Muusku waxa uu ka mid yahay khudradaha ugu caansan looguna cunista badan yahay dunida oo dhan, waa midho ka baxa deegaannada ku yaalla agagaarka dhul-badhaha, waxaa ku jira walxo badan oo faa’ido leh, waxaana loo adeegsadaa siyaabo kala duwan oo ay ka mid tahay in sidiisa loo cuno, in mac-macaannada laga samaysto iyo in sharaabbada qaar lagu daro. Muuska oo …
Read More »Health
10 Hab Oo La Iskaga Gooyo Cabbista Sigaarka
Ka sheekeynta sigaarka iyo sida uu u saameeyo caafimaadka ma ahan wax ku cusub indhaha iyo dhagaha dadyow badan oo caalamka ku nool , kuwaana waxaa ka mid ah dadka soomaaliyeed. Cidna uma doodi karto sigaarka in uu wanaagsan yahay balse kuwa sameeya ee soo saara daqligana uu ka soo galo ayaa baakada sigaarka dusheeda ku qora (SMOKING SIGARATE SERIOSLY …
Read More »Faaidada Timirta Iyo Xanuunada Ay La Dagaallanto
Asalaamu calaykum waraxmatullahi wabarakatuh. Maxaad ka taqaanaa waxyaabaha ay timirtu ku qani tahay? Sidaan wadda ognahayba timirtu waa shay aad loo cuno khaasatan bisha Ramadaan ee aan hadda ku jirno iyo waliba xiliyada la soomo, waana wax aad u macaan oo dhadhanka u roon. Balse timirtu halkay ka timaadaa maxay se tartaa? Markeeda koobadan timirtu waxay ka baxdaa dhulka saxaaraha …
Read More »Asbaabaha Keena Dhareerka Xilliga Hurdada Iyo Talooyin Muhiim Ah
Sida aynu marar badan aragno waxaa dhacda in dadka qaar marka ay seexdaan uu dhareer badani ka yimaaddo afkooda inta ay hurdaan. Waxa aynu u naqaannaa Can-dareero, oo qofku marka uu hurdo dheer seexdo ayaa aad loogu arkaa, waxa aynu u naqaannaa in ay tahay arrin iska caadiya, laakiin xaqiiqada cilmiga caafimaadku sheegay ayaa ah in arrintani ay astaan u …
Read More »Durian, the Strong Smelling Fruit with even Stronger Health Benefits
Durian, a tropical fruit and one of the world’s most potent smelling foods, is also referred to as “the king of fruits.” It is also a versatile and tasty delicacy that surprisingly carries a myriad of health benefits. These health benefits often go unnoticed since durian is primarily known for its smell. In fact, all across the world, if you …
Read More »Qeybo Cunnada Ka Mid Ah Oo Ay Khubarada Caafimaadku Ku Dardaarmaan In Aan La Tuurin & Sababta
Hadii aad ka mid tahay dadka tuura diirka furuutka iyo jiridka khudradda waxaad khasaarinaysaa nafaqooyin muhiim ah oo uu jirkaagu u baahan yahay. Dadka badankoodu way cuni lahaayeen iniinyaha iyo diirka furuutka haddii ay ogaan lahaayeen faa’iidooyinka nafaqo ee ku jira. Hadaba warbixintan waxaan ku soo qaadanaynaa 7 qeybood oo cunnada ka mid ah oo ay khubarada caafimaad cunnadu ku …
Read More »Waxyaabaha Dabiiciga Ah Ee Sare U Qaada Hammada Ragga
Miyay jiraan cunnooyin gali kara bedelka daawada Viagra? Waxaa muhiim ah in aad ogaato howlgabka kacsiga in ay qof walba oo rag ah noloshiisa mar uun soo marto, waxaa kaloo muhiim ah in aad ogaato in ay arintaan ku meel gaar u soo marto ragga iyadoo ku xiran xaalada nafsiyadeed ay ku jiraan, waxaa lagu qiyaasaa dhibka ugu weyn ee …
Read More »Noocyada Kala Duwan Ee Gubashada Iyo Sida Loo Daaweeyo
Gubashada waxey kamid tahay dhaawacyada ugu badan ee ka dhaca guryaha kuna badan caruurta iyo dadka da’da ah. Gubashada waa nooc dhaawac ah oo ku dhaca maqaarka, dhaawacaan wuxuu waxyeelo gaarsiinaysa maqaarka. Sida ay u kala horeeyaan nudayaasha maqaarka. Lakabka ugu korreeya ee maqaarka waxaa layiraahdaa epidermis, waa qeybta lagu duro cirbada ee ugu sarreeyo jirka, waa mid khafiif ah. …
