Health

Sababaha Ay Muhiimka U Tahay In La Joogteeyo Cunista Kalluunka Iyo Noocyada Ugu Fiican

faaidada kalluunka, malaayga, kaluunka,

Kalluunka waxa uu ka mid yahay cuntooyinka ugu caafimaadka badan waxaa ka buuxo nafaqooyin aasaasi u ah caafimaadka sida barootiin, fitamiin D, calcium, phosphorous, iron, zinc, iodine, magnesium iyo potassium. Waxa ay dhakhtaatiirtu ku taliyaan in lagu dedaalo cunista cunto isku dheellitiran taas oo ay qayb ka tahay cunista kalluunka ugu yaraan saddex jeer asbuucii maadaama laga helo fitamiinno , …

Read More »

11 Xanuun Oo lagu Daaweeyo Biyaha Kaabajka Iyo Qaabka Loo Isticmaalo

Dadku badanaa waxay kaabajka u karsadaan khudrad ahaan, ansalaatana waa lagu darsadaa, laakiin weli ma maqashay cabitaanka biyaha kaabajka? Biyaha kaabajku waa cabitaan faa’ido weyn u leh caafimaadka kana hortagga xanuunno tiro badan. Kaabajka waxaa ka buuxo maadooyinka sun-saarista oo ay ugu horreyso maadada loo yaqaanno “Polyphenols” taas oo ka hortaggta dhaawaca ay unugyada jirka gaarsiiyaan waxa loo yaqaanno “free …

Read More »

5 Khalad Oo Ay Waalidiinta Cusub Sameeyaan Marka Ilmaha koobaad U Dhasho & Xalka Ugu Wanaagsan

Inta badan aabayaasha iyo hooyooyinka ku cusub waalidnimadu waxa ay dhib kala kulmaan daryeelka ilmaha koowaad gaar ahaan sannadka koowaad ee waalidnimada oo mararka qaarkood laga yaabo in ay ku kacaan ficiloo ay iyagu u haystaan in ay ilmaha wax ugu tarayaan ama ku daryeelayaan laakiin runtu tahay in ay raad taban ku yeelanayaan caafimaadka ilmaha yar. Qormadan maanta waxaan …

Read More »

Top 3 Reasons you Should Eat Dark Chocolate

Dark chocolate, cocoa, chocolate

Top 3 Reasons you Should Eat Dark Chocolate Typically, when you hear dark chocolate, your mind would not be screaming healthy! You would probably be thinking that this sweet treat is forbidden. But what if we told you that is not the case. In fact, dark chocolate is a very healthy snack that is commonly incorporated into many meal plans. …

Read More »

Calaamadaha Malaariyada Ama Duumada (Malaria)

calaamadaha malaariyada

Malaariyada waa xanuun inta badan saameeya bulshada ku dhaqan qaaradda Afrika oo uu ku jiro dhulalka Soomalida, xanuunkaan waxaa laga qaadaa markii ay ku qaniinto kaneecada taasoo sida parasite (Ku dul noole). Waxuu caan ku yahay qandho iyo dhaxan la dareemo iyo appetiteka oo lumo. Xanuunkaan kuma badna wadamada horumaray sida China iyo US sababtuna waxaa weeye inay ka hortageen kaneecada sida parasite qaab tallaal iyo …

Read More »

Cudurrada Laga Qaado Barootiinka Oo La Iska Badiyo

Barootiinku waa curiye muhiim u ah dhismaha unugyada jirka aadamaha, waana dhagaxa aasaaska u ah dhismaha timaha, maqaarka, ciddiyaha iyo koritaanka muruqaha. Ilaha barootiinka laga helo waxaa ka mid hilibka xoolaha, hilibka digaaga cuntooyinka caanaha laga sameeyo, kalluunka iyo ukunta, waxaa kaloo laga helaa lowska, misirta, harakowga, boorashka, iyo miraha chia seeds. Faa’idadaa aadka u ballaaran ee barootiintu jirka u …

Read More »

Wax Badan Ka Ogow Ilkaha Dabarka Leh Ama Digirka Leh

Waxaan kaga hadlayaa qoraalkaan mawduuc ku saabsan “ILKO DIGIRka” ama ilkaha magarta leh ama dhibcaha kaffeyga ah ee ilkaha ku sameysmo. Maxay yihiin dhibcahaas ilkaha ku samaysmo “Ilko Digirka”? Cilladaan ilkaha ku samaysanto waxay ka dhalataa maaddo loo yaqaano “Fluoride” oo biyaha la cabo ku badan, sida dabiiciga ah maadadaan waa mid caafimaad leh kana hortagto suuska iyo ilko bololka, …

Read More »

Xaaladaha Caafimaad Ee Keena In Caddaanka Ciddiyaha Uu Qarsoomo!

cidiyaha, xanuunka ciddiyaha,

Dad badan ayaa marar kala duwan ciddiyahooda ku arka caddaan sida bisha u golxaysan oo ka muuqda gunta hoose ee ciddida faraha gacmuhu kaga xidhantahay jidhka. Waxa ay khubaradu sheegaan in calaamadani ay inta badan dadka ka ku taallo laakiin midabka maqaarka iyo sababo kale awgeed uun ay dadka qaar uga muuqato kuwo badan oo kalana aanay uga muuqan. Haddaba …

Read More »

Muxuu Taraa Geedka Basil (Reexaanta)?

