Health

HURDO LA’AANTA: Asbaabaha Keena Iyo Xalka

hurdo la'aanta

Hurdo la’aanta (insomnia) waa xaalad caafimaad oo aan caadi ahayn taasoo lagu garto iney qofku ku adkaato inuu hurdo ama uusan hurdada ka dhergin, dadka qaba xalaadaan waxaa lagu gartaa calaamadahaan midkooda ama kuligood Iney adag tahay qofka inuu hurdo Inuu soo tooso marar badan habeenki/ iney adag tahay inuu kulaabto hurdada Inuu soo tooso aroor hore subaxdi Inuu weli …

Read More »

4 Nooc Oo Dadka Kamid Ah Oo Ay Tahay Inay Aad Ugu Dedaalaan Inay Helaan Barootiin Badan

Barootiin badan, borotiin,

Barootiintu waxa ay ka mid tahay nafaqooyinka lagama maarmaanka u ah jidha aadamaha, waxa aanay siisaa tamarta muhiimka u ah in uu qofku u helo firfircoonida uu ugu baahan yahay hawlgudashadiisa, sidoo kale waxa ay barootiintu u fiican tahay muruqyada iyo Nudeyaasha. Laakiin faa’idadaas aadka u ballaadhan ee barootiintu jidhka u leedahay waxaa garab socda, dhibaato ka dhalata haddii laga …

Read More »

Faa’idada Karootada Iyo Cabitaankeeda & Xanuunada Ay Ka Hortagga U Yihiin

faaidada karootada,

Karootadu waa khudrad ay Soomaalidu si fiican u taqaanno oo dhulkooda laga helo.  Karootada waxaa lagu tiriyaa khudradaha ugu caafimaadka badan, waxa ay xambaarsan tahay nafaqo kala duwan iyo walxo kale oo caafimaadka faaido ugu jirto.  Haddaba Daryeel Magazine waxa u warbixintan ku soo gudbinayaa faaidooyinka karootada ama dabacasaha ee cilmi baadhis ahaan la xaqiijiyay  Awood siinta diifaca jidhka: Karootadu …

Read More »

Sababaha Loogu Dardaarmo Cunista Boorashka

boorash, faaidada boorashka,

Boorashka waxa uu ka mid yahay cuntooyinka ugu caansan ee lagula taliyo dadka maadaama oo uu caawiyo miisaan dhimista isla markaana uu leeyahay faa’idooyin cunto iyo caafimaad oo tiro badan. Dr. Maxamed Xilmi oo ku xeeldheer nafaqaynta dawada ah buurnimada iyo caatowga ayaa mar uu la hadlay wargeyska ‘Caajil’ eek a soo baxa dalka Sucuudiga waxa uu sheegay in boorashku …

Read More »

Muhiimadda Afurka Iyo Suxuurtu U Leeyihiin Caafimaadka Qofka Sooman Iyo Faa’iidada Timirta

Bare-sare Nikolaev Belloy ayaa buuggiisa ‘U gaajoodka caafimaadka’ ku sheegaya in qof kasta oo bani’adam ah ay dantiisa caafimaad tahay in uu sannadkii hal mar oo illaa Afar toddobaad ah cuntada ka soomo. Taas oo uu sheegay in ay sabab u noqon karto in uu noloshiisa caafimaad ku dhammaysto. MUHIIMADDA AFURKA IYO SUXUURTA Cilmibaadhisaha caafimaadku waxa ay adkeeyeen muhiimadda ay …

Read More »

Hormoonka Testosterone Iyo Rabitaanka Galmo Ee Ragga

Hormoonka ragga, rabitaanka galmo ee raga, galmada, dareenka galmada,

Inkasta oo hormoonka Testosterone oo kaliya uusan ahayn waxa udub dhexaadka u ah rabitaanka galmo ee raga, haddana yaraanshiyahiisa ayaa hoos u dhigeysa awoodda galmo iyo dhammaystirnaanshaha baahida loo qabo galmada. Rabitaanka oo hoos u dhaca iyo kacsiga oo yaraada ayaa ah dhibaatooyinka imaan karo marka shaqada hormoonkan ay yaraato, haddaba si arrintan loo xalliyo waa muhiim in la daweeyo sababta …

