Dadka badankoodu waxa ay ogyihiin in barootiintu (protein) ay faa’iido badan u leedahay caafimaadka, laakiin dad badan ayaa aan aad u fahamsanayn sababta faa’iidadaasi. Barootiintu waa curiye muhiim u ah dhismaha unugyada jidhka, waana dhagaxa aasaaska u ah dhismaha timaha, maqaarka, ciddiyaha, muruqyada iyo carjawaha. Jidhku waxa uu u baahan yahay barootiin si uu u soo saaro dheecaannada iyo hormoonnada, …
Read More »Cuntada & Nafaqada
Nafaqooyinka Kobciya Bacrinimada Ama Awoodda Uureynta Ee Ragga Iyo Cunnooyinka Laga Helo
Tayada shahwada waxa ay ka mid tahay waxyaabaha ugu waa wayn ee saameeyaa bacrinimada ama awoodda uuraynta. Si la mid ah xumbnaha kale ee jirka bini-aadamka, habdhiska taranku waxa uu ku tiirsanahay nafaqooyinka iyo fiitamiinnada uu helo. Cunnooyinku waxa ay si togan saamayn ugu yeelan karaan caafimaadka taranka ee qofka. Waxa ay kordhiyaan tirada, tayada iyo socodka shahwada Waxaa jira noocyo …
Read More »Saliid Saytuunta Oo Joogto Loo Isticmaalaa Waxa Ay Ka Hortag Fiican Ka Noqon Kartaa Xanuunka….
Cilmibaadhayaal ka tirsan kuliyadda Lewis Katz oo ka tirsan jaamacadda caafimaadka ee Temple University oo ku taalla dalka Maraykanka ayaa ogaaday in saliid saytuunta oo lagu darsado cuntada maalinlaha ahi ay ka hortagto hoos u dhaca awoodda garasho iyo shaqada maskaxda ee qofku marka uu gaboobo lagu arko. Cilmibaadhistan oo natiijadeeda lagu faafiyey majaladda ‘Aging Cell’ ayaa daahfurtay in saliid …
Read More »Ahmiyadda Macdanta Zinc, Khatarta Haddii Ay Jidhka Ku Yaraato Iyo Cunnooyinka Qaniga Ku Ah
Zink waa macdan muhiim ah oo jirku uusan ka maarmi karin. Zinc waxa ku jirtaa lafaha, beerka, kilyaha, unugyada, nudeyaasha iyo dareereyaasha jirka. Si gaar ah, waxa ay ugu jirtaa manida ragga iyo qanjirka borosteytka. Faaidooyinka macdanta zinc-ga: Difaaca jirka ayay awood siisaa. Caafimaadka uurka ayay sare u qaadaa Koriimada caruurta iyo dhalinta ayay door weyn ka qaadataa Caafimaadka qanjirka …
Read More »Cabitaan Jidhka Ka Sifeeya Sunta, Difaaca Jidhka Xoojiya, Caafimaadka Guudna Kobciya
Casharkeenna maanta waxaan kuu soo qaadanaynaa cabitaan dabiici ah oo jidhka ka nadiifiya sunta islamarkaana xambaarsan nafaqooyin tiro badan iyo maadooyin kale oo caafimaadka faaido ugu jirto. Cabitaankan ayaa ka kooban tufaax, baytaraaf iyo karooto, waana saddex shay oo dhulka Soomaalida laga heli karo. Nafaqada Cabitaankan: Tufaaxa: Tufaaxa waxaa ku jira fitamiinnada A, B, C, E, K, Folate, niacin, Zinc, …
Read More »Cuntooyin Ay Qalad Tahay In La Maydho Kahor Karinta & Sababta Caafimaad Ee Diidaysa
In cuntada aynu cunayno la iska maydhaa waa arrin caafimaadka u fiican dhaqan ahaanan tan iyo carruurnimada lagu barbaariyo ubadka. Waxa aynu naqaannaa in dadka cuntada kariya rag iyo dumarba ay badankoodu cuntada ay karinayaan maydhaan karinta ka hor, laakiin cilmi ahaan, waxaa la xaqiijiyey in cuntooyinka qaar aanay u baahnayn in la maydho. Iyo in cuntooyinka qaar maydhistu ku …
Read More »Waxyaabaha Ugu Fiican Ee Beerka Looga Nadiifiyo Sunta Iyo Wasakhda
Beerku waa xubinta ugu wayn uguna muhiimsan ee habka dheefsiga cunnada ee jirka.Waxa uu qabtaa howlo kala duwan sida burburinta haemoglobin-ta, insulin-ta iyo hormoonno kale, baabi’inta unugyada dhiigga cas ee duqoobay, sunsaarista dhiigga, kaydinta faytamiinnada iyo xadiidka iyo soo saarista dheecaanka bayl oo muhiim u ah cunno shiidista. Tan ugu muhiimsan waa inuu jirka ka nadiifiyo dhammaan sunta. Waxa uu jirka …
Read More »7 Cunto Oo Ay Tahay Inaad Iska Yareyso Si Aad Caloosha Weyn U Dhinto
