Health

Wax Ka Ogow Faa’iidooyinka Laga Helo Cunista Fasuuliyada Ama Harakowga

harakowga, faasuuliyada, digirta,

Waxaa laga yaabaa inaad ka aaminsan tahay faasuuliyada ama harakoowga iney tahay cunno kamid ah cunnooyinka caadiga laakin waa cunno ay ka buuxdo faa’idooyin caafimaad, sida kor uqaadidda garashada iyo xusuusta, ilaalinta caafimaadka wadnaha iyo hagaajinta dheefshiidka. Waa maxay faasuuliyad ama harakoow? Waa nooc kamid ah noocyada digirta waxeyna u kala baxdaa noocyo kala duwan, faasuuliyada waa cunno can ka …

Read More »

Surprising Health Benefits Of Carrots

carrots

Carrots are a nutrient-dense vegetable that offer a variety of health benefits due to their rich composition of vitamins, minerals, and antioxidants. Here are some of the key health benefits of carrots: 1. Eye Health High in Beta-Carotene: Carrots are rich in beta-carotene, which the body converts into vitamin A, essential for maintaining good vision. Vitamin A deficiency can lead …

Read More »

Jirka Qalalan Ama Kor Qallaylka Iyo Qaababka Looga Takhalusi Karo

jirka qalalan,

Jirka qalan waa cillad ay dad badan ka sheegtaan. Waxa ugu badan ee keena waa qanjirrada saliidda soo saaro ee loo yaqaanno “sebaceous glands” oo shaqada yareeya ama howlgab noqda, waxaa ku xigga isbadallada cimillada uu qofka ku nool yahay, sida dabaysha iyo qabowga siyaadada ah. Waxaa kaloo keeni kara waxyaabaha la isku qurxiyo iyo saabunaha la isticmaalo iyo xittaa …

Read More »

Cuntooyinka Lagu Cayilo Ee U Fiican Dadka Doonaya In Miisaankooda Ay Sare U qaadaan

cuntooyinka lagu cayilo,

Waa kuwee cuntooyinka lagu cayilo? In kasta oo ay dadka badankoodu ku mashquulsan yihiin sidii ay cayilka iskaga ridi lahaayeen si ay u dhuubnaadaan, haddana waxaa jira dad raadinaya qaabab caafimaad leh oo ay miisaankooda ku kordhin karaan.  Caatanimada badani waxay u daran tahay caafimaadka kamana khatar yara buurnida.  Sida ay daraassaadku tilmaamayaan, celcelis ahaan ninku wuxuu u baahan yahay …

Read More »

Cuntooyin Ay Qalad Tahay In Tallaagadda Lagu Keydsado Iyo Sababta Diidaysa

talaagada,

Dad badan ayaa tallaagadda ku kaydsada cuntooyinka ay uga baqayaan in ay xumaadaan, gaar ahaan xilliyada kulaylku badan yahay iyo bisha Ramadaanka oo cuntooyinka aad loogu gurto tallaagadaha, laakiin xeeldheerayaasha dhinaca nafaqaynta iyo waxtarka cuntadu waxa ay ka digayaan in tallaagadda lagu rito noocyo ka mid ah cuntada. Qormadan oo aynu ka soo xiganay warbaahinta Russia today, waxa aynu ku …

Read More »

7 Health Benefits Of Peanut Butter That Will Amaze You

peanut butter health benefits,

Peanut butter is a popular spread made from ground, dry-roasted peanuts. It’s enjoyed for its creamy texture, nutty flavor, and versatility. Peanut butter is packed with essential nutrients like protein, healthy fats, fiber, vitamins (such as vitamin E and niacin), and minerals (such as magnesium and potassium), all of which contribute to overall health and well-being. Peanut butter offers a …

Read More »

Xanuunka Lafo Burburka: Sababaha Keena, Calaamadihiisa Iyo Sida Lagu Yarayn Karo Halistiisa

lafo beelka, lafo burburka

Lafo buburka waa xanuun ku dhaca lafaha waxaana loo yaqaannaa “osteoporosis”, waxuu sababaa in awooda lafahu ay daciifaan ama ay khafiifaan taasoo keeni karta in laftu ay jabto xataa hadii inyar la qaloociyo. Laftu waa noole sida xubnaha kale ee jirka, waxayna ubaahan tahay unugyo cusub si ay u badalaan kuwii hore, hadii aysan jirin unugya cusub oo badala kuwa duqoobey waxaa dhacaya …

Read More »

Muhiimadda Ciyaartu Ay U Leedahay Carruurta Iyo Dhibaatada Imaan Karta Haddii Laga Xakameeyo

Ciyaarta carruurta, ubadka, ilmaha ciyaalka, ciyaaharaha

Waxa ay xeeldheereyaashu aaminsan yihiin in ciyaartu ay tahay sees lagama maarmaan u ah koritaanka aqooneed, jiritaan, jidheed iyo bulsho ee ilmaha maadaama oo ay ka caawinayso in uu fahmo dunida iyo in uu xakamayn karo cabsiyaha ku xeeran nolosha. Noocyada kala duwan ee ciyaarta ay dhexdooda ciyaarayaan carruurtu, oo xaaladaha ay marayso qaarkood ku tababarayaan la macaamilka cabsida, Muranka …

Read More »

KANSARKA NAASAHA: Maxaa Sababo, Yaa Se Halis Ugu Jiro?

