Cuntada & Nafaqada

Sababaha Ay Dhakhaatiirtu Ugu Taliyaan In La Joogteeyo Cabista Caanaha

Caanaha oo kugu yaraadaa waxay sababaaan dhiig yaraan aad u daran, waxay sidoo kale sababtaa cudurka lafaha burburiya ee loo yaqaano Osteoporosis iyo xanuunoo kaloo la xidhiidha. Cabbista Caanuhu waxay si aad ah caafimaad ugu leeyihiin Jidhka qofka bili’aadanka ah. Muuqaalkan waxaan kaga hadli doonaa qaar kamid ah faa’dooyinka faraha ee cabbista caanuhu u leeyihiin qofka bili’aadanka ah. Qormadaan waxaa …

Read More »

Cunnaddii Uu Nebi Muxammed CSW Ugu Jeclaa Iyo Faa’iidadeeda Caafimaad

Cuntadu waa qayb nolosha ka mid ah, qof kasta oo bani aadam ahina wuxu jecel yahay qayb cunnada ka mid ah taas oo uu ka door bido cunnooyinka kale. Qofka inuu cunno gaar jeclaado waxaa sababa dhowr arrimood oo ay ka mid yihiin inuu cunnadaas ku jeclaado faa’iidada ay jirka u leedahay, in ay leedahay dhadhan cunno uu horay u …

Read More »

Amazing Benefits And Uses Of Almond Oil For Skin And Hair

Almond oil, healthy

Almond oil is acquired from dried almonds through a process called cold pressing. The good thing about using this skin care product is the benefits derived from its vitamins such as E, A and D. It is also rich in oleic and linoleic acids. It is mostly used as a skin care product but is also used as a medicinal …

Read More »

Kordhinta Caanaha Hooyada Ilmaha Nuujisa

caanaha hooyada ilmaha nuujisa

Hooyooyinka ilmaha nuujiya gaar ahaan kuwa ugubka ah inta badan waxay ka welwelaan in caanaha naasahooda ay ku filan yihiin ilmaha iyo inkale. Hooyooyinka badankood waxay soo saaraan caano ku filan ilmahooda. Allah (SW) wuxuu ugu talagalay hooyo kasta in cunuggeeda caano ku filan in uu naaska u galiyay. Way dhici kartaa hooyooyinka qaar inay awoodi waayaan inay soo saaraan caano ku …

Read More »

Wa Maxay Nafaqooyinka Iyo Muhiimada Ay Leeyihiin?

Sida aan wada ogsoonahay bulshada somaliyeed iyo wadamada soo koraya waxay doorbidaan cuntooyin dhaqameedka , siiba bulshada soomaliyeed cuntooyinka aan caadaysanay inaga oon u eegayn cafimaad ahaan nafaqo ahaan sida : canjeerada,bariiska ,baastada iyo caanaha Uma doorono cuntooyinkeena xag cafimaad ,xag nafaqo ,xag ka hortaga cudurada iyo difaacooda xag hormar maskaxeed iyo muuqaal kaba Maanta waxaan halkan qaadaa dhigi doonaa …

Read More »

Waxtarka Saliida Qumbaha (Coconut Oil)

Cilmi baaris lagu sameyeey aya lagu ogadey in saliida qumbaha iney jirka ka caawiso in uu iska difaaco fayraska iyo bakteeriyada. waa saliid aad u qimo badan oo ay tahay inay guri walba taalo. Maqaarka ayaa mar la marsadaa, marna wad qadaneysaa, xata cuntada ayaad ku karsan kartaa. Saliida qumbahu waxa ay xamili kartaa dab aad u kulul. xaga saliidaha …

Read More »

Waxtarka Huruuda Iyo Xanuunada Ay Dawayso

Huruuda oo afka qalaad lagu yiraahdo Turmeric ama Curcuma ayaa dawo ahaan loo isticmaali jiray kumanaan sano ka hor dalalka India iyo China. Dhowrkii sano ee u dambeeyay ayay saynisyahanadu iyo cilmi baarayaasha casriga ahi ogaadeen in huruudu tahay dawo dabiici ah oo lagula tacaali karo xanuuno badan Sidoo kale mudo aad u dheer ayay dadku u isticmaalayeen xawaash ahaan …

Read More »

Khudaarta Cagaaran Iyo Araga Indhaha

Saynisyahanka Caafimaadka ayaa ku taliyey isticmaalka khudaarta cagaaran oo ay sheegeen in ay u fiican tahay caafimaadka Indhaha dadka, iyada oo ay aad ugu sii fiican tahay dhanka araga oo ay kordhiso. Khubaradan saynisyahanka ah oo ka socday jaamacadda University of Harvard qaybteeda caafimaadka ayaa sheegay in cunitaanka Kaabashka iyo khudaarta kale ee cagaarani keento in ay indhuhu helaan awood …

