Health

Best Vitamins For Healthy Teeth And Gums

Maintaining healthy teeth and gums is important for overall oral health. While brushing and flossing are fundamental practices, proper nutrition and vitamins also play a crucial role in promoting healthy teeth and gums. Here are some vitamins and minerals that are essential for oral health: Vitamin C: Vitamin C is essential for healthy gums and can help prevent gum disease …

Read More »

Sababaha Looga Digo Qaab-Jiifka Xabad Xabadka

qaab jiifka xabadka

Xaqiiqadu waxay tahay waan ku faraxsanahay inaan helno wax hurdo ah sababtoo ah waxaa batay mashquulka nolol maalmeedkeena, run ahaanti waxaa jira dhinacyo loo seexdo oo ku siin kara hurdo wanaagsan Ma xuntahay in loo seexo xabadxabad? Jawaabta oo gaaban waa HAA. In xabad-xabad loo seexdo waxay hoos udhigi kartaa khuurada, iyo naqaska oo qufka ku xirma, laakin waxay culeys saareysaa …

Read More »

Talooyin Qaldan Oo Ay Ku Dhaqmaan Dadka Miisaanka Dhimaya & Sababta Aanay Faa’ido Uga Helin

Muddooyinkan dambe sheekooyinka ugu dhegeysiga, akhriska ama daawashada badan ama dadku aad ugu haasaawaan dunida oo dhami, waa kuwa la xidhiidha dhimista miisaanka iyo talooyinka caawinaya. Sababtaas awgeed ayaa uu mawduucani noqday mid cid kastaa aragtideeda ka dhiibato, fikirna ku darsado, sida oo kale dad badani uga faa’iidaystaan arrimo xayeysiis iyo ganacsi la xidhiidha, iyaga oo dadka u sheegaya talooyin …

Read More »

Biyo Intee Le’eg Ayuu Jidhkaagu U Baahan Yahay Maalin Kasta?

Jidhkeenna boqolkiiba 60 illaa 70 ayaa biyo ah; waxaa u baahan dhammaan unugyada jidhkeenna, waxa ay caawiyaan in neefta Ogsajiinta iyo curiyeyaasha nafaqo ee cuntada laga helaa ay jidhka wada gaadhaan, waxa ay xoojiyaan awoodda uu jidhku iskaga saaro sunta inta badan ka dhalata dheefsiga cuntada, sida oo kale waxa ay nidaamiyaan heerkulka jidhkeenna. Jidhku waxa uu maalin kasta qashin …

Read More »

Faa’iidada Toonta iyo Qajaarka La Isku Daray Iyo Qaabka Dhiigkarka Loogu Dejiyo

qajaarka toonta

Dhiigkarku waxa u uka mid yahay dhibaatooyinka caafimaad ee waqtiyadan dambe ugu caansan adduunyada o odhan, waxa aanu inta badan keenaa xaalado dhimasho badan sababa oo uu ka mid yahay wadne xanuun. Dhiigkarka oo cadaadis badan saara xididdada dhiigga, taasina ay sababto in uu culays fuulo wadnaha oo dhiigga soo gaadhaya oo xawaare aan kii saxda ahaa ahayn ku socda …

Read More »

Maxaa Ka Dhalan Kara Hadii Dhegta Dhukayga Laga Nadiifiyo?

dhukayga dhegaha

Dadka qaar ayaa maalin kasta dhegahooda ka saara dhukayga (ear wax)  iyagoo u arkaya inay nadaafadda ka mid tahay. Dhukaygu ma ahan wax nadaafad darro ku yimaada mana ahan jeermis. Dhukayga waxaa sameeya qanjirrada dibada ee dhegta. Faa’iidooyinka dhukaygu u leehay dhegta waxaa ka mid ah: Boorka, cayayaanka, bakteeriyada iyo jeermisyada kale ayuu ka hor istaagaa inay gudaha u galaan ama dhaawac gaarsiiyaan …

Read More »

Aqoon Fiican U Yeelo Qalliinka Jilibka Lagu Beddelo

bedelida jilibka

Bedelidda jilibka waa qalliin yareyn kara xanuunka soona celin kara shaqada kala goyska jilibka. Dhakhtarka wuxuu soo goynayaa qeybaha dhaawacmay ee lafaha iyo carjawda bowdada, shanshada iyo isha lowga, wuxuuna ku bedelayaa kala goys macmal ah oo laga sameeyay bir iyo caag daraja sare. Bukaanka iyo dhakhtarka waxey dooran karaan mid ka mid ah naqshadaha badan ee kala goyska macmalka …

