Health

The Surprising Health Benefits of Eating Mangoes Everyday!

Mangoes are fleshy, delicious, tropical fruits that are mostly available in the country towards the end of the year into the first quarter. The mango fruit is packed with natural goodness as you will find out below. I cup of mangoes (225grams) contains the following 105 calories76 percent vitamin C 25 percent vitamin A 11 percent vitamin B6 plus other …

Read More »

Isbedelka Dhaca Xilliga Uurka Bisha 1-aad Illaa Bisha Sagaalaad

UURKA BISHA 1-AAD ILLAA BISHA 9-AAD: Bisha Koowaad: bisha koowaad ee uurka shaqooyin badan ayaa dhacaya si ilmaha abuuristiisa u dhacdo. Marka koowad uur qaadis ayaa dhacaysa, bacrimin ayaa ku xigta, kadibna waa in ukuntii yarayd ee la bacrimiyay lagu dhajiyaa darbiga minka 7-10 bari marka laga joogo bacriminta ukunta ayaa waxaa dhacaya in ukunta lagu dhajiyo darbiga minka. Hadii …

Read More »

Borootiinka Murqaha Dhiso (Whey Protein) iyo Caafimaadka!

Bismillah, Waxaan maanta kaga hadli doonaa casharkeena mawduuc ay dhowr jeer isoo weydiiyeen dhalinyaro badan oo ku tixan “Gym-ka”. Dhalinyaradaas oo badanaa isticmaalo budada loo yaqaano “whey protein” iyagoo u qaato murqo dhiska markay jimicsanayaan. Waa maxay “Whey Protein”?Caanaha markay kala fadhiistaan, waxay u kala baxaan biyo iyo burcad, biyahaas ayaa loo yaqaanaa “Whey”, waxay ka kooban yihiin borotiin, dufan …

Read More »

Waa Maxay Xiiq Dheer (Whooping Cough)?

Xiiq dheer, whooping cough, xiiqdheer, xiiq dheerta,

Xiiq dheer waa infekshan si fudud ku faafa oo ku dhaca qaybta hawa mareenka. Cudurkaan wuxuu leeyahay qufac dheer oo jiidmaya kaasoo bukaanka dhib ku ah, Xiiq dheertu waxay badanaa ku dhacdaa caruurta yar yar iyo dhalinyarada difaaca jirkoodu daciifka yahay. Cudurkaan wuxuu ahaan jiray dilaa kahor inta aan lasoo saarin tallaalka. Astaamaha lagu garto xiiq dheerta: Astaamaha lagu yaqaan xiiq dheertu …

Read More »

Five Simple Things Healthy People Do Every Day.!

1. Include Greens at Every MealYou will reap tons of health benefits from eating a variety of green foods. They happen to be the most nutrient-rich form of carbohydrate available to us in a natural form. They’re anti-inflammatory, cancer fighting and bone boosting, to name a few benefits. While incorporating greens at every meal might sound difficult, it’s quite easy …

Read More »

Maxaa Sababa Gawracatada (Diptheria) Sidee Se Looga Hortegi Karaa

Gawracato, diptheria, cuna xanuunka, gawracatada,

Gawracato waa infekshan halis ah oo haleela cunaha iyo sanka, waxayna sababtaa cuno xanuun, qandho, qanjir barar, iyo tabar dari.Infekshanka sida magaciisaba ka muuqata wuxuu ku caan yahay xaako aad iskugu dhagan taasoo daboolaysa hawa mareenka isla markaana dhib ka dhigaysa neefsashada, iyadoo bukaanku dareemayo in cunihiisa wax lagu jaray. Xanuunkan wa mid halis wayn leh hadaan si deg deg …

Read More »

Shahwo La’aanta Ragga Maxaa Keena?

