Dad badan ayaa marar kala duwan ciddiyahooda ku arka caddaan sida bisha u golxaysan oo ka muuqda gunta hoose ee ciddida faraha gacmuhu kaga xidhantahay jidhka. Waxa ay khubaradu sheegaan in calaamadani ay inta badan dadka ka ku taallo laakiin midabka maqaarka iyo sababo kale awgeed uun ay dadka qaar uga muuqato kuwo badan oo kalana aanay uga muuqan. Haddaba …
Read More »Health
Muxuu Taraa Geedka Basil (Reexaanta)?
Waa maxay Basil (reexaanta)? Waa geed yar oo ka mid ah geedaha loo isticmaalo cunto kariska, caafimaadka iyo waliba quruxinta. Waxa uu u baxa sida kamsar caleenta oo kale. Waxa aad heli kartaa isagoo la qalajiyey oo xawaash oo kale laga dhigay iyo isga oo qoyan oo fresh ah iyo waliba isaga oo waxyaabo badan laga sameeyey sida saliid iwm …
Read More »7 Dhibaato Oo Laga Qaado Hawada Wasakhaysan
Hawada inta badan ee caasimadaha dunida ayaa sii noqonaysa mid wasakhaysan, waxa aana sii kordhaysa khatarta ay ku hayso caafimaadka dadka. Qiiqa mishiinnada shidaalka ku shaqeeya, wasakhda warshadaha iyo baabuurta iyo guud ahaan waxyaabaha hawada dikhaynaya ayaa sababa dhibaatooyin caafimaad oo dhinaca habdhiska neefsiga iyo sambabada ah iyo dhibaatooyin caafimaad oo la xidhiidha inta badan ee xubnaha iyo habdhisyada kale …
Read More »Calaamadaha Digniinta Ah Ee Xanuunnada Farjiga Dumarka
Caafimaadka xubinta taranka waxa uu muhiim u yahay sida caafimaadka xubnaha kale ee jirka uu muhiim u yahay. Caafimaad qabka xubinta taranka waxay aasaasi u tahay fayow qabka guud ee haweeneyda. Waxaan la soconaa in dumarku u nugulyihiin xanuuno badan marka la bar bardhigo ragga. Cudurada ay dumarku u nugul yihiin waxaa kamid ah, infekshanka ku dhaca kaadi mareenka, waa …
Read More »10 Faaido Oo Ay Leedahay Dhunkashada Afka (Shumiska)
Halkaan waxaan ku soo koobaynaa qaar ka mid ah faa’idooyinka caafimaad ee cilmi ahaan la xaqiijiyay in laga helo shumiska ama dhunkashada afka. Gubidda kaaloriga (calorie): Hadii aad xaas tahay ama leedahay waxaa haboon in farxada qoyska ay ahaado mid joogto ah dhunkashana ay jirtaa waayo halkii daqiiqo oo dhunkasho ah waxey gubtaa 2 illaa 23 oo kaloori ah waana …
Read More »Ahmiyada Ay Leedahay Qashin Saaridda Jidhka!
Qashin saaridda jirka waxa kaliya ay sameyn karto ma ahan qurxinta maqaarka, ee waxey kaloo siyaadin kartaa heerka tamartaada, kor uqaadista habka dheefshiidka iyo yareynta miisaanka. Qashin saaridda waxay socotaa muddo kooban waxaana loogu talo galay in jirka sunta looga saaro. Qashin saaridda jirka ma ahan arin si dhaqsa ah uridda miisaanka. Ujeeda waa in culeyska laga qaado xubnaha jirka …
Read More »Ahmiyadda Macdanta Kaalshiyam (Calcium) & Astaamaha Lagu Garto Haddii Ay Jidhka Ku Yaraato!
Kaalshiyamtu sida laysla ogyahey waa macdanaha ugu baden ee laga helo jidhka bani aaden ka, isla markaana waxey leedahey faa,iidooyin muhiim u ah jidhka guud ahaanba, 99% ka mid ah kaalshiyamta waxa laga helay lafaha iyo ilkaha, halka 1% soo hadheyna laga helo dhiiga, muruqyada iyo dareerayaasha kale ee jidhku leeyahey. Kaalshiyamtu waxey door muhiima ka ciyaartaa dhismaha lafo xoogan. …
Read More »Daalka Iyo Hurdada Dharagta Kadib!
