Health

Xanuunnada Lagula Tacaalo Sinjibiisha Iyo Malabka La Isku Daray

sinjibiisha iyo malabka,

Ilaahay ayaa mahad oo idil u sugnaatay oo dunida ku beeray geedo daawo xambaarsan. Dhirta dabiiciga ah waa habka ugu fiican ee lagu daweyn karo loogana hortegi karo xanuunno badan. sinjibiisha iyo malabka waxay leeyihiin faa’iidooyinka tiro badan oo aan la soo koobi Karin. Sinjibiisha waxay ka mid tahay dhirta qarniyada badan adduunka laga yaqaannay, bulshooyin badanina u isticmaali jireen …

Read More »

Ogaal Uyeelo Waxa Maskaxda Ku Dhaca Biyo Baxa Kadib

Caafimaad miyaa ku jira biyo baxa? Cilmiga saynisku waxa uu leeyahay HAA.. Cilmi baarayaashu waxa ay ogaadeen in biya baxu u soo daayo hormoono kala duwan oo faa’ido u leh jirka iyo maskaxda. Galmadu ma ahan keliya inay dareen fiican leedahay balse waxay kaloo u wanaagsan tahay caafimaadka. Raaxada jireed (galmada) waxay faa’ido u leedahay caafimaadka, waxay adkeysaa xiriirka lammaanaha, …

Read More »

Xaaladaha Caafimaad Ee Keeno Dhaxanta Joogtada Ah

Dhaxanta badan, dhaxan, qabow,

U adkaysiga dhaxanta dadku si dabiici ah ayaa ay ugu kala duwan yihiin, laakiin haddana u nugaylka badan ee dhaxanta ayaa ay khubarada caafimaadku aaminsan yihiin in ay sababtiisu tahay xanuunka mararka qaarkood aan qofka niyaddiisaba ku soo dhicin. Qormadan oo aynu ka soo xiganay Aljazeera waxa aynu ku eegaynaa qaar ka mid ah sababahaas caafimaadka la xidhiidha ee ay …

Read More »

Cuntooyinka La Dagaallama Kolestaroolka, Caafimaadka Wadnahana Xoojiya

kolesteroolka waa nooc dufan oo kale ah taas oo laga helo dhiigga. Kolesterool waa shay uu jirku u baahanyahay waxa uu jirku u isticmaalaa dhisidda unugyada jirka, balse waa in xaddi sax ah ay jirkaaga ku jirtaa, hadii caddadka kolesterool ee ku jira dhiigaagga ay badato waxay khatar ku noqon kartaa caafimaadka wadnahaaga. Marka caddadka kolestaroolka ku jira dhiigga ay badato …

Read More »

Faaidooyinka Waa Weyn Ee Digirta Iyo Cudurrada Ay La Dagaallanto

digirta, digir, cambuulo,

Digirta oo marka la kariyo Soomaalida qaarkood u taqaano “Canbuulo”, waxaa lagu sheegay faa’iidoyin cajiib badan oo caafimaadka iyo horumarka jirka bini aadamka qeyb weyn ka qaadata. Waloow ay Soomaali badan caado u tahay cunista digirta isla markaana ay dalagga ay beertaan ugu horrayso, halka qaar kalena ayba dhankooda caay ka tahay islamarkaana ay aaminsan yihiin in cunista digirta cunista …

Read More »

Sababta Jimicsigu Aanu U Wanaagsayn Xilliga Qofk Uu Dareemayo….

Cidi iskuma khilaafsana muhiimadda weyn ee ay jimicsiga iyo xarakaadka jidhku u leeyihiin caafimadda, laakiin dhakhaatiirta ku xeeldheer caafimaadka guud waxa ay dhowaan xaqiijiyeen khatarta ay leedahay in qofku uu jimicsi sameeyo marka ay xummadi hayso. Iskaashatada dhakhaatiirta Wadnaha ee dalka Jarmalka ayaa sheegay in xumaddu ay tahay calaamad muujinaysa in jidhku uu dagaal kula jiro Fayras ama bakteeriya, in …

Read More »

Fahan U Yeelo Cuntooyinka Dila Hamiga Kacsiga

hamiga kacsiga

Ma ogtahay inay jiraan noocyo cunnada ka mid ah oo hoos u dhiga hamiga kacsiga? Sida la aan la soconno cunnada aad cunto waxay saamayn ku leedahay hammadaada. Lohodka iyo miraha farawlaha (strawberries) waxay kordhiyaan hamiga kacsiga, sidoo kale kale toontu waxay wanaajisaa qulqulka dhiigga, sidaas awgeed waxay kordhisaa doonista jinsiga ah. Dhinaca kale waxaa jira noocyo cunnada ka mid …

Read More »