In kasta oo aanay dhakhaatiirta iyo xeeldheerayaasha nafaqayntu isku khilaafsanayn in ay tahay cunto caafimaad ahaan aan wax dhibaato ah keenin, haddana cilmibaadhiso xeeldheer oo lagu sameeyey ayaa daahfurtay in qofka oo iska daaya cunistoodu ay ka caawinayso in uu ka takhaluso caloosha oo uu gaadho himiladiisa ah in uu yeesho calool muruqyadeedu giijisan yihiin. Warbixin uu dhowaan baahiyey wargeyska …
Read More »Faa’idooyinka Waa Wayn Ee Basbaas Qajiga Iyo Nooca Ugu Waxtarka Badan
Basbaasku wuxuu ka mid yahay cunnooyinka dunida aadka looga yaqaanno, In ka badan 62% dadka dunida ku nool ayaa xiiseeya cunnooyinka kulul ee basbaaska leh. Inkastoo basbaasku uu ku caan baxay kulaylka haddana waxaa ku jira faytamiinno iyo macdanno jidhka waxtar u leh, sida faytamiin c, faytamiin B6, faytamiin K, faytamiin A, choline, kalsiyaam, potassium, phosphorus iyo magnesium. Waxaa kale …
Read More »Ahmiyada Caafimaad Ee Saliida Qoondarka Iyo Cilladaha Ay Wax Ka Tarto
Saliida qoondarka waxaa loo yaqaannaa “flaxseed oil” ama “linseed oil”, waxaana laga dhaliyaa miraha qoondarka. Saliidani waxa ay hodan ku tahay asiidhada dufanka ah ee omega 3, barootiin, gan, faytamiinno iyo macdano. Siyaabo kala duwan ayaa loo isticmaalaa saliidaan sida in cunnada lagu karsado ama lagu darsado iyo in korka la marsado. Saliida qoondarku waa saliid xambaarsan faa’idooyin caafimaad oo …
Read More »Qiimaha Nafaqo Iyo Caafimaad Ee Subaga Lawska
Subagga lawsku waa cunno macaan, nafaqo ahaanna hodan ah. Siyaabo kala duwan ayaa loo isticmaali karaa sida in roodhida la marsado iyo cabitaannada dabiiciga ah lagu dhex shiito. Subaga lawska waxaa ka buuxa dufannada loo yaqaanno “monounsaturated fats” iyo nafaqooyin kala duwan. Cunista 2 qaaddo oo subaga lawska ah waxa ay ku siinaysaa 188 garaam kalooris ah, 8 garaam oo barootiin, …
Read More »Qiimaha Caafimaad Ee Caleenta Koostada
Koostadu waa caleen cagaaran oo aad looga isticmaalaa meelo badan oo dunida ka mid ah, siyaabo kala duwan ayaa loo isticmaalaa sida in cunto ahaan loo karsado ama cabbitaan loo shiito. Nafaqada Koostada: Koostada waa khudaar ay ka buuxaan maadooyin jirka waxtar u leh waxaana ka mid ah Niacin, Zinc, Protein, Vitamin A, C, E, K, Thiamin, vitamin B6, B2, …
Read More »Caanaha Iyo Malabka Oo Isku Daro Waxa Ay Ka Hortag Iyo Dawo U Yihiin….
Caanaha iyo malabka la isku daro Caanaha dabiiciga ah waxaa ka buuxo nafaqooyin kala duwan oo aasaas u ah caafimaadka. Calcium-ta iyo fiitamiinnada ku jira caanaha waxay kobciyaan caafimaadka lafaha wayna adkeeyaan. Caanaha qaar sida kuwa geela wuu ku noolaan karaa qofka, waxay u geli karaan badalka cuntada iyo cabitaanka, wixii nafaqo jirka u baahnaa waa laga helaa oo waad …
Read More »Cunnooyinka U Fiican Dhisida Murqaha Jidhka Iyo Xilliyada La Cuno
Dhisida murqaha jidhka iyo qaabaynta murqaha maaha mid bilaabata kaliya marka aad aaddo goobaha lagu dhiso jidhka oo aad biro qaaddo, si murquhu ay u kobcaan waxaa loo baahan yahay qaadashada cunno iyo cabitaanno qani ku ah tamar badan iyo inaad awoodda murqaha ku dhistid miisaan culus. Qorshaha cunnada Khudradda iyo midhaha: Waxay aasaasi u yihiin cunno isku dheelitiran oo …
Read More »Hadii Aad Gaadhay Da’da 30 Jirka, Ka Dheeroow Cuntooyinkan!
Marka ay da’da qofku 30 jir gaadho waxaa hoos u dhacda awoodda uu jidhku u leeyahay dheefshiga cuntada, sidaas awgeed waxaa la gudboon in uu fiiro gaar ah u yeesho cuntada uu da’dan kaddib cunayo. Haddii kale waxa uu halis u yahay in uu miisaankiisu kordho, ama buurnimada iyo dhibaatooyinka caafimaad darro ee ka dhasha. Warbixin ay Aljazeera ka soo …
Read More »