Read More »

IRON DEFICIENCY: Causes, Signs and Treatment

By: Amanda Patterson, Jacklyn Jackson, Source: The conversation Iron deficiency is the most common nutrient deficiency in the developed world, affecting around one in three women of reproductive age. It can develop when iron intakes or iron absorption rates are unable to meet the iron demands of the body, causing weakness, fatigue, poor concentration, headaches, and intolerance to exercise. Iron …

Read More »

Akhri Khubarada Caafimaadku Maxay Ku Sheegeen Kalluunka Qasacadaysan

kalluunka qasacadaysan, kaluunka,

Kalluunka qasacadaysan ee Tuna Fish ayaa la ogaaday in macdanta Zinc ee ku jirta ay aad uga badan tahay intii caafimaad ahaan jirku qaadi karayay. Cilmi baaris natiijadeeda lagu faafiyay wargeyska The Mirror ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa daahfurtay in macdanta Zinc oo qasacadda kalluunka hoosta laga mariyo si ay uga ilaaliso jeermista ay la falgasho cuntada kadibna …

Read More »

Waxyaabaha Sababa Gaabnaanta Duwaarfisim (Dwarfisim)

Duwaarfisim (Dwarfisim) waa xaalad ku dhacda habdhiska jirka ee la xariirta koritaanka lafaha taa oo keenta in qofka uu ka gaabto sida cadiga ah. Gaabnaantaan ayaa ku imaan karta gacmaha iyo lugaha, waxaana sabab u ah xaalad caaafimaad ama hidde. Waxaa lagu qiyasaa in ay jiraan in ka badan 300 oo xaaladood oo keeni kara koritaanka lafaha oo cilad ku …

Read More »

Caafimaadka Soonka Iyo Xanuunnada Uu Daawada U Yahay

faa’iidooyinka caafimaad ee ay khubaradu sheegtay in uu soonku jidhka u leeyahay, waxaa ka mid ah: – Waxaa daafaha dunida maanta ka furan xarumo badan oo caafimaad, oo lagu dabiibo bukaanka qaba macaanka, kuwaas oo nidaamka soonku uu u yahay seeska koowaad ee dabiibkooda. Waxa ay isticmaalaan hab ah in bukaanka macaanka maalintii la soonsiiyo 10 illaa 20 saac. Afurkooda …

Read More »

4 amazing health benefits of fasting in Ramadan

For those of you who can fast, read on to learn about some of the incredible health benefits of fasting on our overall well-being. The month of Ramadan is a period of fasting, sacrifice, giving, piousness and self-training with the hope that these qualities will extend beyond this month and stay with us throughout the year. Indeed, the essence of …

Read More »

Dhalmo Joojinta Dumarka (Memopause): Sababaha Iyo Calaamadaha Lagu Ogaado

Dhalmo dayska, dhalma deys, dhalmada, , dhalma joojin

Dhalmo joojinta waa xaalad ay gaaraan dumarka oo dhan marka ay da’dooda gaarto 40 sano iyo ka badan. Dhalma joojintu waxay tilmaamaysaa is bedelka ka dhaca jirka dumarka ka hor ama kadib marka uu ka istaag dhiiga caadada taasoo cadeyneysa dhamaashaha xiliga ay uur qaadi karaan dumarka. waa marxalad biological ah oo marwaaliba soo mara haween kastoo ku nool adduunkaan aynu ku …

Read More »

Astaamaha Cudurka Faaliga Ama Dhan-Qalalka (Stroke)

cudurka faaliga, dhan-qalalka, dhiigfuranka

Dhan-qalal (stroke) waa xaalad caafimaad oo miisaankeeda leh, waa xaalad inta badan u janjeerta dhanka halista waxayna timaadaa markii xidid kamid ah kuwa maskaxda dhiigga u qaada uu xirmo taasoo keenta in maskaxdu waydo ogsijiin iyo nafaqo ama cadad kayar inta ay caadi ahaan ugu baahan tahay. Waxaa kale oo ay imaan kartaa xaaladani markii xidid kamid ah kuwa maskaxda …

Read More »