Health

Siyaabaha Looga Hortago Hargabka

hargab

Waa cudurrada faafa oo waxyeela u geysta habdhiska neefsashada,waa cudura hawada lagu kala qaadokuna faafa qufaca iyo hindhisada. Hargabku caadi ahaan waxa ay saameeyntiisa ku kooban tahay neef mareenka (sanka &cunaha) hargabka waxa uu saameeyn karaaa sambabada iyo xaaladaha daran wuxuu keeni karaa dhimasho, gaar ahaan dadka waayeelka ah, carruurta yar-yar, iyo kuwa nidaamka difaaca jirka uu liito. Waa Maxay …

Read More »

Shaaha Qorfaha Leh: Waxtarkiisa Iyo Cilladaha Uu Uroon Yahay

faaidada shaaha qorfaha leh, qorfe,

Shaaha qorfaha leh: Qorfaha oo ka mid ah dhirta udugga cunnada loo isticmaalo ayaa marka taariikhdiisa dib loo raaco ka mid ah cunnooyinka dawada ahaa muddo qarniyo ah. Qorfaha waxaa ka buuxa walxo faaido u leh caafimaadka. Hadaba qoraalkaan waxaan soo uruurinay faaidooyinka waa weyn ee laga helo shaaha qorfaha leh, waxaana ka mid ah: Cune xanuunka: Qorfuhu waxa uu …

Read More »

Faa’idooyinka Xabad Sowdada & Xanuunada Ay Dawada Ka Tahay

Xabad sowdada, saliida xabad sowdada, xabad sowdo

Faa’iidooyinka xabad sowdada: “Xabaasuuddu geeri mooyee, cudur kasta oo kale waa ka dawo” waxaa hadal macnahaas ku dhow yihin, Nebigeennii Muxammed (SCW). Aadamuhu bilowgii noloshiisaba waxa uu xabad sowdada u aqoonsanaa dawo uu kula tacaalo xanuunno aad u tiro badan. Tan iyo markii ay bilowdeen cilmibaadhisaha kala duwan iyo tijaabooyinka dadku ku baadhayo waxyaabaha waxtarka u leh nolosha iyo caafimaadkana, …

Read More »

Cabitaanka Kookada Iyo Cudurka Kansarka

Hay’adda caafimaadka adduunka (WHO) ayaa ku dhowaaqday in kookadu ay tahay cabitaan keeni kara cudurka kansarka. Warkan cusub ayaa walaac ku abuuray dadka isticmaala cabitaankan iyo xeeldheerayaasha caafimaadka. Daraasadda WHO waxay ku salaysan tahay maadada “aspartame” oo ah macaan samays ah oo lagu daro kookada. Aspartame waa maaddo ay dood badani ka taagan tahay waxaana la xiriiriyaa cillado caafimaad oo …

Read More »

Xanuunka Dhiig Yarida: Calaamadaha Lagu Fahmo Iyo Sida Loola Tacaalo

xanuunka dhiig yarida, dhiig la'aanta,

Dhiigyari ama aniimiya waa xaalad dhacda marka ay yaraato tirada unugyada guduudan/cascas ee kujira dhiiga, unugyadaan waa kuwa ku shaqo leh iney jirka oo dhan gaarsiiyaan ogsijiin, ogsijiinta ayaa ah sheyga ugu muhiimsan ee uu jirku ubaahan yahay si jirka uu u sameysto tamar uu ku qabto shaqada caadiga ah ee jirka, Astaamaha lasoo dersa qofka qabo dhiig yari ayaa …

Read More »

Macdanta Magnesium: Waxtarkeeda, khatarta Hadii Ay Jirka Ku Yaraato Iyo Cunnooyinka…

macdanta magnesium,

Macdanta magnesium waxay aad muhiim ugu tahay habsami u shaqaynta jirka, waxay ka qeyb qaadataa samayska barootiinta, tarmidda unugyada, soo saarista tamarta, samaysanka iyo kobaca lafaha, kobcinta dheefsiga cunnada iyo nidaaminta heerka sonkorta dhiigga. Waxay kaloo gacan ka gaysataa xakamaynta cadaadiska dhiigga. Magnesium waxay la shaqaysaa macdanaha kale ee jirka sida potassium, zinc iyo calcium si loo xoojiyo caafimaadka lafaha, …

