Health

Guuxa Dhagaha Laga Maqlo: Sababaha Keena, Noocyadiisa Iyo Sida Dabiibo

guuxa dhagaha, xanuunka dhegta,

Guuxa laga maqlo dhagaha (Tinnitus) waa dhibaato caan ah saameysana dad badan. Guuxa laga maqlo dhagaha ma ahan xaalad caafimaad ee waa astaan salka ku haysa xaalado kale sida dhagoolnimada la xiriirta gabowga, dhaawaca dhegta ama cillad ka jirta habka wareega ee dhiiga. In kastoo xaaladaan ay tahay mid dhib badan, inta badan kama dhigna iney tahay xaalad halis ah. …

Read More »

Maxay Dadka Hargabka Qaba Ugu Fiicnaadaan Xalwada?

xalwada, xalwo somali, hargabka

Bismillah, Xalwadu waa macmacaan laga isticmaalo meelo badan oo dunida ka mid ah khaassatan dalkeena, xalwada waxaa laga sameeyaa saliid, sokor, warango (cornstarch) iyo waxyaabo lagu carfiyo sida subag, qorfe, xawaash iyo laws. Dad badan ayaa xalwada u aaminsan inay daawo u tahay cudurrada qaar sida hergabka, jugta / urugta, cunno xumida iyo nafaqo darrada ama si kale haddii loo …

Read More »

Faaidada Toonta Iyo Cudurrada Lagula Dagaallami Karo

faaidada toonta,

Cilmi-baadhis caafimaad oo ay sameeyeen xeel-dheerayaal u dhashay dalka Australia ayaa daahfurtay in toontu ay tahay hub faa’ido badan oo lagula dagaalami karo, dhiig karka. Cilmi-baadhistan oo tijaabadeeddii muddo 12 Toddbaad ah lagu samaynayey 50 qof oo bulaan ah ayaa sheegaysa in toonta ay ka kooban tahay boqolkiiba 49 barootiinno ah, boqolkiiba 25 saliidda ah saliidda aan duxda lahayn ee …

Read More »

Xanuunnada Lagu Kala Qaadi Karo Shumiska Iyo Sida Looga Hortago

shumiska, cudurada,

Shumiska waxaa lagu kala gudbin karaa dhowr xanuun, kuwaas oo ay keenaan jeermis bakteeriyo ama fayras. labadaas jeermis oo ku noolaan karo calyada ama dhiigga. Sidee shumiska loogu kala qaadi karaa xanuun? Taabasho: waa in qofka uu shumiyo meel lahayd jeermis gudbin karo xanuun ama caabuq. Dhibco qoyaan ah: dhibcahaas oo xambaarsan jeermis il-ma-aragto ah, wuxuu ka imaan karaa sanka …

Read More »

Maxaa Jidhka Ku Dhacaya Marka Qofka Uu Joojiyo Sigaar Nuugista?

Cilmibaadhis cusub ayaa lagu ogaaday in dadka sigaarka cabba ay ku dhacdo xaaladda loo yaqaanno “brain atrophy”. Waxaa dhimanaya unugyada maskaxda, waxaana inta badan ka dhasha xanuunnada maskaxda ee ay ka mid yihiin illowga badan iyo maskaxda oo awoodi weyda in ay si habsami ah hawlaheeda u maamusho. Waxa kale oo ay keentaa asaasaqa, suuxdinta, xanuunka Parkinson’s iyo khalkhalka maskaxda. …

Read More »

Ahmiyadda Ay Leedahay In Saliid Saytuunta Lagu Darsado Quraacda Subax Kasta

Saliid saytuunta, saliida saytuunka,

Saliid Saytuunta waxaa ku jira faa’idooyin badan caafimaad, kuwaas oo qaarkood maskaxda la yaab ku noqonayaan. Saliid saytuuntu waxa ay hodan ku tahay curiyeyaal nafaqo oo faa’idooyin badan iyo asiidho duxeed, faytamiinno, dufanno muhiim ah iyo maaddooyinka lidka ku ah mariidka. Maaddooyinkan ayaa dhammaantood ah kuwo ilaaliya caafimaadka wadnaha iyo xididdada dhiigga, kana hortaga burburka ku dhaca unugyada dhiigga cas. …

Read More »

Qubayska Biyaha Qabow Iyo Caafimaadka (Qormo Muhiim Ah)

Qubayska biyaha qabow, qubeyska,

Sida ku cad Qur’aanka Kariimka ah markii uu Nebi Ayuub (CS) uu ku samray imtixaankii la mariyey iyo dhibtii ka soo gaadhay cudurkii ku dhacay ee wadnaha marka laga reebo jidhkiisa kale oo dhan aanay jirin meel irbad afkeed le’eg oo u fayoow, waxa uu miciinsaday duco iyo Alle bari laga aqbalay. Arrinta xikmaddu ku jirtaa waxa ay tahay in …

Read More »

