Tiro-koobyadii ugu dambeeyey ee laga sameeyey khataraha caafimaad ee ka dhalan kara talefanka gacanta ayaa lagu ogaaday in ku dhowaad boqolkiiba 44.8 dadka talefanka gacanta isticmaalaa, habeenkii marka ay seexanayaan ay talefanka dhigaan meel aan ka fogeyn barkimadooda iyaga oo aan dareensanayn khatarta caafimaad ee ay ku arrintaasi ku keenayso. Qormadan oo aynu ka soo xiganay shabakadda wararka ee Al-Caalam …
Read More »Health
Astaamaha Ilmaha Qaba Cillada Awtisimka (Autism) Iyo Sida Loo Dabiibo
Awtisim waa cillad naafonimo maskaxeed ah taasoo curyaamisa awooda maskaxda caruurta. Caruurta ay hayso cilladaan waxay ka naafoobaan maskaxda ayagoo ay ku adag tahay inay hadlaan ama bulshada ay ku dhex noolyihiin la xidhiidhaan. Sidoo kale waxay cilladaan caruurta kadhigtaa kuwa aan xiiso u hayn shaqooyinka caadigaa ee caruurta qabato ama waxyaalaha caruuruta kale ku ciyaaraan, sidaa daraadeed cilladani waa …
Read More »Xanuunka Eernada Xudunta (Umbilical Hernia)
Xudunta waxaa mara xarigga isku xira hooyada iyo uurjiifka, xarigaan wuxuu dhexmaraa godyar oo ku yaala murqaha caloosha, inta badan godkaan wuxuu xirmaa wax yar kadib dhalmada, eernada xudunta waxay timaadaa marka aysan si buuxda uxirmin murqaha caloosha, halkaas oo ay soo riixi karaan mindhiciraha iyo cadadka ku jira caloosha. Eernada xudunta guud ahaan waa xanuun la’aan mana sababto waxa …
Read More »Sababaha Keena Qanjirka Ragga Oo Weynaada (Benign Prostatic Hyperplasia)
Qanjirka ragga waxaa loo yaqaanaa prostate gland, waxaa kamid ah xaaladaha caanka ah ee ragga u gaarka ah inuu weynaado qanjirkaan (benign prostatic hyperplasia), xaaladaan ay ah mid sababta in qanjirka ragga uu ka weynaado cabirkiisi caadiga ahaa, xaaladaan ma ahan mid kansar ah, hasayeeshee waa mid u baahan daweyn Qanjirka ragga waxaa laga helo ragga oo kaliya cabir ahaanna …
Read More »Asbaabaha Keena Laab Jeexa Iyo Cuntada Lagu Dejiyo
Hunguriga iyo caloosha waxaa udhaxeeya muruq yar kaasoo sida caadiga ah xirma ama guntima marka ay cuntadu u gudubto caloosha waxaana loo yaqaana ”Lower Esophageal Sphincter LES”. Hadii uu dabco ama uu si fiican uxirmi waayo muruqaasi, waxaa dhacda in aashitada ku jirta caloosha ay si fudud ugu soo gudubto hunguriga taasoo sababta laab jeexa. Caloosha waxa ay lee dahay unugyo …
Read More »Faa’idada Sisinta Iyo Saliid Macsaradu Ay U Leeyihiin Ragga
Ninka marka uu gaaro lixdameeyo sano waxaa hoos u dhacayo xaddiga hormuunka raganimada ee loo yaqaan testosterone ilaa bar inti uu sameyn jiray dhalinyaranimadiisi, sidaa awgeed qaar ka tirsan dhaqaatiirta sida Dr. Lily Kindeblan waxa ay leeyihiin ninka waxa uu weynayaa inta u dhexeysa 1-2% hormuunka testosterone wixi ka dambeeya sanadka 35 jirka, hoos udhacaasne waa wax caadi ah, laakin qeyb ka …
Read More »Maxaa Sababa Uurka Ilma Qoolan (Ectopic Pregnancy)?
Ilmaha ku abuurma minka banaankiisa waxaa loo yaqanaa ilma qoolan (Ectopic Pregnancy) Uurka noocaan ah wuxuu dhacaa marka ukun bacrimisan ay ku dhegto boos aan aheyn booski loogu talogalay oo ah dhinacyada minka. Uurka caadiga ah waxaa ukunta bacrimisan laga rabaa iney ku dhegto dahaarka gudaha ee ilmo galeenka. Uurka qoolan wuxuu inta badan ku sameysmaa mid kamid ah tuubooyinka …
Read More »Sababaha Keena Dhagaxaanta Kilyaha (Kidney Stones) Iyo Calaamadaha Lagu Ogaado
Dhagaxaanta kilyaha ku samaysma (kidney stones) ayaa kamid ah xaaladdaha ugu badan ee saameeya in badan oo kamid ah bukaanada lagu arko goobaha caafimaadka. Dhagaxaantaan ayaa ah qurubyo yaryar oo ka samaysan macaadiinta kala duwan kuwaasoo ku dhaga inta badan meelo kamid ah kilyaha ama mararka qaar xubno kale oo kamid ah habka kaadi mareenka. Waxay la fahansanyahay inay yihiin …
Read More »5 Reasons To Start Eating Chia Seeds Everyday!
