Haddii qoorta, kalxanta korkeeda, garabka gadaashiisa illaa gacanta aad ka dareemaysid xanuun iyo daal joogto ah, mararka qaarkoodna in laguu masaajeeyo ama laguu riixriixo aad ku nafisaysid waxaad ogaataa in neerfaha surka mara ay cillad kaa haysato, waana arrin bulshada ku badan laakiin aan lagu baraarugsanayn. Cilladaan caafimaad ahaan waxaa loo yaqaannaa “Cervical spondylosis” ama “Neck arthritis” waa sida xanuunka …
Read More »Health
10 Effective Stress Solutions
“The greatest weapon against stress is our ability to choose one thought over another.” -William James Dr. Nafisa Sekandari and Sr. Hosai Mojaddidi Mentalhealth4muslims.com The American Medical Association links stress to 60% of all human illness and disease. Stress can impact your entire body and cause many health problems such as insomnia, emotional and behavioral problems, ulcers, lack of energy, …
Read More »Astaamaha Oof Wareenka (Pneumonia) Iyo Sababaha Keena
Oof wareenka waa infekshan ku dhaca mid ka mid ah ama labada sambab, waxaan sababi kara infekshankaan ilma aragtada sida bakteeriya, fayrus ama fungi. Oofwareentu waxay sababeysaa caabuq ku dhaca kiishashaka hawada ee ku jira gudaha sambabada, kiishashaka waxaa ka buuxsama dareere ama malax, taas oo ka dhigaysa neefsashada mid adag. Astaamaha oodibta ama oofwareen waxay noqon karaan kuwo khafiif ah …
Read More »Xeeldheerayaasha Caafimaadku Maxay Ka Sheegeen Cabbidda Shaaha Madow?
Shaahu waa cabitaanka loogu isticmaalka badan yahay dunida, dad badanna maalintooda waxay ku bilaabaan koob shaah ah, wuxuu kiciyaa hurdada, qofkana wuxuu siiyaa firfircooni. Waxaa jira dad badan oo la qabatimay oo aan joogi Karin shaah la’aan subaxdii. Shaaha waa afar nooc waxaana lagu kala magacaabaa midabkiisa, waxaa jira shaah cagaaran, shaah madow, shaah cad iyo shaah loo yaqaanno “oolong …
Read More »Sababaha Dumarka Qaar Ay U Ooyaan Marka Loo Galmoonayo
Dad badan galmadu waxay u tahay ficil dareen badan, waxaa laga yaabaa inaad isku aragto dareemo kala duwan xilliga galmada sida raaxo iyo farxad. Dadka qaar waxaa dhacda in dareemadani ay ka tan badiyaan oo ay gaaraan heer ay la ooyaan. Waxaa ugu horeeya ee ay tahay inaad ogaato hadaad la kulanto xaaladaan, waa inaysan ahayn wax adiga gaar kuu …
Read More »Seven health benefits of Papaya You Should Know About
Papaya is referred to as the fruit of the angels because of its nutritious properties. It is a fruit that contains a huge amount of Vitamin C along with a range of different benefits for the human body. Many people,however, do not prefer its taste in fruit salads. Although, it can be a rewarding component to add to your diet. …
Read More »Healthy Benefits Of Eating Dark Chocolate During Pregnancy
If you have chocolate cravings during pregnancy, don’t resist. Eating chocolate may be good for your growing baby, according to research … Eating chocolate during pregnancy Researchers have found that eating chocolate during pregnancy helps improve placental function and to decrease the risk of preeclampsia. A daily chocolate Since previous studies showed conflicting results regarding the role of chocolate consumption …
Read More »7 Foods To Boost Your Immune System
Not getting enough sleep, smoking, following a sedentary lifestyle, and not eating a balanced diet can take a toll on your immune system. With the flu season upon us, it is important to invest in your health. A strong immunity can help fight off disease and infections, and allow you to recover faster if you do get sick. Load up …
Read More »Is Chocolate Good For Teeth?
Good news for chocolate lovers – studies have shown that chocolate may be more effective than fluoride in fighting tooth decay … ite into chocolate With Easter fast approaching, here’s some good news – chocolate can actually be good for your teeth! In fact studies have shown that chocolate may be more effective than fluoride in fighting tooth decay. “Real …
Read More »Maxaa Sababa Eernada (Hernia) Yaase Halis Ugu Jira?
Eernada waxa ay badanaa ka soo muuqataa ubucda, waxay sidoo kale kasoo muuqan kartaa miskaha iyo xudunta. in kastoo eernada aysan ahayn xaalad nafta halis ku ah, is lamarkaana sida kaliya ee lagu daweyn kara ay tahay qaliin maadaama ay eernadu tahay kuus kasoo muuqda maqaarka dushiisa oo ay keentay in xubin ay soo riixday furitaan amaba meel ay firaaqo ka …
Read More »Top 6 Health Benefits Of Carrots
Whether consumed raw, cooked or even juiced carrots are regarded to be one of the most popular ultimate health foods. The savory vegetable which serves as an integral part of many kitchens has always proven to be more advantageous to the human body. Before delving into the benefits lets have some quick notes about this popular root vegetable. Their signature …
Read More »Sababaha Ay U Wanaagsan Tahay In La Kaadiyo Galmada Kadib
Xiriirka caafimaadka leh ee ninka iyo xaaskiisa waxa uu ka bilowdaa nolol galmo oo caafimaad leh. Waxaa lagama marmaan ah in labada qof ee isqaba ay ilaaliyaan caafimaadka iyo nadaafadda xubnahooda taranka si ay ugu raaxaystaan nolol galmo oo caafimaad leh. Caafimaad xumo la soo derista xubnaha taranka ee lammaanahaaga waxay saamayn ku yeelan kartaa caafimaadkaaga. Haddii infekshan uu ku …
Read More »The Suprising Health Benefits Of Peanuts!
Peanuts pack a serious nutritional punch and offer a variety of health benefits. Here is a breakdown of all those nutritional and health benefits. 1. They are good for heart health Peanuts are a good source of Vitamin E, niacin, folate, protein and manganese all of which are known to promote heart health. They are also rich in monounsaturated fats, …
Read More »Caruurta Isku Kaadida Habeenkii (Bed-Wetting) Iyo Sida Loola Tacaalo
Caruurta isku kaadida: Gogosha ilmaha iyo dharkiisa oo qoyan, ilmo ceebaysan iyo waalidiin xanaaqasan waa wax ka dhaca guryo badan oo qoysas ku ku nool yihiin. Waxaan meesha ku jirin in laga welwelo inaan ilmaha si fiican loogu tababarin isticmaalka musqusha ama in laga shakiyo in ilmuhu ka caajisayo inuu musqusha tago habeenimada. Mar walba waxaa muhiim ah in maskaxda …
Read More »Astaamaha Lagu Garto Dadka Nafsad Ahaan U Buka
Xanuunnada nafsiga ahi waxa ay ka mid yihiin cudurrada aanay Soomaalidu aad u aqoonin, inta badanna qofka ay hayaan ay u arkaan ama qof is waalaya ama qof waalan oo in la xidh xidho u baahan. Waxaa jira xaalado nafsi ah oo qofka marka ay hayaan ku keena ficillo aynu inta badan u aragno kuwo doqonniimo ama arxandarro keenayso. Tusaale …
Read More »