Xilliga Ramadaanta dhibaatooyinka ugu badan ee laga cawdaa waa madax xanuun. Qormadan waxa aynu ku soo koobayna xog muhiim ah oo la xidhiidha madax xanuunka xilliga soonka la dareemo, iyo xalka ugu habboon ee lagula tacaali karo. Noocyada madax xanuunka xilliga soonka: Madax xanuunka xilliga soonka uu qofku isku arkaa waa laba nooc oo kala ah: Madax xanuunka afurka ka …
Read More »Health
Sababaha Dadka Qaar Ay Ugu Cayilaan Soonka
In kasta oo bisha Ramadaan ay dadka soomaa saacado aad u badan cunto iyo biyo la’aan ku joogaan, gaar ahaan marka ay sida sannadahan u dambeeyey dhacayey ay ku usoo hagaagto bilaha xagaaga. Haddana waxaa marar badan oo kale dhacda in la arko dad Ramadaanka ku sii naaxaan, halkii laga filayey in miisaankoodu hoos u dhaco. Qormadan aynu ka soo …
Read More »Noocyada Xanuunka Xiiqda Ama Neefta Iyo Calaamadaha Lagu Garto
Waa mar kale iyo maqaaladeenii caafimaad oo aynu maanta ku soo qaadanayno xanuunka loo yaqaanno Xiiqda. Xanuunka neefta ama xiiqdu waa xanuun ku dhaca hawo mareenka gaar ahaan dhuumaha hawada qaada. Xiiqdu waa mid ka mid ah cudurada lala noolaado (chronic) kuwa uga caansan gaar ahaan caruurta. Xiiqdu waxa ay ku badan tahay wadamada warshadleyda ah taas oo lagu sababeeyay …
Read More »Faa’idooyinka Xulbada Ay U Leedahay Ragga Iyo Dumarka Iyo Qaababka Ugu Fiican….
Xulbadu waa mid ka mid ah geed daweedyada ugu qadiimsan caalamka, waxayna ka mid tahay dawo dhaqameedyada shiineeska iyo Hindidu ay muddo dheer isticmaali jireen. Cilmiga casriga ah ayaa qiray in xulbadu ay tahay geed daweed waxtar badan, waxa ay xambaarsan tahay nafaqooyin muhiim ah sida macdanaha potassium, magnesium iyo phosphorous, waxaa kaloo ku badan faybar iyo barootiin. Hadaba qormadeenaan …
Read More »Naas Nuujinta Xilliga Soonka: Talooyin Ay Tahay Inay Raacdo Hooyada Ilmuhu Jaqo Ee Soomaysa
Waxaa jira hooyooyin badan oo carruur jaqsiiya naaska, laakiin jecel in ay soomaan bisha barakaysan ee Ramadaan, kuwaas oo warwar badan ka qaba in soonku raad ku yeesha caafimaadka hooyada ama caafimaadka ilmaha ay jaqsiinayso. Qormadan waxa aynu ku eegaynaa talooyin caafimaad oo ay dhakhaatiirta takhasuska ahi u diyaariyeen hooyada ilmuhu jaqo ee doonaysa in ay soonto, kana warwarsan caafimaadka …
Read More »5 Qaab Oo Loo Daahiyo Soo Shaac Bixidda Calaamadaha Gabowga
La dagaalanka calaamadaha gabowga oo inta badan dadka ku bilowda da’da afartanaadku waxa ay ka mid tahay arrimaha kharashaadka ugu badan dunidu ku bixiso. Kiriimo, farsamooyin qurxineed iyo qalniinno dhammaantood lacago badani ku baxaan ayaa ay dadku kula tacaalaan. Qormadan waxa aynu ku soo qaadanaynaa tallaabooyin ay khubaradu ku talinayaan in qofku u raaco dagaalkiisa ka dhanka ah gabowga, weliba …
Read More »Cuntooyin & Cabitaanno Ay Fiican Tahay In La Joogteeyo Xilliga Ramadaanka Si Looga Hortago….