Read More »

Ogaal U Yeelo Cudurrada Waa Weyn Ee Laga Qaado Sigaarka

cudur sigaarka,

Caafimaadka shaqsiga ayaa ah mid muhiimad balaaran ku fadhiya waxaana wadamo badan ay ku bixiyaan miisaaniyad aad u fara badan si loo helo bulsho caafimaad qabta. Cabida sigaarka ayaa saamayn balaaran ku leh caafimaad qabka qofka, waxaana lala xariirayaa inuu sababo xanuuno tiro badan oo qaarkood ay adagtahay in la daweeyo. Sigaarku waxuu kaloo waxyeelo balaaran u geystaa dadka lagu …

Read More »

Fuuq Baxa: Astaamihiisa, Sababaha Keeno Iyo Sida Looga Hortago

fuuqbaxa

Fuuq baxa (dehydration) waa xaalad timaada marka uu jirkaaga lumiyo in ka badan xaddiga dareere ee aad qadatay. Sida ugu badan oo uu jirkaaag ku lumiya dareeraha waxaa ka mid ah dhidid xad dhaaf ah. Qofka caadiga ah waxa uu u baahan yahay in ku dhow 3 litir oo biyo ah maalintii .Inkastoo qofka  dhaqdhaqaaqiisa badan yahay iyo dadka ka …

Read More »

Ugxan Sidaha Fiixda Leh (Polycystic Ovary Syndrome)

ugxan sidaha fiixda leh

Xaaladda ugxan sidaha fiixda leh waa arin caan ah oo ka dhalata isku dhexyaaca habka dheecaanada jirka dumarka, waa xaalad ay dareemaan dumarka ku jira da’da dhalmada. Dumarka qaba xaaladaan waxey lee yihiin ugxaan side weynaaday oo gudahiisa ay ka buuxaan dheecaan. Caado aan joogta ahayn ama waqti dheer joogta, tima siyaada ah oo ka soo baxa, finan iyo buurnaan …

Read More »

6 Waxyaabood Oo Burburin Kara Caafimaadka Qofka

Wacyi la’aanta iyo aqoonta ay dadku u leeyihiin xidhiidhka ka dhexeeya cuntada iyo caafimaadka oo hooseeya awgeed inta badan waxaa dhaca qaladaad dhinaca cuntada ah iyo hab-dhaqanno dhaawac gaadhsiiya caafimaadka qofka, lana arko in ay gaadhaan heer ay keeni karaan xaalado caafimaad darro oo nafta galaafan kara. Qormadan oo aynu soo turjunay waxaa aynu ku eegaynaa caadooyinka cunto iyo cabbitaan …

Read More »

Suuska Ilkaha Ama Bololka Iyo Sida Looga Hortegi Karo

ilko bololka, suuska,

Suuska ilkaha waa dhaawac ama burbur soo gaara ilkaha, bololka ilkuhu wuxuu bilowdaa marka jeermiska afku uu bilaabo inuu sameeyo aashito dhaawacaysa illiga. Dalool ayaa ku samaysmi kara illiga, hadii aan si dhakhso ah looga hortagina daloolkaas wuxuu sababi karaa xanuun, caabuq iyo ilka burbur. Ilkuhu waxay leeyihiin saddex lakab. Lakab sare oo adag oo loo yaqaan enemel. Lakab dhexe …

Read More »

Sonkorta Iyo Macmacaanka Oo La Badsado Cudurka Macaanka Miyay Keenaan?

cudurka macaanka, sonkorta, sonkorowga

Macaanku waa cudur raaga oo ku dhaca dheefshiidka, kaas oo ka dhasha heerka sonkorta dhiigga oo kaca. Waxaa la aaminsan yahay in sonkorta oo aad loo cuno ay kordhiso khatarta cudurka macaanka ama sonkorowga. Waa maxay sonkorow maxaa se sababa? Macaanka waxa uu yimaadaa marka jirku uu nidaamin kari waayo heerka sonkorta dhiigga. Tani waxay dhacdaa marka ganacu uu joojiyo …

Read More »