Liinta oranjadu waxay ka mid tahay cuntooyinka ugu caansan dunida, waxayna xambaarsan tahay nafaqo tiro badan iyo maadooyinka faa’ido u leh caafimaadka. Liinta oranjada waxaa ka buuxo fitamiin C oo xoojiyaa awoodda is-difaac ee jirka waxaana uu ka ilaaliyaa caabuqa ay ka mid yihiin qabowga, hargabka iyo qufaca Maadooyinka oranjiga ku jira waxaa ka mid ah, fiber, fitamiin C, thiamine, …
Read More »Health
Cuntooyinka Timaha Ka Ilaaliyo Cirrada, Caafimaadkooda Sare U Qaada
In qofka marka uu weynaado ay timihiisu cadaadaan waa arrin dabicii ah, balse in qof dhalinyaro ahi uu cirro yeesho waxay ku abuurtaa walaac. Waxyaabo badan ayaa ka qeyb qaato cirrada soo degdegta. Waxaa jira cillado keeni kara cirrada waxaana ka mid ah xanuunka tayroodhka, dhiig yarida iyo fitamiin B12 oo qofka ku yaraada. Haddaba sidee loo joojin karaa cirrada? …
Read More »Cunista Lawsku Miyay Kordhisaa Shahwada Ragga?
Cilmibaaris lagu sameeyay wadanka Spain oo ragga qayb galay ay da’doodu u dhaxeysay 18 illaa 35 ayaa lagu ogaaday in in cunista lowsku ay kor u qaaddo tayada iyo xaddiga shahwada ragga. Khubarada daraasadaan sameeyay ayaa sheegay in cunista lowsku gaar ahaan noocyada loo yaqaanno walnuts, almonds, iyo hazelnuts-ku ay kobciyaan caafimaadka iyo tayada shahwada ragga. Lowska iyo yicibta waxaa …
Read More »Dhir Iyo Cunnooyin Sare U Qaada Rabitaanka Jinsiga Ee Haweenka
Hamiga galmada oo hooseeya waxa ay ka mid tahay cilladaha caafimaad ee caanka ah ee sheegtaan haweenka. Sababo badan ayaa masuul ka ah hoos u dhaca rabitaanka jinsiga ee haweenka, waxaana ka mid ah isticmaalka dawooyinka uurka looga hortago, qalleylka farjiga, dawooyinka qaar iyo isbeddellada hormoonnada ee jirka. Inkastoo ay jiraan dawooyin loo adeegsado in si deg deg ah loo soo …
Read More »Ahmiyadda Nafaqada Caruurta Iyo Cunnooyinka U Fiican
Caruurtu waxay u baahan yihiin nafaqo lamid ah mida dadka waawayn ay helaan. Qof walba wuxuu u baahan yahay nafaqo si jirkiisu uu u joogteeyo caafimaad qabka. Balse caruurtu waxay dadka waawayn kaga duwanyihiin jirkoodu wuxuu u baahan yahay nafaqo joogto ah, sababtoo ah jirkooda wuxuu sameynayaa koritaan joogto ah. Ilmaha aan helin nafaqo kufilan waxaa ku dhici kara xanuuno …
Read More »Calool Xanuunka: Sababaha Keena Iyo Hababka Looga Hortegi Karo
Xanuunka laga dareemo inta u dhaxaysa xabadka iyo miskaha ayaa siguud loogu magacaaba calool xanuun, xanuunkaan ayaa lagu micnayn karaa ama loo cabiri karaa siyaabo kala duwan sida, inuu yahay xanuun aan marnaba tagayn oo joogta ah, xanuun goos goos ah oo la dareemo maalintiiba dhawr jeer, xanuun aad moodo sidii waran ku taagan goobta xanuunaysa, majiir, waxaana laga dareemi …
Read More »Effective Strategies To Reduce Stress
Stress is a common experience that can affect both your mental and physical health. It occurs when you feel overwhelmed or unable to cope with mental or emotional pressure. Here are some effective tips to help reduce stress: Exercise Regularly: Physical activity releases endorphins, which are natural stress relievers. Aim for at least 30 minutes of moderate exercise, such as …
Read More »Sababaha Keena Daalka Badan Iyo Burburka Caqabadda Ku Noqda Howl-Maalmeedka Qofka
