Masagadu waxa ay ka mid tahay badarrada ugu qadiimsan ee la beerto waxaana muddo kumanaan sano ah lagu beeran jiray oo laga cuni jiray Koonfur Bari Asia iyo Afrika. Waa badarka shanaad ee loogu beerasho badan yahay caalamka, waxaa ka horreeya heedda, bariiska, qamadiga iyo galleyda. Masagadu waa il hodan ku ah barootiin, faybar, fitamiinno iyo macdano muhiim ah. Daraasado …
Read More »Cuntada & Nafaqada
Cunnooyinka Sare U Qaada Hamiga Jinsiga Ee Ragga
Ragga waxaa soo wajihi kara dhibaatooyin kala duwan marka laga hadlayo noloshooda galmada sida cilladaha kacsi la’aanta iyo biyo baxa degdega ah. Tani waxa ay keentaa in ragga ay isticmaalaan dawooyinka kiimikada ah si u wanaajiyaan howl-gudashadooda sariirta. Si kastaba ha ahaatee, dawooyinkani waxa ay sababaan kacsi waqti dheer qaata iyo cillado kale oo caafimaad. Hadaba uma baahnid inaad isticmaasho …
Read More »Faa’iidooyinka Saliida Saytuunka Iyo Sida Loogu Qurxiyo Jidhka & Timaha
Saliida saytuunka waxa ay ka baxdaa waddama bariga dhexe ama waddama cimilada kulul leh. Saliida saytuuntu waa mid markeeda hore Quraani ah oo Allah (swt) ku xusay geedkeeda Kitaabka Quraanka Kariimka ah iyo waliba waa mid Sunnada Nabigeena suuban (scw ) aad uugu dahab ah. Waxtarkeedana aan halkan lagu soo koobi karin habka Rasuulka (scw) iyo asxaabtii Allah ka raali …
Read More »Faa’iidooyinka Joogteynta 3 Khudradood Oo Dalkeenna Laga Helo
Qormadan waxaan kuu soo qaadanaynaa saddex nooc oo ka mid ah khudradda sida joogtada ah dalkeenna looga helo, iyada oo aanu weliba qiimaheedu qaali ahayn, ee ay khubarada caafimaadka dunidu sheegeen in ay leedahay faa’idooyin caafimaad oo aad u weyn. 1. Beytaraaf: Beytaraafka waxaa ku jira xaddi aad u badan oo ah asiidka Folic Acid iyo Ganka loo yaqaanno Dietary …
Read More »8 Astaamood Oo Aad Ku Garan Karto Haddii Jirkaaga Aanu Helin Biyo Ku Filan
Waxaan aaminsannahay in uusan jirin qof dafiri kara faa’idada ay leedahay biyaha caadiga ah oo si joogta ah loo cabbo, hasa yeeshee waxaa jira dad badan oo inaga mid ah oon cabbin biyo ku filan maalin kasta. Maadaama aanan la joogtayn cabidda biyaha waxaan si joogta ah u dhaawacnaa jirkeenna, hadii aad dareentid qaarka mid ah calaamadaha aan muuqaalkan, waxaad …
Read More »Health Benefits Of Consuming Beetroot Everyday
Eating beetroot every day can offer several health benefits due to its rich nutrient profile and bioactive compounds. However, it’s essential to consume it in moderation as part of a balanced diet. Here are the potential benefits and considerations of including beetroot in your daily diet: Potential Benefits of Daily Beetroot Consumption 1. Improved Blood Pressure Daily consumption of beetroot …
Read More »Khudrado Dalkeenna Laga Helo Oo Si Weyn U Caawiya Dhimista Miisaanka
Bulshooyinka dunida maantu rag iyo dumar diin iyo dhaqan kasta oo ay aaminsan yihiin arrimaha ay ka siman yihiin waxaa ka mid ah raadinta qaabdhismeed jidh oo qurxoon, sidaa awgeed qaar badan ayaa miciin bida, habab badan oo ay miisaanka kula dagaalamayaan jidhkoodana ku qurxinayaan, waxaa ka mid ah in ay is xammeeyaan, in ay cunaan dawooyinka amateedka cuntada dila, …
Read More »Important Nutrition Tips To Follow During Pregnancy
