Health

Xanuunka Ciriqa: Sababaha Keena Iyo Hababka Loola Tacaali Karo

xanuunka ciriqa, dhabar xanuun, sinta

Marka uu qofku si qalda tallaabada u qaado ama  dhaqaaq jidheed oo qaldan sameeyo, ama uu si kedis ah oo aanu jidhku ka diyaar garoobin u qaado wax culus, waxa xanuun kedis ah ka dareemaa dhinaca oo ah lugta illaa misigta, waxaa afka qalaad cilmigu ugu yeedhaa “Sciatic nerve”, sidoo kale bulshooyika dunida qaar  ka mid ahi waxa ay u …

Read More »

FITAMIIN B: Astaamaha Lagu Fahmo Haduu Jirka Ka Maqan Yahay Iyo Cunnooyinka Qaniga Ku Ah

Fitamiinnadu waxay muhiim u yihiin in jirku uu si wacan u shaqeeyo iyo caafimaadka guudka. Fitamiinnadu waxay u kala baxaan dhowr nooc, mid walbana jirka wuxuu u qabtaa shaqo gooni ah. Si aad u hesho fitamiinnada waa inaad ku tiirsanaantaa ilaha dibadda sababtoo ah jirku awoodo uma lahan inuu sameeyo fitamiinnada. Qormadaan waxaan ku dul istaagaynaa faa’idooyinka fitamiin B uu …

Read More »

Waxyaabaha Haweeneyda Kahor Istaagi Kara Inay Uur Qaado

Sababo kala duwan ayaa yaren kara fursadda uur qaadista, ha noqdaan kuwo caafimaad ama kuwa aan xiriir la lahayn caafimaadka.  Haddii aad isweydiineyso sababta aad uur u qaadi la’adahay waa kuwaan sababaha kaa hor istaagi kara inaad uur yeelato ee ay tahay inaad iska eegto, islamarkaana aad kala tashato khabiir caafimaad si aad u hesho talo iyo daweyn. Sababaha kaa hor …

Read More »

5 Qodob Oo Lagu Ilaaliyo Caafimaadka Jidhka Iyo Maskaxda

Qodobbada hoos ku qorani waxa ay u fiican yihiin caafimaadka jidhka iyo maskaxda, waxa aanay kor u qaadaan awoodda uu jidhku u leeyahay in uu iska caabbiyo calaamadaha gabowga, isaga oo ilaashanaya muuqaalka dhalinyaranimo. 1. Joogtaynta Jimicsiga 2. Hurdo kugu filan oo aad seexato. 3. Wanaaji cuntadaada: Cuntooyinka u badan khudradda, badarka, kalluunka, subagga ama saliidda aan caafimaadka dhibaatada ku …

Read More »

Faaidooyinka Xulbada iyo Dadka Lagula Dardaarmo Isticmaalkeeda

Faaidoyinka xulbada, xulbad,

Xulbada waa geed daweed faa’ido badan u leh banii-aadamka, waxaan ka buuxo nafaqo kala duwan, waxaa laga helaa: Barootiin Birta (iron) Fiber Magnesium Manganese Calcium Vitamin D Vitamin A Vitamin B faaidooyinka xulbada: Xulbadu waxa ay leedahay faaidooyin aan la soo koobi karin waxaana ka mid ah: 1. Cunno shiidista iyo caafimaadka caloosha: Xulbadu waxa ay uroontahay dheefshiidka, caloosha way …

Read More »

Faaidooyinka Soonka Iyo Cudurrada Uu Jidhka Kala Dagaallamo

Qormadan oo uu Geeska Afrika Afsoomaali u rogay waxa aynu ku eegaynaa waxyaabaha dhammaadka soddonka cisho ee soonka laga filan karo jidhka qofka soo dhammaystay bishan. Dr. Majdi Badraan oo ku xeeldheer caafimaadka hab-dhiska difaaca jidhka, ayaa sheegay in soddon maalmood oo la afxidhnaado kadib faa’idooyinka soonka laga filanayo ay ka mid tahay: – In mariidka / suntan cuntada ka …

Read More »

Faaidada Cabitaanka Baytaraafka Iyo Cilladaha Uu Jirka Kala Dagaallamo

faaidada baytaraafka,

Bismillah,  Soo dhowaada asxaabta qiimaha badan ee ku xiran Daryeel Magazine, casharkeenaan maanta waxaan kaga hadlaynaa geedka loo yaqaanno baytaraafka oo ah khudrad caafimaadka muhiim u ah dalkeenana laga helo.   Beytaraafka waxaa ku jira xaddi aad u badan oo ah maadada “folic acid” iyo ganka loo yaqaanno “dietary fiber” labadaas oo la og yahay in ay leeyihiin faa’idooyin caafimaad oo …

Read More »

