuunta ama jidiinka? ( what is esophageal cancer)? Waa kansarka kudhaca unugyada ku weeqaaran gudaha dhuunta , lagabilaabo cunaha ilaa caloosha inta u dhexaysa. EPIDEMIOLOGY (sidee kuyahay bulshada soomaalida) Kansarka jidiinka oo aad ugusii kordhaya bulshada soomaalida wuxuu kudhacaa sida badan dadka waayeelka ah oo da’dooda 60 sano tahay celcelis. Wuxuuna kudhaca inta badan raga boqolkiiba 80 …
Read More »10 Benefits Of Smiling
By: E-Islam Source: E-Islam The Messenger of Allah Muhammad (peace be upon him) said: “To smile in the company of your brother is charity. ” (Bukhari) It seems that nothing has more power to elevate a mood than the impact of a genuine smile. The benefits of a smile extend not only to the recipient of the warm gesture but …
Read More »Dhibaatooyinka Dhanka Maskaxda Ah Ee Caruurtu Ay Shaashadaha Moobilka Iyo TV-ga
Bismillah, Waxaan maanta casharkaan kaga hadlaynaa arrin aad muhiim u ah, taasoo dhibaato weyn ku haysa bulshadeena, waana caruurta ad u daawato Tv-yada iyo shaashadaha moobeelada. Badanaa waalidiinta dhib uma arkaan inay caruurta ku soo toosiyaan kuna jiifiyaan daawashada shaashadaha iyagoo iskaga aamusinaya, ama cunno ku siinaya ama guriga nadaafaddiisa ku ilaashanaya, laakiin ma is weydiiyaan dhibka dhaw iyo midka …
Read More »Wax ka Baro Dilaha Aamusan Xanuunka Dhiig Karka ama Hypertention-ka
Waa maxay Dhiig karku?Cadaadiska dhiiga ama pressure ka dhiigu waxa uu ku xidhanyahay hadba awooda uu wadnuhu ku shaqaynayo, malady hadii si kale loo sharaxano waa marka dhiiga wadnuhu tuurayo ama ka imanayaa ee waraabinya dhamaan xubnaha jidhka intiisa kaleuu cadaadis badan oo aan caadi ahayn kusoo tuurayo dhiiga. Cadaadiska Dhiigu waa laba qaybood oo kala ah. 1 Systolic blood …
Read More »Ha Ka Goynina Baalasha ee Daaya Ha Duuleene!
Xeel-dheerayaasha barbaarinta [dhallaanku] waxa ay dhaheen: “haddii aad ciyaal leedahay, oo uu gurigaagu had iyo goor nidaamsan yahay, qurux badan yahay, nadiifna yahay, shey walbana uu meeshii loogu tala galay yaallo, waxa aad tahay aabbe xun ama hooyo xun; sababta oo ah guriga had iyo jeer nadaamsan isaga oo ay ciyaal joogaan waxa ay ka dhigan tahay in ciyaalka lagula …
Read More »Hababka Ugu Fiican Ee Ay Tahay Inaad Culayska U Qaado Si Aanu Caafimaadkaaga u Dhaawicin!
Hinjinta iyo kor u qaadista culaysku waxa ay ka mid tahay xaaladaha aynu sida maalinlaha ah ula kulanno, laakiin qaabka aynu u qaadaynaa waxa ay inta badan khatar gelisaa ama dhibaato ku keentaa caafimaadka dhabarkeenna. Sidaa awgeed mar kasta oo aynu shay culus qaadayno waxa aynu u baahannay feejignaan iyo taxaddar dheeraad ah iyo in aynu raacno talooyinka ay arrintan …
Read More »7 Arrimood Oo Daciifiya Xusuusta Qofka
Xusuusta oo daciifta, illowga badan ama maahsanaanta maskaxdu waxa ay ka mid yihiin xaalado dad badani ka cawdaan, lagana yaabo in qof kasta uu isku arko, mar keliya oo noloshiisa ka mid ahna ha noqoto ee. Waxaa dhacda in aynu weyno shay aynu doonayno, laakiin meel aynu dhignay aynu xasuusan kari weynay, in aynu illowno hawl iyo waajibaad inoo yaallay, …
Read More »Infekshanka Kaadi Mareenka Urinary tract infections (UTIs)
Infekshanka kaadi mareenka (Urinary tract infections) Kaadi mareenku waa hab kamid ah 9ka hab ee jirka ku kooban yahay, waxuuna ka kooban yahay xubnaha kala ah kelyaha, ureters, kaadi-haysta iyo urethra. Infekshan ku dhaca mid kamid ah xubnahan waxuu si sahlan ugu gudbin karaa dhamaan saddexda kale. Waxaa loo qaybiyaa laba qaybood oo kale ah, kaadi mareenka sare oo ka kooban kelyahay …
Read More »Cabeebka Xubinta Taranka Ee Dumarka (Vaginal Infection Yeast)
Cabeebka waxaa sidoo kale loo yaqaana infekshanka khamiirka ah ee xubinta galmada dumarka, waa xaalado caan ah oo soo wajahda dumarka. Waxaa sababo cabeebka il ma aragto loo yaqaano Fungus Candida, waxaa la dareemaa cuncun daran iyo barar. Waxaa lagu qiyaasaa in afarti dumarba ay saddex dareento cabeebka waqti kamid ah nolosheeda. Mar hadii uu kugu dhaco waxay u badan …
Read More »