Health

Learn 7 Easy Ways To Drink More Water Everyday

Healthy lifestyle concept. Millennial Arab guy drinking water from glass at home. Handsome young middle Eastern man keeping hydration balance, taking care of his body indoors Staying hydrated is essential for overall health and well-being. If you find it challenging to drink enough water throughout the day, Here are seven practical ways to help you drink more water every day:: …

Read More »

Cillada Akhris Kari Waaga (Dyslexia) Iyo Kaalinta Macallinka Iyo Waalidka

cilada akhriska,

Dyslexia (U akhri ~Disleksiyaa) oo sida oo kale loo yaqaanno ‘Indho la’aanta ereyga’ ama aynu odhan karno ‘Akhris kari waa’ waa khalkhal dhinaca waxbarashada ah oo dadka qaar lagu arko. Wax akhriska ayaa qofka ku adkaada, taas oo ka dhalanaysa dhibaato ka haysata dhawaqa hadalka iyo Barashada sida la isugu xidhayo xarafka iyo ereyga (Decoding). Waxa kale oo loo yaqaannaa …

Read More »

Cilladaha Dabeecada, Noocyada Ay U Kala Baxaan Iyo Sida Loo Caawiyo Qofka Qaba

cilladaha dabeeecada, noocyada shakhsiyada,

Cilladaha dabeecada waa xaalado maskaxi ah oo isu tagay, waxaa lagu gartaa hanaan fakar, dareen iyo dhaqan aan caafimaadka u wanaagsaneyn. Waaya aragnimada qofka iyo dhaqamada waxey inta badan ka gedisan yihiin dhaqamada laga rajeynayo qofka. Dadka qaba cilladaha dabeecada waxaa inta badan ku adag inuu is faham dhexmaro dadka kale iyo wax ka qabashada dhibaatooyinka caadiga. Dadka qaba cilladaan …

Read More »

Baaritaannada Ku Habboon Ragga Si Ay Uga Warqabaan Caafimaadkooda

baaritaanka raga, caafimaadka raga

Maka fikiraysaa in aad xarun caafimaad booqato si aad xaaladdaada caafimaad oo aadan beryo baarin uga wardoonto ama dhaqtar uu kaala taliyo heerka caafimaad ee jirkaaga. Haddaba waad ku saxantahay in aad is hubiso kana warhayso halka iyo heerka caafimaadkaaga. Haddii ay da’daada u dhaxeyso 40 jir ilaa 60 jir xanuunnada ay tahay in aad iska baarto ayaan kula wadaagaynaa, …

Read More »

Aqoon Buuxda U Yeelo Dhiigga Caadada

dhiiga caadada, caado

Wareega caadada waxaa laga ogaan karaa wax badan oo ku saabsan caafimaadkaaga. Bilaaw inaad xisaabtid wareega caadadaada, si aad u ogaatid hadii ay dhacdo iney isdhaaf dhaafto. Ma ogtahay xiliga ay bilaabatay caadaadi kugu dambeysay, ama ma ogtahay inta ay socotay? Hadii aadan ogeyn, waxaa la joogaa xiligi aad bilaabi lehayd inaad la socotid wareega caadada. Inaad ku sameysid raad …

Read More »

Dhir Guryaheenna Taalla Oo Ah Dawo Lagula Tacaali Karo Xanuunno Badan

SINJIBIISHA: Sinjibiisha waxa ay ka mid tahay dawo dhaqameedka facaweyn ee bulshooyin kala duwan oo dunida ku nooli muddo dheer soo isticmaali jireen. Dhiigga oo ay dejiso kana ilaaliso xinjirowga, Daweynta madax xanuunka, hargabka iyo dhaxanta ama qabowga feedaha gala ayaa loo isticmaali karaa. FG: Sinjibiisha oo la isku badiyaa waxa ay keentaa khatarta ah in xinjirowgu uu dhiigga ku …

Read More »

