Health

Noocyo Cuntada Ka Mid Ah Oo Kordhiya Walwalka Iyo Niyad Jabka

Dad badan oo innaga mid ah ayaa aan dhaadsanayn muhiimadda ay leedahay in la hubsado nooca cunto ee ay tahay in aynu cunno, lana kala barto cuntooyinka caafimaadka ay tahay in aynu cunno, kuwa ay tahay in la yaraysto iyo cuntooyinka aan caafimaadka u fiicnayn, oo marar badan ah kuwa aynu ugu jecelnahay cunistooda. Xaaladaha uu qofku ku jiro xanuunnada …

Read More »

Dhiig Ku Shubid (Transfusion)

In badan oo ka mid ah bukaanka ku jira isbitaalada ayaa u baahan dhiig ku shubid. Tallaabadan ayaa faaido u leh qofka bukaanka ah ee uu hooseeyo cadadka dhiigiisu. Waxaa kale oo ubaahnaan kara in dhiig lugu shubo dadka maraya qalliimada, dadka lakulma shilalka iyo haweenka dhalayya. Muhiimada habkaan ayaa ah mid lagu badbaadiyo bukaano wajihi karey xaalado halis ah. …

Read More »

Wax Badan Ka Baro Xanuunka Gaaska Caloosha (gastritis)

Maanta waxaynu soo qaadaneynaaa waxa uu yahay gaaska caloosha ( gastritis) waxa keena calaamadaha lagu garto sida loo baaro iyo waliba sida loo daaweeyo. waa maxay gastric (gastritis)? Waa caabuq diiqa, ama boog ku timaadda dahaarka caloosha. Waxaa uu u noqon karaa mid si degdeg ah u dhaca (acute) iyo mid daba dheeraada(chronic). Maxaa sababa gastric (gastritis)? Isticmaalka alcoholIn badan …

Read More »

Learn Top 5 Health Benefits Of Okra

Also known as lady’s fingers, Okra is a plant with flowers and a green appearance. This plant belongs to the family of cotton and hibiscus. While it is the name of the plant, generally, the word Okra is used to refer the edible seed pods. It is also commonly referred to as the food of the health conscious people. This …

Read More »

Faa’idooyinka Tirada Badan Ee Cinabka Iyo Cudurrada Uu Ka Hortago

cinabka, canab,

Cinabka oo ka mid ah cuntooyinka xilliga xagaaga soo go’da ee si isku mid ah ay carruurta iyo waayeelkuba u jecel yihiin ayaa ay xeeldheerayaasha caafimaadku caddeeyeen in uu leeyahay faa’idooyin caafimaad oo tiro badan. Qormadan waxa aynu ku eegaynaa qaybaha ugu muhiimsan faa’idooyinkaas caafimaad: Cinabku waxa uu yareeyaa madax xanuunka, waxa uu xoojiyaa caafimaadka maskaxda, waxa uu ka hortagaa …

Read More »

Waa Maxay Infekshanka Dhiigga (Septicemia), Yaa Se U Nugul In Uu Qaado?

infekshanka dhiigga, dhiig

Infekshanka dhiigga (septicemia) waa xaalad daran oo timaada marka walxo jeermis ah ay gaaraan wareegga dhiigga, ka dibna uu kor u kaco hanaanka jir difaaca, kaas oo keenaya xaalado is baddal ah. Hannaanka uu jirkeenu uga jawaabayo walxahan jeermiska ah oo kor u kaca, waxaa ay sababaysaa in xubno dhawr ahi shaqadoodu Khaldanto. Maxaa looga jeeda infekshanka dhiigga? Waxaa jirkeena …

Read More »

Muhiimadda Ay Leedahay Naasnuujinta (Breastfeeding)

naasnuujinta, caanaha naaska

In kastoo aan ognahay ilmaha oo la naasnuujiyo ay muhiimad u leedahay dhalaanka iyo hooyada. Hadana waxaan halkaan ku falaqeyneynaa siyaabaha kala duwan oo ay naasnuujintu ku noqotay faa’ido. Waxaa ka sugan diinta islaamka in dhalaanka la naasnuujiyo sidoo kale waxaa arintaas ayiday khubarada caafimaadka ku xeel dheer khaasatan caafimaadka caruurta. Waa maxay faa’idooyinka naasnuujinta ay u leedahay dhalaanka? Nafaqo: Caanaha …

