Health

Faa’idada Biyaha Xulbada & Cilladaha Lagu Dabiibo

faaidada biyaha xulbada,

Xulbadu waa mid ka mid ah dawo dhireedyada ugu qadiimsan iyada oo Shiineeska iyo Hindadu ay u adeegsan jireen inay ku daweeyaan xanuuno kala duwan. xulbadu waxa ay xambaarsan tahay nafaqooyin muhiim u ah sida sida faybar, xadiid, potassium, magnesium, phosphorous iyo walxo kale oo caafimaadka faaido u leh. Maadada “galactomannan” ee laga helo xulbada, waxay xakamaysaa cirweynida, waxayna sare …

Read More »

Galmada Badan Waxaa Laga Helaa Faa’idooyinkaan!

galmada badan,

Galmada badan iyo caafimaadka Galmada ninka iyo xaaskiisa dhex marta kuma koobna keliya iney si wadajir ah u raaxeystaan ubadna kala dhalaan, balse Waxyaabo badan oo isu-tagga lamaanaha is qaba ay faa’idooyin caafimaad ka heli karaan oo halkaan lagu soo koobi karin ayaa jira, sida ka hortagga cudurrada wadnaha ku dhaca, ka hortagga xanuunka caadada, xoojinta murqaha kaadi heysta iyo …

Read More »

Sababaha Loogu Dardaarmo Cunista Beedka Ama Ukunta

faaidooyinka ukunta, beedka,

Dad badan ayaa isweydiiya beedka iyo muhiimadda caafimaad ama khatarta uu keeni karo, waxa kale oo aalaaba dadka madow ka gala in uu jiro xaddi u cayiman in aanu qofku ka badin beedka uu cunayo, haddaba sida ay sheegayso qormo lagu daabacay shabakadda Brights side oo arrimaha caafimaadka wax ka qortaa beedku waxa uu leeyahay faa’idooyin badan oo caafimaad, waxa …

Read More »

Calaamadaha Foosha, Noocyadeeda Iyo Hababka Loo Yareeyo Xanuunka…

calaamadaha foosha, dareenka foosh, foolqabasho, dhalmada,

Hadii aad tahay ugub, waxaa laga yaabaa inaad ka walwalsan tahay maalinta dhalmada. Inta badan na waxay dadka ka fikiraan sida ay ku bilaabmi doonto foosha iyo sida dareeneedu uu yahay, waxaa jira calaamada badan oo ku tusi kara inaad ku jirtid fool, laakin midda la isku haleykaro waa foolqabasho joogta ah. Halkaan ka akhriso noocyada kala duwan ee foosha …

Read More »

Faa’idooyinka Hurdadu Ay U Leedahay Jidhka!

faaidooyinka hurdada,

Hurdadu waa firfircooni abuur ah oo muhiimad weyn u leh jidhka, waxa aanay kaalin aasaasi ah ka qaadataa fayo qabka dhammaan xubnaha jidhka aadamaha. Warbixin ay faafisay majaladda Faransiiska ka soo baxda ee Sante Plus, ayaa qoraaga Laurence O uu kaga warramayaa hawlo yaab leh oo uu jidhka bani’aadamku qabto xilliga hurdada, kuwaas oo kaalin muhiim ah ka qaata dhowrista …

Read More »

Aymiyadda Ay Leedahay In Miraha Chia Seeds La Cuno Maalin Kasta Iyo Sida Loo Isticmaalo

midhaha, chia seeds,

Chia seeds waa miro Alle ku abuuray walxo caafimaadka faaido ugu jirto. Mirahaan yaryar waxaa ku jira dhammaan nafaqooyinka ku jira kalluunka. Isticmaalka mirahaan ayaa aad dunida ugu soo badanaya waayahaan dambe sababtuna waa qiimahooda caafimaad oo lagu baraarugay. Chia Seeds waxa ay qani ku yihiin asiidhada duxda ah ee Omega3 oo muhiim u ah caafimaadka maskaxda iyo jirka. Sida …

Read More »

Toonta Iyo Malabka Oo La Isku Khamiiriyo Waa Dawo Tayo Badan Oo Lagula Tacaali Karo….

toonta iyo malabka

Toonta iyo malabka oo la isku daray ama la isku khamiiriyay waa jeermis dile heer sare ah oo u roon caafimaadka caloosha iyo dheefshiidka, waxay hoos u dhigtaa kolestaroolka iyo dhiig-karka, waxay kobcisaa difaaca iyadoo jirka ka saarto sunta “detoxification” waana sababta bukaanada qaato daawooyinka kiimikada ee kansarka lagula taliyo inay alaabtaan isticmaalaan. Labadaan shay mid walba waxa uu leeyahay …

Read More »

Thirsty At Night: Main Causes And What To Do

thirsty at night

Waking up thirsty at night, a condition known as nocturnal thirst, can have various causes. It’s important to note that occasional nighttime thirst is generally not a cause for concern, but if it becomes a frequent or chronic issue, it may be worth investigating the underlying reasons. Here are some common causes of waking up thirsty at night: Dehydration: The …