Cilmibaadhis ay dhowaan samaysay shirkadda Mintel ayaa daahfurtay in boqolkiiba 97 dadka dunidu ay daal iyo burbur joogto ah u tahay maalin kasta ama inta badan ee waqtigooda, arrintaas oo sabab u ah in boqolkiiba 5 uu suuqyada dunida kor uga kaco iibka cabbitaannada tamarta kordhiya iyo dawooyinka nafaqada jidhka siiya oo ay dadku ka fishaan in ay ka kaxeeyaan …
Read More »Cunnooyinka Sare U Qaada Hamiga Jinsiga Ee Ragga
Ragga waxaa soo wajihi kara dhibaatooyin kala duwan marka laga hadlayo noloshooda galmada sida cilladaha kacsi la’aanta iyo biyo baxa degdega ah. Tani waxa ay keentaa in ragga ay isticmaalaan dawooyinka kiimikada ah si u wanaajiyaan howl-gudashadooda sariirta. Si kastaba ha ahaatee, dawooyinkani waxa ay sababaan kacsi waqti dheer qaata iyo cillado kale oo caafimaad. Hadaba uma baahnid inaad isticmaasho …
Read More »Xubinta Taranka Dumarka Oo Ciriiri Noqota (Vaginusmus): Sababaha Keena Iyo Sida Loo Daweeyo
Waa cillad galmo oo ku dhacda dumarka qaar, waxay na sababtaa dareen xanuun badan xiliga galmada taasoo hoos udhac wayn ku keenta tayada galmada, ciladaan waxay faragelin ku sameysaa xiriirka lamaanaha iyo tayada noloshooda. Dumarka qaba xalaadaan waxaa si ikhtiyaar la’aan ah isu soo uruura murqaha xubinta galmada, waxayna dhacdaa inta aan la bilaabin galmada, in kastoo dumarka qaar uu …
Read More »5 Hab Oo Looga Hortegi Karo Suuska Iyo Ilko Bololka, Caafimaadka Afkana Lagu Xifdiyo
Ma ogtahay in caafimaad afka laga dheehan karo caafimaadkaaga guud ahaan iyo in dhibaatooyinka soo wajaha afkaaga ay si toosan iyo si dadban u saameyn karaan jidhkaaga intiisa kale. Inkasta oo ay muhiim tahay inaad si joogto ah u booqato dhakhtarka ilkaha si aad ula socoto caafimaadka ilkahaaga haddana ma jiro wax diidaya inaad ku darto daryeel dabiici ah. Haddaba …
Read More »8 Daily Habits To Keep Your Kidneys Healthy
Your kidneys play a critical and central role in maintaining your health. A healthy kidney is necessary for the daily workings of your body and for maintaining your general health and well-being. Developing and maintaining habits that support kidney health is essential for overall well-being. Here are key habits to adopt: 1. Stay Hydrated Drink Adequate Water: Aim for about …
Read More »Khataraha Waa Wayn Ee Cabbitaanka Soodhaha Leh
Sharaabka soodhaha leh waxa uu u daranyahay caafimaadka, meelaha uu sida gaarka ah khatarta ugu yahayna waxaa ka mid ah Beerka oo uu ku ururiyo xaydha, kuna keeno caabuq xaaladahaas oo ku dambayn kara in beerku burburo ama Kansarka beerka. Waxa uu sababaa miisaanka qofka oo kordha, waxa aanu qofka ku keeni karaa xanuunnada macaanka, lafa xanuunka, iyo burburka iyo …
Read More »8 Astaamood Oo Aad Ku Garan Karto Haddii Jirkaaga Aanu Helin Biyo Ku Filan
Waxaan aaminsannahay in uusan jirin qof dafiri kara faa’idada ay leedahay biyaha caadiga ah oo si joogta ah loo cabbo, hasa yeeshee waxaa jira dad badan oo inaga mid ah oon cabbin biyo ku filan maalin kasta. Maadaama aanan la joogtayn cabidda biyaha waxaan si joogta ah u dhaawacnaa jirkeenna, hadii aad dareentid qaarka mid ah calaamadaha aan muuqaalkan, waxaad …
Read More »Cuna Xanuunka: Sababaha Keeno Iyo Qaababka Loo Dabiibi Karo
Cuna xanuunka wuxuu keeni karaa cuncun, sidoo kale waxaa adkaan karta in la liqo cuno ama la cabo biyo, xanuunka waxaa suurta gal ah inuu kasii daro marka qofku uu wax liqaayo, astaamaha kale waxaa ka mid ah Cunaha oo qalayl noqda Qanjirada dhuunta oo barara Qumanka oo ay fulaan waxyaaba cadcad Xabeeb Cuna xanuun wuxuu asiibi karaa qof kasta, …
Read More »