Cagaarshowga ama jooniska B: Waa mar kale iyo qormooyinkii caafimaad ee taxanaha ahaa oo aynu maanta ku faaqidayno cudurka Hepatitis B. Cudurka hepatitis B waa caabuq haleela unugyada beerka isla markaana uu keeno virus loo yaqaano Hepatitis B virus. Cudurkan ayaa ah mid dhibaato weyn oo caafimaad ku haya dunida guud ahaan, gaar ahaan dalalka soo koraya. Cudurkan ayaa aafeeya …
Read More »Health
faa’idooyinka Caafimaad ee Malabka
Malabka waa midka kaliya ee ugu macaan waxyaabaha uu alle ugu deeqay umadiisa in ku manaafacaadsadaan , sidoo kalena laga yaabo in aanad ka warqabin in uu leeyahay faa’idooyin badan oo dhinaca caafimaadka ah . Malabka marka koowaad laga bilaabo isbadalka maqaarka saameyn weyn ayuu ku leeyahay, caawinta in uu miisaan dhimis kuu sameeyo ,waxyaabaha fiican ee ku saabsan malabka …
Read More »Canjeeladu/Laxooxdu Ma Sababta Gaaska Caloosha?
Tan iyo markaan garaadsaday waxaan maqli jiray uun gaastari baa heblaayo iyo hebel ku dhacday. Heblaayo kale waa basteed oo dhiig baa ay hunqaacaysaa. hebel gaastaridii baa ku qaraxday iyo sheekooyin kale oo ay u badan yihiin laxooxda ay soomaalidu aroor kasta cunayso ayaa u sabab ah gaastaridan. Inbadan oo aan ku jiraana waayadii hore habeenkii markaanu sii hoyanayno caano …
Read More »Ilmahaaga Bar In Uu ku Kaaftamo Waxa uu Leeyahay, Bartana Waxa Aanu Lahayn
Qaladaadka ay waalidka iyo qoysku galaan oo sabab u noqda in ilmuhu uu noqdo danayste iyo qof hinaase badan oo aan marnaba ku raalli noqon waxa uu hayo, balse uu indhaha u sii taago wax kas ii badan oo laga yaabo in aanu awoodi karin iibsigooda. WAALIDKA OO ILMIHIISA KU ODHAN WAAYA ‘MAYA’:Waalidku waa in aanu ilmihiisa ku raalligelin wax …
Read More »FOOSHA XILLIGEEDA KASOO HORMARTA: Waxyaabaha Sababa Iyo Sida Loo Ogaado
foosha xilligeeda kasoo hormarta: Caadiyaan hooyo kasta oo uur leh waxaa ay martaa 9 bilood ama in u dhaxay karta 37 ilaa 42 asbuuc oo ay minka kusido uurjiifka. Xiligaan ayaa ah xiliga caadiga ah ee bahda caafimaadku isla fahansanyihiin inuu lagama maarmaan u yahay dhamaysashada waqtiga uurka. Hadii ay hooyadu sido ilmaha uur jiifka ah mudo kayar mida kor …
Read More »20 Ways to Get Sugar Out of Your Life..!
As the saying goes – everyone is talking about sugar, but what are they doing about it? It’s my fervent wish that they – and you – are working on quitting the stuff. Why? The short answer is that sugar is an extraordinarily destructive substance that most people eat far too much of. The longer answer is that virtually every …
Read More »Joonis Cas (Hepatitis A)
Waa mar kale iyo taxanaheenii qormooyinka caafimaad. Waxa aynu maanta diiradda saari doonaa mid ka mid ah xanuunada ku dhaca beerka. Hepatitis A ama joonis cas waa caabuq haleela beerka kaas oo bulshadeena ku badan. Cudurkan magaca aynu u naqaano ee joonis ayaan ahayn mid ku quman. Joonis waa huruud aynu jidhka ku aragno gaar ahaan maqaarka iyo indhaha. Beerka …
Read More »Dhiig-Bax Saa’id Ah Xilliga Dhalmada (Sheehan’s Syndrome)
Sheehan’s syndrome waa xaalad dhiig bax saa’id ah oo dhacda xilliga dhalmada ama kahor. Xaaladdaan caafimaad ahaad waa mid khatarteeda leh sababtoo ah dhiigga badan ee ka luma hooyada xiliga ay dhalayso waxaa uu u keeni karaa khataro caafimaad sida inuu yaraado dhiiga maraya hab wareega jirka. Yaraanshaha dhiiga ayaa keeni kara in unugyada ama xubnaha jirka aysan wada helin …
Read More »Caabuqa Xubnaha Taranka Ee Dumarka (Pelvic Inflammatory Disease)
Caabuqa ku dhaca xubnaha taranka ee haweenka (pelvic inflammatory disease), ayaa ah mid inta badan lagu arko goobaha caafimaadka. Xanuunkaan ayaa ka dhasha infekshan. Bagteeriyada keenta caabuqaan ayaa ah mid la isagu gudbiyo galmada. Taasoo ka bilaabmata xubinta galmada ee dumarka una gudubta minka iyo ugxan sidaha, waxaana ay abuurtaa xaalad caafimaad oo taxadarkeeda leh. Dumarka intooda badan ma dareemaan …
Read More »Waa Maxay Endhomitriyoosis (endometriosis)?