Read More »

Caafimaadka Biyaha Qumbaha: 8 Cilladood Oo Ay Ka Hortag Iyo Dawaba U Noqon Karaan

biyaha qumbaha,

Biyaha qumbaha waa cabitaan dabiici ah oo si dhaqso ah oonka u baabi’iya, jirka qaboojiya tamartana siyaadiya. Biyaha qumbaha waxaa ka buuxa electrolytes dabiici ah, macdanaha zinc, magnesium potasium iyo fitamiin C iyo fitamiinnada B. Waxaa kale oo biyaha ku jirta aashito loo yaqaanno “lauric acid” taas oo la dagaallanta infekshannada. Biyaha qumbaha oo maalin kasta la cabo waxa ay …

Read More »

4 Tallaabo Oo Ay Tahay Qofka Inuu Raaco Si Uu Hurdo Fiican U Seexdo

hurdo fiican, hurdada

Hurdadu waxa ay ka mid tahay baahiyaha aasaasiga ah ee nolosha aadamaha, khalkhal ku yimaaddaana waxa uu si weyn u dhaawacaa nolol maalmeedkeenna. Sida caadiga ah qofku cimrigiisa saddex meelood meel waxa uu ku qaataa hurdo, waana halka ay ka timid fikrkadda ah in uu 8 saac habeenkii seexdo iyada oo laga duulayo in maalintu ay 24 saac tahay oo …

Read More »

Wax Ka Ogow Faaidooyinka Caafimaad Ee Baamiyaha

cilmibaadhis ay samaysay Valery Aspenas oo ah haweenay caan ka ah dalka Faransiiska oo ku takhasustay Nafaqada iyo faa’idooyinka cuntada ayaa iftiimisay in Baambiyaha ay ku jiraan maaddooyin badan oo aad ugu fiican caafimaadka qofka. Daraasaddani waxa ay daahfurtay in Baamiyuhu uu qani ku yahay Faytamiin C, isla markaana uu si weyn u caawiyo isu-dheelli-tirka iyo nidaaminta sonkorta iyo Kalastaroolka …

Read More »

Aqoon Buuxda Uyeelo Waqtiyada Ugu Fiican Ee La Cuno Lawska

lawska, looska,

Lawska wuxuu faa’idooyin badan u leeyahay jirka bini’aadanka waxaa ka buuxo fitamiinno iyo macaadin ay ka mid yihiin iron, calcium, magnesium iyo potassium. Waxaa kaloo laga helaa fiber, barootiin iyo dufannada omega 3 iyo nooca loo yaqaanno “unsaturated fats”. Dufannadaan waxay deg deg ah u kordhiyaan tamarta jirka. Waxtarka lawska waxaa ka mid ah, kor u qaadista hab-dhiska difaaca jirka, …

Read More »

Xanuunnada Lagu Daweeyo Cabitaanka Basasha!

Cabbitaanka basasha, basal, faaidooyinka basasha,

Basasha waxaa laga samayn karaa cabbitaan dawo ah! Shabakadda Bold Sky oo Arrimaha caafimaadka wax ka qorta ayaa dhowaan faafisay Warbixin caafimaad oo tilmaamayso in basashu ay qani ku tahay maaddooyinka lidka mariidka, caabuqa iyo bakteeriyada. Sida oo kalana ay hodan ku tahay Faytamiinnada A, B, C, Asiidhka Foolik iyo macnado ay ka mid yihiin calcium, phosphorous, magnesium, sulfur, chromium …

Read More »

Aqoon Fiican U Yeelo Cudurrada Waalidka Laga Hidde Raaco

Markaad muraayadda isku fiiriso ma dareentaa inaad hooyadaa uga egtahay sanka, aabahaana aad uga egtahay indhaha? Hagaag, ma ogtahay in muuqaalka oo looga ekaado waalidka aysan ahayn waxa keliya ee waalidka laga hidde raaco, balse sidoo kale laga dhaxli karo cudurrada qaarkood? Waxaan waalidiinteenna iyo xubnaha qoyskeenna ka raacnaa sifooyin badan oo jireed iyo kuwa shakhsiyadeed gudbinta DNA-ga awgeed. Sidaas …

Read More »

Faaidooyinka Waa Weyn Ee Miraha Sabiibka Iyo Cudurada Ay La Dagaallamaan

midhaha sabiibka, sabiib

Sabiibku waa miraha geedka canabka oo la qallajiyay iyadoo qorax loo dhigay ama lagu qalljiyay mashiinnada wax lagu qallajiyo. Sabiibka waxaa badanaa lagu macaaneeyaa cunnada mana lahan sonkor dheeraad ah oo lagu daray. Sabiibku waa miro nafaqo badan oo xambaarsan faaidooyin aan la soo koobi karin, waxaa lagaa helaa barootiin, faybar, fitamiin C, fitamiin E, fitamiin K, fitamiin B2, fitamiin …

Read More »