Waa maxay Basil (reexaanta)? Waa geed yar oo ka mid ah geedaha loo isticmaalo cunto kariska, caafimaadka iyo waliba quruxinta. Waxa uu u baxa sida kamsar caleenta oo kale. Waxa aad heli kartaa isagoo la qalajiyey oo xawaash oo kale laga dhigay iyo isga oo qoyan oo fresh ah iyo waliba isaga oo waxyaabo badan laga sameeyey sida saliid iwm …

Read More »

7 Dhibaato Oo Laga Qaado Hawada Wasakhaysan

hawada wasakhaysan

Hawada inta badan ee caasimadaha dunida ayaa sii noqonaysa mid wasakhaysan, waxa aana sii kordhaysa khatarta ay ku hayso caafimaadka dadka. Qiiqa mishiinnada shidaalka ku shaqeeya, wasakhda warshadaha iyo baabuurta iyo guud ahaan waxyaabaha hawada dikhaynaya ayaa sababa dhibaatooyin caafimaad oo dhinaca habdhiska neefsiga iyo sambabada ah iyo dhibaatooyin caafimaad oo la xidhiidha inta badan ee xubnaha iyo habdhisyada kale …

Read More »

Calaamadaha Digniinta Ah Ee Xanuunnada Farjiga Dumarka

caafimaadka farjiga dumarka, xubinta taranka,

Caafimaadka xubinta taranka waxa uu muhiim u yahay sida caafimaadka xubnaha kale ee jirka uu muhiim u yahay. Caafimaad qabka xubinta taranka waxay aasaasi u tahay fayow qabka guud ee haweeneyda. Waxaan la soconaa in dumarku u nugulyihiin xanuuno badan marka la bar bardhigo ragga. Cudurada ay dumarku u nugul yihiin waxaa kamid ah, infekshanka ku dhaca kaadi mareenka, waa …

Read More »

10 Faaido Oo Ay Leedahay Dhunkashada Afka (Shumiska)

Dhunkashada afka, shumiska

Halkaan waxaan ku soo koobaynaa qaar ka mid ah faa’idooyinka caafimaad ee cilmi ahaan la xaqiijiyay in laga helo shumiska ama dhunkashada afka. Gubidda kaaloriga (calorie): Hadii aad xaas tahay ama leedahay waxaa haboon in farxada qoyska ay ahaado mid joogto ah dhunkashana ay jirtaa waayo halkii daqiiqo oo dhunkasho ah waxey gubtaa 2 illaa 23 oo kaloori ah waana …

Read More »

Ahmiyada Ay Leedahay Qashin Saaridda Jidhka!

Qashin saaridda jirka waxa kaliya ay sameyn karto ma ahan qurxinta maqaarka, ee waxey kaloo siyaadin kartaa heerka tamartaada, kor uqaadista habka dheefshiidka iyo yareynta miisaanka. Qashin saaridda waxay socotaa muddo kooban waxaana loogu talo galay in jirka sunta looga saaro. Qashin saaridda jirka ma ahan arin si dhaqsa ah uridda miisaanka. Ujeeda waa in culeyska laga qaado xubnaha jirka …

Read More »

Ahmiyadda Macdanta Kaalshiyam (Calcium) & Astaamaha Lagu Garto Haddii Ay Jidhka Ku Yaraato!

Macdanta kaalshiyam, calcium, caano

Kaalshiyamtu sida laysla ogyahey waa macdanaha ugu baden ee laga helo jidhka bani aaden ka, isla markaana waxey leedahey faa,iidooyin muhiim u ah jidhka guud ahaanba, 99% ka mid ah kaalshiyamta waxa laga helay lafaha iyo ilkaha, halka 1% soo hadheyna laga helo dhiiga, muruqyada iyo dareerayaasha kale ee jidhku leeyahey. Kaalshiyamtu waxey door muhiima ka ciyaartaa dhismaha lafo xoogan. …

Read More »

Sababaha Keena Neefta Oo Qofka Ku Xiranta Xilliyada Hurdada (Sleep Apnea) Iyo Khataraha Ka Dhalan Kara

Neefta oo qofka ku dhegta xiliyada hurdada siiba habeenkii ayaa ah khatar caafimaad oo taxadarkeeda leh. Marka uu qofku khuuriyo ama uu aad u daalanyahay ayuu badanaa la kulmaa xaaladan. Neefta ayaa noqota mid hakad ku jirta mudo udhaxaysa ilbiriqsiyo ilaa daqiiqad. Waxayna dhibaato ku keentaa waqtiga uu qofku ku seexan karo hurdo ku filan, waxaa dhacda inuu qofku soo tooso marka …

Read More »