Asbaabaha Keena Cambaarta (Eczema) Iyo Habka Loo Daryeelo

cambaarta,

Cambaarta (eczema) waxey kamid tahay caabuqyada ku dhaca maqaarka, waxay caan ku tahay jaan maqaarka kamid ah oo guduud/casaan noqota, biyo gala maqaarka, iyo cuncun lagu dhiiranayo in la xoqo. Caruurta yar yar ayaa ugu badan dadka la kulma xaaladaan caafimaad. Caabuqaan waxuu yimaadaa marka difaaca jirku uu la dagaalamo waxyaabo aan jirka dhib ku hayn taasoo keenta in difaacu …

Read More »

Maxaa Jirkaaga Ku Dhacaya Haddii Aadan Cunin Khudaar Kugu Filan?

khudradda, khudaarta, khudaar, qudaarta

Waxaa xaqiiqa ah in cunista khudaarta laga helo fiitamiinno, macdano iyo maadooyin kale oo caafimaadka lagama maarmaan u ah. Cunista khudaarta oo la joogteeyo waxay ka hortagtaa cudurrada kansarka, macaanka iyo wadne xanuunka. Faybarka ku jira khudradda waxa uu gacan ka gaystaa hoos u dhigista heerka dufanka dhiigga, waxaana uu kordhiyaa maadada folic acid ee dhiigga ku jirta, sidoo kale, …

Read More »

Five Amazing Benefits Of Drinking Camel Milk That You Probably Didn’t Know

camel milk benefits

Drinking camel milk provides protection from milk allergies and diabetes. It also has the ability to cure different diseases. Because it is rich in minerals, vitamins including calcium, Magnesium, iron, vitamin C, and Copper and contains lower level of cholesterol and sugar. Health Benefits of drinking Camel milk Immunity Against Milk Allergies: If you have a milk allergy, camel milk may …

Read More »

Ahmiyadda Galmada Joogtada Ah Ay U Leedahay Caafimaadka Iyo Xiriirka Lamaanaha

galmo, galmada joogtada ah,

Qormadaan waxaan kaga hadlaynaa faa’idooyinka caafimaad ee galmada joogtada ah iyo muhiimadda ay u leedahay jaceylka lammaanaha. Sidoo kale waxaan dul istaaggii doonaa waxyaabaha caqabadda ku noqda in lammaanuhu ay si joogto ah iskuga tagaan iyo sida ay kordhin karaan dadka raba inay badiyaan galmadooda. Faaidooyinka galmadu ay u leedahay xiriirka: Galmada joogtada ah siyaabo kala duwan ayay u caawisaa …

Read More »

Calaamadaha Xanuunka Xasuusta Dila Ee Alzheimer’s

xanuunka xasuusta, alzheimer's, cudurka maskaxda

Xanuunka xasuusta dila ee loo yaqaanno “Alzheimer’s Disease” wuxuu ku dhacaa maskaxda. Kedib dhimashada unugyada maskaxda waxey sababtaa xasuus la’aan iyo maahsanaan. Xanuunkan si tartiib ah ayu ku bilowdaa kadibna si daran ayuu ugu faafaa dhamaan maskaxda qofka. Maxaa sababa xanuunka xasuusta dila ee alzheimer’s? Sida lagu yaqaan noocyada ama qeybaha kale ee ilowshaha dadka ku dhaca, cudurkaan wuxuu ka bilowdaa in …

Read More »

Faa’idada Ay Leedahay Cuntada Kulul Ee Basbaaska Leh

faaidada basbaaska,

Bulshooyinka dunidu waa ay ku kala duwan yihiin isticmaalka walxaha kulul ee cuntada ama cabbitaanka lagu daro, ama aynu nidhaahno bulshada keliya ayaaba dhexdeeda ku kala duwan, oo halka ay dad badani ka xiiseeyaan aadna u cunaan, waxaa jira kuwo kale oo iyagu aan cuntadooda u dhoweyn, una adkaysan karin. In kasta oo maaddooyinka kulaylka ku keena walxahan iyo cuntooyinkan …

Read More »

Are You Getting Enough Vitamin D??..!

As a Muslim woman who wears the niqaab (face-veil, headscarf, and jilbab), and after much research on the subject, I wish to increase awareness amongst sisters to take precaution in preventing vitamin-D deficiency. We may be at a slightly higher risk than others due to the lack of sun exposure because of the way we dress and due to the …

Read More »

Asbaabaha Keena Caado Wareerka Dumarka Iyo Xalka

Caado wareerka, dhiiga caadada

Waa ku kala duwanyihin dumarka intey le’egtahey dhiiga ka imaada waqtiga caadada ku jiraan. Sida caadiga ah ayaa ah dumarka qeebtood helaan wax ey qiyaasta ka baxda 12 qaando oo dhiig ah, kuwana waxa laga yaaba 3 qaando ama ka yar bishii. Mararka qaarkood haweenka waxa lasoo gudboonaata caado-xanuun ama caado wareer, taaso micnaheedu yahey in caadada eey dhibto dumarka …

Read More »