Afakaadhadu waxa ay ka mid tahay noocyada khudradda ee ugu fiican caafimaadka, waxa aanay in badan oo ka mid ah kaga duwantahay in ay ku yartahay Kaarboohaydarayt ku iyo in ay leedahay dufanka caafimaadka u fiican. Cilmibaadhiso kala duwan ayaa tilmaamay faa’iidooyinka afakaadhada, oo qaar ka mid ah aynu qormadan ku soo qaadanayno: Miisaan dhimis iyo haddana weydda xoogga ah …
Read More »Health
Cabitaanka Baytaraafka: Cudurrada Uu Dawada Ka Yahay Iyo Ahmiyadiisa Xilliga…
Geedka loo yaaqaano baytaraafku wuxu leeyahay faa’iidooyin tiro badan gaar ahaana wakhtiga ramadaanta kaasoo aan keenayn in miisaankaaguna kordho, waxaad cabbi kartaa xilliga afurka si aad uga heshid nafaqooyin badan oo ku jira. Faa’iidooyinkiisa badan ee uu leeyahay cabitaanka laga shiido baytaraafku tiro maleh, waxaana ka mida inuu daawo ka yahey dhiiig yaraanta, babaasiirta, kalyo xanuunka, toxobta madaxa, dheefshiidka, calool …
Read More »Asbaabaha Keena Midabada Indhaha Oo Isbedela
Bu’da iyo wiilka indhaha aadamuhu waxa ay leeyihiin midabbo kala duwan, laakiin boqolkiiba 70 dadka qaaradaha adduunka oo dhan, midabka indhahoodu waa bunni. Marka si gaar gaar ah loo eego midabka indhaha dadyawga adduunkana waxaa la sheegaa in boqolkiiba 95 dadka Jabbaan, dadka asalka ah ee Shiinaha, dadka bariga dhexe, Koonfurta Ameerika, Koonfurta Yurub iyo dadka gobalak Oceania, loo yaqaanno …
Read More »Faa’iidooyinka Waaweyn Ee Basasha Iyo Xanuunnada Ay Ka Hortagto
Basasha waxaa ku jira maaddooyin isugu jira carbohydrate, azotes, dux, cusbooyin ay ka mid yihiin Kalshiyaam, Fosfoor, xadiid, xadiid, Soodhiyam iyo Bootaasiyaam. Sidoo kale waxaa basasha ku jira maaddooyin Antibiotic ah oo ka awood badan penicillin iyo Sulfate, sidaa awgeed waxa ay leedahay awood ay ku daweyso cudurrada qaar, waxa ay dishaa jeermiska waxa ay awood siisaa caloosha waxa aanay …
Read More »Tips To Prevent Digital Eye Strain
Digital eye strain, also known as computer vision syndrome, is a group of eye and vision-related problems resulting from prolonged computer, tablet, e-reader, and smartphone use. Here are its common symptoms, causes, preventive measures, and treatment options: Symptoms of Digital Eye Strain Blurred Vision: Difficulty focusing on the screen or seeing clearly after prolonged use. Dry Eyes: Burning or stinging …
Read More »Faa’idooyinka Toonta Iyo Afakaadhada La Isku Daray Iyo Qaabka Loo Diyaariyo
Afakaadhaha iyo toontu waxa ay leeyihiin dufan si fudud loo diyaarin karo oo caafimaadka u wanaagsan. Sida ay soo xigatay shabakadda Alcarabiya laba xabbo oo afakaadho, iyo 1 illaa 4 laagood oo toon la dhilay ah, malqacadda cuntada lagu cuno oo liin dhanaan ah (Biyaha liinta), saddex malqacadood oo saliidda qumaha, Kamsar la jarjaray iyo milix. Habka loo diyaarinayo Afakaadhada …
Read More »8 Habits That Can Harm Your Kidneys
Maintaining healthy kidneys is crucial for overall well-being, as they play a vital role in filtering waste products from the blood, balancing body fluids, and regulating blood pressure. Several habits can damage the kidneys over time. Here are some common ones to avoid: Excessive Use of Painkillers: Overuse of nonsteroidal anti-inflammatory drugs (NSAIDs) like ibuprofen and aspirin can cause kidney …
Read More »Dhabar Xanuunka & Suxuunta Lafdhabarta: Sababaha Keena Iyo Sida Loola Tacaali Karo
Bismillah, Waxaan casharkaan ku qaadaa dhigi doonnaa cillad ka mid ah cilladaha keeno dhabar xanuunka taasoo astaamaheedu ay ka mid yihiin dhabar xanuun siyaado ah markii la foorarsado, la qufaco ama la hindhiso, mararka qaarne xanuunka oo u gudbo barida iyo bowdyaha, lugahane laga dareemo kabuubyo ama qodxo oo kale. Dhabar xanuunka noocaan ah wuxuu ka yimaadaa cillad lafdhbarta ugaar …
