Saliid cadeeyda waa saliidda ugu badan ee ay soomaalidu ku cunnada ku karsato. Haddaba saliiddani miyay u daran tahay caafimaadka mise waa ay u wanaagsan tahay? Jawaabta su’aashaas ayaynu qormadan ku faahfaahin doonaa. Maxaa laga sameeyaa saliid cadeeyda? Saliid cadeeyda waxaa qaab kiimikeysan looga dhaliyaa dhirta sida geed timireedka, gabaldayaha, geedka canola, digirta sooyada iyo galleyda. Qaar ka mid ah …
Read More »Health
Cilladda Ay Ilmaha Ku Dhashaan Ee Down Syndrome Iyo Daryeelka Ay U Baahan Yihiin
Cillada Down syndrome waa cillad ku dhacda jirka iyo maskaxda kana soo bilaabata khalad ku yimaada hida sidayaasha dhalashada ilmaha kahor. Caruurta qabta cillada Down syndrome waxay leeyihiin qaab ka duwan kan caruurtaa caadiga ah. Waxay leeyihiin, waji fidsan iyo qoor gaaban. Sidoo kale waxay qabaan dhinaan xaga maskaxda ah. Taasoo ay ku kala duwanyihiin caruurta qabta cillada Down syndrome. …
Read More »Xanuunnada Ka Dhasha Miisaan Yarida & Qaababka Ugu Fiican Ee Miisaanka Loo Kobciyo
Miisaan yarida dadku badanaa uma arkaa wax dhib leh ugamana cabsadaan sida cayilka. khatarta ay leedahay miisaan yaridu waxay soo jiidatay indhaha khuburada caafimaadka. Waa run waxaan kujirnaa waqti dadka badankoodu ka fikiraan siday miisaan iskaga ridi kahaayeen si ay u dhuubnaadaan, sababtoo ah waxaan wada aaminsanahay kuna baraarugsanahay in cayilku yahay wax caafimaadka u xun. Waxaa jira dad isku …
Read More »Cunnooyinka Ay Haboon Tahay In Biyo Lagu Radiyo Kahor Inta Aan La Karin Iyo Sababta
Ma ogtahay in cunnada oo la radiyo ka hor inta aan la karin ay dhigto mid caafimaad iyo dhadhan macaan leh? Cunnada oo la radiyo ka hor inta aan la karin waxa ay ka dhishaa bakteeriyadda iyo dulinka jirka cuduradda u keena, waxay yareysaa sunta, waxayna kordhisaa nafaqooyinka ku jira cunnooyinka qaar. Cunnooyinka ay tahay in la radiyo ka hor intaanan …
Read More »Asbaabaha Keena Madax Xanuunka Xiliga Soonka Iyo Xalkiisa
Inta badan bisha soonka inta lagu gudo jiro dadku waxa ay maalintii inta ay af-xidhan yihiin isku arkaan madax xanuun leh marxalado kala duwan, mid sahal ah, mid dhexdhexaad ah iyo mid aad ugu adag qofka. Sababaha madax xanuunkaasi waa ay tiro badan yihiin, waxase ugu waaweyn oo aynu xusi karnaa, Sonkorta / Macaanka oo hoos u dhaca, Maadadda Caffeine …
Read More »Faa’idada Caanaha Ariga Iyo Cudurrada Ay Jirka Ka Caabbiyaan
Caanaha arigu waa caanaha loogu isticmaalka badan yahay dunida, waxaa lagu qiyaasaa 65% illaa 72% dadka dunida ku nool inay cabaan caano ari. Caanaha ariga waxaa ka buuxo fiitamiin A, kaas oo ka hortaga caadka indhaha fuulo iyo cudurka kansarka. Caanaha arigu waa caano kulansaday nafaqo tiro badan, waa il muhiim ah oo laga helo dufanka caafimaadka leh ee Omega6 …
Read More »Cabitaannada Sare U Qaada Caafimaadka Maskaxda Iyo Awoodeeda Shaqo
Xeel-dheerayaasha nafaqaynta iyo faa’idooyinka caafimaad ee cuntada ayaa baadhitaanno ay muddo wadeen kadib soo bandhigay noocyo ka mid ah sharaabka oo ay sheegeen in ay faa’idooyin badan u leeyihiin guud ahaan caafimaadka iyo si gaar ah caafimaadka maskaxda oo ay weliba sheegeen in uu kor u qaado heerka garaadka iyo fariidnimada qofka. Khubaradani waxa ay ku taliyeen in sharaabkan ay …
Read More »Cuntooyinka Ka Hortagga Caadka Indhaha Fuula, Araggana Kobciyo
