Health

Kolesterol kacsan (Hypercholesterolemia)

kolesterol waa nooc dufin oo kale ah taasoo laga helo dhiiga. Hadaba kolesterol waa shay uu jirku u baahanyahay waxa uu jirku u isticmaalaa dhisida unugyada jirka, balse waa in xaddi sax ah ay jirkaaga kujirtaa, hadii caddadka kolesterol ee kujira dhiigaaga ay badato waxay khatar ku noqon kartaa caafimaadka wadnahaaga. Marka caddadka kolesterolka kujira dhiiga ay badato waxaa loo yaqaanaa= …

Read More »

Wax Ka Baro Cunnooyinka Kor U Qaada Hammada!

Dadka qaar waxay aaminsan yihiin inay jiraan cuntooyin gaar ahaa oo ka caawinayaa kulanka gogosha. Haddii ay jiraan caddeymo ku saabsan in hal cunto ah oo aad qaadatid ay sare u qaadi karto hammadaada, waa arrin inta badan dadka ay raadin lahaayeen. Balse qaadashada cuntooyinka isku dheelitiran, sare u qaadidda nolol wanaagga iyo caafimaadka wanaagsan waxay dhammaantood ka qeyb qaadan …

Read More »

Have you Been Drinking Coffee At The Wrong Time?!

It’s Monday, 8 o’clock in the morning. It was a late night and you have a 9am meeting. Coffee! You need coffee. You drag yourself out of bed. Grind the beans. The aroma, as it wafts up, makes you happy and wakes you up just a little bit with anticipation. Boil the water. Pour it through the coffee filter. Prepare …

Read More »

Sababaha Keena Dhalmo La’aanta (Causes Of Infertility)

Maanta waxa aynu ka hadlaynaa dhalmo la’aanta inagoo soo qaadanayna sheekada lamaanaha lagu kala magacaabo Scarlet iyo Mark. Scarlet iyo Mark labaduba waxay ku jireen cimrigoodii 30-aadka waxayna is qabaan muddo 5 sano ah laakiin sababo la xiriira mashquulkooda shaqo oo badan waxa ay korayaan da’duna ku socotaa iyaga oo aan wada joogin. Balse ka dib labo sano oo ay …

Read More »

Faa’idooyinka Saliidda Kalluunka!

Saliidda kalluunka

Saliidda kalluunku waxay ka kooban tahay saddex nooc oo la kala yidhaahdo. omega-3, EPA iyo  DHA, Kuwaasoo dhamaantoo laga helo waxyaabo caafimaadka muhiim ah, sida ay shaaciyeen sannadihii u dambeeyay khubarada caafimaadku. Saliidda kalluunka ayaa bani’aadamka ka caawisa dhinacyo badan oo caafimaadka la xidhiidha. Haddaba qormadeenan maanta ee khayraadka baddaha waxaynu kusoo qaadan doonaa saddex qodob oo aad muhiim ugu …

Read More »

Maxaa Sababa Caadada Oo Soo Daahda?

Caadada oo soo daahda: Walwal makugu haysaa caadada oo xiligeeda ka dib dhacday ama kaasoo daahday, adigoo huba inaadan uur lahayn? Caadada oo soo daahda ama aan imaan xiligeeda ayaa leh sababa badan oo aan ku ekeen uur. Waxyaabaha sababi kara waxaa ka mid ah hormoonada jirka oo aan isku dheeli tirneen, iyo xaaladooyin caafimaad. Waxaa jira laba xili oo kaliya …

Read More »

Sababaha Keena Gariirka Gacmaha

Gacmaha oo ku jareeyo markaa wax culus qaadid ama muddo kor u haysid waxay ka timaadaa daal ku yimaado murqaha gacmaha, sababtoo ah jirka bini’aadanka dhaqaaq kasta oo uu sameeyo waxuu ku shaqeeyaa dheecaano iyo macdan jirka u kala gooshta, haddii muruqa uu muddo shaqo ku jiro ama taagnaado ama kala jiidsanaado, waxaa yaraado ama hoos u dhac ku yimaada …

Read More »

6 Worst Foods for Diabetes

Over 25 million people in the United States have diabetes and diabetes takes an enormous toll on the health of our population. Diabetes accelerates aging; damages the kidneys, cardiovascular system, eyes and nerve tissue; and increases cancer risk. The devastating complications and premature deaths associated with diabetes can be prevented. The primary cause of the parallel increases in obesity and …

Read More »

Biyo Intee le’eg Ayaad U Baahantahay Xilliga Soonka?

