Waxa hubaal ah in dadka ku nool aduunka intooda badani ay bilaha soo socda la kulmayaan qabow aad u daran, hadaba si uu dadku uga haysto fikrad ama wacyi ku filan oo uu kaga hortagi karo dhaxanta, kuna ilaalino karo hab dhismeedka jirkiisa waxa haboon in uu isticmaalo toban ka mid ah cabitaanka iyo cunada (caqliga wanaagsani waxa uu ku …
Read More »Cuntada & Nafaqada
Waxtarka Caafimaad Ee Rumaanka
Majalada Jarmalka ah ee Elle ayaa soo warisay in Rumaanku faa’iidooyin aad u wayn oo gaar ah uu u leeyahay jidhka iyo maskaxda si isku mid ah, waxana dhinac kale uu la dagaalama cudurada wadnaha iyo kansarka ka, waxa kale oo uu caawiyaa firfircoonida xasuusta,waxana kamid ah faa’iidooyinka kuwan soo socda. Ilo fitamiino: Cunista 175 garaam oo rummaan ah, waxa …
Read More »Misirka Iyo Faaidooyinka Uu Hodanka Ku Yahay
Misirku waa geed midhihiisa mar hore oo fog la ogaaday waana cuntada dadka saboolka ah eenan haysan hantik u filan oo ay ku iibsadaan hilib,sidaa daraadeedna waxa lagu magaacabay hilibka dadka sobool ka ah. Dhinac kale culumada nafaqadu(nutrition) ku maanta waxa ay rumaysan yihiin misirku in uu yahay cuntada ugu faa’idada badan uguna hodansan gabi ahaan, ma taqaana sababtaa? Bani’aadanku …
Read More »Cuntooyinka U Wanaagsan Ardayda Imtixaanka Gelaysa
khabiirada cuntooyinku ardayda ayaa baahinayay qaar ka mid ah cuntooyinka xusuusta qofka u fiican, kuwaas oo ay kula talinayaan ardaydu in ay quutaan maalmaha imtixaanaadku ku soo dhow yihiin. Jariirada “Le Monde” ee ka soo baxda dalka Faransiiska ayaa daabacday, liiska cuntooyin ay sheegtay in ay ardayga u fiican yihiin, oo ay xoojiyaan, firfircoonida jidhka, deganaanshaha maskaxda iyo qaybta xusuusta …
Read More »Waxtarka Shukulaatada Madow Ay U Leedahay Caafimaadka Hooyada Uurka Leh Iyo Ilmaha Ay Siddo
Cilmibaadhis ay dhowaan sameeyeen xeeldheerayaal ka tirsan jaamacadda Laval ee magaalada Quebec dalka Kanada ayaa daahfurtay in shukulaatada madow oo hore loogu ogaa in uu xaaladda nafsiga ah dejiyo dabeecaddana furfuro uu sidoo kalana raad caafimaad oo togan ku leeyahay caafimaadka hooyada uurka leh iyo ilmaha ay siddo. Cilmibaadhistani waxa ay caddaysay in gabadha oo xilliga uurka cunta shukulaatada guud …
Read More »MA OGTAHAY IN CAANAHA GEELU…??
1. Ma ogtahay in caanaha geela ka faa’iido badanyihiin caanaha lo’da iyo adhiga? 2. Ma ogtahay in ey jiraan cuduro lala xidhiidhiyay caanaha lo’da balse aaney jirin cuduro lala xidhiidhiyay caanaha geela? 3. Ma ogtahay in isku-dheelitirka nafaqada caanaha geela ey ka sareyso caanaha kele, taasoo macnaheedu yahay in caanaha geela lagu noolaan karo in kabadan inta lagu noolaan karo …
Read More »Cabbista Shaaha Sinjibiisha Leh Iyo Sirta Caafimaad
Wakhtiyadan dambe waxa si fiican loo ogaaday in ay aad uga faa’iido badteen daawooyinka ka baxa dhirta kuwa kiimikada laga sameeyo ee warshadaha soo mara. Haddaba, shaaha sinjibiisha leh oo Soomaalidu aadka u amaanto, isla markaana ay u isticmaalaan in ay hargabka ama cudurro kale oo xun-dhuntu ka mid tahay dawo ka yahay, ayaa la si rasmi ah loo shaaciyey …
Read More »Caafimaadka Shaaha Cagaaran
Iyada oo Shaahu guud ahaan uu leeyahay faa’iidooyinka aan soo xusnay ayaa hadana waxa lagu tilmaamay noocan cagaaran Khasnad Caafimaad faa’iidooyinka balaadhan ee uu leeyahay awgeed. Waxa lagu ogaaday Diraasado Cilmi baadhis cusub ah dhowaan in Shaaha cagaarani leeyahay faa’iidooyin wayn oo ilaalinaya Caafimaadka waxaana ka mid ah kuwan: 1-Shaaha cagaaran wuxuu saacidaa in ay yaraato heerka Protien ka Xaydha …
Read More »Baro Faaidooyinka Caafimaadka Ee Muuska
Muusku wuxu ka mid yahay Khudradaha ugu caansan aduunka. Khudrada muuska oo ka mid ah khudradaha sida joogtada ah ay soomalidu u cunaan ayaa leh Faaidooyin farabadan kuwaas oo badankoodu kobciya caafimaadka Jidhkeena. Halkan waxa lagu soo koobi doona Faaidooyinka ugu muhimsan muuska. 1. Muusku wuxu ka koobanyahay 3 sonkorood (SUGAR) oo kala ah Sugaros, Fractose iyo Glucose iyo waliba maadada …
Read More »Faa’iidooyinka Toonta Iyo Xanuunada Ay Daawayso
Toonta inta ugu badan badan waxa loo isticmaala in lagu udgooneeyo dhadhana loogu yeelo cuntooyin aad u farabadan. dhinaca kale toontu waxay leedahay faa’idooyin caafimaad oo cajaa’ib ah. Toontu waxay inta ugu badan ka kooban tahay maado loo yaqaano Allicin taasi oo la dagaalanta bacteriyada, virus-ka, funguska iyo sidoo kalena jidhka sunta ka saarta. Toonta waxay kaloo ka mid tahay …
Read More »Muhiimadda Cabbista Sharaabka Liin Macaanta
Dadka badankoodu waxay ku kalahaan cabbitaanka shaaha iyo kafeega, balse waxa cilmi-baadhiso caafimaad oo badan muujiyeen in qofka subaxa hore caba liin-macaan qasan caafimaadkiisu aad u fiicnaado. Haddaba, waxaynu akhristayaashayada ugu talagalnay faa’iidada caafimaad ee ay liin-macaanku qofka u leedahay, annagoo ka soo kala ururinay daraasado tiro badan oo laga sameeyey arrintan. 1.Waxan taageertaa in hab-dhiska difaaca cudurradu si fiican …
Read More »