Qormadan waxa ay soo bandhigaysaa dhowr ka mid ah cuntooyinka iyo cabbitaannada dalkeenna laga yaqaanno oo ay khubarada caafimaadku sheegeen in ay u fiican yihiin caafimaadka caloosha, dadka calool istaagga joogtada ah ka cawda iyo kuwa cillad caafimaad darro oo dhinaca dheefshiidka ahi haysana kula taliyeen in ay isticmaalaan. 1. Cabbista bunka: In badan ayaa ay khubarada caafimaadku ka digaan …
Read More »Cuntada & Nafaqada
Faa’idada Ay Leedahay In Toonta La Cuno Subaxdii Quraacda Ka Hor
In kasta oo ay dad badani aaminsan yihiin in toonta oo la cuno marka ay calooshu madhantahay ay dhibaato keeni karto, waxaa fahamkaas si adag uga hor imanaysa natiijada daraasad daahfurtay in toontu ay waqtigaas oo kale dawo ka tahay dhibaatooyin caafimaad oo tiro badan, gaar ahaan in marka waqtigan oo kale la joogteeyo cunista toonta ay jidhka siiso awood …
Read More »Best Vitamins For Healthy Teeth And Gums
Maintaining healthy teeth and gums is important for overall oral health. While brushing and flossing are fundamental practices, proper nutrition and vitamins also play a crucial role in promoting healthy teeth and gums. Here are some vitamins and minerals that are essential for oral health: Vitamin C: Vitamin C is essential for healthy gums and can help prevent gum disease …
Read More »Qiimaha Caafimaad Ee Midhaha Sabiibka & Xanuunada Ay Jidhka Ka Caabbiyaan
Sabiibku waa midhaha geedka cinabka oo la qallajiyay, waxa uu yeeshaa mid dahabi ah, cagaar ama midab madow ah. Sabiibka waxaa laga helaa nafaqooyin kala duwan sida barootiin, faytamiinno, macdano iyo gan. Sabiibku waa midho jidhka u leh faa’idooyin caafimaad oo aan la soo koobi karin, hadaba qormadan waxaan ku bidhaaminaynaa qaar ka mid ah faaidooyinkaas. Caafimaadka wadnaha: Sida ay …
Read More »10 Amazing Health Benefits Of Cabbage
Cabbage is a nutritious vegetable that offers several health benefits due to its rich array of vitamins, minerals, and antioxidants. Here are some of the potential health benefits of consuming cabbage: Nutrient-Rich: Cabbage is low in calories but packed with essential nutrients. It is a good source of vitamins C and K, as well as vitamin B6, folate, and manganese. …
Read More »Qiimaha Caafimaad Ee Baamiyaha & Cudurrada Uu Ka Hortago
Qormadan oo aynu ka soo xiganay shabakadda Al-Carabiya waxa ay iftiiminaysaa faa’idooyinka caafimaad ee uu jidhka u leeyahay baamiyaha oo ka mid ah khudradaha dhulka Soomaalida laga helo, laakiin aanay dadku inta badan dareemin waxtarkiisan caafimaad: Macaanka: Nafaqooyinka iyo maaddooyinka baamiyaha ku jiraa waxa ay la dagaalamaan macaanka, waxa aanay nidaamiyaan xaddiga sonkorta dhiigga, halka mihdihiisuna ka yareeyaan macaankaas. Daalka …
Read More »Faaidada Cabitaanka Karootada Iyo Sanjabiisha & Xaaladaha Caafimaad Ee Uu Wax Ka Taro
Furuutka iyo khudraddu waa aasaaska cunno caafimaad leh, siyaabo kala duwan ayay caafimaadka uga qeyb qaataan, nafaqooyinka ku jira noocyada kala duwan ee furuutka iyo khudradda way adag tahay in laga helo cunnooyinka kale. Waqtigaan hadda la joogo waxaa aad usii badanaya cudurrada iyo cilladaha ka dhasha hab-nololeedka, sidaas awgeed waxaa lagama maarmaan ah in lagu dedaalo cabitaannada dabiiciga ah …
Read More »Nafaqada Iyo Caafimaadka Ay Xambaarsan Yihiin Midhaha Chia Seeds Iyo Qaababka Loo Isticmaalo
Waa midho aad u yaryar oo ka baxa geedka magaciisa la idhaah Salvia Hispanica. Midhahani waa midhi Allah (swc) ku manaystay wanaag aad u faro badan oo wax tar wayn u leh jidhka. Waxaa ku jira walxo aad uuga sareeya walxaha ku jira subaga omega-3, antioxidants iyo waliba dietary fiber aan la dhigmin inta dhirta fiber ka leh ee layaqaan. …
Read More »Toonta Iyo Malabka Oo La Isku Khamiiriyo Waa Dawo Tayo Badan Oo Lagula Tacaali Karo….