Dhibaatooyinka Waa Weyn Ee Laga Qaado Siigeysiga Badan

siigada badan, siigeysiga,

Siigada waxaa loola jeedaa in qofka uu biyaha iska keeno isagoo ku ciyaaraya xubnihiisa taranka. Waa caado xun oo ka soo horjeeda diinta, dhaqanka iyo caafimaadkaba, waxaana laga qaadaa dhibaatooyin iyo cillado badan. Siigadu waxay khatar ku tahay in jirku uu si caadi ah u shaqeeyo sababtoo ah waxay Khalkhal gelisaa hormoonnada, taas oo keeni karta cillado jireed iyo kuwa …

Read More »

Waxtarka Fitamiin E Iyo Cunnooyinka Hodanka Ku Ah

Fitamiin E waa mid ka mid ah nafaqooyinka aasaasiga ah ee jirku uusan ka maarmi karin. Waa fitamiin ku milma dufanka waana sunsaare awood badan oo unugyada jirka ka ilaaliya sunta jirka ku dhex samaynta, taas oo hadii aan laga hortagin keeni karta cudurro badan sida cudurrada wadnaha ku dhaca iyo kansarka.  Fitamiinkani waxa uu xoojiyaa habdhiska difaaca jirka, waxa uu …

Read More »

Xanuunka Xaniinyaha Ku Dhaco Ee Farikoosil (Varicocele)

xanuunka xaniinyaha,

farikoosil waa midka ugu badan ee madhalays ku sababa ragga waana markii ay weynaadaan ama balaartaan xididada dhiiga ka qaada xaniinyaha oo geeya sambabada si dhiiga loogu soo daro ogsijiin, Xididadaan oo dhumucdooda kabalaarta ayaa loo yaqaana varicocele. Waa xaalad lagu arko in badan oo ragga ka mid ah. Waxaa la qiyaasaa in 100kii ninba 15 kamid ah lagu arko …

Read More »

Urta Oo Lunta: Sababaha Keena Iyo Xalkeeda

Sanka ayaa ah xubinta jirka u qaabilsan dareenka urta ah, waana dareen ay tarjunto maskaxda, kaas oo aynu ku kala saarayno waxyaabaha nagu hareereysan. Lumitaanka ama daciifka soo wajaha urta ayaa  noqon kara mid ay sabbabto xaalad caafimaad ama mid ku yimid si caadi ah oo aysan ka danbayn wax la xiriira cudur.  Dhibaatooyin soo wajaha sanka, maskaxa  iyo neerfayaasha …

Read More »

Sababaha Keena Af Qalleylka Iyo Harraadka Habeenkii Lala Soo Kaco

Dhammaanteen waxaan dareennaa harraad, xilliyo kala duwan maalintii. Waxaana jira xaalado badan oo qofka inuu oon dareemaa ay tahay waa iska dabiici ah sida jimicsiga kadib, dibadda oo la baxo iyada oo ay qorraxdu kulushahay, cunnista cunnada uu xawaashku ku badan yahay ama cunnada milixdu ay ku badan tahay. Si kastaba ha ahaatee in oon ama harraad la dareemaa habeenkii, …

Read More »

Siyaabaha Looga Hortago Hargabka

hargab

Waa cudurrada faafa oo waxyeela u geysta habdhiska neefsashada,waa cudura hawada lagu kala qaadokuna faafa qufaca iyo hindhisada. Hargabku caadi ahaan waxa ay saameeyntiisa ku kooban tahay neef mareenka (sanka &cunaha) hargabka waxa uu saameeyn karaaa sambabada iyo xaaladaha daran wuxuu keeni karaa dhimasho, gaar ahaan dadka waayeelka ah, carruurta yar-yar, iyo kuwa nidaamka difaaca jirka uu liito. Waa Maxay …

Read More »

Shaaha Qorfaha Leh: Waxtarkiisa Iyo Cilladaha Uu Uroon Yahay

faaidada shaaha qorfaha leh, qorfe,

Shaaha qorfaha leh: Qorfaha oo ka mid ah dhirta udugga cunnada loo isticmaalo ayaa marka taariikhdiisa dib loo raaco ka mid ah cunnooyinka dawada ahaa muddo qarniyo ah. Qorfaha waxaa ka buuxa walxo faaido u leh caafimaadka. Hadaba qoraalkaan waxaan soo uruurinay faaidooyinka waa weyn ee laga helo shaaha qorfaha leh, waxaana ka mid ah: Cune xanuunka: Qorfuhu waxa uu …

Read More »