In la iska daayo caadada sigaar nuugistu waxa ay u baahan tahay dadaal iyo maamulis dheeraad ah. Laakiin waxaa jira habab ay dadka u kuurgalay aaminsan yihiin in qofka ay ka caawinayso in uu joojiyo sigaarka. Qoraaga Veronica Muyijo ayaa maqaal ay dhowaan ku qortay wargeyska ‘Confederation’ ee ka soo abxa dalka Spain waxa ay ku xustay noocyo ka mid …
Read More »Health
Sababta Dumarka Loogu Booriyo Isticmaalka Huruuda Iyo Cudurrada Ay Daawada U Tahay
Huruuda waa geed daweed xambaarsan faa’idooyin aan la soo koobi Karin, waa mid ka mid ah geedaha ugu caansan ee loo adeegsado dawaynta iyo ka hortagga cudurro faro ba’an ku haya aduunka. Huruudu waxaa dhir cunnada lagu darsado oo aad looga isticmaalo wadanka Hindiya iyo dalal kale oo ku yaalla qaaradda Asia, iyadoo lagu carfiyo laguna midabeeyo cunnada. Waxaa huruuda …
Read More »Caadooyin Qofka Ku Keeni Kara Caafimaad Darro Nafsi Ah, Xidhiidhkiisa Bulshana Burburiya
Waxaa jira aaminsanaan qaldan, anshax iyo hab-dhaqan aan habboonayn, qaab fikir oo aan sax ahayn iyo caadooyin haddaad qabatinto kugu keeni kara dhibaatooyin caafimaad oo nafsi ah iyo mushkilado bulsho. waxaan maanta akhristayaasheenna la wadaagaynaa dabeecado iyo caadooyin shakhsi ah oo dad badani joogto u sameeyaan laakiin ay qasab tahay in dhaqso loo joojiyo, haddii kale u dhow in ay …
Read More »Daryeelka Wajiga Saliida Leh Iyo Waxyaabaha Ku Haboon
Casharkani waxa uu gaar u yahay gabadh kasta oo jidhkeedu saliid leeyahay, wajigeedu qoyo had iyo jeer, finan yar leh. Jidhkan saliid leh ee aan maanta ka hadlayno ayaa ah jidhka ugu dhibtada badan ee ay dumarku yeeshaan. jidhkan ayaa ah jidh had iyo jeer kadeedan, haddii daldaloolada wajigu xidhmaan qofku wuxuu isku arkaa finan waa wayn oo dheecaan leh. …
Read More »KANSARKA BEERKA: Sababaha Keeno, Astaamihiisa & Dadka Halista U Ah
Kansarka beerka waa kansar kasoo bilowda unugyada uu beerka ka sameysan yahay ee loo yaqaano hepatocyte. Beerka waa xubin ku yaala qeybta kore ee uurkujirta, wuxuu ka hooseeyaa muraqa kala bara xabadka iyo uurkujirta. Waxaa jira noocyo kala duwan oo kansar ah kuna dhaca beera. Nooca ugu badan ee dadka ku dhaca beerka waxaa la yiraahdaa Hepatocellular carcinoma, kansar kasoo …
Read More »Faaidooyinta Timirta Caanaha Lagu Radiyo Iyo Qaabka Loo Isticmaalo
Timirtu waxa ay leedahay faa’idooyin badan waxayna caawisaa qaybo badan oo ka mid ah jirka aadamaha. Waa il wanaagsan oo laga helo maadooyinka loo yaqaanno “phenolics” iyo “carotenoids” oo ah walxo jirka kala dagaallama wixii sun ku ah. Waxaa kaloo timirta ka buuxo nafaqooyin ay ka mid yihiin xadiid, potassium, selenium, magnesium, copper, fitamiinnada B, fitamiin C, faybar, barootiin, oo ay …
Read More »Caabuqa Fangaska Ee Faraha Dhexdooda Gala
Nabarada yaryar ee faraha dhexdooda mararka qaarkood ku samaysma ama dadka qaar aad isugu arkaan waa nooc ka mid ah caabuqa uu keeno Fungaska maqaarku waxa aanu ku tarmaa qoyaanka iyo daboolnaanta ama hawo la’aanta, taas oo ah sababta ay faraha luga dhexdooda ugu bataan. Fungaskan oo dad badan ku sameeya nabarro mararka qaarkood ur keenaa waxa uu u faafaa …
Read More »Haddii Aad Da’da 40 Jir Gaadhay, Qaababkan U Ilaasho Quruxdaada & Midabka Dabiiciga Ah Ee Jidhkaaga
Qofku marka uu gaadho da’da afartan jirka, gaar ahaan haweenka waxaa ku dhaca isbedello dhinaca abuurta ah oo wejiga u badan. Sababta ugu weynina waa hoos u dhaca heerka hormoonnada qofka ku imanaya. Raadadka ugu horreeya ee arrintani keentana waxaa ka mid ah midabka dabiiciga ah oo isbeddel ku yimaaddo. Shabakadda ‘Step to Health’ oo laga leeyahay dalka Maraykanka, ayaa …