Soonku waxa uu jidhka ku keenaan ingag badan, iyo in dhalaalka dabiiciga ahi ka guuro. Sidaa awgeed waxaa lama huraan ah in aynu helno habka ugu dhow ee aynu ku soo magdhowi karno midabguurka ama hoos u dhaca midabka dabiiciga ah ee maqaarka ku yimi, oo inta badan sababteedu tahay hoos u dhaca ku imanaya nafaqada cuntada uu qofku ka …
Read More »Cuntooyinka Ramadaanka Ee U Fiican Dadka Waayeelka Ah
Calool istaagga iyo mararka qaarkood nafaqadarradu waxa ay ka mid yihiin xaaladaha uu qofka waayeelka ahi kala kulmo soonka. Nidaam cunto oo caafimaadka u fiicani waa tallaabooyinka ugu horreeya ee uu qofku ku wanaajin karo xaaladdiisa caafimaad. Waxa aana muhiim ah in maskaxda lagu hayo in hal cunto oo qofka da’da ahi uu joogteeyo, xitaa haddii ay tahay cuntada u …
Read More »7 Cunto Oo Aad Ugu Wanaagsan Ragga
In kasta oo si guud cuntooyinka waxtarka caafimaad leh ay u siman yihiin ragga iyo dumarku, haddana sida ay marar kala duwan xaqiijiyaan culimada caafimaadku, waxaa jira kuwo waxtarkaas caafimaad ee ay aadamaha siiyaan sii kala tayo iyo awood badan yahay marka loo eego kala duwanaanshiyaha jinsiga. Qormadan oo aynu ka soo qaadannay shabakadda Al-Carabiya waxa aynu ku eegaynaa qaybo …
Read More »CATARACT: Symptoms, Causes And Treatment
If you are over 60 years old and have noticed that your vision has become fuzzy or foggy, you may have cataracts. It’s a fairly common problem among older folks, and your eye doctor can treat it. What IS a Cataract? A cataract is an eye problem that typically develops when the lens present in your eye becomes foggy. The …
Read More »Habka Cunto Qaadasho Ee Ku Haboon Soonka Xilliga Xagaaga
Bisha soon waxa ay sannadkan ku hagaagtay xilli xagaa oo lagu jiro bilaha ugu kulul sannadka, sidaa awgeed waxaa muhiim ah in aynu u talo urursanno hababka ugu fiican ee aynu isugu diyaarin karno u adkaysiga bisha soonka, gaar ahaan dhinaca cuntada oo ay tahay in laga xusho noocyada jidhka biyaha u ilaalinaysa isla markaana firfircooni iyo tamar siinaysa, saacadaha …
Read More »CALOOL ISTAAGA: Xaaladaha Keena Iyo Dhibaatooyinka Ka Dhalan Karo
Waxa aynu maanta taxanaheenii caafimaad ku gorfayn doonaa calool istaaga. Calool istaag waxa loo yaqaanaa marka uu qofku saxaroodo 3 goor ama ka yar todobaadkii. Calool istaaga ayaa ah xaalad caafimaad oo aad caan u ah isla markaana dadka intooda badan ugu yaraan mar uun soo marta/martay noloshooda. Calool istaagu waa astaan ka mid ah astaamaha cuduro kala duwani muujiyaan …
Read More »Maxay Hurdo Kuu Qabataa Afurka Kadib?
Maadaama la soomanaa saacado badan oo la dareemayo harraad, diihaal iyo dacas, waxay dheguhu dhawrayaan maqalka Aadaanka si afka loola helo cabitaan iyo cunto wixii naftu jamato si looga kabto oonkii, daalkii iyo dihaalkii, waxa sida loo yeelayaa si jirka loo tamriyo loona helo firfircooni. Hase yeshee waxaa suurta-gal ah in aynaan helin tamarti aynu u baahnayn kolka aynu afurno, …
Read More »Cunnooyin Burburintooda Ay U Fududahay Dheefshiidka Oo Ku Haboon In Lagu Afuro
Sannad kasta bilowga bisha soon iyo horraanteedaba waxa ay dhakhaatiirtu soo saaraan talooyin caafimaad oo qofka muslimka ah ka caawinaya in uu cibaadadan qaaliga ah guto, isaga oo dhinaca kalana ka helaya caafimaadkii jidheed ee ku jiray, kana fogaanaya khatartaha iman kara haddii qaladaad qofka ka dhacaan. Qormadan oo uu Geeska Afrika Afsoomaali u rogay waxa aynu ku eegaynaa talooyinkaas …
Read More »Ahmiyadda Ay Leedahay In Mooska Lagu Darsado Suxuurta Iyo Cunnada Ugu Fiican Ee Lagu Suxuurto
khubarada ku xeel nafaqada iyo cuntada ayaa ku talinaya in qofka soomaya uu cuno mooska xilliga suxuurta maadama uu faa’iido badan u leeyahay jirka. Waxaa muhiim ah in dadka soomaya ay doortaan cuntooyinka ku habboon suxuurta oo ah cuntada ugu muhiimsan ramadaanka. Cilmi baarisyo la sameeyay waxaa la ogaaday in Moosku uu ka caawiyo jirka bini’aadamka in uusan dareemin harraad …
Read More »