Health

Cuntada Oo Lagu Sumoobo, ASTAAMAHA IYO DADKA U NUGUL!

Cuntada aan cunno markay ay lee dahay wasakh ka timid ilma qabatada sida bakteeriyada, fayruska iyo dulinka waxay keentaa cunto ku sumoowga taas oo sii kororta marka ay sii badato tirida ilma qabatada. Astaamaha cuntada oo lagu sumoobo. Cunto ku sumowga waxa la xariira astaamo iyo calaamado badan kuwaas oo lamid noqon kara sida calaamadaha cuduro kale iyo xaalado kale …

Read More »

Fiitamiinnada U Fiican Uur Qaadista Haweenka Iyo Cuntooyinka Hodanka Ku Ah

uur qaadista haweenka,

Dhalmo la’aantu waa cillad aad ugu soo badanaysa ragga iyo dumarkaba, sababaha keenana waxaa ka mid ah cunno xumada, stress-ka, shaqada badan iyo sababo kale oo la xiriira nolosha ah casriga ah ee maanta. Khalkhalka hormoonadu waxa ay qayb wayn ka qaadataa cilladaha dhalma la’aanta, sidaas darteed haweenka doonaya inay si dhakhso ah uur u qaadaan waa inay ku dedaalaan …

Read More »

Faa’idooyinka Tirada Badan Ee Qosolka Iyo Ahmiyadda Uu U Leeyahay…

qosolka badan, faaidooyinka qosolka, qosol,

Sida caadiga ah waxa uu qofku nolol maalmeedka si joogto ah ugala kulmaa cadaadisyo kala duwan oo ku lammaan shaqada, macaamilka dadka iwm, waxaana mararka qaarkood ay kaga tagaan xaalado nafsi ah oo keena diiqad, iyo qosolka oo ku yaraada. Haddaba khubarada caafimaadka nafsiga ahi waxa ay sheegayaan in qosolku uu yahay dawada ugu fiican ee uu qofku kula dagaalami …

Read More »

Khatarta Ay Leedahay In Xabad Sowdada La Isku Uumiyo

faaidada xabad sowdada

Xabaasuuddu waxa ay leedahay faa’iidooyin caafimaad oo ay isaga marag kaceen dhammaan cilmibaadhisaha kala duwan ee lagu sameeyey. Laakiin siyaabaha loo isticmaalayo ayaa muhiim ah in ay noqdaan kuwo lagaga heli karo waxtarkeeda, lagagana badbaadi karo khatarta caafimaad ee ka dhalan karta. Hababka dadka qaar u isticmaalaan ee ay dhakhaatiirtu xaqiijiyeen in ay khatar ku yihiin caafimaadkana waxaa ka mid …

Read More »

Waa Maxay Xiriirka Ka Dhexeeya Siigada Badan Iyo Bidaarta?

siigada badan, bidaarta, timo daadashada,

Siigada waa in qofku uu biyo iska keeno isagoo ku falaadayo xubnihiisa taranka. Siigadu waa caado xun oo ku badan dhalinyarada khaasattan wiilasha, dhibaatooyin badanna laga dhaxlo Raaxada galmadu waxay muhiim u tahay qofka qaangaarka ah, waana baahi ay tahay in guur sharci ah lagu daboolo. Raaxa la’aanta galmada waxaa laga qaadaa caalwaa (frustration) iyo hungoobid taas oo keeni karta …

Read More »

Mucjisooyinka Ku Lammaan Hindhisada

hindhisada, hindhiso

Hindhisadu waxa ay muhiimad weyn iyo faa’idooyin kala duwan u leedahay nolosha qofka iyo caafimaadkiisa. Hindhisada oo waqtigeedu uu yahay ilbidhiqsi ama ilbidhiqsi badhkii, waa geeri uu qofku dhimanayo kadibna uu mar labaad dib ugu soo noqonayo nolosha. Waana sababta aynu ugu tilmaamayno in ay tahay mucjiso Rabbaani ah oo duruus badan oo ruuxi ah iyo kuwo caafimaadba ku jiraan, …

Read More »

Goorma Ayaa Uu Calool Fadhigu Dhibaato Caafimaad Keeni Karaa?

Calool istaaggu waxa uu ka mid yahay xaaladaha caafimaad darro ee qofka marar kala duwan hela. Dad badan ayaan dareensanayn in uu yahay dhibaato sababi karta khatar caafimaad. Birgit Terryung oo ah dhakhtar Jarmal ah oo ku xeeldheer xanuunnada uur ku jirta ayaa sheegta in calaamadaha calool istaagga ay ka mid yihiin: Dibbiro uu qofku dareemo. Cadaadis badan oo uu …

Read More »

Maxaa Ka Dhalan Kara Moobilka Oo Markasta Hoos Loo Fiiriyo?

dhibaatooyinka moobilka,

Teknolojiyada waxay noqotay mid cajiib ah oo hadana cabsi badan. Daraasad ayaa tilmaameysa halka uu gaarsiisan yahay dhibka uu jirkeena u leeyahay in maalinti oo dhan la fadhiyo. In kastoo ay shaqada teleefonka ay ahayd mid wicitaan un loogu tala galay, xiliga aan joogno waa la casriyeeyay oo waxaa loo badan telefono caaqil ah ama kambuyuutaro yar, kuwaas oo si …