8 Cunno Oo U Fiican Dhimista Miisaanka, Dalkeenana Laga Heli Karo

dhimista miisaanka,

Buurnimada iyo miisaanka inta dabiiciga ah ka badani waxa ay ka mid yihiin dhibaatooyinka caafimaad ee dadka dunida badankoodu ka cawdaan muddooyinkan dambe. Waxa ay dhaawacdaa quruxda guud iyo muuqaalka duleed ee qofka, laakiin waxaa ka sii daran in ay qofka ku keento xaalado caafimaad darro oo ay ka mid yihiin xanuunnada ku dhaca wadnaha, lugo xanuunka, xanuunka kalagoysyada iyo …

Read More »

6 Possible Reasons Why You Are Not Getting Pregnant

Several reasons can reduce your chances of getting pregnant; be it both medical or non-medical reasons, they must be treated for a successful pregnancy. Here are some reasons why a woman may be unable to get pregnant. Obesity: Being overweight or obese can affect a woman’s fertility. Having a high BMI can harm fertility by inhibiting regular ovulation. Even if …

Read More »

Aqoon Badan Uyeelo Cudurada Galmada Lagu Kala Qaado (STDs)

Cudurada galmada lagu kala qaado, cudurada faafa,

Cudurrada lagu gudbiyo galmada waxaa loo yaqaanaa Sexually Transmitted Diseases (STDs) waana cudurro ku faafa galmada loo galmooda qof qaba cudur faafi kara, galmadaas oo la xariiri karta Afka, dabada, siilka ama guska. Cudurada STDs waa cudurro halis ah una baahan daaweyn, in kastoo cudurrada qaar ay halis yihiin oo aan la daaweyn karin sida HIVga, waxaa muhiim ah inaad …

Read More »

Infekshanka Ku Dhaca Dhegta: Khataraha La Xiriira Iyo Sida Looga Hortago

Infekshanka ku dhaca dhegta

Infekshanka ku dhaca dhegta wuxuu yimaadaa marka fayrus ama bakteeriya ay sababto in uu caabuqo durbaanka maqalka. xaaladaan waa mid inta badan ku dhacda caruurta, sidoo kale xaaladaan waxay inta badan dhacdaa xiliyada qabowga uu jiro, infekshankaan waa mid iskiisa isaga tago dawo la’aan, hasa yeeshee hadii xanuunka uu bato ama qandho ay timaado, waa muhiim in la raadiyo daryeel …

Read More »

Dumarka Oo Timo Ku Yeesha Wajiga, Shafka Iyo Bawdyaha (Hirsutism)

Waa xaalad caafimaad darro oo qofka dumarka ah ku keenta in timo aan xaad ahayni ay ka soo baxaan meelaha ay ragga ka soo baxaan, sida gadhka, shaarubaha, shafka, dhabarka iyo bawdyaha. Sida ay sheegtay shabakadda ‘Science Direct’ boqolkiiba 5 – 15 dumarka adduunka ku nool ayaa lagu arkaa xaaladdan Hirsutism. Sababaha keeni kara Sababta ugu badan ee keenta xaaladda …

Read More »

Caadooyin Halis Ku Ah Caafimaadka Indhaha, Awooda Araggana Hoos U Dhiga

Indhuhu waa xubnaha dareenka ee ugu muhiimsan. Indhuhu waxay leeyihiin qeybo badan oo isla shaqeeya si ay u sameeyaan arag faseex ah. Maadaama indhuhu ay kaalin wayn ka qaataan howlaheenna maalinlaha ah waxay u baahan yihiin in si wanaagsan loo daryeelo. Haddaba waxaa jira caadooyin dhaawaca caafimaadka indhaha oo aan inta badan lagu baruurygsanayn ah, waxaana ka mid ah. Sigaar …

Read More »

Sidee Looga Hortagi Karaa Xanuunada Wadnaha?

xanuunada wadnaha,

Xanuunada wadnuhu waxay hogaaminayaan ama ugu horeeyaan dhamaan xanuunada loo dhinto, waxayna kaalinta koowaad uga jiraan xanuunada sababa geerida caalamka oo idil. Taas macnaheedu maahan inaan waxba laga qaban karin, ama la aqbalo inay sii hogaamiyaan kaalinta koowaad ee geerida. Waxaa jira qodobo ama siyaabo badan oo wax looga qaban karo laguna yarayn karo xanuunada wadnaha, qaababkaasina waxay u badanyihiin …

Read More »

Noocyada Urta Dhididka Jidhka Iyo Mid Walba Waxa Ay Ka Sheegayso Caafimaadka Qofka!

dhididka badan, urta dhididka jidhka, kilkilaha,

Abuurta Alle u fiirsigeedu waa cibaarooyin cashar ka barasho mudan. Jidhka aadamuhu waxa uu leeyahay garaad abuur ah oo uu ku garan karo nooca xanuun ee soo galay, isla markaana qofka ugu diri karo digniino uu ku sheegayo khatartaas cusub. Warbixin caafimaad oo uu faafiyey talefishanka Jarmalka laga leeyahay ee Deutsche Welle (DW) ayaa lagu sheegay in ay jiraan xanuunnada …

Read More »