Health

Noocyada Cudurka Baraska, Sababaha Keeno Iyo Dadka Halista Ugu Jiro Inuu Ku Dhaco

cudurka baraska

Baraska waa cudur kayimaada khalad ku dhacay hidasidaha qofka kaasoo sababa in maqaarka, timaha, iyo indhaha qofka uu midabku ku yaraado amaba midabka oo dhan ay waayaan. Maxaa sababa baraska? Baraska waxaa sababa khalad ku dhaca hadda wadayaasha qofka ee soo saara walaxda ama dheecaanka qofka siiya midabka oo loo yaqaano melanin. Hadaba waxaa dhici kara in dheecaaanka midabka keena …

Read More »

Faa’idada Macdanta Xadiidka, Astaamaha Haday Jidhka Ku Yaraato Iyo Cunnooyinka Qaniga Ku Ah

macdanta xadiidka,

Xadiidku waa macdan muhiim ah oo jirka ka caawisa in uu sameeyo borootiinta loo yaqaanno “haemoglobin”. Haemoglobin, oo ah barootiinta laga helo unugyada dhiigga cas ee jirka u kala qaada curiyaha hawada ah ee “oxygen” waxayna midabkeeda cas u gudbisaa dhiigga. Hadaba maxaa dhacaya haddii jirku uu heli waayo xadiid ku filan? xadiid oo jirka ku yaraata waxay kentaa xanuunka …

Read More »

Qiimaha Caafimaad Ee Cabitaanka Yaanyada Ama Tammaandhada

Yaanyadu waa khudrad inta badan laga helo jikada, si fududna loogu beeran karo guryaha. Yaanyada waxaa laga samayn karaa cabitaan nafaqo badan oo dawo ah. Sida ay daraasaadku tilmaamayaan, yaanyada waxaa ku jira maadooyin kala duwan oo caafimaad faaido ugu jirto waxaana ka mid ah; beta-carotene, GABA, Lycopene, alpha-lipoic acid, lutein iyo zeaxanthin. Nafaqooyinka yaanyada ku jira waxaa ka mid …

Read More »

Simple Tips To Have Strong And Healthy Bones

healthy bones

Maintaining healthy bones is crucial for overall well-being, especially as we age. Here are some tips to help keep your bones strong: Calcium-Rich Diet: Ensure your diet includes calcium-rich foods such as dairy products (milk, cheese, yogurt), leafy greens (kale, spinach, collard greens), fortified foods (fortified cereals, tofu), and fish with edible bones (sardines, canned salmon). Vitamin D: Vitamin D …

Read More »

Qiimaha Caafimaad Ee Shaaha Liin Dhanaanta Lagu Darsado

shaaha liin dhanaanta,

Shaahu waa cabitaan inta badan laga heli karo guri kasta. Dadka qaar waxa ay jecelyihiin shaaha bigayska ah, qaarna shaaha cadayska ah, halka qaar kalena ay ka ka helaan shaaha liinta leh.  Shaahu waxa uu qeybsamaa dhowr nooc oo kala ah shaah madow (black tea), shaah cad, shaah cagaaran iyo oolong tea. Soomaalidu waxa ay cabtaa shaaha madow (black tea).  …

Read More »

Hababka Loo Daryeelo Jidhka Saliida Leh

jidhka saliida leh,

Maqaalkaygan manta waxan ku soo qaadanayaa jidhka saliida leh cuntooyinka loo marsan karo, se waxa marsan kara uun hablaha jidhkooda aan cadayn, waayo waxa laga yaabaa hablaha jidhkooda wax mariyay jidhkaasi waa khafiif ama wuu cas casaada, markaa hadii ay marsadaan cuntooyinka qaar waxaa lagayaaba inay ku dhacdo (skin irriation) ama wax shagax ka soo idhaahdaan cas casi, markaa walaalo …

Read More »

Sababaha Keena Kacsi La’aanta Iyo Hababka Loola Tacaali Karo

kacsi la'aanta raga, kacsiga

Kacsi la’aanta raga ku timaada waxaa loo yaqaannaa “Erectile dysfunction“, xaaladaan waxay timaadaa marka ninka uu heli waayo kacsi amaba uusan xaji karin kacsi ku haboon galmo, xaaladaan ma ahan mid caadi ah iney dhacdo xittaa ninka hadu jiro da’ yar am mid weyn, weyna ka duwan tahay xaaladaha kale ee cillad ku keena galmada, sida damac la’aanta galmada, ama …