Read More »Daawooyinkii Nabigeenna Suuban NNKH Uu Nagala Dardaarmay Isku Daawayno
Bismillaah,Ilaahay ayaa mahad oo idil u sugnaatay soo dejiyay dawada cudur kasta. Muuqaalkan waxaan ku soo gudbinaynaa dawooyinkii rasuulkeenna suuban “NNKH” uu isku daweyn jiray ee uu nagala dardaarmay isticmaalkooda, dawooyinkaas oo caalamku waqti dambe ku baraarugay, daraasado badanna lagu sameeyay si loo hubiyo faa’iidooda, kadibna loo bixiyay magaca “Prophetic Medicine” oo macnaheedu tahay “Cilmigii Caafimaad ee Nabiga”.Haddaba dawooyinkaas waxaa …
Read More »Habab Dabiici Ah Oo Kilyo Xanuunka Looga Hortegi Karo Ama Lagu Dawayn Karo
Kilyo xanuunka waa xaalad caafimaad oo taxadarkeeda leh, taas oo malaayiin qof ay u dhintaan sannad kasta. Hadaba waxaa jira dawooyin guri oo ka hortag iyo dawaba u noqon karo kilyo xanuunka. Qormadaan waxaan ku soo gudbinaynaa dawooyinka dabiiciga ah ee loo isticmaalo in lagu maareeyo kilyo xanuunka. Sii akhri si aad wax badan uga ogaato. 1. Cunnooyinka kilyaha uroon: …
Read More »Qiimaha Caafimaad Ee Baamiyaha & Cudurrada Uu Ka Hortago
Qormadan oo aynu ka soo xiganay shabakadda Al-Carabiya waxa ay iftiiminaysaa faa’idooyinka caafimaad ee uu jidhka u leeyahay baamiyaha oo ka mid ah khudradaha dhulka Soomaalida laga helo, laakiin aanay dadku inta badan dareemin waxtarkiisan caafimaad: Macaanka: Nafaqooyinka iyo maaddooyinka baamiyaha ku jiraa waxa ay la dagaalamaan macaanka, waxa aanay nidaamiyaan xaddiga sonkorta dhiigga, halka mihdihiisuna ka yareeyaan macaankaas. Daalka …
Read More »Faaidada Cabitaanka Karootada Iyo Sanjabiisha & Xaaladaha Caafimaad Ee Uu Wax Ka Taro
Furuutka iyo khudraddu waa aasaaska cunno caafimaad leh, siyaabo kala duwan ayay caafimaadka uga qeyb qaataan, nafaqooyinka ku jira noocyada kala duwan ee furuutka iyo khudradda way adag tahay in laga helo cunnooyinka kale. Waqtigaan hadda la joogo waxaa aad usii badanaya cudurrada iyo cilladaha ka dhasha hab-nololeedka, sidaas awgeed waxaa lagama maarmaan ah in lagu dedaalo cabitaannada dabiiciga ah …
Read More »15 Daqiiqo Oo Socod Lugta Ah Maalin Kasta Waxaa Laga Helaa Faa’idooyinkan
Faa’iidooyinka laga helo socodku kuma koobna miisaan dhimista oo keliya, balse waxa ay sida oo kale wanaajisaa dabeecadda iyo dad la dhaqanka qofka, waxa ay yaraysaa sakatiga iyo xaaladaha nafsiga ah, waxayna xoojisaa hal-abuurka. Qormadan oo aynu ka soo xigannay shabakadda Aljazeera waxa aynu ku eegaynaa faa’iidooyinka kale ee laga helo 15-daqiiqo oo uu qofku joogteeyo in uu socdo. Farxad: …
Read More »Faa’iidooyinka Qaraha Ama Xabxabka Iyo Cudurrada Waa Weyn Ee Uu La Dagaallamo
Xabxabku waxa uu ka mid yahay cuntooyinka xagaagii ee jidhka qaboojiya firfricoonidana geliya, waxa aanay cunistiisu si gaar ah u sii fiicantahay habeenkii oo xilliga xagaaga ah. Laakiin qabowgaas iyo firfircoonidaasi ma’aha faa’idada keliya eek u jirta xabxabka ama qaraha balse waxaa jira faa’idooyin caafimaad oo aan la soo koobi karin oo u uqofku ka helayo faytamiinnada kala duwan, macdanaha, …
Read More »Cuntada Oo Lagu Sumoobo, ASTAAMAHA IYO DADKA U NUGUL!
Cuntada aan cunno markay ay lee dahay wasakh ka timid ilma qabatada sida bakteeriyada, fayruska iyo dulinka waxay keentaa cunto ku sumoowga taas oo sii kororta marka ay sii badato tirida ilma qabatada. Astaamaha cuntada oo lagu sumoobo. Cunto ku sumowga waxa la xariira astaamo iyo calaamado badan kuwaas oo lamid noqon kara sida calaamadaha cuduro kale iyo xaalado kale …
Read More »