Health

Cuntooyin Guryaha Aad Looga Helo Oo Loo Isticmaali Karo Dawo Kaarjebin, Kiniinkana Ka Tayo Badan

kaarjebin

Dad badan ayaa isla marka ay dareemaan madax xanuun, xubno olol, casiraad ama kaar kale waxa ay dhaqso u raadsadaan dawo kaar-jebin ah. Laakiin dhakhaatiirtu waxa ay sheegeen in dawooyinka kaar-jebinta ahi ay leeyihiin raad taban oo khatar ku ah caafimaadka, muddada fogna dhibaato weyn ku keeni kara. Qormadan oo aynu kasoo xiganay shabakadda shabakadda Al-Carabiya waxaynu ku eegaynaa cuntooyin …

Read More »

Sababaha Keena Xanuunka Dhabarka, Qoorta Iyo Garbaha Iyo Xalka Ugu Habboon

xanuunka garbaha, xanuunka dhabarka, xanuunka qoorta,

Qof kasta oo da’diisu ay dhaaftay 30 jir waxa uu marar kala duwan ka cawdaa dhabar xanuun ama raqabadda iyo garbaha oo xanuuna. Qormadan  oo aynu ka soo xigannay shabakadda Al-Jazeera waxa aynu ku eegi doonnaa sababaha keeni kara xaaladahan iyo sida ugu habboon ee uu qofku uga takhalusi karo. Sababta: – sababta ugu caansan ee keenta in qofka ay …

Read More »

Cuntooyinka Kobciya Xusuusta Iyo Awoodda Maskaxda

awooda maskaxda, xasuusta,

Marka maskaxda shaqadeeda uu dib u dhac ku yimaaddo, ma jiro waxsoosaar dawo oo illaa hadda awood u leh in uu maskaxda ku soo celiyo firifircoonideedii hore. Sida oo kale ma jirto dawooyin oo ay dhakhaatiirtu ku taliyaan la isticmaalo marka la doonayo in laga hortago in maskaxda xaaladdeeda caafimaad iyo hawlgudasho hoos u dhacdo. Talada ugu habboon ee ay …

Read More »

Dawo U Fiican Xanuunka Gaaska Oo 7 Maalmood Gudahooda Waxtarkeeda La Arko

gaaska caloosha, ga

Gaastirigu waxa uu ka mid yahay xanuunada ugu badan ee ku dhaca dheefshiidka. Caloosha ayaa ka kooban qaab dhismeedyo kala duwan, waxaana caabuqa uu saameeyaa xuubka caloosha ku dahaaran oo eebe ugu tala galay xifdinta unugyada caloosha,. Xuubkaan ayaa ah midka ugu khafiifsan marka loo eego qaab dhismeedyada kale ee caloosha. Calaamadaha ugu muhiimsan ee dadka qaba gastiriga ay dareemaan …

Read More »

Best Ways To Keep Your Liver Healthy

healthy liver

Maintaining a healthy liver is crucial for overall well-being, as the liver plays a central role in detoxification, metabolism, and various other bodily functions. Here are some ways to boost liver health: Maintain a Healthy Diet: Eat a balanced diet rich in fruits, vegetables, whole grains, and lean proteins. Limit your intake of processed foods, sugary snacks, and saturated fats. …

Read More »

Xanuunka Isfiilatada Ama Waraabowga Ee Galmada La Iskugu Gudbiyo

xanuunka isfiilatada, waraabowga

Waraabow ama isfiilito (syphilis) waa xanuun ka mid ah kuwa la isu gudbiyo, wuxuuna ku fidaa ama la isu qaadsiiyaa qaabab kala duwan. Galmada ayaa ka mid ah hababka la isugu gudbiyo xanuunkaan, iyo taabashada, ama dhunkashada qaadata waqti dheer. Galmada ayaa ah midda inta badan la isu qaadsiiyo. Waraabow waa xanuun la daweyn karo lalana tacaali karo. Waxuu caan …

Read More »

Waa Maxay Afqalooc, Maxaa Se Keena?

afqalooc waa maxay,

Afqaloocu (Facial palsy) wuxuu ka dhashaa murqaha koontaroola qeyba ka mid ah wajiga oo daciifa ama noqda mid baralays ah. Xaaladan waxay ku timaada si dhaqsa ah ayadoo la arkin wax astaan ah kahor. Maxaa sababa afqalooc Xaaladan waxa sababa ilaa iyo hada macadda, laakin waxaa la rumeysan yahay in caabuq uu dhaawac gaarsiiyo neerafaha maamula murqaha dhinac kamid ah …

Read More »

Astaamaha Kansarka Ugxanta Dumarka Ku Dhaco & Sababa Keeno

kansarka ugxanta dumarka

Ugxantu waa laba xabo oo ku kala yaala labada dhinac (gees) ee minka dumarka, waxayna soo saaraan ukumaha iyo hormoono muhiimad balaaran u leh taranka iyo caadada haweenka. Ugxamahan waxaa cabirkooda lagu qiyaasaa inay la’egyihiin miraha loo yaqaano yicibka (almond). Kaankaradu waxay kamid tahay xanuunada saameeya ugxamaha dumarka. Waana halista labaad marka  lagasoo tago kaankarada naasaha. Waxaa macquula in mudo …

