Ka guuleysiga qabatinka maadada nicotine Daraasad ayaa tilmaameysa in 70 boqolkiiga dadka sigaarka caba ay jeclaan lahaayeen iney iska gooyaan cabidda sigaarka. Hasa yeeshee dadka inta badan isku daya iney iska jaraan kuma guuleystaan isku daygooda ugu horeeya. Sababtuna waxay tahay qofka ayaa jir ahaan iyo dareen ahaanba ugu tiirsan maadada nicotine ee ku jirta sigaarka. Dadka inta badan isku daya iney …
Read More »Health
Cuntooyin Ay Qalad Tahay In Tallaagadda Lagu Keydsado Iyo Sababta Diidaysa
Dad badan ayaa tallaagadda ku kaydsada cuntooyinka ay uga baqayaan in ay xumaadaan, gaar ahaan xilliyada kulaylku badan yahay iyo bisha Ramadaanka oo cuntooyinka aad loogu gurto tallaagadaha, laakiin xeeldheerayaasha dhinaca nafaqaynta iyo waxtarka cuntadu waxa ay ka digayaan in tallaagadda lagu rito noocyo ka mid ah cuntada. Qormadan oo aynu ka soo xiganay warbaahinta Russia today, waxa aynu ku …
Read More »7 Health Benefits Of Peanut Butter That Will Amaze You
Peanut butter is a popular spread made from ground, dry-roasted peanuts. It’s enjoyed for its creamy texture, nutty flavor, and versatility. Peanut butter is packed with essential nutrients like protein, healthy fats, fiber, vitamins (such as vitamin E and niacin), and minerals (such as magnesium and potassium), all of which contribute to overall health and well-being. Peanut butter offers a …
Read More »Xanuunka Lafo Burburka: Sababaha Keena, Calaamadihiisa Iyo Sida Lagu Yarayn Karo Halistiisa
Lafo buburka waa xanuun ku dhaca lafaha waxaana loo yaqaannaa “osteoporosis”, waxuu sababaa in awooda lafahu ay daciifaan ama ay khafiifaan taasoo keeni karta in laftu ay jabto xataa hadii inyar la qaloociyo. Laftu waa noole sida xubnaha kale ee jirka, waxayna ubaahan tahay unugyo cusub si ay u badalaan kuwii hore, hadii aysan jirin unugya cusub oo badala kuwa duqoobey waxaa dhacaya …
Read More »Muhiimadda Ciyaartu Ay U Leedahay Carruurta Iyo Dhibaatada Imaan Karta Haddii Laga Xakameeyo
Waxa ay xeeldheereyaashu aaminsan yihiin in ciyaartu ay tahay sees lagama maarmaan u ah koritaanka aqooneed, jiritaan, jidheed iyo bulsho ee ilmaha maadaama oo ay ka caawinayso in uu fahmo dunida iyo in uu xakamayn karo cabsiyaha ku xeeran nolosha. Noocyada kala duwan ee ciyaarta ay dhexdooda ciyaarayaan carruurtu, oo xaaladaha ay marayso qaarkood ku tababarayaan la macaamilka cabsida, Muranka …
Read More »KANSARKA NAASAHA: Maxaa Sababo, Yaa Se Halis Ugu Jiro?
Magaca kansar waxa loo adeegsadaa in kabadan 100 cudur oo ka dhasha tarmidda unugyada jirka oo utarma si aan caadi ahayn. Kansarka wuxuu bilaawdaa markai qaar kamid ah unugyada jirka ay bilaabaan iney u tarmaan si xad ka bax ah, ayadoo aysan jirin sabab loogu baahan yahay iney tarmaan, sida unugyo dhintay ama unugyo dhaawacmay midna, sida caadiga ah unugyada …
Read More »Sababaha Keena Cudurka Aragga Lumiya ee Gulukooma (Glaucoma) Iyo Sida Ugu Haboon Ee Looga Hortegi Karo
Gulukooma waa cudur ku dhaca indhaha oo keeni kara aragga oo luma. Dareemaha Iftiinka waxay macluumaad muuqaal ah u diraan maskaxda, cadaadis saarma dareemaha iftiinka ee kuyaala xaga danbe ee isha ayaa dhaliya araga oo luma, cadaadiskaan ayaa marka hora ka yimaada dheecaan isha buuxiya taas oo waxyeeleysa aragtida dhinacyada oo ay ku xigto aragga xaga hore oo luma. Waxaa …
Read More »Cudurka Sonkorowga: Sababaha Keena, Dhibaatooyinkiisa Iyo Sida Looga Hortago
Cudurka sonkorowga waa cudur ku dhaca dheef shiidka, wuxuuna sababaa iney sonkorta ku jirta dhiiga ay ka badato xadki loogu talagalay, cudurka sonkorowga wuxuu qaataa xili dheer si ay calaamada hiisa usoo baxaan. Waa maxay muhiimada sokorta ku jirta dhiiga (Glucose)? Jirka bani aadamka waxa uu ubaahan yahay enarji si xubnaha kala duwan ee jirka ay ushaqeeyaan, unugyada jirka waxay …
Read More »Sababaha Loogu Dardaarmo In Timirta La Cuno Maalin Kasta
Timirtu waxa ay ka mid tahay khudradaha nafaqada badan u leh jidhka, waxa ay leedahay faa’iidooyin caafimaad oo tiro badan, qormadan oo aynu ka soo xigannay shabakadda Aljazeera waxa ay soo bandhigaysaa sababahaas caafimaad. Timirtu waxa ay hodan ku tahay sonkor, sida oo kale waxaa ku jira maaddooyinka Potasium, Phosphorous iyo Magnesium. Waxa kale oo ku badan Faytamiinnada A iyo …
Read More »Qorfaha Iyo Malabka Oo La Isku Daro Waxa Ay Dawo U Noqon Karaan….
