Dhibaatooyinka ay la kulmaan ragga iyo dumarka is qaba, waxaa kamida kuwooda ugu muhiimsan kala duwanaasha hab-dhaqankee u dhaxeeya ragga iyo dumarka. Waxaa dhacda in midkood jecelyahay xasilloonida iyo deggenaanta halka kan kale yahay qaalqaali uusan dhib kuhayn sawaxanku; waxaa kaloo dhacda in midkood yahay caadifi jecel inuu sheegto waxa qalbigiisa ku jira, halka kan kale yahay hawlkar laga dheehankaro …
Read More »farxadda guurka
Maxaa Ka Jira In Lammaanaha Is Qabaa Ay Ugu Dambeyn Isku Ekaadaan?
Bidhaamo laga fahmay in lammaanuhu muddo dheer marka ay qoys ahaadaan ay ugu dambaynta isu ekaadaan ayaa soo shaac baxay sannadkii 1980-maadkii, tan iyo waqtigaasna waxa ay noqotay mawduuc jaamacadaha lagaga doodo iyo qadiyad ardayda ku soo noqnoqotay. Laakiin, nasiibdarradu waxa ay tahay daraasadihii kala dambeeyey ee arrintan lagu sameeyey oo aan caddaymo cilmiya u keenin arrintan, inkasta oo aanay …
Read More »8-da Arrimood Ee Ugu Waa Weyn Ee Keena Burburka Qoysaska Qurbaha!
Qoysaska ku nool qurbaha ayaa lagu xantaa in ay ka dhexjiraan qilaafaadyo balaaraan oo marar badan keena burburka qoysaska iyo kala taga lamaanayaasha. Lama soo koobi karo inta aan maqlay reer Soomaali ah oo kala tagay. Waxaa maqlaysaa hooyadii ayaa aabaha dharka albaabka u dhigtay. Hadaba waa maxay sababaha ka dambeeeya burburka qoyska qurbaha? Inkastoo reerkasta ay sababtooda qaas u …
Read More »Dabeecadaha Ninka Guurka Kahor iyo Guurka Kadib
Buug aad u xiiso badan oo laga qoray xidhiidh qoyska ayaa si weyn u qaadaa dhigay mawduucyo badan oo uu ka mid yahay faraqa u dhexeeya qofka guurka ka hor iyo kadib. Kala duwanaanshiyahaas oo uu qoraagu ku qoray afka carabiga, waxa aanay ka hadlaysaa dabeecadaha kala duwan ee ragga guurka ka hor iyo kadib: Guurka ka hor: Ninku waxa …
Read More »3 Arrimood Oo Been Ah Oo Ay Dumarku Caan Ku Yihiin!
Qormadan waxa aynu ku soo qaadanaynaa saddex beenood oo ay culimada cilmiga bulshadu sheegaan in aanay marnaba dumarku ka run sheegin, saddexdaa arrimood oo dhammaantood ku xidhiidhsan ninka ay xidhiidhka haasaawe la leeyihiin ama sayga qaba. 1. Qaladkayga waan qirtaa: Waxaa hubaal ah in gabadha sheekata in ay caado u leedahay in qaladaadkeeda ay raalli gelin ka bixiso, ay tahay …
Read More »Astaamaha Ninka Xaaskiisa Jecel ee Baariga Ah (Raaliyaysane)
Ninka xaaskiisa jecel ee baariga ah (Raaliyaysane): Kadib markii ay su’aalo badani oo ku saabsan astaamaha uu leeyahay ninka wanaagsan nooga yimaadeen akhristayaasha sharafta badan, ayaa waxa ay Amina Ahmed soo diyaarisay qodobo ka jawaabaya baahidaas. Raaliyaysane = ninka ilaaliya xuquuqda xaaskiisa Raga ayaa had iyo jeer raadiya haweenay raaliyo ah, halka ay haweenkuna ka raadiyaan nin u dhigma haweenayda …
Read More »Gabadha Leh 14-kaan Astaamood Ha Sii Deyn Ee Guurso
Dadka ku jira xiriirrada waqtiga dheer qaata waxa ay ku tagi doonaan maalin ay is weyddiiyaan: tolow tani ma tahay qoftii aan rabay nolosheyda inta ka harsan in aan iyada la qaato? War gabadhani ma tahay mataanteyda? Saynisyahannadu waxa ay ku hawlan yihiin sidii ay uga gungaari lahaayeen sida dadku isugu habboon yahay iyo tilmaamaha labada qof u horseedi kara …
Read More »Raggu Waxay Jecel Yihiin Gabadha Leh Dabeecadahan!