Toonta iyo malabka oo la isku daray ama la isku khamiiriyay waa jeermis dile heer sare ah oo u roon caafimaadka caloosha iyo dheefshiidka, waxay hoos u dhigtaa kolestaroolka iyo dhiig-karka, waxay kobcisaa difaaca iyadoo jirka ka saarto sunta “detoxification” waana sababta bukaanada qaato daawooyinka kiimikada ee kansarka lagula taliyo inay alaabtaan isticmaalaan. Labadaan shay mid walba waxa uu leeyahay …
Read More »About Spinach: Nutrition And Health Benefits
Spinach is a leafy green vegetable that is renowned for its high nutritional value and numerous health benefits. Here are some of the key nutritional components and health benefits of spinach: Nutritional Value (Per 100g of Raw Spinach): Calories: 23 kcal Carbohydrates: 3.6 g Protein: 2.9 g Dietary Fiber: 2.2 g Fat: 0.4 g Vitamin A: 4696 IU (94% of …
Read More »Caafimaadka Biyaha Qumbaha: 8 Cilladood Oo Ay Ka Hortag Iyo Dawaba U Noqon Karaan
Biyaha qumbaha waa cabitaan dabiici ah oo si dhaqso ah oonka u baabi’iya, jirka qaboojiya tamartana siyaadiya. Biyaha qumbaha waxaa ka buuxa electrolytes dabiici ah, macdanaha zinc, magnesium potasium iyo fitamiin C iyo fitamiinnada B. Waxaa kale oo biyaha ku jirta aashito loo yaqaanno “lauric acid” taas oo la dagaallanta infekshannada. Biyaha qumbaha oo maalin kasta la cabo waxa ay …
Read More »10 Amazing Benefits Of Drinking Green Tea
Green tea is well-known for its numerous health benefits. It has been consumed for centuries and is rich in antioxidants and various bioactive compounds that contribute to its positive effects on health. Some of the key health benefits of green tea include: Rich in Antioxidants: Green tea is loaded with polyphenols like catechins, which are potent antioxidants. These antioxidants help …
Read More »Waxtarka Fitamiin E Iyo Cunnooyinka Hodanka Ku Ah
Fitamiin E waa mid ka mid ah nafaqooyinka aasaasiga ah ee jirku uusan ka maarmi karin. Waa fitamiin ku milma dufanka waana sunsaare awood badan oo unugyada jirka ka ilaaliya sunta jirka ku dhex samaynta, taas oo hadii aan laga hortagin keeni karta cudurro badan sida cudurrada wadnaha ku dhaca iyo kansarka. Fitamiinkani waxa uu xoojiyaa habdhiska difaaca jirka, waxa uu …
Read More »Midhaha Qoondarka Ama Saliibka: Faaidooyinkooda Iyo Khasaaraha
Waxaan maanta inshaAllah halkan ku sharaxayaa midho yaryar oo buniga ama huruud ah oo la idhaah ( Flax seed) . Soomaalina waxaa lagu idhaah Qoondar ama Saliib. Midhahani waa midho cafimaadka siyaabo badan uugu fiican. Loona isticmaali karo siyaabo kale duwan. Haddaba halkan ka baro midhahan khayr kooda iyo sharkoodaba iyo waliba habka loo isticmaalayo. Midhahani waa midho laga heli …
Read More »Faa’idooyinka Xabad Sowdada & Xanuunada Ay Dawada Ka Tahay
Faa’iidooyinka xabad sowdada: “Xabaasuuddu geeri mooyee, cudur kasta oo kale waa ka dawo” waxaa hadal macnahaas ku dhow yihin, Nebigeennii Muxammed (SCW). Aadamuhu bilowgii noloshiisaba waxa uu xabad sowdada u aqoonsanaa dawo uu kula tacaalo xanuunno aad u tiro badan. Tan iyo markii ay bilowdeen cilmibaadhisaha kala duwan iyo tijaabooyinka dadku ku baadhayo waxyaabaha waxtarka u leh nolosha iyo caafimaadkana, …
Read More »