Xidhiidhka dhex mara lamaane ee ku dambeeya guur ayaa had iyo jeer waxa ay ku jiraan dadaal sida qoysku horumar u samayn lahaa. Laba meel kuwada noolina mar ay ahaataba waxa soo kala dhex gali kara isfan la’aan iyo isku dhac. Laakiin inta badan ku dhamaada wada hadal, wax isu sheegid, isu tanaasulid iyo ayada oo meel dhexe la isugu …
Read More »farxadda guurka
Sidee Caruurtaada Ugu Doori Kartaa Aabe Wanaagsan?!
Gabdhyahey waxaa suuragal ah in saygaaga uu ku yiraahdo in uu diyaar u yahay in loo dhalo carruur badan,oo weliba uu jecelyahay, markaas waxaad dareemeysaa farxad iyo reyn-reyn, laakiin ma is weydiisay in uu ula jeedo si dhab waxa uu sheegayo. Waxaan ku bareynaa astaamaha saldhigga u ah odayga ay tahay in aabe wanaagsan uu u noqdo carruurtaada mustaqbalka: waa …
Read More »7 Waxyaabood oo Maseyrka La xidhiidha
Waa maxey maseyr ? Ma hubo aqoon balaadhana uma lihi macnaha ereyga maseyr hasa yeeshee waxaan si kooban isugu dayayaa in aan sharaxo maseyrku . Maseyr waa wax ku beeran qof kasta oo nool misana caqli leh , waa shey aan la tilmaami karin halka uu ruuxa kaga jiro, waa wax ku xidhan qofka sida uu wax u doonayo , …
Read More »Meelaha Ay Dumarka Hada Jira Ragga Ka Qiimeeyaan
Haweenku sidey u kala duwan yihiin ayey u kala duwan yihiin dookh ahaan. Taasina waxay keenaysaa inay kala aragti ka noqdaan markay qiimaynayaan ragga. Qaarba meelaha ay doorbidaan ayey ku soo qadimayaan, balse waxaynu falanqayn doonaa dhinacyada loo badan yahay. Goobaha ugu caansan. 1) Wajiga: waa goobta ugu horaysa ee ay gabadhu ka eegto ninka markay kulmaan, tani waxay sawir buuxa ka …
Read More »Isbeddelka Dabeecadda Ragga Ee Guurka Kadib
Guurku waa shuraako nololeed oo dhex marta laba shakhsi oo ku qancay in ay nolol dheer iyo ubad wadaagi karaan. Qanaacadaas oo aynu odhan karno waxa ay ku timaaddaa xiise iyo jacayl labada qof isu qaadeen waxa ay asturtaa kala duwanaanshiyaha shakhsiyadda ee Aadamaha oo dhan Alle ku beeray iyo dabeecadaha labada qof kala wataan, waxaana kala duwanaanshiyahaas halkooda gala …
Read More »Sifooyinka Gabadha Ninkeeda iyo Reerkeeda Ku Filan
Sifooyinka gabadha ninkeeda iyo reerkeeda ku filan 1) Guriga oo nadiifa, 2) Guriga oo udgoon, 3) Guriga oo Dagan oo buuqu ku yaryahay isla markaan saygeedu ku raaxaysankaro, gaar ahaana Saacadaha uu daalanyahay ee uu shaqadda ka soo rawaxo, 4) Gabadha oo ku dadaasha qurxinta iyo daryeelka ubadka, taasi waxay farxad galisaa qalbiga odaygeeda, waxay’na abuurtaa jeceyl hore leh. 4) …
Read More »Labo Sir Oo Ku Haboon Inaad Saygaaga Ka Qariso
Dabcan waxaad is waydiinaysaa oo hadii aan ninkayga ka qariyo sirtayda maxaan kala joogaa, qaarkale waxay odhanayaan oo waaba khiyaamo hadii uu isagu sirtiisa ii sheegto ana aan tayda ka qarsadee. Dhamaan way wada saxan yihiin oo ninkaagu hadii uuna isaga noqon saaxiibkaaga aad ku sir qarsato in lawada joogaba maaha waayo dadku marka ay sirtooda kala qarsadaan waxaa yaraada …
Read More »Hinaasaha Ama Masayrka
Masayrka jacaylku waa dareen ku dhasha dadka uu xidhiidhka jacayl ka dhaxeey, laakiin waxa muhiim ah in aanu qofku ka bixin xaaladdiisa caadiga ah amma is xakameeyo. Waxaannu haddaba halkan akhristayaasha ugu soo gudbinaynaa siyaabo ka mid ah sida qofku u xakamayn karo xaaladdiisa jacayl markuu dareemo hinaase, taas oo wax u tari karta caafimaad ahaan, farxad ahaan, wanaajin kartana xidhiidhka …
