Health

Hababka Loo Daryeelo Jidhka Qalaylka Ah

jidhka qalalan

Maanta waxan ka hadlayaa jidhka qalaylka ah (dry skin type), jidhkaan qalaylka ah ayaa ah mid lagu garto ingayg badan oo dhabanada ah, wajiga oo  noqda wax loo yaqaano (tight skin), fooda oo had iyo jeer qolofi ka kacdo, basaas badan iyo dadka qaar oo dareema cun cun dhabanada ah. Iyaguna waxa jidhka engayga badan leh, gacmaha, xusulada, kubka . …

Read More »

Ahmiyada Jimicsiga Uu U Leeyahay Dawaynta Kacsi La’aanta Ragga

KACSI LA'AANTA RAGGA, JIMICSIGA,

Daraasad dhowaan la sameeyay ayaa lagu sheegay in jimicsigu uu xal u noqon karo kacsi la’aanta oo ah cillad ay ka sheegtaan rag badan.  Daraasaddaan cusub ayaa lagu arkay in jimicsiga fudud uusan ka yaraysan dhanka waxtarka dawada fiyaagrada (Viagra). Waxaa intaas dheer, jimicsigu waxa uu leeyahay faaidooyin caafimaad oo tiro badan.  Viagra waa kaniini dabciya murqaha, sarena u qaada …

Read More »

Faaidooyinka Afakaadhada & Xaaladaha Caafimaad Ee Ay La Dagaallanto

faaidooyinka afakaadhada

Afakaadhadu waxa ay ka mid tahay noocyada khudradda ee ugu fiican caafimaadka, waxa aanay in badan oo ka mid ah kaga duwantahay in ay ku yartahay Kaarboohaydarayt ku iyo in ay leedahay dufanka caafimaadka u fiican. Cilmibaadhiso kala duwan ayaa tilmaamay faa’iidooyinka afakaadhada, oo qaar ka mid ah aynu qormadan ku soo qaadanayno: Miisaan dhimis iyo haddana weydda xoogga ah …

Read More »

Cabitaanka Baytaraafka: Cudurrada Uu Dawada Ka Yahay Iyo Ahmiyadiisa Xilliga…

Cabitaanka baytaraafka, beytaraaf,

Geedka loo yaaqaano baytaraafku wuxu leeyahay faa’iidooyin tiro badan gaar ahaana wakhtiga ramadaanta kaasoo aan keenayn in miisaankaaguna kordho, waxaad cabbi kartaa xilliga afurka si aad uga heshid nafaqooyin badan oo ku jira. Faa’iidooyinkiisa badan ee uu leeyahay cabitaanka laga shiido baytaraafku tiro maleh, waxaana ka mida inuu daawo ka yahey dhiiig yaraanta, babaasiirta, kalyo xanuunka, toxobta madaxa, dheefshiidka, calool …

Read More »

Asbaabaha Keena Midabada Indhaha Oo Isbedela

Bu’da iyo wiilka indhaha aadamuhu waxa ay leeyihiin midabbo kala duwan, laakiin boqolkiiba 70 dadka qaaradaha adduunka oo dhan, midabka indhahoodu waa bunni. Marka si gaar gaar ah loo eego midabka indhaha dadyawga adduunkana waxaa la sheegaa in boqolkiiba 95 dadka Jabbaan, dadka asalka ah ee Shiinaha, dadka bariga dhexe, Koonfurta Ameerika, Koonfurta Yurub iyo dadka gobalak Oceania, loo yaqaanno …

Read More »

Faa’iidooyinka Waaweyn Ee Basasha Iyo Xanuunnada Ay Ka Hortagto

faaidada basasha, basal

Basasha waxaa ku jira maaddooyin isugu jira carbohydrate, azotes, dux, cusbooyin ay ka mid yihiin Kalshiyaam, Fosfoor, xadiid, xadiid, Soodhiyam iyo Bootaasiyaam. Sidoo kale waxaa basasha ku jira maaddooyin Antibiotic ah oo ka awood badan penicillin iyo Sulfate, sidaa awgeed waxa ay leedahay awood ay ku daweyso cudurrada qaar, waxa ay dishaa jeermiska waxa ay awood siisaa caloosha waxa aanay …

Read More »

