Garaaca wadnaha oo khaldama (Arrhythmia) waa xaalad saameyn ku yeelato heerka iyo laxanka garaaca wadnaha. Xaaladaan waxey dhacdaa marka fariimaha korontada ee haga garaaca wadnaha aysan si fiican u shaqeyn. Tani waxey sababeysaa in wadnaha uu u garaaco: Si dhakhsi badan (tachycardia) Si gaabis badan (bradycardia) Si ka horeysa sida caadiga ah (premature contruction) Si isku dhex yaacsan (fibrillation) Ku …
Read More »Health
Xanuunka Kala Goysyada Ee Roomatiisamka: Sababaha Keeno Iyo Dawayntiisa
Tufta ama roomatiisamka (Rheumatoid arthritis) waa xanuun caabuq joogta ah oo ku dhaca kalagoysyada gacmaha iyo cagaha, waxuuna ugu danbayn saameeyaa labada lafood ee kulmiya. Xanuunka tufta waxuu yimaadaa kadib markii uu difaacu jirku si iskiis oo khalad ah u weeraro xubno kamid ah jidhka (kalagoysyada) taasoo keenta inuu dhaawac gaadhsiiyo kala goysyada sidoo kalena abuuro caabuq (inflammation). Tuftu waxay …
Read More »Xumadda Dengi (Dengue Fever): Xanuunnada Lagu Qaldo Iyo Daweyntiisa
Xumadda Dengi (dengue Fever) oo sida oo kale loo yaqaanno xumadda ‘Lafa jebinta’ waxa cudur uu dhaliyo fayraska Dengi (Dengue) oo ka dillaaca dhulka kulaalaha ah ama kulaalaha xiga, waxaana gudbisa kaneecada. Fayraska Dengi marka uu qofka ku dhaco afar illaa 10 maalmood gudahood ayaa uu ku soo ridaa, laakiin malaha calaamado cad oo lagu garto, sidaas awgeed marar badan …
Read More »Cudurka Herbiska Ee Ku Dhaca Afka Iyo Xubnaha Taranka (Herpes Simplex)
Herbis waa caabuq uu keeno feyruska loo yaqaan Herpes simplex Virus. Feyruskaan ayaa sababa finan wata caabuq kuwaasoo ku dhaca inta badan afka iyo xubanaha taranka. HSV waxaa loo qaybiyaa laba nooc kuwaasoo kala ah HSV-1 iyo HSV-2. Waxaa ay masuul ka yihiin caabuqa ama finanka ku dhaca afka gaar ahaan bishimaha iyo xubnaha taranka. Caabuqaan ayaa caan ku ah cuncun …
Read More »Xanuunka Sonkorowga Iyo Galmada: Sidee Ayuu U Kala Saameeyaa Ragga Iyo Haweenka
Waxaa lagu qiyaasaa ku dhawaad 35 ilaa 75 boqolkiiba ragga la nool xanuunka sonkorowga inay siyaaba kala duwan u dareemaan howl gabka kacsiga. Ragga la nool sonkorowga waxey badanaa dareeman kacsi la’aan 10 ila 15 sano ka hor xiliga ay dareemaan asaagooda aan la nooleen xanuunka. Ragga qaba sonkoroow marka ay da’doodu si weynaato waxaa wax iska caadi ah ku …
Read More »Fashilka Kilyaha Ee Joogtada Ah (Chronic Kidney Injury)
Dhaawaca kilyaha ee joogtada waxaa sidoo kale loo yaqaanaa fashilka kilyaha ee joogtada ah. Kilyaha waxa ay dhiiga ka miiraan wasakhda iyo biyada dhiiga dheeriga ku ah, wasakhdaas ayaa la raacsiiyaa kaadida. Marka dhaawaca kilyaha uu noqdo mid joogta ah, jirka waxaa buux dhaafiya wasakh iyo biyo badan, jirkana ku ah halis ah. Xiliyadad hore ee dhaawaca kilyaha ee joogtada …
Read More »Cuntooyin Guryaha Aad Looga Helo Oo Loo Isticmaali Karo Dawo Kaarjebin, Kiniinkana Ka Tayo Badan
Dad badan ayaa isla marka ay dareemaan madax xanuun, xubno olol, casiraad ama kaar kale waxa ay dhaqso u raadsadaan dawo kaar-jebin ah. Laakiin dhakhaatiirtu waxa ay sheegeen in dawooyinka kaar-jebinta ahi ay leeyihiin raad taban oo khatar ku ah caafimaadka, muddada fogna dhibaato weyn ku keeni kara. Qormadan oo aynu kasoo xiganay shabakadda shabakadda Al-Carabiya waxaynu ku eegaynaa cuntooyin …
Read More »Sababaha Keena Xanuunka Dhabarka, Qoorta Iyo Garbaha Iyo Xalka Ugu Habboon