Read More »

Waxbadan Ka Ogoow Waxyaabaha Dabiiciga ah ee Lagula Tacaalo Gaaska (Gastritis)

daawada gaaska, daawooyinka gaaska caloosha,

Gaaska (gastritis): Sidaan casharkii hore ku soo qaadanay waxaanu isla soo fahanay waxa ay tahay gasteri ,ciladaha keena, habka loo baadho iyo qaabka loo daweeyo (dawada dhakhtarka). Haddaba waxaan rabaa maanta inaan isla eegno waxyaabo badan oo aad heli kartid, lagana yaabo inaad qaar ka mid ah aad isticmaashid balse aanad u qaadan si sax ah. Dhamaan waxayaabaha aan rabbo …

Read More »

Faa’idooyinka Waa Wayn Ee Canabka Iyo Xanuunnada Uu Ka Hortagga U Yahay

faaidooyinka canabka, canab

Canabka waa miro macaan oo nafaqo badan oo caruurta iyo waa waynba ay jecel yihiin, maadooyinka ku jira waxaa ka mid ah fatty acids, barootinnada amino acids iyo FLAVONOIDS oo dhammaantood faa’ido u leh caafimaadka qofka, canabku wuxuu leeyahay midabo kala duwan sida, guduud, cagaar, madow, jaalle, iyo midabka casuuska (purple). Nafaqooyinka canabka laga helo waxaa ka mid ah barootiin, …

Read More »

4 Arrin Oo Loga Hortegi Karo Beer Xanuunka

Beerka, beer xanuunka, caafimaadka beerla

Beerka waxa uu ka mid yahay, xubnaha ugu muhiimsan nolosha noolaha oo dhan, waxa uu qabtaa shaqooyin dhammaantood lagama maarmaan ah oo khubaradu ku sheegeen illaa 500 oo shaqo, halka qarkoodna ay kumannaan gaadhsiiyaanba. Shaqooyinkaas tirada badan ee beerka waxaa ka mid ah in uu burburiyo ama jidhka ka saaro suntan soo gasha, waxa uu kaalin mug leh ka qaataa …

Read More »

Maxay Khubarada Caafimaadku Ka Sheegeen Cunista Muuska Dusha Sare Ka Madoobaada?

muuska, mooska, muus,

Muusku waxa uu ka mid yahay khudradda ay dhakhaatiir badan cunisteeda ku taliyaan, kuna sheegaan in dawo looga raadin karo xanuunno door ah, faaidooyin badan oo caafimaadna u leeyahay dhammaan xubnaha jidhkeenna, maadaama oo samayskiisa ay ku jiraan curiyeyaal cunto oo hodan ah iyo faytamiinno muhiim u ah jidhka, sidoo kalana uu aad ugu badan yahay curiyaha Potassium. Laakiin su’aashu …

Read More »

5 Qaab Oo Looga Hortegi Karo Cudurka Macaanka Nooca Labaad (Type 2 Diabetes)

XANUUNKA MACAANKA, CUDURKA SONKORTA

Qormadan waxaan akhristayaasheenna ugu soo bandhigaynaa 5  a mid ah habab uu dhowaan sheegay Dr. Maxamed Oz in looga hortegi karo cudurka Macaanka oo muddooyinkan dambe si aad ah dunida ugu sii badanaya. Qormadan waxaynu ka soo xiganay shabakadda Webteb oo ka faalloota arrimaha caafimaadka: 1. Caanaha dufanka leh: Dufannada nooc ka mid ah oo ah kan laga helo caanahahayda iyo …

Read More »

Cilladda Bararka Naasaha Ee Ragga (Gynecomastia)

Ragga naasaha leh, bararka naasaha ragga, naasaha raga,

Bararka naasaha ee ragga waxaa sababa isku dheelitrinaan la’aanta hormoonada estrogen iyo testosterone. Bararkaan wuxuu saameyn karaa mid ama labada naas, mararka qaarna wuxuu u saameyn karaa si aan isku mid aheyn. Dhalaanka iyo wiilasha qaangaaraya iyo ragga da’da ah bararkooda naasaha wuxuu ka dhashaa isbedella caadi ah oo ka dhaca jirka, walow ay jiri karaan waxyaaba kale oo sababaya. …

Read More »