Read More »Lawsku Waxa Uu Ka Hortag U Noqon Karaa Cudurradan
Dr. Majdi Badraan oo ka tirsan jimciyadda dhakhaatiirta xasaasiyadda iyo hab-dhiska difaaca jidhka ee dalka Masar ayaa sheegay in isticmaalka lawsku uu jidhka ka ilaalin karo xanuuno badan oo ay ka mid yihiin Kansarka, cudurka xusuusta dila ee Alzheimer, macaanka iyo xanuunnada wadnaha ku dhaca. Digtoorka oo u warramayey shabakadda wararka ee Al-Carabiya ayaa sheegayin cilmibaadhiso caafimaad oo cusubi ay …
Read More »Cilladda Cunugga Madaxiisa La Ruxay: Astaamaha Caruurta Qabo Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmi Karaan
Cilladda cunugga madaxiisa la ruxay oo caafimaad ahaan loo yaqaano “Shaken Baby Syndrome” waa cillad halis ah oo dhaawac u gaysata maskaxda dhalaanka yar yar. Waxay cilladani dhacdaa marka waalidka ilmaha dhalay ama qof kale oo wayn uu si xoog ah u ruxo madaxa ilmaha yar, taas oo sabbabaysa in dhaawac halis ah uu soo gaaro unugyada maskaxda, dhaawaca maskaxda …
Read More »Sababaha Keena Indho Ololka Iyo Goorta Ay Tahay In Lala Kulmo Dhakhtar Takhasus Ah
Iskaashatada dhakhaatiirta indhaha ee dalka Jarmalka ayaa sheegay in indha ololku uu leeyahay sababo tiro badan; oo isugu jira kuwo fudud iyo kuwo khatar caafimaad calaamad u ah. Sida lagu sheegay warbixin ay arrintan ka qortay shabakadda Aljazeera, iskaashatadani waxa ay sababaha indho ololka u qaybisay sidan: SABABAHA FUDUD ee indho ololka Sababaha fudud ee ay Iskaashatadu sheegtay in ay …
Read More »Shaqooyinka Muhiimka Ah Ee Ay Kilyuhu Qabtaan Iyo Sida Loo Ilaaliyo Caafimaadkooda
Kilyaha waa labo xubnood oo u eg qaabka digirta gaduudan, waxay ku yaalaan qaybta gadaale ee ubucda. Kilyaha iyo uurkujirta kale waxaa kala saara ama u dhaxeeya xuubka loo yaqaan beritoniyam kaasoo ah xuubka ku dahaaran ama ku wareejisan xubnaha loo yaqaano uurkujirta. Cabirka kilidiiba waxaa lagu qiyaasaa inay tahay 5inch, Kilida bidix ayaa ka sareysa kilada midig sababtuna waa …
Read More »Cuntooyinka Xoojiya Difaaca Jidhka Aadamaha, Dalkeenana Laga Heli Karo
Marba marka ka dambaysa waxaa adduunyada ku soo kordhaya xaaladaha caafimaad darro ee aadamaha dhibaatada ku haya, waxa aanay taasi kor u qaadday waxsoosaarka dawooyinka. Inkasta oo ay dawadu tahay shayga keliya ee aynu kula tacaali karno xanuunnada, haddana waxa ay culimada caafimaadka ku xeeldheere isla qirsanyihiin in dawooyinku ay leeyihiin raadad taban oo ku lammaan waxtarkooda, sidaas awgeed waxaa …
Read More »Digtooni La’aanta Iyo fudeydka Badan Ee Caruurta
Digtooni la’aan iyo firfircoonida badan ADHD waa xaalad joogta ah oo saameysa malaayiin caruur ah. ADHD waxey isugu jirtaa dhiibaatooyin si joogta ah isku raaca sida feejignaan la’aan soo noqnoqota, firfircooni xad dhaaf ah iyo waxqabasho degdeg ah. Caruurta qaba ADHD waxaa la dersa kalsooni la’aan, xiriirka oo ka xumaada iyo wax barshada oo ay ku dhacaan. Astaamaha qaar waxey …
Read More »Hababka Sare Loogu Qaado Caafimaadka Kelyaha, Loogana Hortago Kelyo Xanuunka
Kelyuhu waxa ay door wayn ka ciyaaraan ilaalinta caafimaadka guud, iyagoo dhiigga ka sifeeya qashinka iyo dheecaannada dheeraadka ah, waxa ay nidaamiyaan cadaadiska dhiigga, waxayna sameeyaan unugyada dhiigga cas. Si kasta ha ahaatee, arrimo kala duwan ayaa saamayn ku yeesha caafimaadka kelyaha islamarkaana keeni kelyo xanuun, waxaana arrimahaas ka mid ah; hab nololeedka xun iyo cudurrada raaga. Haddaba Daryeel Magazine, …
Read More »