Waxaa jira waxyaabo badan oo cunto ahaan aynu u isticmaalno laakiin in badan oo innaga mid ahi aanay ogeyn in dawo ahaan loo isticmaali karo, ma’aha in cunistooda oo keliyi dawo tahay, balse sida oo kale maris ahaan loogu adeegsan karo dawo. Loren Bowen oo ah qoraa u dhalatay dalka Maraykanka oo ku xeeldheer caafimaadka ayaa dhowaan iftiimisay in ay …
Read More »Cuntada & Nafaqada
Nafaqooyinka Ay U Baahan Tahay Hooyada Uurka Leh Iyo Cunnooyinka Laga Helo
Cunno nafaqadeeda ay isku dheeli tiran tahay oo la cuno xilliga uurka waxay sare u qaadaa koriimada iyo dhismaha jirka uurjiifka, waa muhiim inaad ogaatid nafaqo noocee ah ayaad u baahan tahay iyo meesha laga helo nafaqooyinka. Ma jirto cuno mid ah oo la dhihi karo waxaa loogu talagalay uurka. Xaqiiqada ayaa waxay tahay uur iyo uur la’aanba waa muhiim …
Read More »Nafaqada Babaayga Iyo Ahmiyadda Uu U Leeyahay Caafimaadka
Babaayga waxaa lagu tiriyaa cunnooyinka ugu caafimaadka sababtuna waa nafaqooyinka tirada badan ee uu xambaarsan yahay. Waxa uu hodan ku yahay fitamiinno iyo macdano ay ka mid yihiin phosphorus, copper, potassium, iron, kalsiyaam, manganese iyo magnesium. Sidoo oo kale, babaaygu waxa uu qani ku yahay fitamiin A, fitamiin C, fitamiin E, fitamiinnada B-complex iyo maadooyinka sunsaarista. Sonkorta ku jirta babaayga bisil …
Read More »7 Cunto Oo Aad Ugu Wanaagsan Ragga
In kasta oo si guud cuntooyinka waxtarka caafimaad leh ay u siman yihiin ragga iyo dumarku, haddana sida ay marar kala duwan xaqiijiyaan culimada caafimaadku, waxaa jira kuwo waxtarkaas caafimaad ee ay aadamaha siiyaan sii kala tayo iyo awood badan yahay marka loo eego kala duwanaanshiyaha jinsiga. Qormadan oo aynu ka soo qaadannay shabakadda Al-Carabiya waxa aynu ku eegaynaa qaybo …
Read More »Habka Cunto Qaadasho Ee Ku Haboon Soonka Xilliga Xagaaga
Bisha soon waxa ay sannadkan ku hagaagtay xilli xagaa oo lagu jiro bilaha ugu kulul sannadka, sidaa awgeed waxaa muhiim ah in aynu u talo urursanno hababka ugu fiican ee aynu isugu diyaarin karno u adkaysiga bisha soonka, gaar ahaan dhinaca cuntada oo ay tahay in laga xusho noocyada jidhka biyaha u ilaalinaysa isla markaana firfircooni iyo tamar siinaysa, saacadaha …
Read More »Cunnooyin Burburintooda Ay U Fududahay Dheefshiidka Oo Ku Haboon In Lagu Afuro
Sannad kasta bilowga bisha soon iyo horraanteedaba waxa ay dhakhaatiirtu soo saaraan talooyin caafimaad oo qofka muslimka ah ka caawinaya in uu cibaadadan qaaliga ah guto, isaga oo dhinaca kalana ka helaya caafimaadkii jidheed ee ku jiray, kana fogaanaya khatartaha iman kara haddii qaladaad qofka ka dhacaan. Qormadan oo uu Geeska Afrika Afsoomaali u rogay waxa aynu ku eegaynaa talooyinkaas …
Read More »faaidooyinka Xabxabka Ama Qaraha Ee Xilliga Ramadaanka Iyo Ahmiyadda uu u leeyahay
Xabxabka/qaraha: Xabxabka oo ah khudrad aad u macaan oo dunida guud ahaan laga xiiseeyaa waa il muhiim ah oo laga helo Faytamiinnada A iyo C, sidaa awgeed waxa ay khubarada caafimaadku ku taliyaan xilliga bisha soonka in si joogto ah luu cuno, gaar ahaan waxa u uu fiican yahay dadka aan marka hore ku fiicnayn cabbista biyaha, si uu ugu …
Read More »Surprising Health Benefits Of Carrots
Carrots are a nutrient-dense vegetable that offer a variety of health benefits due to their rich composition of vitamins, minerals, and antioxidants. Here are some of the key health benefits of carrots: 1. Eye Health High in Beta-Carotene: Carrots are rich in beta-carotene, which the body converts into vitamin A, essential for maintaining good vision. Vitamin A deficiency can lead …
