Health

Faham U Yeelo 10 Cunto Oo Miisaanka Lagu Dhimo

Cunnooyinka aan cunno waxey ku kala duwan yihiin xaddiga tamar (Calories) ee laga helo, sababtoo ah cunnooyinka kala duwan waxay lee yihiin siyaabo kala duwan oo uu jirka u shiido. Sidaa darteed cunnooyinka waxey siyaaba kala duwan u saameyn karaan dareenka gaajada, hormoonada iyo tamarka uu jirka gubo. Waxaan tusaale ahaan u soo qaadaneynaa 11 cunnooyin oo la quuto si …

Read More »

Dhibaatooyinka Halista Ah Ee Isticmaalka Baraha Bulshada [WARBAAHINTA BULSHADA]

Horumarka tiknoolajiyadda awgeed barahaha bulshada ayaa noqday mid cid waliba heli karto, in kasta oo dhinacyo togan ay leeyihiin barahaani, haddana waa seef laba af leh. Isticmaalka xad-dhaafka ah ee baraha bulshada ama u isticmaalka siyaabo khaldan ayaa keena dhibaatooyin badan oo ay ka mid yihiin kuwa nafsi ah, kuwo bulsheed iyo kuwa caafimaadba. Dhibaatooyinka isticmaalka xad-dhaafka ah ee baraha …

Read More »

7 Hab Oo Looga Hortago Walwalka Iyo Isku-Buuqa!

Walwalka waa dareen dabiici ah kaasoo ka yimaada hadba xaalada ku xeeran qofka. Waa xaalad ay keeni karaan sababo kala duwan ku waas oo isagu jira kuwo u baahan in si degdeg ah go’aan looga gaaro iyo kuwo ay la qabatinto nolosha qofku. Dareenkaan ayaa noqon kara mid wata farxad ama murugo, yididiilo ama isdhigasho. Walwalku waa mid ku yimaada …

Read More »

Waa Maxay Xanuunka Achalasia?

Waa maxay xanuunka Achalasia? Achalasia waxa weeye xanuun ku dhaca hunguriga qaybtiisa hoose gaar ahaan muruqa kala xidha caloosha iyo hunguriga ee loo yaqaan LES (Lower Esophegeal Sphincter). Maxaa ka si noqda muruqaas? Muruqaas loo yaqaan LES waxa uu furmaa marka ay cuntadu dhaafayso waanuu xidhmaa markay dhaafto si aanay Acid calooshu dib ugu soo noqon hunguriga marka uu xanuunkani …

Read More »

Xanuunka Gastroparesis

Waa maxay Gastroparesis ku? Waa xanuun sababa inay cuntadu ku raagto caloosha haddaan si toosa u turjumo magaca xanuunkana waxay noqonaysaa Calool Curyaan,sababaha ugu badan ee keennaana waa xanuunka macaanka(Diabetes melittus),sababta macaanku u keennaana waxa weeya qofka macaanka qaba waxa kor u kaca heerka sonkorta ku jirta dhiiga taasi waxay keentaa inuu dhaawac ku dhaco dareemayaasha uu ka midka yahay …

Read More »

Naasaha Oo Kala Waynaada Ama Kala Dheeraada

Haddii aad isku aragtay in labadaada naas ay kala wayn yihiin, waxba haka welwelin, kaligaa gaar kuuma ahan waa xaalad dumar badan ku dhacda. Naasuhu waa xubno kamid ah kuwa taranka ee haweenka, inkastoo labada jinsi ee ragga iyo dumarka ahi leeyihiin naaso, hadana waxaa u dheer naasaha dumarka unugyada baruurta iyo tuubooyinka caano mareenka ah. Waa xubno muhiim u …

Read More »

Wax Ka Ogoow Cudurrada Waa Weyn Ee Laga Qaado Cunitaanka Qaadka!

