Health

Bakteeriyada Gaastriigga Keenta Ee Helicopter Pylori

Infekshanka H.pylori ayaa ah mid ka mid ah waxa sababa gaastriigga, boogaha caloosha iyo mindhicirada Infekshanka H.pylori wuxuu dhacaa marka noocyo geermis ah ama bakteeriyo ah oo loo yaqaan Helicopter pylori ay ku dhalato caloosha. Waxayna arintaan badanaa dhacdaa xilliga caruurnimada. Caabuqa ay sababto h.pylori wuxuu sababaa xanuunka loo yaqaan boog calooleedka, ama boogta xiidmaha iyo boogta caloosha oo soomaalidu …

Read More »

Xanuunka Mindhicir Xiranka (Small Bowel Obstruction)

Mindhicir xiranka waxay dhacdaa marka saxaro ama waxyaalo kale isku guntaan ama isku xiraan tuubada mindhicirada waawayn ama kuwa yaryar. Xirmashadaan waxay noqon kartaa mid waqti dheer qaadata ama mid wax yar kadib iska dhamaata. Astaamaha  mindhicir oo xiranka: Calaamadaha lagu garto waxaa kamid ah Codad ka dhex yeera ubucdaUbucda oo xanuuntaLalaboMatagCalool istaagShubanUbucda oo soo bararta Sidoo kale mindhicirada oo xirma waxay keentaa …

Read More »

Dhalaanka Oo Si Deg Deg Ah U Saqiira (Infant Death Syndrome)

Dhimashada deg dega ah ee ilmaha yar yar (Infant Death Syndrome) waa mid badanaa ku dhacda dhalaanka da’doodu u dhaxayso 2-3 bilood, waa xaalad aan sharaxaad badan laga bixin badanaa, waxay badanaa ku dhacdaa si deg deg ah ama kadis ah taasoo saamayn wayn ku yeelata waalidiinta ilamaha dhalay. Xaaladan waxay badanaa dhacdaa marka ilmuhu hurdaan, ilma yar oo waalidkiisu …

Read More »

5 Foods That Are Bad For Your Skin

What you eat has a huge impact on your complexion – and the results aren’t pretty … Most women never stop battling with our skin. Just as it seems like you have finally conquered acne, the fight fine lines and wrinkles start making their appearance. The continues struggle to find the perfect product for our own unique combination of problematic …

Read More »

Waa Kuwee Cuntooyinka Yareeya Amateedka Ama Cirweynida?

Amateedka, cirweynida, cuntooyinka, mushaari, boorash

Haddii aynu hore u naqaannay in amateedka cuntada iyo gaajadu ay isku mid tahay, waxaa beeniyey cilmiga sayniska oo daahfurtay in ay kala laba yihiin, tusaale ahaan in amateedku waa doonis uu qofku hamuum iyo xiise u qabo cunto, laakiin gaajadu waa baahi uu qofku dareemo in uu cunto doonayo. Amateedka oo kordhaa waxa uu caadi ahaan keenaa in qofku …

Read More »

Wax Ka Ogow Cuntooyinka Daaweeya Kor Qallaylka

Waxyaabaha keeni kara in uu maqaarka jirku qalalo aad ayey u faro badanyihiin. Waxaay noqon kartaa xaalada jirka dibada uuga timid iyo mid jirka gudihiisa ka imanaysa. Waxay noqonkartaa mid la xiriirta xanuun, nafaqo daro, jawiga kala gadisan iyo isticmaalka waxyaabaha jirka lagu qurxiyo (cosmetics). Qormadaan waxaan ku soo qaadanaynaa cuntooyinka yareeya kor qallaylka waxayna kala yihiin: Biyaha: Biyuhu waxay …

Read More »

Faa’iidooyinka Caafimaad Ee Kalluunka Salmon

Dhamaan waxaynu wadda ognahay sida xaqiiqda ah in wax kasta uu Allah (swc) uu abuuray ay xikmad iyo fa´iidooyin ay ku jiraan. Taas oo la rabo inaan si fiican uuga faa´iidaysano. Kadibna aanu Allah (swc) aanu uga shukrino nimcooyinka dusheena uu ku manaystay. Waxaan rabaa maanta inaan isla eegno faa´iidada uu kalluunku u leeyahay jidhkeena iyo walabi sida uugu wacan …