Read More »

Astaamaha Qandhada, Sababaha Keena Iyo Sida Guriga Loogu Daryeelo

calaamadaha qandhada,

Qandho  waa heerkulka jirka oo kor uga kaca sida caadiga ah. Qandho kaligeed jiro ma aha. Caadi ahan qandhada waxay calaamad u tahay xaalad aan muuqan, badanaa infakshan ka jira jirka. Qandhada oo la ogaado  waxay sahli kartaa daaweynta iyo dabagal ku haboon calaamadaaha iyo astaanta tilmaamaya meesha uu dhibka ka jiro. Heerkulka jirka wuu is badalaa maalinta gudaheeda – …

Read More »

Xanuunada Iyo Dabeecadaha Waalidka Laga Hidde Raaco

cudurada waalidka

Balwadaha iyo dabeecadaha qaarkood waxaa laga hidde raacaa waalidka, sida ay sheegtay shabakadda Internet ka ee ‘Bright Side’ oo Maraykanka laga leeyahay waxaa ka mid ah: KALASTAROOLKA Kor u kaca heerka Kalastaroolka / Dufanka dhiiggu waxa uu xidhiidh la leeyahay nidaamka cunto ee uu qofku raaco, sidaas awgeed ayaanay dhakhaatiirtu ku taliyaan in laga feejignaado cuntada Kalastaroolku ku badan yahay. …

Read More »

Faa’idada Cananaaska Iyo Cilladaha Caafimaad Ee Uu Aad Ula Dagaallamo

Cananaasku waa furuut nafaqo iyo caafimaad badan xambaarsan balse aan lagu baraarugsanayn. Cananaaska waxaa ka buuxo dheecaan burburiyeyaal, maadooyinka sunta ka saara jirka, fitamiinno iyo walxo kale oo caafimaadka faa’iido u leh. Qiimaha nafaqo ee cananaaska: Cananaaska waxaa ku jira fitamiinnada C, A, B6 iyo K, iyo macdanaha magnesium, calcium, phosphorus, zinc iyo potassium, waxaa kaloo laga helaa fiber, birta …

Read More »

Maxaa Keena Haaraha Wejiga, Sidee Se Loo Baabi’in Karaa?

wajiga haaraha leh

Credit: demnetnz.org Maanta waxaan raba inaan ka hadlo dhibatada ka haysta dumarka haaraha wejiga, kuwaas oo runtii hablo badani isoo waydiin waxa goyn kara, waxan jeclaysatay inaan u yar faahfaahiyo si ay oga faaiidaystaan dumarka oo dhan. Hadaba haarahan ayaa ah kuwa ku dhaca dumarka aduunyada oo dhan 70% , kuna yimaada xaaladao kala duwan, sida dumarku markay uurka leeyihiin …

Read More »

Astaamaha Xanuunka Qaaxada (TB) Iyo Sida Ay U Saamayso Xubnaha Jirka

calaamadaha cudurka qaaxada

Qaaxo waa xanuun ka mid ah kuwo ugu khatarta badan xanuunada faafa. Xanuunkan waxaa uu saameeyaa in badan oo ka mid ah dadka dunida ku nool gaar ahaan wadamada soo koraya. Difaaca jirka oo daciifa ayaa ah sabab ka mid ah in loo nuglaado xanuunka qaaxada. Dadka qaba xanuunka Aids-ka ayaa ugu nugul, sababtoo ah feyruska HIV ayaa la dagaalama difaaca …

Read More »

Maxaa Sababa Dhadhanka Afka Oo Qaraar Noqda?

dhadhanka afka,

Ma isku aragtay afkaaga oo yeeshay dhadhan qaraar oo aan tageyn? Tani waxa ay kugu beeri kartaa walaac iyo inaad isweydiiso sababta keenaysa cilladaan. Hadaba qormadan waxaan ku soo gudinaynaa sababaha keeni kara dhadhanka afka oo xumaada.  Maxaa keena dhadhanka afka oo qaraar noqda?  Nadaafad darro afka ah:  Tani waxa ay ka mid tahay sababaha ugu badan ee keena in …

Read More »