Kansarka naasaha, naaso xanuunka,

Magaca kansar waxa loo adeegsadaa in kabadan 100 cudur oo ka dhasha tarmidda unugyada jirka oo utarma si aan caadi ahayn. Kansarka wuxuu bilaawdaa markai qaar kamid ah unugyada jirka ay bilaabaan iney u tarmaan si xad ka bax ah, ayadoo aysan jirin sabab loogu baahan yahay iney tarmaan, sida unugyo dhintay ama unugyo dhaawacmay midna, sida caadiga ah unugyada …

Read More »

Sababaha Keena Cudurka Aragga Lumiya ee Gulukooma (Glaucoma) Iyo Sida Ugu Haboon Ee Looga Hortegi Karo

GULUKOOMA, cudurka indhaha, araga,

Gulukooma waa cudur ku dhaca indhaha oo keeni kara aragga oo luma. Dareemaha Iftiinka  waxay macluumaad muuqaal ah u diraan maskaxda, cadaadis saarma dareemaha iftiinka ee kuyaala xaga danbe ee isha ayaa dhaliya araga oo luma, cadaadiskaan ayaa marka hora ka yimaada dheecaan isha buuxiya taas oo waxyeeleysa aragtida dhinacyada oo ay ku xigto aragga xaga hore oo luma. Waxaa …

Read More »

Cudurka Sonkorowga: Sababaha Keena, Dhibaatooyinkiisa Iyo Sida Looga Hortago

cudurka sonkorowga, macaanka, cudurka sonkorta,

Cudurka sonkorowga waa cudur ku dhaca dheef shiidka, wuxuuna sababaa iney sonkorta ku jirta dhiiga ay ka badato xadki loogu talagalay, cudurka sonkorowga wuxuu qaataa xili dheer si ay calaamada hiisa usoo baxaan. Waa maxay muhiimada sokorta ku jirta dhiiga (Glucose)? Jirka bani aadamka waxa uu ubaahan yahay enarji si xubnaha kala duwan ee jirka ay ushaqeeyaan, unugyada jirka waxay …

Read More »

Sababaha Loogu Dardaarmo In Timirta La Cuno Maalin Kasta

Timirtu waxa ay ka mid tahay khudradaha nafaqada badan u leh jidhka, waxa ay leedahay faa’iidooyin caafimaad oo tiro badan, qormadan oo aynu ka soo xigannay shabakadda Aljazeera waxa ay soo bandhigaysaa sababahaas caafimaad. Timirtu waxa ay hodan ku tahay sonkor, sida oo kale waxaa ku jira maaddooyinka Potasium, Phosphorous iyo Magnesium. Waxa kale oo ku badan Faytamiinnada A iyo …

Read More »

Qorfaha Iyo Malabka Oo La Isku Daro Waxa Ay Dawo U Noqon Karaan….

Boqollaal sano ayaa isku darka malabka iyo qorfaha dunida looga isticmaalayey dawo ahaan, waxa aana la aaminsanaa in uu yahay dawo dhaqameed tayo badan oo dhibaatooyin badan oo caafimaad si fiican loogu dabiibi karo. Sida lagu sheegay warbixin ay baahisay shabakadda Bold Sky ee ka faalloota arrimaha caafimaadka, isku-darka malabka iyo qorfaha dadkii hore waxa ay ku daweyn xanuunnada qaar, …

Read More »

Sirta Caafimaad Ee Subagga Caanaha Laga Soo Saaro

subaga caanaha xoolaha

Subagga caanaha laga culo waa cunno waxtar ballaaran u leh caafimaadka balse aan lagu baraarugsanayn. Hadaba waxaan halkaan ku bidhaaminaynaa faaidooyinka caafimaad ee subagga sixinta ah. Caafimaadka Wadnaha: Daraasado badan ayaa iftiimiyay in subaggu uu sare u qaado caafimaadka wadnaha. Waxaa la arkay in subaggu uu kordhiyo kolestaroolka wanaagsan islamarkaana uu yareeyo dufanka ku aruura halbowleyaasha. Dheefshiidka: Subagga caanaha laga …

Read More »