Read More »

6 Qaab Oo Looga Takhaluso Dibirada Badan, Caafimaadka Dheefshiikana Sare Loogu Qaado

dibiro, dibirada caloosha, dibirada badan,

Dibiradu qofka waxa ay keenta raaxo darro. Dareenka dharagta ama ciriiri aagga caloosha ah inta badan waxaa weheliya calool xanuun, casiraad iyo naqas kuwaas qofka ka qaada xasiloonida. . Sababaha ugu caansan ee keena dibirada badan waxaa ka mid ah, cunnada oo la iska badiyo, cunnada oo si dhakhso ah loo cuno iyo cunista noocyada cunnooyinka lala xiriiriyo dibirada. Qormadan, …

Read More »

Raac Qodobadaan Si Aad U Wanaajiso Caafimaadka Dheefshiidkaaga

Fayber (fiber): jirku waxuu maalintiiba u baahan yahay xaddi u dhaxeeya 20 ilaa 35 gram oo fayber ah, cunida la joogteeyo laga hello fiberka sida, qamadiga, galleyda, digirta, cagaarka, canabka. Cunooyin kaan ayaa u fiican dheefshiidka, waxayna ka hortagaa calool istaagga. Waxay kaloo u wanaag san yihiin fcaafiamaadka wadnaha iyo sonkorta dhiigga. Cunnooyika uu ku badanyahay faybarku waxaa ay kaloo …

Read More »

Maxaa Jidhkaaga Ku Dhacaya Haddii Boorashka Aad Cunto Maalin Kasta?

faaidooyinka boorashka

Dadka raba inay is caateeyaan, inta badan waxay quraacdooda ku darsadaan boorash. laakiin guud ahaan, xeeldheereyaasha nafaqada iyo dhakhaatiirtu ma aysan joojin inay dadka ku booriyaan in subaxdii lagu quraacdo boorash. Boorashku waa badar nafaqo iyo caafimaad badan xambaarsan. Koob barkiis boorash ah waxaa laga helaa 13 garaam oo barootiin ah. Sidoo kale cunista boorashku waxay ku siinaysa ku dhowaad …

Read More »

5 Calaamadood Oo Qofku U Ku Ogaan Karo Haduu Faytamiin D Jidhkiisa Ka Maqan Yahay

faytamiin d

Xilliga jiilaalka ee aynu ku jirno oo sida caadiga ah qabowgiisu badan yahay, inta badan waxaa jidhka ku yaraata in uu jidhkiisu fallaadhaha qorraxda ka helo in ku filan, taas oo macnaheedu yahay in ay ku yaraanayaan fursadaha uu ku heli karo Faytamiin D. In kasta oo cunista kalluunka gaar ahaan noociisa Salmon ka loo yaqaanno, beedka (ukunta) iyo caanaha …

Read More »

Nafaqooyinka Kobciya Bacrinimada Ama Awoodda Uureynta Ee Ragga Iyo Cunnooyinka Laga Helo

bacrinimada ragga

Tayada shahwada waxa ay ka mid tahay waxyaabaha ugu waa wayn ee saameeyaa bacrinimada ama awoodda uuraynta. Si la mid ah xumbnaha kale ee jirka bini-aadamka, habdhiska taranku waxa uu ku tiirsanahay nafaqooyinka iyo fiitamiinnada uu helo.  Cunnooyinku waxa ay si togan saamayn ugu yeelan karaan caafimaadka taranka ee qofka. Waxa ay kordhiyaan tirada, tayada iyo socodka shahwada  Waxaa jira noocyo …

Read More »

Qanjirka Thyroid-ka Oo Shaqo Yareeya Ama Howlgab Noqda (Hypothyroidism)

Qanjirka Thyroid, tayroodhka, howlgabka,

Qajirka loo yaqaano thyroid waxaa uu ku yaalaa dusha sare ee curta, waxaana uu soo daayaa hormoono wax ku ool u ah shaqada jirka, sida kuwa kontoroola habka loo yaqaano metabolism (habka burburinta ama dhisida nafaqada taas oo jirku u isticmaalo tamar ahaan). Waxaa kale oo ay maamulaanama kontoroolaan shaqooyin kale oo aad u tira badan sida, neefsashada, garaaca wadnaha, …

Read More »

FITAMIIN A: Faa’idadiisa Iyo Cunnooyinka Uu Ka Buuxo

Fitamiin A waxa uu muhiim u yahay caafimaadka indhaha, wuxuu xoojiyaa aragga, wuxuu awood siyaa difaaca jirka, wuxuu kaloo ka qeyb qaataa daryeelka ilkaha, lafaha iyo maqaarka. Fitamiinkan waa sunsaare awood badan sidaas awgeed waxa u muhiim u yahay ka hortagga cudurrada. Qofka markuu ku yaraado waxa ugu horreeyo ee lagu dareemo waxaa ka mid aragga oo daciif noqdo khaas …

Read More »