Boqollaal sano ayaa isku darka malabka iyo qorfaha dunida looga isticmaalayey dawo ahaan, waxa aana la aaminsanaa in uu yahay dawo dhaqameed tayo badan oo dhibaatooyin badan oo caafimaad si fiican loogu dabiibi karo. Sida lagu sheegay warbixin ay baahisay shabakadda Bold Sky ee ka faalloota arrimaha caafimaadka, isku-darka malabka iyo qorfaha dadkii hore waxa ay ku daweyn xanuunnada qaar, …
Read More »Sirta Caafimaad Ee Subagga Caanaha Laga Soo Saaro
Subagga caanaha laga culo waa cunno waxtar ballaaran u leh caafimaadka balse aan lagu baraarugsanayn. Hadaba waxaan halkaan ku bidhaaminaynaa faaidooyinka caafimaad ee subagga sixinta ah. Caafimaadka Wadnaha: Daraasado badan ayaa iftiimiyay in subaggu uu sare u qaado caafimaadka wadnaha. Waxaa la arkay in subaggu uu kordhiyo kolestaroolka wanaagsan islamarkaana uu yareeyo dufanka ku aruura halbowleyaasha. Dheefshiidka: Subagga caanaha laga …
Read More »Noocyada Cudurka Baraska, Sababaha Keeno Iyo Dadka Halista Ugu Jiro Inuu Ku Dhaco
Baraska waa cudur kayimaada khalad ku dhacay hidasidaha qofka kaasoo sababa in maqaarka, timaha, iyo indhaha qofka uu midabku ku yaraado amaba midabka oo dhan ay waayaan. Maxaa sababa baraska? Baraska waxaa sababa khalad ku dhaca hadda wadayaasha qofka ee soo saara walaxda ama dheecaanka qofka siiya midabka oo loo yaqaano melanin. Hadaba waxaa dhici kara in dheecaaanka midabka keena …
Read More »Faa’idada Macdanta Xadiidka, Astaamaha Haday Jidhka Ku Yaraato Iyo Cunnooyinka Qaniga Ku Ah
Xadiidku waa macdan muhiim ah oo jirka ka caawisa in uu sameeyo borootiinta loo yaqaanno “haemoglobin”. Haemoglobin, oo ah barootiinta laga helo unugyada dhiigga cas ee jirka u kala qaada curiyaha hawada ah ee “oxygen” waxayna midabkeeda cas u gudbisaa dhiigga. Hadaba maxaa dhacaya haddii jirku uu heli waayo xadiid ku filan? xadiid oo jirka ku yaraata waxay kentaa xanuunka …
Read More »Qiimaha Caafimaad Ee Cabitaanka Yaanyada Ama Tammaandhada
Yaanyadu waa khudrad inta badan laga helo jikada, si fududna loogu beeran karo guryaha. Yaanyada waxaa laga samayn karaa cabitaan nafaqo badan oo dawo ah. Sida ay daraasaadku tilmaamayaan, yaanyada waxaa ku jira maadooyin kala duwan oo caafimaad faaido ugu jirto waxaana ka mid ah; beta-carotene, GABA, Lycopene, alpha-lipoic acid, lutein iyo zeaxanthin. Nafaqooyinka yaanyada ku jira waxaa ka mid …
Read More »Simple Tips To Have Strong And Healthy Bones
Maintaining healthy bones is crucial for overall well-being, especially as we age. Here are some tips to help keep your bones strong: Calcium-Rich Diet: Ensure your diet includes calcium-rich foods such as dairy products (milk, cheese, yogurt), leafy greens (kale, spinach, collard greens), fortified foods (fortified cereals, tofu), and fish with edible bones (sardines, canned salmon). Vitamin D: Vitamin D …
Read More »