Read More »7 Health Benefits Of Peanut Butter That Will Amaze You
Peanut butter is a popular spread made from ground, dry-roasted peanuts. It’s enjoyed for its creamy texture, nutty flavor, and versatility. Peanut butter is packed with essential nutrients like protein, healthy fats, fiber, vitamins (such as vitamin E and niacin), and minerals (such as magnesium and potassium), all of which contribute to overall health and well-being. Peanut butter offers a …
Read More »Sababaha Loogu Dardaarmo In Timirta La Cuno Maalin Kasta
Timirtu waxa ay ka mid tahay khudradaha nafaqada badan u leh jidhka, waxa ay leedahay faa’iidooyin caafimaad oo tiro badan, qormadan oo aynu ka soo xigannay shabakadda Aljazeera waxa ay soo bandhigaysaa sababahaas caafimaad. Timirtu waxa ay hodan ku tahay sonkor, sida oo kale waxaa ku jira maaddooyinka Potasium, Phosphorous iyo Magnesium. Waxa kale oo ku badan Faytamiinnada A iyo …
Read More »Qorfaha Iyo Malabka Oo La Isku Daro Waxa Ay Dawo U Noqon Karaan….
Boqollaal sano ayaa isku darka malabka iyo qorfaha dunida looga isticmaalayey dawo ahaan, waxa aana la aaminsanaa in uu yahay dawo dhaqameed tayo badan oo dhibaatooyin badan oo caafimaad si fiican loogu dabiibi karo. Sida lagu sheegay warbixin ay baahisay shabakadda Bold Sky ee ka faalloota arrimaha caafimaadka, isku-darka malabka iyo qorfaha dadkii hore waxa ay ku daweyn xanuunnada qaar, …
Read More »Sirta Caafimaad Ee Subagga Caanaha Laga Soo Saaro
Subagga caanaha laga culo waa cunno waxtar ballaaran u leh caafimaadka balse aan lagu baraarugsanayn. Hadaba waxaan halkaan ku bidhaaminaynaa faaidooyinka caafimaad ee subagga sixinta ah. Caafimaadka Wadnaha: Daraasado badan ayaa iftiimiyay in subaggu uu sare u qaado caafimaadka wadnaha. Waxaa la arkay in subaggu uu kordhiyo kolestaroolka wanaagsan islamarkaana uu yareeyo dufanka ku aruura halbowleyaasha. Dheefshiidka: Subagga caanaha laga …
Read More »Qiimaha Caafimaad Ee Cabitaanka Yaanyada Ama Tammaandhada
Yaanyadu waa khudrad inta badan laga helo jikada, si fududna loogu beeran karo guryaha. Yaanyada waxaa laga samayn karaa cabitaan nafaqo badan oo dawo ah. Sida ay daraasaadku tilmaamayaan, yaanyada waxaa ku jira maadooyin kala duwan oo caafimaad faaido ugu jirto waxaana ka mid ah; beta-carotene, GABA, Lycopene, alpha-lipoic acid, lutein iyo zeaxanthin. Nafaqooyinka yaanyada ku jira waxaa ka mid …
Read More »Qiimaha Caafimaad Ee Shaaha Liin Dhanaanta Lagu Darsado
Shaahu waa cabitaan inta badan laga heli karo guri kasta. Dadka qaar waxa ay jecelyihiin shaaha bigayska ah, qaarna shaaha cadayska ah, halka qaar kalena ay ka ka helaan shaaha liinta leh. Shaahu waxa uu qeybsamaa dhowr nooc oo kala ah shaah madow (black tea), shaah cad, shaah cagaaran iyo oolong tea. Soomaalidu waxa ay cabtaa shaaha madow (black tea). …
Read More »Ahmiyadda U Leeyahay Fitamiin C Iyo Astaamaha Lagu Ogaado Haddii Uu Jirka Ku Yaraado!
Ma u fiican yahay hargabka? Difaaca jirkaaga wuxuu u baahan yahay fitamiin C si uu si fiican u shaqeeyo. Hasa yeeshee hadii la iska badiyo, wax saas ah ma caawiso. Waxaa laga yaabaa in fitamin C-gu uu yareeyo astaama hargabka, waa hadii aad qaadaney say inta uusan kugu dhicin ka hor. Ka hortagga dhaawaca unuga Fitamiin C wuxuu ka caawin …
Read More »