Durian, a tropical fruit and one of the world’s most potent smelling foods, is also referred to as “the king of fruits.” It is also a versatile and tasty delicacy that surprisingly carries a myriad of health benefits. These health benefits often go unnoticed since durian is primarily known for its smell. In fact, all across the world, if you …
Read More »Cuntada & Nafaqada
Faa’idooyinka Timirta Iyo Ahmiyada Ay Leedahay In La Cuno Xilliga…
Faa’idooyinka timirta ee xilliga jilaalka: Timirta oo sida laga warqabo leh faa’idooyin caafimaad oo aad u badan, ayaa ay khubarada caafimaadku sheegayaan in ay cunisteedu muhiim tahay xilliga Jiilaalka oo ay qofka ka ilaaliso caafimaad darro badan. Timirta waxaa ku jira dhammaan curiyeyaasha nafaqo ee aasaasiga ah ee qofku maalintii u baahdo, waxaa ka mid ah Faytamiino, Macdanno kala duwan, …
Read More »10 Reasons To Eat Dates Everyday
Dates are a delicious and nutritious fruit that offer several health benefits. Here are some of the potential health benefits of consuming dates: Nutrient-Rich: Dates are a good source of essential nutrients such as potassium, magnesium, vitamin B6, and iron. They also contain trace amounts of calcium, zinc, and vitamin K. High in Fiber: Dates are rich in dietary fiber, …
Read More »Maxaa Ku Dhacaya Jidhkaaga Haddii Maalin Walba Cabtid 8 Koob Oo Biyo Ah?
Haddii uu jidhku helo biyo ku filan waxa uu ka helaa faa’idooyin kala duwan oo caafimaad, waxaa ka mid ah; XAKAMAYNTA MIISAANKA: Sida ay sheegayso Warbixin caafimaad oo lagu faafiyey shabakadda Internet ka ee ‘EAT THIS, NOT THAT’ Qofku marka uu gaajada dareemayo waxaa marar ka qaarkood suurtagal ah in aanay gaajo haynin ee waxa uu dareemayaa ay biyo la’aan …
Read More »Marka Aad Baradhada Diirka Ka Dhilayso Haka Wada Dhammayn Si Aad U Hesho Faa’idooyinkan
Dad badan ayaa baradhada jecel, gaar ahaan marka ay u samaysan tahay qaabka ah faraha oo shiilan afka qalaadna lau magacaabo jibiska (Chips), gaar ahaan waxaa jecel carruurta oo si gaar ah uga hela qaabka ay afka ugu dhex burburto. Marka ay dhinaca faa’idada noqotana khubarada caafimaadka cuntadu iskuma khilaafsana in baradhada ay leedahay faa’idooyin aad u tiro badan, laakiin …
Read More »Foods You Should Avoid During Pregnancy
There are some foods you should avoid eating during pregnancy because they could cause food poisoning or harm your unborn baby. Take notes of some of these foods. Soft cheeses Mould-ripened soft cheeses, such as brie, camembert and others with a similar rind, including goats’ cheese, soft blue-veined cheeses, such as Danish blue, gorgonzola and roquefort. These cheeses are made with mould and …
Read More »Waxtarka Miraha Saytuunka Iyo Cudurrada Ay Ka Hortagaan
Saytuunka waa miro macaan oo caraf fiican leh, midabka korka waa cagaar khafiif ah ama huruud. Gudaha waxay ku leeyihiin iniinyo la cuni karo. Waa miro kulansaday nafaqo tiro badan iyo faa’idooyin caafimaad oo aan la soo koobi Karin. Miraha saytuunka waxaa laga helaa biyo, tamar, carbohydrate, barootiin, faybar, fitamiin A, fitamiin C, fitamiin B3 iyo fitamiin K, macdanaha magnesium, …
Read More »Faa’iidada Cabbitaanka Qasabka Iyo Xanuunada Uu Jirka Ka Caabbiyo