Sida caadiga ah dadku waa ay ku kala duwan yihiin dabeecadaha iyo hab-dhaqanka, sidoo kale waxa aanay iskaga mid noqon karin dookha iyo arrimo badan oo nolosha ka mid ah sida ay u qiimaynayaan, si kastaba ha ahaato ee waxaa jira tilmaamo iyo dabeecado guud oo la isku waafaqsan yahay xumaantooda ama wanaaggooda, sidoo kale waxaa jira dabeecado aynu ruuxa …
Read More »10 Arrimood Oo Ninka Looga Baahan Yahay Inuu Sameeyo Habeenka Aqal Galka
Sida caadada ah habeenka kowaad ee arooska, waa ka duwan yahay habeenada kale. Waayo waxaa isku cusub lammaanayaasha isguursaday khaasatan gabadha caruusadda ahi waxay dareentaa baqdin iyo yaxyax tira badan. Welwel saa’id ah, waxaana kabata xishoodka. Ninka waa in uu la socdaa dareenka xaaskiisa cusub noloshuna ku cusubtahay. Isku day in aad dareensiiso in aysan biqin, garabkeedana joogto, wehel iyo …
Read More »Dhambaal Jaceyl Oo Dareen Leh
Waxaad xaaskayga ku noqotay sifada ugu xurmada badan ugu xayndaabka adag ee ay haweenay weliba jeclaan lahayd inay lamaanaheeda kula aqal gasho, taas oo ah inuu dhexdeena yaallo jaceyl mug weyn oo kalsooni hagoogan, jaceyl hal qalbi ah oo ka unkamay labo qalbi ah oo isdhameystiray, Jaceyl ah in nafta iska daayee ruuxda laysla wadaago. Hadaan Laysla Dhimanayn, Nafta Laysa …
Read More »Dhambaal Jacayl Oo Macaan (Qoraal)
Dhambaal Jacayl oo macaan: Waan ku tebay. Si aanan qiyaasi karin ayaan kuu tebay. Waxa aan is waydiinayaa, oo aan la yaabbanahay, sida aan ugu adkaystay muddada fog ee aan ka la maqannahay. Malaha qof adag ayaan noqday. Waxa aan aaminsanaa in aysan maalin ii jirin adiga la´aantaa. Ma aqaanno waxa is beddalay. Dhowr sano ayaan sii ka la maqannahay. …
Read More »6 Keys To A Great Relationship!
There are six keys to a GREAT relationship: 1-Friendship: Try to be your spouse best friend. No matter what happens, be a friend first, and a lover later. 2-Trust: The key element to any relationship is trust, so before starting this beautiful journey with your spouse, learn to trust in all circumstances. 3-Understanding: Try to figure out each other and …
Read More »DHAMBAAL JACEYL Ku: Xaaskayga
Ku: Xaaskeyga aan jeclahay Macaaneey iga gudoon dhambaalkan cishqi: Marwadeyda aan jeclaayeey, markasta oo aan ku arko adoo hurda waan ku daawadaa aniga oo ay qalbigeyga buuxisay naxariista iyo cishqiga aan kuu qabo, sida kalsoonida iyo amaanka leh ee aad ii ag jiifto markaan eegana waxaan dareemaa inaan ahay nin ragga oo gacaladiisii seexiyey meel ay ku raaxaysato iyadoon ka …
Read More »Furayaasha Farxadda Iyo Raaxada Guurka
Rag iyo dumar badan oo iska qaba ayaa iskula dhaqma in ay yihiin cadow, halkii ay ka ahaan lahaayeen asxaab. Ninku waxa uu isleeyay adiga ayaa qeef ah waxkasta oo aad dhahdo waa in la qaataa halka xaasku ay is leedahay ninkaaga la tartan oo xitaa waxyaabaha wanaaga ah ee uu sameeya maku mahadceliso. Dumar badan ayaan la qancin karin …
Read More »Xiriir Jaceyl Qof Kaa Fog
Waqtigan eynu ku jirno oo tiknoolojiyada aad u hormartay ayaa waxey noo fududeysay inaa la xariirno asxaab ama ehel qaraad kale ku nool. Inaa barano dad cusub, oo laga yaaba inaa jaceyl u qaadno, haa wa runtey oo dad badan ayey ku dhacdey. Jaceylkaga haduu daganyahay meel kaa fog oo aadan had iyo goor u safri karin ama aadan awoodin …
Read More »