Daalka iyo hurdada yimaada dharagta kadib waa wax dhamaan aadanuhu ay ka simanyihiin. Marka aad cuntaysid siiba mararka aad cuntid cunto badan waxaad dareemaysaa caajis waxaana laga yabaa badanaa inaad hurdo u baahatid. Balse bahda caafimaadka oo ay barocaafimaad kamid tahay waxay qabaan aragti ka duwan taas oo ku salaysan cilmiga caafimaadka iyo aqoonta loo leeleeyahay jirka aadanaha. Maxaa sababa calaamadaha dharagta? …
Read More »Wax Ka Ogoow Cuntooyinka Lagu Xoojiyo Caafimaadka Iyo Awoodda Maskaxda
In qofku uu cuno cunto isu dheelli tirani waxa ay qayb libaax ku leedahay guud ahaanba xaaladdiisa caafimaad. Cuntada waxaa ku jira, nafaqooyin, barootiinno, Faytamiinno, macdanno iyo maadooyin aan tiro lagu soo koobi karin oo waxtar weyn u leh caafimaadka guud ahaan jidhka iyo gaar ahaan qaybihiisa kala duwan. Qormadan waxa aynu ku soo qaadanaynaa cuntooyinka ay ku jiraan maaddooyinka …
Read More »13 Cunto Oo Ka Hortagga Cudurka Kansarka
Cudurrada dunida maanta ugu halista badan waxaa ka mid ah cudurka Kansarka oo noocyo kala duwan leh. Sababaha ugu badan ee keenana waxa ay dhakhaatiirtu ku sheegeen nidaamka cunto oo aad uga qaldama dadka iyo qaab nololeedka xun. Magaca kansar waxa loo adeegsadaa in kabadan 100 cudur oo ka dhasha tarmidda unugyada jirka oo utarma si aan caadi ahayn. Kansarka …
Read More »Asbaabaha Keeno Kacsanaanta Ama Bararidda Xididada Wajiga Iyo Cilladaha…
Bismillah, Waxaan casharkaan maanta kaga hadli doonnaa kacsanaanta ama bararidda xididada wajiga khaasatan dhinacyada ama dhafoorrada. Sida aan wada ognahay, xididada waxaa loo qeybiyaa laba nuuc, mid dhiigga xubnaha geeyo, loona yaqaano halbowle “Artery” iyo mid dhiigga ka soo celiyo xubnaha loona yaqaano arooriye “Veins”. Bararidda Arooriyaasha Wajiga: Xididada badanaa wajiga ka soo muuqdo labadaas mid ayay noqon karaan, haddii …
Read More »Healthy Benefits Of Walking Everyday!
There are many health benefits of walking. Walkers have less incidence of cancer, heart disease, stroke, diabetes and other killer diseases. They live longer and get mental health and spiritual benefits. Walk and Exercise to Add Healthy Years to Your Life:Analysis of research data shows that moderate and high levels of physical activity added disease-free years to life. Walk Away From …
Read More »10 Tallaabo Oo Lagu Yareeyo Xanuunka Caadada
Dhaqdhaqaaqa badi: Waxaa laga yaabaa inaad la yaabto, adigoo xanuun badani ku hayo sideen u dhaqdhaqaaqaa. Jimicsigu wuxuu caawiyaa in unugyada dhiigu ay si fiican u shaqeeyaan, hadaba hadii aadan maalintaas jimicsi samayn karin ku dadaal jimicsigu inuu noloshaada wax kamida noqdo, si maalinta caadada aad hesho ay kuugu fududaato. Meel diiran: Diirimaadku wuxuu yareeyaa xanuunka caadada sida inaad maro dugsoon aad …
Read More »Jeermiska E-Coli, Xanuunada Uu Keeno Iyo Hababka Looga Hortegi Karo
E-coli (Escherichia coli) waa magaca loo yaqaan jeermis, ama bakteeriya, kunool habka dheefshiidka dadka ama xayawaanka. Waxaa jira noocyo badan oo jeermiskaan ah, balse intooda badan wax waxyeela ah malahan. Laakiin qaarkood waxay sababi karaan shuban dhiig wata. Sidoo kale qayb kaloo kamid ah geermiska E.coli waxay sababi karaan dhiig la aan ama waxay sabab u noqon karaan hawlgabnimada kelyaha, taasina …
Read More »Arag Waxa Dhacaya Haddii Cunnada si Boobsiis Ah Loo Cuno
Markasta oo cunto u fariisanno waalidka waxay noo sheegaan inaan cuntada si tartiib ah u cunno, haddaba weligaa ma isweydiisay sababta? Cuntada oo si degdeg ah loo cuno waxaa laga qaadaa cillado dheefshiid, waxay keentaa in miisaanka si aad ah uu kordho, waxay kaloo kordhisa halista wadne xanuunka iyo cudurka sonkorowga. Dadka qaar waxaa caado u ah inay si degdeg …
Read More »