Read More »Aqoon U Yeelo 10 Cunto Oo Ka Hortaga Cudurka Baabasiirka
Baabasiirku waa cudur ku badan bulshada Soomaaliyeed, laakiin nasiib wanaag, waxaa looga hortagi karaa ama lagu daawayn karaa cunnada dabiiciga ah. Cudurka baabasiirka waa sida xidido laamo leh oo ku yaalla marinka futada. Marka xididada noqdaan kuwo la bararsan dhiig, waxaa yimaada babaasiir. Maxaa sababa cudurka baabasiirka? Waxyaalaha ugu caan ee sababa baabsiirka waxaa ka mid ah; calool istaagga, shubanka, …
Read More »Faa’idooyinka Waa Wayn Ee Misirta (Cadaska) Iyo Cudurrada…
Cadasku waxa uu ka mid yahay cuntooyinka lagu ogyahay faa’iidooyinka tirada badan ee dhinaca caafimaadka ah. Qormadan oo aynu ka soo xigannay shabakadda Alcarab, waxa aynu ku eegaynaa qaar ka mid ah faa’iidooyinka caafimaad ee ay xeeldheerayaasha cilmiga caafimaadku sheegeen in laga helo cunista cadaska (misirta). – Cadasku waa il laga helo tamarta, waxa uu hodan ku yahay ganka oo …
Read More »Wax Badan Ka Ogow Noocda Saxarada Iyo Mid Kasta Waxuu Ka Sheegayo Caafimaadka Qofka
Waa sidee sida caadiga ah? Waa arin adag inaad qeexdid saxaradaada, sidaa darteed dhaqaatiirta waxey isticmaalaan cabir ku tusin kara noocyada kala duwan ee saxarada. Waa arin kaa caawin karta inaad fahamtid inta saac ay saxara ku qaadatay jirkaaga inta aan dibadda loo soo saarin. Hoos ka dheeho: Nooca 1 Waxay ku qaadatay gudaha jirka waqti dheer, weyna adag tahay …
Read More »Sababaha Keena Jeex Jeexa Maqaarka Jirka (Stretch Marks) Iyo Hababka Loola Tacaalo
Dildilaaca jirka ama ‘Stretch Marks’ waa diilmo kasoo baxa jirka inta hoose, naasaha, gacamaha inta kore, canjirada, iyo kubka. Dildilaaca jirka ayaa badana lagu arka haweenka uurka leh waliba bilaha dambe ay uurka leeyihin. Strech Marks ayaa midabo kala duwan iska leh taasoo ku xiran qofka midabkisa. Calaamadaha lagu garto Jeex Jeexa Maqaarka? Dildilaaca jirka kuligood ma isku eka, waxey …
Read More »Kacsiga Waqti Dheer Qaata (Priapism)
Kacsiga waqtiga dheer qaata kaasoo sababa in xubinta galmada ee ragga aysan dib ugu noqon xaaladeedii caadiga ahayd ayaa loo yaqaana waxaa loo yaqaanaa Priapism Waa xaalad uu la socdo xanuun iyo nasasho la’aan. Waxay saamaysaa caruurta ama kurayada da’doodu udhaxayso 5 ilaa 10 sano iyo dhaliyarada da’doodu u dhaxayso 20 ilaa 30 sano. barayabisim waxuu sababi karaa inay dhaawacmaan qaar kamid …
Read More »Try These Seven Tips To Conquor Constipation!
By: Racha Adib Source: alarabiya.net If you haven’t been “going” as often as you would like, and you’re feeling bloated and uncomfortable, there is no reason to feel embarrassed. If you haven’t been “going” as often as you would like, and you’re feeling bloated and uncomfortable, there is no reason to feel embarrassed. Constipation may not be a pleasant condition …
Read More »9 Signs Of Hormonal Imbalances And What To Do!
When the word “hormones” is uttered, visions of raging menopausal women come to mind for most. That’s so sad. Hormonal changes affect everyone from birth to death, yet we seem to have a very negative association with that word. For women, the most pronounced changes come in their 40s and 50s, but can been seen as early as their mid-30s. …
Read More »