Read More »

Maxaad Ka Taqaan Faa’iidada Sabiibka

Sabiibku waxa uu ka mid yahay waxyaalaha lagu dhex darro cuntooyinka marka la karinayo oo aynu aaminsanahay inuu wanaajinayo dhadhankiisa, laakiin waxa jirta faa’iidooyin kale oo uu si gaarka ah ugu leeyahay jirkeenna sida:- Sabiibku waxa uu u fiican yahay dadka ay aad hoos ugu dhacaan unugyadooda dhiigga cas, oo ah xaaladda afka qalaad lagu yiraahdo Anemia (Aneemiya) Sabiibku waxa …

Read More »

Miraha Kiwi Iyo Waxtarkooda Ugu Weyn

Dr. Turan Karadenize oo ah professor barre ka ah kuliyada beeraha ee jaamacada Turkish Ordu University ayaa sheegay in hal miraha kiwi ga ah oo miisaankeedu yahay inta u dhaxaysa 50 ilaa 60 gram, ay dhici karto in ay daboolaan dhamaan baahiyaha jirka dadka waaweyn ee vitamin C ga maalintii. Dr. Karadeniz ayaa waxa uu ku taliyay in la cuno …

Read More »

10 Cunto Oo Muhiim Ah In Joogteyso Xiliga Qaboobaha (WINTER)

Waxa hubaal ah in dadka ku nool aduunka intooda badani ay bilaha soo socda la kulmayaan qabow aad u daran, hadaba si uu dadku uga haysto fikrad ama wacyi ku filan oo uu kaga hortagi karo dhaxanta, kuna ilaalino karo hab dhismeedka jirkiisa waxa haboon in uu isticmaalo toban ka mid ah cabitaanka iyo cunada (caqliga wanaagsani waxa uu ku …

Read More »

Waxtarka Caafimaad Ee Rumaanka

Majalada Jarmalka ah ee Elle ayaa soo warisay in Rumaanku faa’iidooyin aad u wayn oo gaar ah uu u leeyahay jidhka iyo maskaxda si isku mid ah, waxana dhinac kale uu la dagaalama cudurada wadnaha iyo kansarka ka, waxa kale oo uu caawiyaa firfircoonida xasuusta,waxana kamid ah faa’iidooyinka kuwan soo socda. Ilo fitamiino: Cunista 175 garaam oo rummaan ah, waxa …

Read More »

Misirka Iyo Faaidooyinka Uu Hodanka Ku Yahay

misirka misirta

Misirku waa geed midhihiisa mar hore oo fog la ogaaday waana cuntada dadka saboolka ah eenan haysan hantik u filan oo ay ku iibsadaan hilib,sidaa daraadeedna waxa lagu magaacabay hilibka dadka sobool ka ah. Dhinac kale culumada nafaqadu(nutrition) ku maanta waxa ay rumaysan yihiin misirku in uu yahay cuntada ugu faa’idada badan uguna hodansan gabi ahaan, ma taqaana sababtaa? Bani’aadanku …

Read More »

Cuntooyinka U Wanaagsan Ardayda Imtixaanka Gelaysa

khabiirada cuntooyinku ardayda ayaa baahinayay qaar ka mid ah cuntooyinka xusuusta qofka u fiican, kuwaas oo ay kula talinayaan ardaydu in ay quutaan maalmaha imtixaanaadku ku soo dhow yihiin. Jariirada “Le Monde” ee ka soo baxda dalka Faransiiska ayaa  daabacday, liiska cuntooyin ay sheegtay in ay ardayga u fiican yihiin, oo ay xoojiyaan, firfircoonida jidhka, deganaanshaha maskaxda iyo qaybta xusuusta …

Read More »

Waxtarka Shukulaatada Madow Ay U Leedahay Caafimaadka Hooyada Uurka Leh Iyo Ilmaha Ay Siddo

Cilmibaadhis ay dhowaan sameeyeen xeeldheerayaal ka tirsan jaamacadda Laval ee magaalada Quebec dalka Kanada ayaa daahfurtay in shukulaatada madow oo hore loogu ogaa in uu xaaladda nafsiga ah dejiyo dabeecaddana furfuro uu sidoo kalana raad caafimaad oo togan ku leeyahay caafimaadka hooyada uurka leh iyo ilmaha ay siddo. Cilmibaadhistani waxa ay caddaysay in gabadha oo xilliga uurka cunta shukulaatada  guud …

Read More »