Ma ogtahay in cabista cabitaanka qasabka ay tahay hab wanaagsan oo aad kor ugu qaadi karto tamartaada iyo awoodaada? Cabbitaankan waa mid caafimaad badan oo ay tahay in la joogteeyo, waxaa laga helaacarbohydrates, barootiin iyo macdano ay ka mid yihiin, phosphorous, calcium, iron, zinc iyo potassium. Waa cabbitaan aan u baahnayn in sonkor lagu daro.. Haddaba sii akhri si aad …
Read More »10 Amazing Health Benefits Of Cinnamon
Cinnamon is a highly delicious spice. It has been prized for its medicinal properties for thousands of years. Modern science has now confirmed what people have instinctively known for ages. Cinnamon is Loaded With Antioxidants Antioxidants protect the body from oxidative damage caused by free radicals. Cinnamon is loaded with powerful antioxidants, such as polyphenols. In a study that compared the antioxidant activity …
Read More »Qiimaha Caafimaad Ee Midhaha Sisinta Iyo Macsarta
Sisinta waa miraha ugu qadiimsan ee saliidda laga dhaliyo oo uu bani aadamku bartay.Waxa ay ka bixi jirtay meelo badan oo dunida kamid ah muddo ka badan 5000 sano. Dalaggan waxa uu taariikh u leeyahay awooddiisa ah inuu ku koro dhul ay adagtahay inay ku baxaan miraha kale ee la beerto; waana dalag adag oo kaalmo badan uga baahneyn beeraleyda, …
Read More »Faai’dooyinka Biyaha Baamiyaha Iyo Cudurrada Ay Daawada U Yihiin
Baamiyuhu wuxuu ka baxaa oo laga isticmaalaa qaybo badan oo adduunka ka mid ah, waana khudrad ay dad badani jecel yihiin qiimihiisa nafaqo darteed. Waa il muhiim ah oo jirku ka helo fitamiinno iyo macdano kala duwan. Baamiyaha waxaa ka buuxo maadada loo yaqaano “manganese” taasoo muhiim u ah xakamaynta sokorta jirka, waxaa kaloo ku jira Magnesium, folate, copper, fiber, …
Read More »Maxaa Dhici Kara Haddii Mooska La Cuno Caloosha Oo Maran?
Ma la cuni karaa mooska caloosha oo maran? Moosku wuxuu ka mid yahay furuutka ugu caansan dunida oo ay ka buuxaan fitamiinno iyo macdano kala duwan oo muhiim u ah caafimaadka, waxaa ka mid ah magnesium, potassium, copper, iron, fiber, fitamiin B-6 iyo fitamiin C. Waxaa kaloo ka buuxa barootiinka loo yaqaanno tryptophan” kaas oo ka qeyb qaata soo saarista …
Read More »10 Cunto Oo Timaha Bixiya, Dhalaal Iyo Quruxna Siiya
Qormadaan waxaan ku soo qaadanaynaa cuntooyinka timaha bixiya isla markaana caafimaadkooda horumariya. Shaambada iyo jilcisdada (conditioner) dhinac iska dhag. Cuntada aad qaadatid ayaa dheef (protien) u noqonta timahaaga, taasoo korniimo iyo timo caafimaad qabta ku siisa. Hadeysan timahaagu helin dheef ku filan waxey u baxayaan si tartiib ayagoon xoog iyo mug weyna yeelaneyn. Dhakhaatirta ayaa sheega in cuntada hoos ku …
Read More »Top 4 Healthy Benefits Of Coconut Oil!
There is one oil that seems to have slipped through the clutches of health craze fads unnoticed: Coconut oil Many households across the Middle East, and indeed the world, use cooking oils based on the canola, corn and soybean plants. We are told they are the healthy option, but is that really the case? There is one oil that seems …
Read More »Top Six Foods For Healthy, Beautiful Hair!
By: Racha Adib Source: Alarabiya.net What should you eat to prevent grey hairs? What foods will give your hair that soft bounce and salon glow? Find out here… Many women and men strive for healthy, shiny locks which, in today’s world may be quite a challenge. That’s because our hair is exposed to damage in so many ways. Being out …
Read More »