Dhagaxaanta qumanka (tonsil stones) waa waxyar oo cadaan xigeen ah, waxey ku sameysmaan gudaha ama qumanka korkood. Qumanka waxay ka mid yahiin goobaha jirka dhagaxaantu ay ku samaysmaan sida kilyaha iyo xameetida oo kale. Qumanku waa qanjidh Alle ku abuuray cunaha, kaas oo loogu talo galay inay gacan ka gaystaamn difaaca jirka waxayna la dagaalamaan wixii caabuq keeni kara oo …
Read More »Health
Haddii Dhakhtarkaagu Ku Weydiiyo Arrimahaan, Ha Ka Been Sheegin
Daacad u ahow dhakhtarkaaga oo ka run sheeg haddii uu ku weydiiyo su’aalahaan soo socda: 1. QALLIIN HORE U SAMEYSAY: Marka uu ku wareysanayo dhakhtarkaaga waxa uu ku weydiinayaa su’aalo fara badan oo la xariira caafimaadkaagi hore, weligaa haka been sheegin taariikhdaada caafimaad ee ku soo martay, gaar ahaan haddii aad horay usoo martay qalliin, waayo waxaa dhaci karta in …
Read More »Jilba Xanuunka: Asbaabaha Keeno Iyo Qaababka Loo Dawayn Karo
Jilba xanuunka waa xaalad guud saamayn karta da’ kasta. Xanuunkaan ayaa noqon kara mid taabanaya qeyb ka mid ah jilibka ama waxuu noqon karaa mid wada saameeya qeybaha uu ku kooban yahay jilibku (seedaha, murqaha, dheecaanka, carjawda, lafaha iyo dheecaankaba). Jilba xanuunku wuxuu caan ku yahay dhaqdhaqaaqa kalagoyska oo yaraada taas oo keenta inuu gabi ahaanba xadidmo dhaqdhaqaaqa jilibku. Waxuu …
Read More »6 Fitamiin Oo Daweeya Kacsi La’aanta Raga Iyo Cunnooyinka Qaniga Ku Ah
Kacsi la,aantu waxa ay dhaawici kartaa kalsoonida qofka, tayada nolosha iyo xiriirka lammaanaha. Fitamiinnadu waxay ka mid yihiin nafaqooyinka muhiimka ah ee caawiya wanaajinta howsha galmada iyo daweynta ama ka hortagga cilladaha galmada sida kacsi la’aanta raga, taas oo saamaysa 58.9% ragga dunida ku nool ee ay da’doodu u dhexeyso 30 illaa 80 sano jir. Haddaba qormadan waxaan kaga hadlaynaa …
Read More »Kansarka Mindhicirrada Waa Waaweyn Ku Dhaco: Astaamihiisa, Sababaha Keena Iyo Sida Looga Hortago
Mindhicirrada waaweyn waa xubnayaasha ugu muhiimsan ee qashinsaarka iyo in biyaha laga nuugo u qaabilsan jidhka. Kansarka ku dhaca mindhicirka weyn wuxuu aafeeyaa dadka waa weyn ee da’da ah. Kansarka mindhiciradu waxa uu ku bilowda xaalad loo yaqaan bening waa mid ka mid ah kansarka qaybihiisa buro yar oo kale ah laakin aan samaynayn koritaan ,fiditaan qofkana aan dhibaato ku …
Read More »Faaidooyinka Joogteynta Miraha Filfisha Iyo Xanuunnada Ay La Dagaallamaan
Filfisha waxaa loo yaqaannaa “black gold” oo macnaheedu tahay dahabka madow. Waa mid ka mid ah xawaashyada ugu taariikhda fog, waxaana uu aadamuhu muddo dheer u isticmaali jiray cunno ahaan iyo dawo ahaan. Filfishu keliya ma wanaajiso dhadhanka cunnada balse waxay kaloo xambaarsan faa’idooyin caafimaad oo aan la soo koobi karin. Filfishu asal ahaan waxa ay ka soo jeeda wadanka …
Read More »Qaababka Loo Ilaalin Karo Caafimaadka Naasaha
Naasuhu waa xubno kamid ah kuwa taranka ee haweenka, inkastoo labada jinsi ee ragga iyo dumarka ahi leeyihiin naaso, hadana waxaa u dheer naasaha dumarka unugyada baruurta iyo tuubooyinka caano mareenka ah. Waa xubno muhiim u ah hooyada iyo dhalaanka. Marka lagasoo tago faa’idooyinka caafimaad ee naasuhu u leeyihiin hooyada iyo ilmaha, naasahu waxay ka qayb qaataan quruxda dumarka. Caafimaad …
Read More »Dhalma La’aanta Ragga Iyo Dumarka: Sababaha Ugu Badan Ee Keena Iyo Talada