Read More »

Cunnooyinka Ugu Fiican Ee Dejiya Dhiig-Karka

In badan ayaa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan caafimaadku ay soo saartaa warbixinno ka digaya khatarta ay kicista dhiiggu ku keento wadnaha, halbawlayaasha dhiigga, maskaxda iyo kilyahaba, waxayna hay’adda WHO ku baaqdaa in qofku uu raaco hab uu mar kasta ku dejinayo dhiiggiisa, iyada oo talooyinka ay soo jeediyaanna ay ka mid tahay in la joojiyo sigaar cabbista, jimicsi la …

Read More »

Muhiimadda Caafimaad Ee Maadada LYCOPENE Iyo Cuntooyinka Laga Helo

Xabxabka, tamaandhada, saytuunka, liin bambeelmada, cambe babaayga iyo inta badan ee khudradaha uu midabka gudahoodu casaanka ama basaliga yahay, waxaa ku jirta maaddo lagu magacaabo “Lycopene”. Maadaddani waxa ay si awood badan u burburisaa mariidka (sunta cuntooyinka ka samaysanta) oo haddii ay jidhka ku badato sababi karta cudurka macaan, wadne xanuun, noocyo kansarka ka mid ah iyo xanuunka dila unigyada …

Read More »

Astaamaha Walwalka Shilka Kadib (PTSD) Iyo Dadka Halista U Ah

Walwalka shilka kadib, walwalka badan, argagax, cabsida,

Walwalka shilalka kadib (Post-Traumatic Stress Disorder) waa shay badanaa dadka ku dhaca markay shil galaan kadib. Shilkaas ayaa noqon kara mid gaari, diyaarad, mooto, ama wax kale oo qofkaas ku sababay inuu dhaawacmo ama naftiisa khatar galiyay. Waxay kaloo xaaladan dhici kartaa hadii qofka ehelkaaga ah ama kuu dhaw uu shilkaas haleelo. Waxyaalaha kale ee qofka ku sababi kara inuu …

Read More »

Caanaha La Karkariyay Miyay Ka Caafimaad Badan Yihiin Caanaha Kale? Kuwee Se Fiican In La Cabo?

Caanahu waa cunno dhamaystiran oo ay ku jiraan nafaqooyin iyo macdano jirku uusan ka maarmi karin. Waxay hodan ku yihiin kalsiyaam, barootiin, kaarbohaydareetyo, fitamiinno, macdano iyo dufanno, waxayna jirka u leeyihiin faa’idooyin kala duwan oo ay ka mid tahay ilaalinta miisaanka jirka iyo sare u qaadista caafimaadka lafaha.  Caanaha la karkariyay miyay ka caafimaadka badan yihiin caanaha kale? Sii akhri …

Read More »

Waa Maxay Dhibaatooyinka Mustaqbalka Fog Ee Xanuunka Sonkorowga?

Xanuunka sonkorowga, macaanka, xanuunka sonkorta

Dhibaatooyinka mustaqbalka fog ee xanuunka sonkorowga ayaa si tartiid ah u kobcaya. Hadii qofku uu la nool yahay sonkoroow waqti dheer, uusan xakameynta sonkorta ku jirta dhiig, waaxaa badata khataraha dhibaatooyinka. Ugu dambeynti dhibaatooyinka xanuunka sonkorowga ayaa noqda kuwo naafeeya bukaanka ama ku keena halis nololeed. Dhibaatooyinka imaan kara waxaa ka mid ah: Cudurada xididada iyo wadnaha. Sonkorowgu wuxuu fududeeyaa …

Read More »

Dhaqaatiirtu Maxey Ku Sheegeen Cabbista Shaaha Cadayska Ah

cabbista shaaha cadayska ah, shaah, cadays

Caafimaad miyaa ku jira shaaha cadayska ah? Hadii aad jeceshahay cabidda shaaha, badanaa waxaad u cabtaa si aad ugu kifaaxdid waana mid dadkoo dhan ka simanyihiin marka laga reebo dadka qaarkood oo shaaha caafimaad ahaan u caba. Dadka caba badankoodu waxay ka dhigteen caado, halka qaarkoodna uuna u yahay balwad aysan waqti badan ka maqnaan karin. Inbadan oo dadka shaaha caba …

Read More »