Qof kasta oo da’diisu ay dhaaftay 30 jir waxa uu marar kala duwan ka cawdaa dhabar xanuun ama raqabadda iyo garbaha oo xanuuna. Qormadan oo aynu ka soo xigannay shabakadda Al-Jazeera waxa aynu ku eegi doonnaa sababaha keeni kara xaaladahan iyo sida ugu habboon ee uu qofku uga takhalusi karo. Sababta: – sababta ugu caansan ee keenta in qofka ay …
Read More »Cuntooyinka Kobciya Xusuusta Iyo Awoodda Maskaxda
Marka maskaxda shaqadeeda uu dib u dhac ku yimaaddo, ma jiro waxsoosaar dawo oo illaa hadda awood u leh in uu maskaxda ku soo celiyo firifircoonideedii hore. Sida oo kale ma jirto dawooyin oo ay dhakhaatiirtu ku taliyaan la isticmaalo marka la doonayo in laga hortago in maskaxda xaaladdeeda caafimaad iyo hawlgudasho hoos u dhacdo. Talada ugu habboon ee ay …
Read More »Dawo U Fiican Xanuunka Gaaska Oo 7 Maalmood Gudahooda Waxtarkeeda La Arko
Gaastirigu waxa uu ka mid yahay xanuunada ugu badan ee ku dhaca dheefshiidka. Caloosha ayaa ka kooban qaab dhismeedyo kala duwan, waxaana caabuqa uu saameeyaa xuubka caloosha ku dahaaran oo eebe ugu tala galay xifdinta unugyada caloosha,. Xuubkaan ayaa ah midka ugu khafiifsan marka loo eego qaab dhismeedyada kale ee caloosha. Calaamadaha ugu muhiimsan ee dadka qaba gastiriga ay dareemaan …
Read More »Best Ways To Keep Your Liver Healthy
Maintaining a healthy liver is crucial for overall well-being, as the liver plays a central role in detoxification, metabolism, and various other bodily functions. Here are some ways to boost liver health: Maintain a Healthy Diet: Eat a balanced diet rich in fruits, vegetables, whole grains, and lean proteins. Limit your intake of processed foods, sugary snacks, and saturated fats. …
Read More »Xanuunka Isfiilatada Ama Waraabowga Ee Galmada La Iskugu Gudbiyo
Waraabow ama isfiilito (syphilis) waa xanuun ka mid ah kuwa la isu gudbiyo, wuxuuna ku fidaa ama la isu qaadsiiyaa qaabab kala duwan. Galmada ayaa ka mid ah hababka la isugu gudbiyo xanuunkaan, iyo taabashada, ama dhunkashada qaadata waqti dheer. Galmada ayaa ah midda inta badan la isu qaadsiiyo. Waraabow waa xanuun la daweyn karo lalana tacaali karo. Waxuu caan …
Read More »Waa Maxay Afqalooc, Maxaa Se Keena?
Afqaloocu (Facial palsy) wuxuu ka dhashaa murqaha koontaroola qeyba ka mid ah wajiga oo daciifa ama noqda mid baralays ah. Xaaladan waxay ku timaada si dhaqsa ah ayadoo la arkin wax astaan ah kahor. Maxaa sababa afqalooc Xaaladan waxa sababa ilaa iyo hada macadda, laakin waxaa la rumeysan yahay in caabuq uu dhaawac gaarsiiyo neerafaha maamula murqaha dhinac kamid ah …
Read More »Astaamaha Kansarka Ugxanta Dumarka Ku Dhaco & Sababa Keeno
Ugxantu waa laba xabo oo ku kala yaala labada dhinac (gees) ee minka dumarka, waxayna soo saaraan ukumaha iyo hormoono muhiimad balaaran u leh taranka iyo caadada haweenka. Ugxamahan waxaa cabirkooda lagu qiyaasaa inay la’egyihiin miraha loo yaqaano yicibka (almond). Kaankaradu waxay kamid tahay xanuunada saameeya ugxamaha dumarka. Waana halista labaad marka lagasoo tago kaankarada naasaha. Waxaa macquula in mudo …
Read More »6 Qaab Oo Looga Takhaluso Dibirada Badan, Caafimaadka Dheefshiikana Sare Loogu Qaado
Dibiradu qofka waxa ay keenta raaxo darro. Dareenka dharagta ama ciriiri aagga caloosha ah inta badan waxaa weheliya calool xanuun, casiraad iyo naqas kuwaas qofka ka qaada xasiloonida. . Sababaha ugu caansan ee keena dibirada badan waxaa ka mid ah, cunnada oo la iska badiyo, cunnada oo si dhakhso ah loo cuno iyo cunista noocyada cunnooyinka lala xiriiriyo dibirada. Qormadan, …
Read More »