Shahwo la'aanta, shahwada, biyo baxa, shahwo, xiliga galmada

Dhibaatooyinka la xiriira biyo-baxa waxaa ka mid ah: 1- Biyo-bax la’aan (Anejaculation)Waa marka qanjirka prostate-ka iyo marinnaha manida ay soo tuuri waayaan biyaha.Biyo-bax la’aanta runta ah saameyn kuma laha dareenka galmada.Biyo-bax la’aanta waxaa keeni karo:– Dhaawac gaaray lafdhabarta (xangullaha)– Dhaawac gaaray dabaqanaanta– Qalliinnada qaar sida (Colorectal surgery [qalliinka mindhicirka iyo maroorka] iyo Aortoiliac surgery [qalliinka garwadnaha])– Cudurka xasuus lumiyaha ee …

Read More »

Codadka Ubucda (Bowel Sounds)

Ubucda waxaa kujira xubno kala duwan oo laisku yiraahdo uurkujir. Xubnaha kala duwan ee kujira uurkujirta ayaa ah xubno oo ka qayb qaata burburinta iyo habaynta cunada soo gasha dheefshiidka, sidaa darteed waxaa dhaca mararka qaarkood in codad aan la garanayn ay ka dhex shanqaraan gudaha ubucda, xubnaha ubucda ee codadka sameeya waxaa kamid ah xiidmaha ama midhicirada waawayn iyo …

Read More »

Faham Uyeelo Dhibaotooyinka Ay Biyuhu Ay Keeni Karaan Marka Cuntada La Raaciyo

Dad badan ayaa ay caado u tahay in marka ay cunaan cunto xilliyeedka culus in ay koob weyn oo biyo ah cabbaan, laakiin ma’ ogtahay in arrintaasi ay keento mushkilad weyn oo la xidhiidha dhinaca dheefshiidka iyo in macaanka dhiiggu uu kaco. Cilmibaadhiso caafimaad oo kala duwan ayaa xaqiijiyey in biyo la cabbo isla marka cuntada laga kaco ama isla …

Read More »

What is Vaginismus, What Cause it?

Painful or even mildly uncomfortable sexual intercourse is usually the first sign for a woman that she may have a condition known as Vaginismus. According to some women, the sensation can be described as the man “hitting a wall” during penetration. Some women even experience the same type of discomfort when they insert a tampon or during a pelvic exam …

Read More »

Calaamadaha Walaca (Morning Sickness)

Caalamadaha walaca, uurka cusub, wallac, morning sickness

Calaamadaha walaca: Walaca waa astaan caan ah oo wehelisa uurka, waxaana lagu gartaa lalabo iyo matag mararka qaar, inta badan haweenka uurka leh waxay dareemaan lalabo iyo matag. Walac inta badan wuxuu yimaadaa inta lagu gudajiro 4ta bilood ee ugu horeysa uurka, waana caalamada ugu horeysa ee lagu  garto inuu jiro uur Maxaa sabab walaca Heerka dheecaanada oo ku bata jirka xiliga …

Read More »

Xanuunada Iyo Dhibaatooyinka Laga Qaado Hurdo Yaraanta

Hurdadu waxey muhiim u tahey guud ahaan nolosha Aadamaha, hurdo yaraantuna waxey keentaa dhibaatooyin badan oo xag caafimaad iyo xag muuqaal ahaanba laga dareemi karo. Waxaaney dhibaatadani wax yeelo badan gaadhsiisaa shaqsiga marka ay muddo badan jirto ee seexan waa ku dhaco qofka bani aadamka ah. Dhibaatooyinka waaweyn ee laga dhaxlona waxa ka mid ah, daal iyo tabcaan, caajis, madax …

Read More »

6 Best Foods For Healthy Bones

Osteoporosis and the painful broken bones that accompany it do not have to be a part of normal aging; there are preventative measures you can take to promote optimal bone health and limit your risk of bone loss later in life. Along with regular exercise, the avoidance of smoking and alcohol , diet is one of the most efficacious ways …

Read More »

6 Foods For Healthy Teeth & Gums

We all know that oral care is important, and holistic oral care goes way beyond brushing and flossing. With alternative therapies such as oil pulling, and homemade solutions such as herbal mouthwash, there’s a lot you can do to ensure your smile stays beautiful and bright. But don’t overlook the powerful purification properties of simple, everyday foods. The following six …

Read More »

Sababaha Keena Jiriqsiga (Ilko Raamsiga) iyo Talada ugu Fiican ee Dhakhtarka

Jiriqsigu waa ilkaha oo la isku dhejiyo sixoog ah ama la isku xoqo si aan ku talogal ahay, waxa aanay inta badan dhacdaa marka uu qofku hurdo, laakiin dadka qaar ayaa uu xaalkoodu sii xun yahay oo xitaa maalintii ama habeenkii iyaga oo soo jeeda haddana jiriqsada. Dr. Firas  Al-Nabulsi oo ku takhasusay qurxinta ilkaha ayaa isaga oo faahfaahinaya sababta …

Read More »