Read More »

Xanuunka Xididka Wadnaha: Astaamihiisa, Sababaha Keena Iyo Hababka Looga Hortago

xanuunka xididka wadnaha,

Wadnahu waa xubinta jirka u qaabilsan inay gaarsiiso dhiiga, ogsijiin iyo macdanta kale ee muhiimka u ah jirka iyadoo marsiinayso xididada halbawlayaasha ah ee dhiiga ka qaada wadnaha una safriya qeybaha kale ee jirka, waxaana wadnaha dhiiga kusoo celiya xidido loo yaqaan aroore kuwaasoo dhiiga bilaa ogsijiin ah kusoo celiya wadnaha si maadada ogsijiin looga soo qaado sambabada. Wadnuhu waa dhexyaalka …

Read More »

Xilligee Ugu Fiican In Caanaha La Cabbo?

xiliga caanaha

Waxaa hubaal ah in caanuhu ay yihiin cabitaan caafimaad badan laga helo laakiin waqtigee ugu fiican in la cabbo? Ma subaxdii mise habeenkii? Ugu horreyntii, cabista caanuhu waa hab fiican oo laga helo kalsiyaam iyo barootiin.. Caanuhu way kuu wanaagsan yihiin xilli kasta oo aad cabto, haddii adan qabin cilladda u dulqaadasho la’aanta laktoos (lactose intolerance).. Laakiin waqtiyada la cabo …

Read More »

Geedka Moringa: Xaaladaha Caafimaad Ee Uu Wax Ka Taro Iyo Khasaarihiisa

faaidooyinka geedka moringa,

Moringa oo ah geed asalkiisu ka baxo woqooyiga Hindiya, waxa uu ka mid yahay dhirta sida fudud uga bixi karta deegaannada kulaylaha ah ama ku dhow. Muddo qarniyo ka hor ah ayaa geedkan caleentiisa, ubaxiisa iyo midhiisaha dawo ahaan loo isticmaalayey. Waxaana laga helaa faa’idooyin caafimaad oo aan la soo koobi karayn, sida dejinta dhiigga, Daweynta keliyo xanuunka iyo sifaynta …

Read More »

Sababaha Loogu Dardaarmo Caleenta Koostada & Qaababka Ugu Fiican Ee Loo Isticmaalo

caleenta koostada, koosto,

Caleenta Koostada waxaa lagu tiriyaa cunnooyinka ugu caafimaadka badan sababtoo ah waxaa ka buuxa faytamiinno, macdano iyo walxaha jidhka sunta kaa saara. Waa khudrad kulansatay nafaqo kala duwan oo qeyb kasta oo jidhka ka mid ah wax u tarta, waxaa ka buuxa faytamiin A, Faytamiin C, Faytamiin E, Faytamiin K, folic acid, kalsiyaam, magnesium, potassium iyo xadiid. Waxaa kaloo laga …

Read More »

Siyaabaha Loo Kobciyo Caafimaadka Iyo Quruxda Indhaha

Quruxda indhaha, caafimaadka indhaha,

Indhaha oo ka mid ah lixda dareeme ee aanu aadamuhu nolol maalmeedkiisa uga maarmi Karin, waxa ay dhinaca kalana qurux u yihiin muqaalka wejiga ee qofka, quruxdooda iyo caafimaadkooduna waxa uu dhammaystir iyo astaan u yahay quruxda wejiga oo ay u muujin karaan dhalinyaro ama gabow, caafimaad ama xanuun, farxad ama murugo, firfircooni ama caajis iwm. Haddaba haddii caafimaadka indhaha …

Read More »

Qaababka Dabiiciga Ah Ee Loola Tacaalo Cabudhka Iyo San-Xiranka

Cabudhka sanka, caburka, duufka, hargabka,

Cabudhku waa labada dul ee sanka ama mid ka mid ah oo xidhma, waxa aanay arrintan inta badan dhacdaa marka dulka sanka gudihiisa hore uu barar ku jiro, taas oo sababta in duufku uu ku ururo sanka gudihiisa, aakhirkana ay noqoto in qofku uu si dabiici ah neefta uga qaadan kari waayo sanka. Waa mid ka mid ah sababaha cabudhka …

Read More »

Waa Maxay Astaamaha Uurka Cusub, Sidee Loo Ogaadaa, Maxaase Khatar Ku Ah Uurka?

astaamaha uurka cusub, uurka bilowga ah

Uurku wuxuu yimaada marka ay manida bacrimiso ugxanta laga soo daayay ugxan sidaha, ugxantu waxay soo martaa tuubada ugxan sidaha oo ah meesha bacrimiska uu ka dhaco. Ugxanta marka ay bacrismato waxay usoo gudubtaa minka oo ah meesha ay ku dhageyso. Marka ukunta bacrimisan si guul ah ay ku dhagto uur ku jirta waxaa meesha ka dhasha uur. Uurku waa hab socda mudo 40 todobaad. …

Read More »