Caruurtu waxay u baahan yihiin nafaqo lamid ah mida dadka waawayn ay helaan. Qof walba wuxuu u baahan yahay nafaqo si jirkiisu uu u joogteeyo caafimaad qabka. Balse caruurtu waxay dadka waawayn kaga duwanyihiin jirkoodu wuxuu u baahan yahay nafaqo joogto ah, sababtoo ah jirkooda wuxuu sameynayaa koritaan joogto ah. Ilmaha aan helin nafaqo kufilan waxaa ku dhici kara xanuuno …
Read More »Health
Calool Xanuunka: Sababaha Keena Iyo Hababka Looga Hortegi Karo
Xanuunka laga dareemo inta u dhaxaysa xabadka iyo miskaha ayaa siguud loogu magacaaba calool xanuun, xanuunkaan ayaa lagu micnayn karaa ama loo cabiri karaa siyaabo kala duwan sida, inuu yahay xanuun aan marnaba tagayn oo joogta ah, xanuun goos goos ah oo la dareemo maalintiiba dhawr jeer, xanuun aad moodo sidii waran ku taagan goobta xanuunaysa, majiir, waxaana laga dareemi …
Read More »Effective Strategies To Reduce Stress
Stress is a common experience that can affect both your mental and physical health. It occurs when you feel overwhelmed or unable to cope with mental or emotional pressure. Here are some effective tips to help reduce stress: Exercise Regularly: Physical activity releases endorphins, which are natural stress relievers. Aim for at least 30 minutes of moderate exercise, such as …
Read More »Sababaha Keena Daalka Badan Iyo Burburka Caqabadda Ku Noqda Howl-Maalmeedka Qofka
Cilmibaadhis ay dhowaan samaysay shirkadda Mintel ayaa daahfurtay in boqolkiiba 97 dadka dunidu ay daal iyo burbur joogto ah u tahay maalin kasta ama inta badan ee waqtigooda, arrintaas oo sabab u ah in boqolkiiba 5 uu suuqyada dunida kor uga kaco iibka cabbitaannada tamarta kordhiya iyo dawooyinka nafaqada jidhka siiya oo ay dadku ka fishaan in ay ka kaxeeyaan …
Read More »Cunnooyinka Sare U Qaada Hamiga Jinsiga Ee Ragga
Ragga waxaa soo wajihi kara dhibaatooyin kala duwan marka laga hadlayo noloshooda galmada sida cilladaha kacsi la’aanta iyo biyo baxa degdega ah. Tani waxa ay keentaa in ragga ay isticmaalaan dawooyinka kiimikada ah si u wanaajiyaan howl-gudashadooda sariirta. Si kastaba ha ahaatee, dawooyinkani waxa ay sababaan kacsi waqti dheer qaata iyo cillado kale oo caafimaad. Hadaba uma baahnid inaad isticmaasho …
Read More »Xubinta Taranka Dumarka Oo Ciriiri Noqota (Vaginusmus): Sababaha Keena Iyo Sida Loo Daweeyo
Waa cillad galmo oo ku dhacda dumarka qaar, waxay na sababtaa dareen xanuun badan xiliga galmada taasoo hoos udhac wayn ku keenta tayada galmada, ciladaan waxay faragelin ku sameysaa xiriirka lamaanaha iyo tayada noloshooda. Dumarka qaba xalaadaan waxaa si ikhtiyaar la’aan ah isu soo uruura murqaha xubinta galmada, waxayna dhacdaa inta aan la bilaabin galmada, in kastoo dumarka qaar uu …
Read More »5 Hab Oo Looga Hortegi Karo Suuska Iyo Ilko Bololka, Caafimaadka Afkana Lagu Xifdiyo
Ma ogtahay in caafimaad afka laga dheehan karo caafimaadkaaga guud ahaan iyo in dhibaatooyinka soo wajaha afkaaga ay si toosan iyo si dadban u saameyn karaan jidhkaaga intiisa kale. Inkasta oo ay muhiim tahay inaad si joogto ah u booqato dhakhtarka ilkaha si aad ula socoto caafimaadka ilkahaaga haddana ma jiro wax diidaya inaad ku darto daryeel dabiici ah. Haddaba …
Read More »8 Daily Habits To Keep Your Kidneys Healthy