Bikaaca isha waa halka ama meesha iftiinku ka gudbo. Haddaba haddii caad uu fuulo halkiiiftiinku kasoo gali lahaa insha waxaa yaraada aragga qofka, caadka indhaha fuula waxa uu keena arag isku darsan. Caadku waxa uu fuuli karaa hal il ama labada ilba. Khatarta caadka waxay la korortaa da’da. Haddaba qoraalkaan waxaan ku soo qaadanaynaa cunnooyinka u wanaagsan caafimaadka indhaha kana …
Read More »Carruurta Hadalku Ka Dib Dhaco: Sababaha Keena Iyo Xalka, Qeybtii 2-Aad
Siyaabaha loo daweyn karo: Mar kasta oo goor hore la ogaado dhibaatada hadalka ka haysata ilmaha, waxaa fududaada daweynta, waayo in waqti hore xaaladda wax laga qabto ayaa ka fudud in goor dambe lala tacaalo. Sidaas awgeed waalidku waa in uu si dhow ula socdo xaaladda ilmihiisa. Hababka caawin kara in ilmaha laga daweeyo xaaladdan waxaa ka mid ah: 1. …
Read More »Carruurta Hadalku Ka Dib Dhaco: Sababaha Iyo Xalka (1)
Sida caadiga ah sannadka koowaad ayaa uu ilmuhu bilaabaa isku dayga hadalka ah ereyo iyo xarfo dhawaqoodu fududyahay, tusaale ahaan ‘Baaba’ ama ‘Maama’, iwm. Marka uu 3 jir gaadhana waxa uu bilaabaa in uu hawraar iyo ereyo macne buuxa leh yidhaahdo. Da’ kasta iyo hadalka ilmaha laga filayo: – 9 Bilood: Codad hadal u eeg, laakiin aan macno samaynayn, waxakale …
Read More »Imisa Xabo Oo Toon Ah Ayuu Qofku Cuni Karaa Maalintii?
Toontu way wanaagsan tahay, laakiin ha cunin wax badan. WHO waxay ku talinaysaa in la cuno 1 ilaa 2 xabo oo toon ah maalintii. Cunista xaddi badan waxay keeni kartaa calaamado ay ka mid yihiin calool xanuun, shuban, dibiro, iyo ur xun. Toontu waa nafaqo-cufan, iyadoo halkii xabo toon ah oo cayriin ah ay ka kooban tahay 15 kalori, 3 …
Read More »Noocyada Cuntooyinka Ay Tahay In Laga Dheeraado Xilliga Soonka
Qormadan waxa aynu ku eegaynaa cuntooyinka iyo cabbitaannada ay dhakhaatiirtu sheegeen in ay fiicantahay in laga dheeraado xilliga soonka. Maadaama oo ay keenaan gaajo, harraad, daal iyo burbur ama aanay si guudba caafimaadka ugu fiicnayn: Cuntada milixdu ku badan tahay: Cuntooyinka milixdu ku badan tahay waxaa lagu yaqaannaa in ay jidhka ku celiyaan biyaha. Waxaa fiican in mar kasta la …
Read More »Maxaa Keeno Af Urka (Halitosis), Sidee Se Loola Tacaali Karaa?
Af urka ama Neefta oo soo urta waxaa loo yaqaanaa “halitosis” , waana xaalad keeni karta ceeb, mararka qaarna waxay keenta walwal. Waxyaabaha dukaamada laga heli sida xanjada, afdhaqe, iyo kuwa kale ayaa la isticmaalaa si loola dagaalamo neefta oo soo shiirta, laakin la dagaalan kaas waa mid ku meel gaar ah, sababtoo ah meesha kama saaraan waxa sababay iney …
Read More »Qaladaad Aynu Aaminsanahay Oo Keeni Kara Caafimaad Darro Ilkaha Ah
Waxaa jira arrima la xidhiidha caafimaadka ilkaha iyo nadaafaddooda oo aaminsanaantoodu awoow laga soo gaadh uun iska tahay, oo qofku arkay uun bulshadiisa oo sidaas aaminsan isna ku raacay isaga oo aan baadhis cilmi isku deyin. Shabakadda Bright Side ee ka faalloota arrimaha caafimaadka ayaa baahisay xogo ay dadku isla dhex maraan oo ku saabsan ilkaha iyo arrinta runta ah …
Read More »Sababtaan Awgeed, Iska Jooji Cunista Sonkorta!
Jidhka bani’aadamku waxa uu u baahan yahay waqtiyo daryeel iyo kabis ama dayactir lagu sameeyo xubnaha iyo unugyada kala duwan si ay si habsami ah u sii wataan gudashada shaqada ay jidhka u hayaan. Buugga ’30 siyaabood oo aad dib ugaga shaqaysiin karto jidhkaaga’ oo uu qoray Ben Greenfield ayaa soo jeedinaya talooyin iyo tilmaamo aynu uga faa’iidaysan karno ka …
Read More »