Caanaha arigu waa caanaha loogu isticmaalka badan yahay dunida, waxaa lagu qiyaasaa 65% illaa 72% dadka dunida ku nool inay cabaan caano ari. Caanaha ariga waxaa ka buuxo fiitamiin A, kaas oo ka hortaga caadka indhaha fuulo iyo cudurka kansarka. Caanaha arigu waa caano kulansaday nafaqo tiro badan, waa il muhiim ah oo laga helo dufanka caafimaadka leh ee Omega6 …
Read More »Health
Cabitaannada Sare U Qaada Caafimaadka Maskaxda Iyo Awoodeeda Shaqo
Xeel-dheerayaasha nafaqaynta iyo faa’idooyinka caafimaad ee cuntada ayaa baadhitaanno ay muddo wadeen kadib soo bandhigay noocyo ka mid ah sharaabka oo ay sheegeen in ay faa’idooyin badan u leeyihiin guud ahaan caafimaadka iyo si gaar ah caafimaadka maskaxda oo ay weliba sheegeen in uu kor u qaado heerka garaadka iyo fariidnimada qofka. Khubaradani waxa ay ku taliyeen in sharaabkan ay …
Read More »Cuntooyinka Ka Hortagga Caadka Indhaha Fuula, Araggana Kobciyo
Bikaaca isha waa halka ama meesha iftiinku ka gudbo. Haddaba haddii caad uu fuulo halkiiiftiinku kasoo gali lahaa insha waxaa yaraada aragga qofka, caadka indhaha fuula waxa uu keena arag isku darsan. Caadku waxa uu fuuli karaa hal il ama labada ilba. Khatarta caadka waxay la korortaa da’da. Haddaba qoraalkaan waxaan ku soo qaadanaynaa cunnooyinka u wanaagsan caafimaadka indhaha kana …
Read More »Carruurta Hadalku Ka Dib Dhaco: Sababaha Keena Iyo Xalka, Qeybtii 2-Aad
Siyaabaha loo daweyn karo: Mar kasta oo goor hore la ogaado dhibaatada hadalka ka haysata ilmaha, waxaa fududaada daweynta, waayo in waqti hore xaaladda wax laga qabto ayaa ka fudud in goor dambe lala tacaalo. Sidaas awgeed waalidku waa in uu si dhow ula socdo xaaladda ilmihiisa. Hababka caawin kara in ilmaha laga daweeyo xaaladdan waxaa ka mid ah: 1. …
Read More »Carruurta Hadalku Ka Dib Dhaco: Sababaha Iyo Xalka (1)
Sida caadiga ah sannadka koowaad ayaa uu ilmuhu bilaabaa isku dayga hadalka ah ereyo iyo xarfo dhawaqoodu fududyahay, tusaale ahaan ‘Baaba’ ama ‘Maama’, iwm. Marka uu 3 jir gaadhana waxa uu bilaabaa in uu hawraar iyo ereyo macne buuxa leh yidhaahdo. Da’ kasta iyo hadalka ilmaha laga filayo: – 9 Bilood: Codad hadal u eeg, laakiin aan macno samaynayn, waxakale …
Read More »Imisa Xabo Oo Toon Ah Ayuu Qofku Cuni Karaa Maalintii?
Toontu way wanaagsan tahay, laakiin ha cunin wax badan. WHO waxay ku talinaysaa in la cuno 1 ilaa 2 xabo oo toon ah maalintii. Cunista xaddi badan waxay keeni kartaa calaamado ay ka mid yihiin calool xanuun, shuban, dibiro, iyo ur xun. Toontu waa nafaqo-cufan, iyadoo halkii xabo toon ah oo cayriin ah ay ka kooban tahay 15 kalori, 3 …
Read More »Noocyada Cuntooyinka Ay Tahay In Laga Dheeraado Xilliga Soonka
Qormadan waxa aynu ku eegaynaa cuntooyinka iyo cabbitaannada ay dhakhaatiirtu sheegeen in ay fiicantahay in laga dheeraado xilliga soonka. Maadaama oo ay keenaan gaajo, harraad, daal iyo burbur ama aanay si guudba caafimaadka ugu fiicnayn: Cuntada milixdu ku badan tahay: Cuntooyinka milixdu ku badan tahay waxaa lagu yaqaannaa in ay jidhka ku celiyaan biyaha. Waxaa fiican in mar kasta la …
Read More »Maxaa Keeno Af Urka (Halitosis), Sidee Se Loola Tacaali Karaa?