Read More »14 Arrimood Oo Ay Kula Duwanyihiin Xaaskaaga Iyo Gabadhii Hore Ee Aad Xiriirka Lasoo Samaysay
Haddii aad xaas leedahay ma garan kartaa waxyaabaha ay ku kala duwanyihiin inantii aad dhallinyarannimadaadii xidhiidh sheeko la samaysay iyo afadaada hadda kula joogta? Haddii aad wali doob tahay oo aad wali ku jirto kala xulashadii hablaha gayaankaaga ah, maxaad jeclaan lahayd inay gabadha aad guursanaysaa kaga duwanaato tan immika aad la sheekaysato amma xidhiidhka la leedahay? Waxa suurtagal ah …
Read More »Sifooyinka Xaaska Wanaagsan Ee Ay Raggu Ku Riyoodaan Inay Helaan
Inta aanan ugudbin tilmaamaha xaaska wanaagsan ayaa waxaynu wax ka eegeynaa sidii dumarkii hore marka ay guursadaan ula dhaqmi jireen ragooda iyo sida dumarka qaar ay manta ula dhaqmaan ragooda. Dumarkii hore waxay ahaayeen marka la guursado kuwo ka dambeeya ragooda aadna u ixtiraama, waxayna ogaayeen marka ay inantu guursato in ay galeyso nolol cusub oo aad uga duwan tii …
Read More »Tilmaamaha Haweeneyda Ku Guulaysata Nolosha
Qodobodan waxay ka kaalmeynayaan haweenayda in ay ilaashato gurigeeda ama ay ku noolaato nolol farxad ku dhisan In ay qaadato awaamirta Ilaahay iyo waajibaadka uu saaray iyo dhaacada Rasuulka SCW. In aysan ka bixin guriga ninkeeda isaga oo aan u idmin. In ay ahaato mid u dhoola cadysa ninkeeda. Markay wax waydiisanaysa ninkeeda waa in ay doorataa waqtiga ku …
Read More »Tilmaamaha Gabadha Wax Jecel
Astaamaha gabadha wax jecel: Gabdhuhu way kala duwan yihiin dabeecad ahaan, taasina waxay keeni kartaa in ay ku kala du wanaadaan calaamadaha ay u muujiyaan marka ay wax jeclaadaan, balse wax a jira calaamado ay ka siman yihiin: Calaamadaha ugu caansan: 1: Xishood: waa calaamada ugu horaysa waxa ay la soo baxaysaa xishood xad-dhafa ah oo mararka qaarkood ku kalifa …
Read More »Qaladaadka Joogtada Ay U Sameeyaan Lamaaneyaasha Isjecel
Ilowshaha inaad bogaadiso: Xidhiidhadu wey cakirmaan marka lamaanayaashu aaney isku muujin iskaga mahadnaqin waqtiyada ay isla qaateen muhiimadey leedahay, badanaaba lamaanayaashu waxey caado ka dhigtaan damaanadqaad naxariista dhextaala,waana hanaan wanaagsan inaad uga mahadnaqdo lamaankaaga marka aad ka soo dhex saarto mashquulkii badnaa iyo daalka islamarkaana daryeel wanaagsan aad u fidiso marka uu daalan yahay. Odhaahda markaasi ah waad mahadsan tahay …
Read More »Fariimo Jaceyl Dad Kala Fog
1- Maba sifeyn karo arimaha jaceylkada oo idil haduusan Jaceylkaada i qaadi laheyn. 2. Waan ku Jeclahay adigoo ii dhow waan ku Jeclahay adigoo iga fog, intaba adigaan ku jeclahay . 3. Aad iyo aad ayaan kuu Jeclahay waxa tahay Nolosheyda iyo Qalbigeyga. 4. Gaclisadeydiyey waxaa tahay Jaceylkeyga ugu horeeyey ugana dambeeyay waqti walbo xagaadi ayaan ahay . 5. Gacalisadeydiyey …
Read More »Qiso Jaceyl Oo Faaido Badan, Wuxuu Yiri:
Nolosheena waxee bilaabatay anagoon is aqoonin waxaan ku dhalanay meelo kala fag waligeen ismaanan arkin, balse awooda ALLAH ayaa aduunyada nagu kulmisay aragtideeda waa ku faraxday anigane sidoo kale aad baan ugu farxay, ka helitaan iyo jaceyl fara badan kadib waxaan go’aan ku gaarnay Inaan is guursano oo aan mid noqonaa, hadaba waxaa Muhiim noloshaas dhabta ah micnaheeda inaan wada …
Read More »