Waa xaalad caafimaad oo keenta inuu caabuq ku dhaco xuubka ku dahaaran ilmo galeenka (minka) oo ah meesha uu ku koro ilmaha uur jiifka ah. badana somalida waxay ku qaldan infection ama cabuqa kudhaca miskaha ama misikta. Inta badan endhomitriyoosis (endometriosis) ma ahan xaalad halis ah, laakin hadii aan la daween waxay sababi kartaa dhibaatoyin ku dhaca xubnaha taranka ee …
Read More »Sida Miisaanka Loo Dhimo Iyo Talada Dhakhtarka
Sida miisaanka loo dhimo: Barnaamijka Ciyaadatul-Jasiirah (Rugta caafimaad ee Al-Jasiira) oo ka baxa talefishanka caanka ah ee Aljazeera qaybtiisa carabiga ayaa horraantii bishii Feebarweri ee sannadkan sii daayey qayb xidhiidh la leh “Xakamaynta cuntada iyo miisaan dhimista. Dr. Raa’id Al-Calaawiyn oo ah Digtoor si gaar ah ugu takhasusay cilmiga nafaqaynta iyo xidhiidhka cuntadu la leedahay shaqada xubnaha aadamaha oo afka …
Read More »Calaamadaha Cudurka Tiifowga (Typhoid)
Cudurka tiifowga: Tiifoow waa cudur sahlan oo ay keento bakteriyada la yiraahdo salmonella typhi. Waxaa sidoo kal sababi karta bakteriyada la yiraahdo salmonella paratyphi . Taasoo ah backteriya aan dhib wayn lahayn, waxaa laga qaadi karaa bakteriyadan biyaha iyo cuntada halkaas oo dadku ka qaadaan kadibna dadka kale saas ugu sii gudbiyaan. Cudurka tiifowga wuxuu ku dhacaa dad badan oo …
Read More »Maxaa Ku Dhici Kara Carruurta Haddii Aysan Helin Hurdo Ku Filan?.!!
Waxyaabaha ugu badan ee ay carruurta iyo waalidku isku fahmi waayaan waxaa ka mid ah hurdada iyo saacadaha hurdo ee ay u baahan yihiin. Waxa ay aad u sii badataa xilliga fasaxyada dugsiyada oo ay carruurtu caadaystaan in ay habeenkii seexdaan saacado aad u dambeeya ama in ay seexdaan saacado aan nidaamsanayn oo habeenba waqti ah. Noolaha badankiisu waxa uu …
Read More »Gaarda Laambiya (Giardiasis)
Gaarda laambiya waa cudurka aynu maanta ku eegi doono qormadeena caafimaad ee todobaadlaha ah. Cudurkan ayaa ah mid ka mid ah cudurada keena shubanka kuwooda weliba hogaaminaya dunida guud ahaan, kaas oo haleela midhicirka yar ee bini aadmiga. Cudurkan ayaa la sheegaa inuu isaga dab qaadi karo xoolaha iyo dadka. Cudurkan ayaa la sheegaa inuu meelo badan caan ka yahay …
Read More »Noocyada Shakhsiyadda Aadamaha, ADIGU MIDKEE TAHAY??
Carl Jung waa caalim u dhashay dalka Switzerland oo noolaa intii u dhexeysay Julaay 1875 illaa Juun 1961 kii. Waxa uu ku xeeldheeraa cilminafsiga iyo cilmiga dhimirka ee shaybaadhista, daweynta iyo ka hortagga xaaladaha caafimaad darro ee la xidhiidha maskaxda, dareenka iyo jaahwareerka ku dhaca habdhaqanka qofka ama dabeecadihiisa. Waxa aanu leeyahay aasaaska laan ka mid ah daweynta cilminafsiga oo …
Read More »