Af urka ama Neefta oo soo urta waxaa loo yaqaanaa “halitosis” , waana xaalad keeni karta ceeb, mararka qaarna waxay keenta walwal. Waxyaabaha dukaamada laga heli sida xanjada, afdhaqe, iyo kuwa kale ayaa la isticmaalaa si loola dagaalamo neefta oo soo shiirta, laakin la dagaalan kaas waa mid ku meel gaar ah, sababtoo ah meesha kama saaraan waxa sababay iney …
Read More »Qaladaad Aynu Aaminsanahay Oo Keeni Kara Caafimaad Darro Ilkaha Ah
Waxaa jira arrima la xidhiidha caafimaadka ilkaha iyo nadaafaddooda oo aaminsanaantoodu awoow laga soo gaadh uun iska tahay, oo qofku arkay uun bulshadiisa oo sidaas aaminsan isna ku raacay isaga oo aan baadhis cilmi isku deyin. Shabakadda Bright Side ee ka faalloota arrimaha caafimaadka ayaa baahisay xogo ay dadku isla dhex maraan oo ku saabsan ilkaha iyo arrinta runta ah …
Read More »Sababtaan Awgeed, Iska Jooji Cunista Sonkorta!
Jidhka bani’aadamku waxa uu u baahan yahay waqtiyo daryeel iyo kabis ama dayactir lagu sameeyo xubnaha iyo unugyada kala duwan si ay si habsami ah u sii wataan gudashada shaqada ay jidhka u hayaan. Buugga ’30 siyaabood oo aad dib ugaga shaqaysiin karto jidhkaaga’ oo uu qoray Ben Greenfield ayaa soo jeedinaya talooyin iyo tilmaamo aynu uga faa’iidaysan karno ka …
Read More »Timo Daadashada (Alopecia): Noocyadeeda & Asbaabaha Keeno
Timuhu waxay ka sameysan yihiin nooc borotiin ah oo loo yaqaan keratin kaasoo laga soo daayo daldalooda yar yar ee timuhu kasoo baxaan. Marka daldalooladan yaryar ay soo saaraan unugyo cusub oo timo ah, kuwii hore banaanka ayaa loo saarayaa si kuwa cusub boos loogu helo. Madaxa qofka wayn wuxuu leeyahay ugu yaraan 100,000-150,000 waxaana maalin kasta dhunta ilaa 100 kamid ah …
Read More »Xaddiga Sonkorta Laga Qaadan Kara Maalintii Iyo Waxa Ka Dhalan Kara Haddii Aad Loo Badsado
Sonkortu waa mid ka mid ah ilaha uu qofku ka helo tamarta, laakiin badsashadeedu waa albaabka cudurrada khatarta ah oo dhan, sida ugu haboonina waa in la iska daayo isticmaalkeeda, gaar ahaan marka uu miisaanka qofku ka weyn yahay inta loo ogolyahay caafimaad ahaan. Hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO, sanduuqa caalamiga ah ee cilmibaadhisaha Kansarka, mac-hadka Maraykanka ee daraasaadka Kansarku …
Read More »Astaamaha Xanuunka Cabsida Guurka (Gamophobia Or Marriage Phobia)
Khubarada cilmiga bulshadu waxa ay aaminsan yihiin sababaha dhalinyaro badan ku keena guur la’aanta in ay ka mid tahay cabsi ay ka qabaan xidhiidhka guur ee ay la yeelanayaan qofka ay nolosha la wadaagi lahaayeen, waxaa in badan dhacda dhalinyaro wiilal u badan oo aan ku dhac u lahayn in xidhiidhka haasaawe ee ay gabadha la wadaagaan ay u beddelaan …
Read More »13 Foods To Boost Eye Health And Vision
Maintaining good eye health involves a combination of proper nutrition, healthy lifestyle choices, and regular eye care. Here are some foods that are known to be beneficial for boosting eye health due to their rich nutrient content: Leafy Greens: Spinach, kale, collard greens, and other leafy greens are high in lutein and zeaxanthin, antioxidants that can help protect the eyes …
Read More »Siyaabaha Sonkortu Ku Keeni Karto Kansarka, Xaddiga Laga Qaadan Karo & Noocyada Sonkorta Qarsoon!!
Sida lagu sheegay warbixin ay xarunta caafimaadka ee Mayo Clinic, waxaa jira caddaymo muujinaysa in cunista xaddi badan oo sonkor ahi ay keeni karto noocyo ka mid ah kansarka, oo u uku jiro kansarka hunguriga ku dhaca. Sonkorta oo aad loo cunaa waxa kale oo ay keeni kartaa korodhka miisaanka, kaas oo isaguna sababi kara in xanuunka buurnida iyo xanuunka …
Read More »