First of all, I’m sure many of you are asking what are chia seeds? These tiny seeds might seem insignificant but they are one of the most popular super foods to the Health Community! Nutrient-dense, packed with energy-boosting power and now linked to healing diabetes, you need to start incorporating them into your diet now! What do Chia Seeds contain? …
Read More »CURYAAMIDDA HURDADA: Calaamadaha Lagu Aqoonsado Iyo Sida Loo Daweeyo
Curyaamidda hurdada (Sleep Paralysis) Waligaa adigoo hurda ma lakulantay xaalad kula noqota layaab iyo fajaciso? Adigoo ogaa inaad seexatay halmar indhaha makala qaaday adoo aan xubin jirkaaga kamid ah dhaqaajin karin? Ma is tiri shaydaan baa kusoo weeraray? Malagu ciijiyey? Ma is tiri maanta ayaad alleysatay? Hadalku makaa soo bixi kari waayay? Illaa iyo hada waxii kugu dhacay ma ogaatay?!! …
Read More »Isbedellada Midabka Carrabka Iyo Mid Walba Waxa Uu Caafimaadka Ka Tilmaamayo
Bare-sare Peter Yuren oo ku xeeldheer qalniinka afka iyo ilkaha ayaa sheegay in isbedellada ku yimaadda midabbada carrabku ay tahay muraayad laga dheehan karo xaaladda caafimaad ee qofka, taas oo ay midabbada qaarkood inoo sheegayaan xaalad u baahan gurmad degdeg ah iyo calaamad muujinaysa xanuun khatar ah. Bare sare Yuren waxa uu caddeeyey in marka ay fiican tahay xaaladda caafimaad …
Read More »Calool Xanuunka Iyo Madax Xanuunka Caruurta Ay Dareemaan Xilliga….
Waxaa marar badan dhacda in ilmuhu marka uu guriga ka ambabaxayo si uu dugsiga u tago, gaar ahaan subaxdii uu waalidkiisa uga cawdo calool xanuun ama madax xanuun. Waxa aanay gaadhaa in waalidku uu ilmaha dhakhtar u geeyo ama in dugsiga marar badan looga fasax qaado xaaladdan caafimaad awgeed. Haddaba marka ay waalidku xaaladdan oo kale joogto ugu arkaan ilmahooda …
Read More »Faa’idooyinka Waa Wayn Ee Muuska Cagaaran
Muusku waxa uu ka mid yahay khudradaha ugu caansan looguna cunista badan yahay dunida oo dhan, waa midho ka baxa deegaannada ku yaalla agagaarka dhul-badhaha, waxaa ku jira walxo badan oo faa’ido leh, waxaana loo adeegsadaa siyaabo kala duwan oo ay ka mid tahay in sidiisa loo cuno, in mac-macaannada laga samaysto iyo in sharaabbada qaar lagu daro. Muuska oo …
Read More »10 Hab Oo La Iskaga Gooyo Cabbista Sigaarka
Ka sheekeynta sigaarka iyo sida uu u saameeyo caafimaadka ma ahan wax ku cusub indhaha iyo dhagaha dadyow badan oo caalamka ku nool , kuwaana waxaa ka mid ah dadka soomaaliyeed. Cidna uma doodi karto sigaarka in uu wanaagsan yahay balse kuwa sameeya ee soo saara daqligana uu ka soo galo ayaa baakada sigaarka dusheeda ku qora (SMOKING SIGARATE SERIOSLY …
Read More »Faaidada Timirta Iyo Xanuunada Ay La Dagaallanto
Asalaamu calaykum waraxmatullahi wabarakatuh. Maxaad ka taqaanaa waxyaabaha ay timirtu ku qani tahay? Sidaan wadda ognahayba timirtu waa shay aad loo cuno khaasatan bisha Ramadaan ee aan hadda ku jirno iyo waliba xiliyada la soomo, waana wax aad u macaan oo dhadhanka u roon. Balse timirtu halkay ka timaadaa maxay se tartaa? Markeeda koobadan timirtu waxay ka baxdaa dhulka saxaaraha …
Read More »