Image source: talktofrank.com Qaadka waa daroogo waxyeelaysa caafimaad qabka shaqsiga laqabatima cunidiisa. Daroogadaan ayaa ah mid saamayn balaaran ku leh bulsho badan oo ku dhaqan wadamada Somalia, Kenya, Ethiopia, Uganda, Djibouti iyo qaar kamid ah wadamada carabta sida Yemen. Qaadku wuxuu saameeyaa sidoo kale hab dhaqanka, nabadgalyada iyo dhaqaalaha bulshada. Qormadaan waxaan inta badan ku eegaynaa sida qaadku uu u …

Read More »

Sababaha Keena Qallaylka Xubinta Taranka Ee Haweenka Iyo Dhibaatada Ka Dhalan Karta

Sida caadiga ah, derbiyadda xubinta taranka waxay leeyihiin dheecaan khafiif ah oo subkiya. Hormoonka estrogen ayaa ka caawiya ilaalinta dheecaankaas, islamarkana ka dhiga xuubka xubinta taranka haweenta mid jilicsan oo caafimaad qaba. Estrogen waa dheecaan (hormone) ay sameeyaan ukun-sideyaashu (ovaries). Estrogen waa hormoon xukumo wareega caadada qofta dumarka ah iyo waxaa kalo uu ka falgalaa nidaamka xubinta wax soo saarka …

Read More »

9 Amazing Healthy Benefits Of Pumpkin Seeds

The best way to reap maximum from pumpkin seeds is by eating them raw and it is even better if the seeds come from an organic pumpkin. It would also be wise to soak them or sprout them and then roast them lightly before consumption. Pumpkin are very beneficial to health in that: 1.They are packed with Magnesium which is …

Read More »

Eat Grapes Live Healthy

Behold the ‘queen of the fruits’ donned in different colours and forms. Grapes are among one of the oldest fruits to be cultivated in the world. With an estimation of 72 million tonnes of grapes grown globally annually, there have to be some immense benefits which come along with the consumption of grapes. With its perfect blend of unique taste …

Read More »

Wax Ka Ogow Asbaabaha Moosku Ugu Wanaagsan Yahay Ragga

Moosku waa faakiho macaan oo ka mid ah khudaarta dunida loogu isticmaalka badan yahay, Ragga waxa uu u leeyahay faaidooyin badan waxaa ka mid ah ka hortagga bidaarta, kobcinta dhalmada, dejinta sonkorta dhiigga iyo wanaajinta caafimaadka wadnaha. Mooska waxaa kaa buuxo fiitamiino sida Fiitamiin D, B6, iyo B12, macdanaha sida  potassium, magnesium, manganese, selenium iyo copper, waxuu kaloo qani ku …

Read More »

Dhaawicidda Mooraalka Caruurta Iyo Dhibaatooyinka Ay Ka Qaadaan!

Ilmuhu waa hadiyad qaali oo Ilaahay bixiyo, waxuu ubaahan yahay in la ilaali mooraalka iyo dareenka maskaxdiisa. Dadka iyo bey’ada ku xeeran ilmaha ayaa ugeysan kara mooraalkiisa dareen ku dhisan dhaawac oo la dhibaatooda. Xasuusta iyo maskax ku haynta ilmuhu waa mid in badan kabadan midda dadka waaweyn. Dhaawaca soo gaara maskaxdiisa ayaa saameyn balaaran ku yeesha koriimadiisa iyo la …

Read More »

4 Tips For Healthy Bones

Many people neglect to take care of their bones, even though they play an essential role in our daily lives. Here are four ways in which you can take care of your bones or improve your bone health. Exercise Exercise, such as strength training (using weights or resistance), as well as those exercises that promote good posture and balance, are …

Read More »

The Surprising Health Benefits of Eating Mangoes Everyday!

Mangoes are fleshy, delicious, tropical fruits that are mostly available in the country towards the end of the year into the first quarter. The mango fruit is packed with natural goodness as you will find out below. I cup of mangoes (225grams) contains the following 105 calories76 percent vitamin C 25 percent vitamin A 11 percent vitamin B6 plus other …

Read More »