Your kidneys play a critical and central role in maintaining your health. A healthy kidney is necessary for the daily workings of your body and for maintaining your general health and well-being. Developing and maintaining habits that support kidney health is essential for overall well-being. Here are key habits to adopt: 1. Stay Hydrated Drink Adequate Water: Aim for about …
Read More »Khataraha Waa Wayn Ee Cabbitaanka Soodhaha Leh
Sharaabka soodhaha leh waxa uu u daranyahay caafimaadka, meelaha uu sida gaarka ah khatarta ugu yahayna waxaa ka mid ah Beerka oo uu ku ururiyo xaydha, kuna keeno caabuq xaaladahaas oo ku dambayn kara in beerku burburo ama Kansarka beerka. Waxa uu sababaa miisaanka qofka oo kordha, waxa aanu qofka ku keeni karaa xanuunnada macaanka, lafa xanuunka, iyo burburka iyo …
Read More »8 Astaamood Oo Aad Ku Garan Karto Haddii Jirkaaga Aanu Helin Biyo Ku Filan
Waxaan aaminsannahay in uusan jirin qof dafiri kara faa’idada ay leedahay biyaha caadiga ah oo si joogta ah loo cabbo, hasa yeeshee waxaa jira dad badan oo inaga mid ah oon cabbin biyo ku filan maalin kasta. Maadaama aanan la joogtayn cabidda biyaha waxaan si joogta ah u dhaawacnaa jirkeenna, hadii aad dareentid qaarka mid ah calaamadaha aan muuqaalkan, waxaad …
Read More »Cuna Xanuunka: Sababaha Keeno Iyo Qaababka Loo Dabiibi Karo
Cuna xanuunka wuxuu keeni karaa cuncun, sidoo kale waxaa adkaan karta in la liqo cuno ama la cabo biyo, xanuunka waxaa suurta gal ah inuu kasii daro marka qofku uu wax liqaayo, astaamaha kale waxaa ka mid ah Cunaha oo qalayl noqda Qanjirada dhuunta oo barara Qumanka oo ay fulaan waxyaaba cadcad Xabeeb Cuna xanuun wuxuu asiibi karaa qof kasta, …
Read More »Qaababka Sare Loogu Qaadi Karo Fursadda Uur Qaadista
Ubadka Allaa bixiya, laakiin dadaalku se waa lagama maarmaan, haddaba qormadan waxaan ku soo qaadanaynaa habab dabiici ah oo kordhin kara fursadda uur qaadista. La soco wareegga caadada: Xilliga ugu habboon ee uur la qaado waa xilliga ugxanta la soo daayo oo ay diyaar u tahay in la bacrimiyo, inkastoo dumarku ay ku kala duwanaan karaan haddana waxaa maalintaas lagu …
Read More »Xanuunka Caadada: Noocyadiisa Iyo Qodobo Muhiim Ah
Waxay dumarka intooda badan la kulmaan nooc xanuun caado inta ay noloshooda jirto. Erayga caafimaad ahaan loogu isticmaalo waa “dysmenorrhoea“. Aad ayey u xanuujisaa dumarka qeybta hoose ee caloosha ayada dhabarka ilaa cajirada gaarta waxaa loo qeybiyaa labo nuuc: Qeybta koobaad (primary dysmenorrhoea ) waa xaalad caadi ah oo minka ayaa aruura oo dhibkale makeeno Qeybta labaad (Secondary dysmenorrhoea waxaa sababa …
Read More »Dhibaatooyinka Waaweyn Ee Lagu Arkay Dadkii Qaatay Tallaalka Covid-19
Baadhitaan cusub oo lagu faafiyey wargeyska New York Times ayaa lagu ogaaday in dad badani ay dhibaatooyin caafimaad kala kulmeen tallaakii Covid-19. Dhinaca kalana qaar ka mid ah masuuliyiinta caafimaadka ee dawladda Maraykanka ayaa ku adkaysanaya, in dad badan oo tallaaladan qaatay lagu arkay xaalado caafimaad darro oo khatar badan. Kuwaas oo qaarkood ay yihiin xaalado dunida dhif ku ah. …
Read More »Beenaha Laga Faafiyay Dhabar Xanuunka Iyo Xaqiiqooyin Cilmi Ah
Dhabar xanuunku wuxuu noqon karaa sida xanuun ku mudaya ama mid fog, 8 ka mid ah 10ki qofba waxaa inta badan la soo darsa dhabar xanuun. Sidaa darteed waxaa caan ah khuraafaadyada ku saabsan dhabar xanuunka. Qormadaan waxaan ku kala saareynaa xaqiiqooyinka iyo khuraafaad yada ku saabsan dhabar xanuun, Khuraafaad: Markasta u fariiso si toosan Qalooc sanaanta ma ahan mid …
Read More »