5 Hab Oo Loola Dagaallamo Calaamadaha Gabowga

astaamaha gabowga, cimri degdega, duqnimada

Dabayaaqada dhalinyaronimada illaa inta uu da’da isu dhiibayo, waxa ugu badan ee uu qofku ka warwaraa waa gabowga, waxa aanu dagaal la galaa calaamadihiisa, oo uu ugu horreeyo coodhcoodhku. Sidaa awgeed shirkadaha soo saara waxyaabaha la isku qurxiyaa waxa ay lacag badan ka sameeyaan iibka kiriimada iyo dawooyinka jidhka giijiya ee midabka iyo muuqa dhalinyaronimada ilaaliya. Dawooyinka la adeegsadana waxaa …

Read More »

Gastritis: Causes, Signs And Treatment

Gastritis is a condition characterized by inflammation of the lining of the stomach. The stomach lining, also known as the gastric mucosa, serves a crucial role in protecting the stomach from the acidic digestive juices it produces. When the lining becomes inflamed, it can lead to various symptoms and discomfort. There are several possible causes of gastritis, including: Helicobacter pylori …

Read More »

Caadooyin Qofka U Horseedi Kara Cimridherer

cimriga bini aadamka, cimri dherer,

Cilmigu waxa uu hore u caddeeyey in qaab nololeedkeennu uu kaalin muhiim ah ka qaato cimridhererka iyo in aynaan da’da u jabin. Saynisyahanno ka tirsan jaamacadda North Western ee dalka Maraykanka ayaa baadhis cilmiya oo ay arrintan ku sameeyeen ku xaqiijiyey in hab-nololeedka qofka iyo cuntooyinka uu cunaa ay u horseedi karaan cimridherer iyo in aanay da’du fadhiisin ama sabab …

Read More »

Is-Aqoonsi Waa: Waa Cudur Ku Dhaca Dadka Guulaysta

‘Impostor syndrome’ Waa xaalad nafsadeed lagu arko boqolkiiba 70 dadka guusha ka gaadha nolosha. Waxa uu qofku dareemayaa in aanu mudnayn guulaha uu gaadhay. Kalsoonidarro badan ayaa ku abuurmaysa, waxa aanu cabsi ka qabaa in dadka ku xeerani ay ogaadaan in aanu u qalmin sumcadda iyo magaca uu bulshada ku dhex yeeshay iyo heerka aqooneed iyo garasho ee ay ka …

Read More »

Cabitaanno Ku Wanaagsan In Qofka Uu Cabbo Aroortii Oo Uu Maalintiisa Ku Bilaabo

cabitaano dabiici ah, subaxdii, aroortii

Dadka u diran caafimaadkoodu waxa ay marar badan ka fikiraan cabbitaanka caafimaad ahaan ugu fiican ee ay wanaagsan tahay in ay subaxda hore maalintooda ku bilaabaan, si ay uga badbaadaa dhibaatooyinka dheefshiid ama dhibaato kale oo caafimaad. Waa arrin ay muhiim tahay in qof kastaa uu is weydiiyo, maadaama oo ay marar badan dhacdo in cabbitaanno iyo cuntooyin ay naftu …

Read More »

Hababka Loo Adkeeyo Lafaha, Caafimaadkoodana Sare Loogu Qaado

caafimaadka lafaha, lafo xanuun,

Sidee u xoojin kartaa caafimaadka lafahaaga? Waxaad u baahan tahay macdanta kalshiyaam iyo fitamiin D si aad u adkeyso lafahaaga. Kalshiyaam waxa ay door wayn ka qaadataa qaab dhismeedka lafaha, halka fitamiin D uu caawiyo in jirku uu cunnada ka nuugo macdanta kalsiyaam. Markasta oo ay da’da qofka sii weynaato lafuhu way daciifaan, sidaas awgeed, waxaa lagama maarmaan ah in …

Read More »

Sababaha Keena Asiidhka Caloosha Ee Hunguriga Soo Gaara Iyo Cuntooyinka Lagu Dejiyo

aashitada caloosha, laab dilaac, laab ololka

Casho dufanku ku badan yahay oo lagu seexdaa waxa ay inta badan keentaa cillado caafimaad oo dhinaca caloosha ah, waxa aanu qofku isku arkaa laab dillaac iyo in asiidh ama dareere kulul oo calooshiisa ka soo noqonayaa kor ugu soo baxo hunguriga. Xog ay shabakadda Aljazeera ka soo xigatay maqaal uu qoraaga Alvaro Hermida ku faafiyey majaladda ‘Confedencial’ ee ka …

Read More »

Xanuunka Qumanka: Sababaha Keeno, Calaamadihiisa Iyo Qaabka Looga Hortagi Karo

xanuunka qumanka,

Qumanka waa qanjirada ku yaala xaga danbe ee cunaha, waxa ay ka hortagaan cudurada soo weerara jirka waa difaaca ugu horreeya ee jirka intiisa kale. marka uu infekshan amaba caabuq haleelo dalqada waxaa loo yaqaanaa xanuunka Qumanka. Qumanku waxa ay ku dhici karaan qof kasta,  in kastoo ay caruurta ay ubadan yihiin. astaamaha qumanka waxa ka mid ah oo lagu gartaa …

Read More »