Tips To Prevent Digital Eye Strain

digital eye strain,

Digital eye strain, also known as computer vision syndrome, is a group of eye and vision-related problems resulting from prolonged computer, tablet, e-reader, and smartphone use. Here are its common symptoms, causes, preventive measures, and treatment options: Symptoms of Digital Eye Strain Blurred Vision: Difficulty focusing on the screen or seeing clearly after prolonged use. Dry Eyes: Burning or stinging …

Read More »

Faa’idooyinka Toonta Iyo Afakaadhada La Isku Daray Iyo Qaabka Loo Diyaariyo

toonta iyo afakaadhada,

Afakaadhaha iyo toontu waxa ay leeyihiin dufan si fudud loo diyaarin karo oo caafimaadka u wanaagsan. Sida ay soo xigatay shabakadda Alcarabiya laba xabbo oo afakaadho, iyo 1 illaa 4 laagood oo toon la dhilay ah, malqacadda cuntada lagu cuno oo liin dhanaan ah (Biyaha liinta), saddex malqacadood oo saliidda qumaha, Kamsar la jarjaray iyo milix. Habka loo diyaarinayo Afakaadhada …

Read More »

8 Habits That Can Harm Your Kidneys

Maintaining healthy kidneys is crucial for overall well-being, as they play a vital role in filtering waste products from the blood, balancing body fluids, and regulating blood pressure. Several habits can damage the kidneys over time. Here are some common ones to avoid: Excessive Use of Painkillers: Overuse of nonsteroidal anti-inflammatory drugs (NSAIDs) like ibuprofen and aspirin can cause kidney …

Read More »

Dhabar Xanuunka & Suxuunta Lafdhabarta: Sababaha Keena Iyo Sida Loola Tacaali Karo

dhabar xanuunka

Bismillah, Waxaan casharkaan ku qaadaa dhigi doonnaa cillad ka mid ah cilladaha keeno dhabar xanuunka taasoo astaamaheedu ay ka mid yihiin dhabar xanuun siyaado ah markii la foorarsado, la qufaco ama la hindhiso, mararka qaarne xanuunka oo u gudbo barida iyo bowdyaha, lugahane laga dareemo kabuubyo ama qodxo oo kale. Dhabar xanuunka noocaan ah wuxuu ka yimaadaa cillad lafdhbarta ugaar …

Read More »

Lawsku Waxa Uu Ka Hortag U Noqon Karaa Cudurradan

lawska, looska,

Dr. Majdi Badraan oo ka tirsan jimciyadda dhakhaatiirta xasaasiyadda iyo hab-dhiska difaaca jidhka ee dalka Masar ayaa sheegay in isticmaalka lawsku uu jidhka ka ilaalin karo xanuuno badan oo ay ka mid yihiin Kansarka, cudurka xusuusta dila ee Alzheimer, macaanka iyo xanuunnada wadnaha ku dhaca. Digtoorka oo u warramayey shabakadda wararka ee Al-Carabiya ayaa sheegayin cilmibaadhiso caafimaad oo cusubi ay …

Read More »

Sababaha Keena Indho Ololka Iyo Goorta Ay Tahay In Lala Kulmo Dhakhtar Takhasus Ah

indho ololka,

Iskaashatada dhakhaatiirta indhaha ee dalka Jarmalka ayaa sheegay in indha ololku uu leeyahay sababo tiro badan; oo isugu jira kuwo fudud iyo kuwo khatar caafimaad calaamad u ah. Sida lagu sheegay warbixin ay arrintan ka qortay shabakadda Aljazeera, iskaashatadani waxa ay sababaha indho ololka u qaybisay sidan: SABABAHA FUDUD ee indho ololka Sababaha fudud ee ay Iskaashatadu sheegtay in ay …

Read More »

Shaqooyinka Muhiimka Ah Ee Ay Kilyuhu Qabtaan Iyo Sida Loo Ilaaliyo Caafimaadkooda

caafimaadka kilyaha

Kilyaha waa labo xubnood oo u eg qaabka digirta gaduudan, waxay ku yaalaan qaybta gadaale ee ubucda. Kilyaha iyo uurkujirta kale waxaa kala saara ama u dhaxeeya xuubka loo yaqaan beritoniyam kaasoo ah xuubka ku dahaaran ama ku wareejisan xubnaha loo yaqaano uurkujirta. Cabirka kilidiiba waxaa lagu qiyaasaa inay tahay 5inch, Kilida bidix ayaa ka sareysa kilada midig sababtuna waa …

Read More »