Read More »

Cuntada Ay Cusbada Ku Yartahay (Low Sodium Foods)

Cusbadu waa macdan si dabiici ah looga helo cuntooyinka mar marka qaarkoodna lagu daro cuntooyinka. Cusbada waxay ka qayb qaadataa ilaalinta iyo miisaamida dheecaanada jirka kujira. Cunida cunto cusbadu ku yartahay waxay faaido wayn u tahay jirkeena, waxay kahortagtaa wadna xanuunka iyo dhamaan cudurada ku dhaca halbawlayaasha dhiiga qaada. Hadii aad qabtid xanuunada wadnaha, dhiikar, ama hada kahor aad wadna …

Read More »

SALT: Things You Should Know About It

By now you’ve probably heard that to be as healthy as possible, you should avoid having too much salt in your diet. And, this much is true. Salt overload is one of the leading causes of high blood pressure and could potentially set you up to experience an increased risk of heart disease and/or stroke. This said, not all salt …

Read More »

Fursadaha Ugu Fiican Ee Lagu Qaadi Karo Uurka Mataanaha

Uurka mataanaha, mataano, uur,

Mataano waa marka caloosha hooyada ay wada galaan in ka badan hal cunug. Mataanuhu waxay ka kooban yihiin labo qeybood oo kala ah mataano ka samaysmay hal ukun iyo kuwo ka samaysmay labo ukun. Dumarka caadada u hela sida joogtada ah  waxay soo deyaan hal ukun bil kasta, ukuntaas haday bacrimin heli weydo dhiiggii caadada ayay noqotaa. Ukun kasta waxaa gala …

Read More »

Ahmiyadda Quraacda iyo Cudurrada ay Ka Hortagto

quraac ahmiyada quraacda quraac somali food

Sida ay muhiim u tahay in qofku uu gaadhigiisa shidaal ku shubo, si uu ugu shaqeeyo ayaa uu jidhkeenuna marka uu maalinta oo dhan soo shaqeeyo u baahan yahay hurdo iyo nasasho, laakiin maalinta labaad marka uu ka soo tooso hurdadii xalay, waxa uu u baahan yahay in uu maalintiisa ku bilaabo quraacda oo jidhka u ah shidaal iyo il …

Read More »

Waa Maxay Faa’idooyinka Jimicsiga Yoga?

Yoga waa hab kamid ah hababka jimicsiga. Habkaan ayaa ka duwan jimicsiyada kale maadaama jimicsiyada kale ubaahan yihiin energy iyo dhaqaaq murqaha, taasoo keenta inuu siyaado heerka shaqo iyo burburineed ee inta badan unugyada jirka. Yoga waa hab jimicsiyeed ka caan ah dunida gaar ahaana wadama Hindiya iyo Shiinaha. Jimicsiga yoga ayaa ah midaan u kala saarnayn ragga iyo dumarka …

Read More »

Eating Beans & Weight Loss

Ever wonder why beans and other legumes may be beneficial to weight loss? … Beans such as kidney beans and black beans may be very beneficial if you are on a weight loss diet and are hoping to shed some kilograms. The reason for this is that they are high in protein as well as fibre. Protein helps you to …

Read More »

Best Foods To Improve Your HDL Levels

You’ve probably heard that Cholesterol is very very bad for your heart health right? This is very right. But… There are two important things to note when it comes to Cholesterol: 1. Not all cholesterol is bad for your health. 2. We all need cholesterol. It is good for a proper functioning heart. The good cholesterol which is also known …

Read More »

Astaamaha Balwada Cuntada Iyo Dhibaatooyinka Ka Dhalan Karo!

U Balwada cuntada waa balwad sax ah oo jirta, waxayna la mid tahay balwadaha daroogada iyo dhamaan maandooriyaasha kale, dadka qaba xaaladaan waxay dareemaan dareen ah iney khasab wax ku cunaan, dareenkaan oo imaada xili aan qofka gaajo hayn. balwadaan waxay la soo daristaa dadka qaba dhibaatooyin xaga cunnada, sida Anorexia, in kastoo dadka qaar ay mararka qaar si xad …

Read More »