Proper nutrition during pregnancy is essential for the health and development of the baby as well as the well-being of the mother. Here’s a comprehensive guide on the key nutritional needs during pregnancy: Macronutrients Protein Essential for the growth of fetal tissues, including the brain, and for increasing blood supply. Recommended Intake: About 71 grams per day. Sources: Lean meats, …
Read More »12 Cunno Oo Kordhiya Shahwada, Taranka Raggana Sare U Qaada
Midka mid ah waxyaabaha furaha u ah caafimaadka habdhiska taranka ee ragga waa tirada xawada (sperm) ee ku jirta manida (semen). Caafimaadka tirada xawada oo la ilaaliyo waxa ay aasaasi u tahay taranka, caafimaadka guud iyo fayow qabka. Inkasta oo ay jiraan waxyaabo badan oo saamayn ku leh tirada xawada, sida hiddaha iyo hab nololeedka qofka, cunnadu iyaduna waxa kaalin …
Read More »8 Reasons To Start Eating Grapefruit Today
Grapefruit is a nutritious citrus fruit that offers a variety of health benefits. Here are some of the key advantages of including grapefruit in your diet: Nutritional Benefits Rich in Vitamins and Minerals: Grapefruit is an excellent source of vitamin C, which supports the immune system, skin health, and wound healing. It also provides vitamin A, which is important for …
Read More »Cabista Biyaha Liin Dhanaanta Lagu Darsado Ee Subaxdii Iyo Caafimaadka
Dadka qaar waxay maalintooda ku bilaabaan biyo lagu daray liin inta ay ku bilaabi lahaayeen qaxwo ama shaah, sidoo kale waxaa jira maqaaxiyo badan oo dadka ugu adeega biyo lagu daray liin dhanaan, maanta waxaan halkaan ku soo gudbinaynaa biyahaas ma wax u fiican caafimaadka baa mise? Si akhri si aad wax badan uga ogaato faaidooyinka tirada badan ee cabitaanka …
Read More »Cuntooyinka Hurdada U Fiican Ee Ay Tahay In Habeenkii Lagu Casheeyo
Hurdadu waa firfircooni abuur ah oo muhiimad weyn u leh jirka, waxayna kaalin aasaasi ah ka qaadataa fayow qabka dhammaan xubnaha jirka aadamaha. Haddii aad habeenkii hurdo la’aan ama hurdo xumo ka cabanayso, waxaa laga yaabaa in sababtu ay tahayba nooca cunto ee aad ku cashayso, waayo khubarada caafimaadku waxa ay sheegeen in cuntooyinka ay uu geed kulaylku ku badan …
Read More »10 Amazing Health Benefits Of Cardamom
Cardamom is a spice made from the seeds of several plants in the genera Elettaria and Amomum in the family Zingiberaceae (the ginger family). It’s known for its strong, unique flavor and aroma, which is often described as sweet, spicy, and slightly floral. Cardamom is primarily grown in tropical regions, with major producers being India, Guatemala, and Sri Lanka. Types …
Read More »Faaidooyinka Sinjibiisha Iyo Xaaladaha Caafimaad Ee Ay La Dagaallanto
Sinjibiishu waxa ya ka mid tahay dhirta dhaqan ahaan iyo cilmi ahaanba la isla qirsan yahay in dawo ahaan loo isticmaali karo, taariikh ahaanna muddo dheer ayaa uu aadamuhu geedka Sinjibiisha u isticmaalayey dawo ay kula tacaalaan xanuunno badan. Dhinaca kalana cilmiga casriga ahi waxa uu qirsan yahay in dawo dhireedka la hubaa ay ka tayo badan tahay dawada sancayska …
Read More »Faaidooyinka Afakaadhada & Xaaladaha Caafimaad Ee Ay La Dagaallanto
Afakaadhadu waxa ay ka mid tahay noocyada khudradda ee ugu fiican caafimaadka, waxa aanay in badan oo ka mid ah kaga duwantahay in ay ku yartahay Kaarboohaydarayt ku iyo in ay leedahay dufanka caafimaadka u fiican. Cilmibaadhiso kala duwan ayaa tilmaamay faa’iidooyinka afakaadhada, oo qaar ka mid ah aynu qormadan ku soo qaadanayno: Miisaan dhimis iyo haddana weydda xoogga ah …
Read More »