Biyaha iyo xilliga soonka: Biyo intee le’eg ayaad u baahantay? Neefsiga, dhididka, kaadida iyo saxaraduba waxa ay jidhka ka saaraan biyaha, haddaba si uu jidhku si sax ah ugu shaqeeyo waxaa waajib ah in qofku uu biyo badan cabbo Maalintii, cabbitaannada kala duwan duwan ayaa ka mid ah waxyaabaha biyaha u soo celin kara jidhka, sida oo kale cuntooyinka qaarkood …

Read More »

Faa’iidooyinka Sinjibiisha & Xanuunada Ay Dawada U Tahay

Sinjibiisha oo ka mid ah dhirta qarniyada badan adduunka laga yaqaannay, bulshooyin badanina u isticmaali jireen dawo dhaqameed. Qormadan oo lagu faafiyey shabakadda wararka ee Aljazeera waxa aynu ku eegaynaa faa’iidooyinka cilmibaadhisaha kala duwan iyo xeeldheereyaasha caafimaadku ka marag kaceen in laga helo isticmaalka sinjibiisha. JOOJINTA KORITAANKA KANSARKA Cilmibaadhayaal Maraykan ah oo ka tirsanaa jimciyadda culuumta kiimikada ee Maraykanka ayaa …

Read More »

CUDURKA QAWADKA (Tinea Versicolor): Waxyaabaha Sababa Iyo Qaababka Daaweyntiisa

Qawadka  waxaa caafimaad ahaan loo yaqaan “Tinea versicolor”  waa cudur ku dhaca maqaarka waxaana sababa nooc ka mid ah fangaska. Cudurkan wuxuu ku badan yahay dadka waa weyn , mana ahan cudur daran oo dhibaato caafimaad keena. Qawadka wuxuu keenaa cuncun haddii la xoqana waxa uu isku beddelaa dhaawac, dabadeedna fangas ayaa gaaara jirka waxaana uu sababaa cudur kale oo …

Read More »

Calaamadaha Ilmaha Hibada Leh ee Fariidka Ah!

Bismillah, Waalid kasta wuxuu dareemaa in cunugooda uu yahay mid ka duwan caruurta kale, laakiin waalidiin yar ayaa dareema in cunugooda uu leeyahay hibo aysan lahayn caruurta kale ama uu wax dheer yahay. Sidaas awgeed waxaan qoraalkaan kaga hadli doonaa, waxyaabaha uu waalidka ku fahmi karo, caafimaad ahaane la isku waafaqsan yahay in looga qiyas qaadan karo in cunugaaga uu …

Read More »

Dhibaatooyinka Laga Dhaxlo Gudniinka Fircooniga Ah (Female Genital Mutilation)

Waxaan ka mid nahay bulshada caalamka kuwa ku caan baxay gudniinka fircooniga, hadaba casharkaan waxaan kaga hadleynaa dhibaatada caadadaan ay u lee dahay caafimaadka  iyo nolosha dumarka. Fircooniga waxaa caalamka looga yaqaanaa laba magac oo kala ah naafeynta xubinta galmada dumarka iyo jaridda xubinta galmada dumarka. In kastoo magaca u qoran hay’adda caafimaadka aduunka uu yahay naafeynta xubinta galmada dumarka. …

Read More »

Jooniska C (Hepatitis C)

Cagaarshow, jooniska, cudurka cagaarshowga, hepatitis c,

Jaundice in the sclera (white) of the eyeBobjgalindo, via Wikimedia Commons, CC BY-SA 3.0 License Akhriste ku soo dhawaw qormada todobaadkan oo aynu ku faaqidayno qayb kale oo ka mid ah caabuqyada ku dhaca beerka. Hepatitis C waa caabuq ku dhaca beerka , kaas oo uu keeno nooc ka mid ah Virus-ka kaas oo loo yiqaano Hepatitis C virus.  Cudurkan …

Read More »

Xanuunka Maqaarka Ku Dhaca Ee Sooriyeesis (Psoriasis)

Cudurka Psoriasis (Sooriyeesis): Waa cudur maqaarka ku dhaca kaasoo keena in maqaarka uu qolfo badan ka dhasho, iyadoo unugyada haraga ay ubadanayaan si aan caadi ahayn. Astaamaha Lagu garto cudurkan Waxaa kamid ah in jirka ay kasoo baxaan nabaro yar yar oo ku daboolan jilif/qolof cad oo adag. Qoloftaan oo aad u daadato.Sidoo kale wuxuu leeyahay cun cun, cidiyaha oo …

Read More »