Dhalma la’aanta (infertility) waa in xaaska ay qaadi weyso uur ayadoo ay jirto isku day ah iney qaado uur mudo 6 bilood, iyadoo ay sameeyneyso galmo aan laga gaashaaman (unprotected sex) ninka ama naagta ayaa noqon kara dad ay haysato dhibaato xaga bacriminta ah, dumarka ka weyn 35 sano dhalma la’aantooda waa marka ay qaadi waayaan uur, ayagoo loo galmoonaaya …
Read More »Xaalado Haddii La Dhayalsado Halis Gelin Kara Caafimaadka Indhaha & Aragga
Inta badan dhibaatada caafimaad darro ee indhaha ku dhacaa waxa ay ku bilaabataa xaalad fudud, oo laga yaabo in si dhaqso ah loo daweyn karo. Haddii waqtiga ku habboon iyo dhakhtarka saxda ah lala helo. Waxaa ka mid ah xasaasiyadda indhaha iyo indho engagga. Laakiin waxaa jira xaaladaha qaar calaamad u ah in isha uu hayo xanuun khatar ahi, haddii …
Read More »Xabad Xanuunka: Noocyadiisa Iyo Sababaha Keeno
Xabad xanuunka (angina) waa digniin caafimad oo taxadarkeda ubaahan wana ciriri iyo culeys laga dareemo xabadka taaso keenta iney yaraato awooda qofka ku qaadan karo hawada una eg wadno istaaga waa fariin ama dignin u dirayo muruqa wadnaha kaso daremaya xanuun ama dhaawac ku yimid islamarkaana dalbanaya wax ka qabasho degdeg calaamadaan waa mid inta badan ay la kulmaan dhaqatirta …
Read More »Waa Maxay Faa’idooyinka Malmalka, Sidee Se Loo Isticmaalaa?
Waa maxay Malmal? Malmalka waa nooc ka mid ah xabagta, waxaana laga gurtaa geedo gaar ah, waxaa afka qalaad lagu dhahaa “Myrrh”, eraygaan asal ahaantiisu waa laga keenay kalmada af-carabiga ee “Murr” oo ah macanaheedu “Qaraar” Malmalka waxaa loo qeybiyaa sadax nuuc oo kala ah: Malmal Afrikaan oo loo yaqaano “Commiphora habessinica” Malmal Soomaali oo loo yaqaano “Commiphora molmol” Malmal …
Read More »Sirta Caafimaad Ee Saliida Qumbaha
Saliida qumbaha waa mid ka mid ah saliidaha ugu caansan ee dunida oo dhan laga isticmaalo. Saliid qumbaha 90% waxa ay ka samaysan tahay dufannada loo yaqaanno”Fatty acids”, saliidda ka samaysan dufannadan faa’ido ayaa ugu jirta bini’aadamka, sababtoo ah unugayda jirka waxaa laga sameeyaa badankood ashiidhada dufanka ah. Gubista baruurta caloosha: Saliid qumbuhu waxa ay hoos u dhigtaa cirweynida, waxayna …
Read More »Maxaa Sababo Cilladda Kala Saarid la’aanta Midabada, & Sababta Aysan Dumarku Ugu Dhicin?
ala saarid la’aanta midabada waa cillad dadka qaarkiis ay qabaan. Waa inaan fahanaa marka aan leenahay cillad waxaan ka hadlayno maahan cudur waa shay qofku ku dhasho lana noolaan karo, dhibaato wayn oo nololeedna aan ku hayn qofka. Inkastoo cilladuhu kala darnaan karaan, hadana cillada kala saarid la’aanta midabada maahan cillad dhibaato wayn ku haysa dadka ku dhasha. Balse waxay …
Read More »Xanuunka Xameetida, Astaamihiisa Sababaha Keena Iyo Xanuunada Lagu Qaldo
Bismillah, Waxaan casharkaan kaga hadlaynaa xanuunkii hayay qofkii ka cabanayay danqasho iyo xanuun laga dareemo caloosha iyo feeraha midig inta u dhaxayso, xanuunkaasoo illaa garabaka midig ku faafa una daran markii la cuno cunno dufan leh, lalana dareemo lalabo, qandho iyo matag. Astaamahaan waxay tilmaan u tahay cilladaha ku dhaca xameetida, sida caabuqa, hurka iyo dhagaxaanta xameetida gala, hoos ka …
Read More »Astamahaan Maku Aragtay Indhahaaga?
Cilmibaadhiso kala duwan ayaa caddaynaya in indhuhu ay yihiin muraayadda laga dheehdo xaaladda caafimaad ee qofku marayo. Qormadan waxa aynu ku eegaynaa dhowr calaamadood oo ay xeeldheereyaashu xuseen in haddii qofku indhihiisa ku arko ay qasab tahay in uu dhakhtar la xidhiidho, maadaama oo ay digniin u noqon karaa dhibaato caafimaad oo qofka haysa. Finanka indhaha ka soo baxa: In …
Read More »